Askartii lagu dilay Ceel-Baraf oo maanta la aasay iyo qodobo kale | Qubanaha VOA

  Рет қаралды 38,765

VOA Somali

VOA Somali

Күн бұрын

Пікірлер: 17
@mohamedmouseyoutubechanel5130
@mohamedmouseyoutubechanel5130 Күн бұрын
allah ha u naxariisto askarta dhibaatada kaliya ee ina haysataa waa qabyaalada waxan alle ka baryeynaa inuu inaga qaado qabyaalada qalbiyadeenana mideeyo insha allah.
@mapaacha4552
@mapaacha4552 Күн бұрын
@@mohamedmouseyoutubechanel5130 Allaahumma Aamiin Ya ALLAAH.
@abdiahmed484
@abdiahmed484 Күн бұрын
كلام جميل وحكمة للذين في السلطة يخافون من رب العالمين يوم الحساب 😮😢
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 Күн бұрын
👋 Weriye Xuseen Bare Aden.
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 Күн бұрын
Allaha unxristo dhmntod aamiin yrabbii somalia nbd wrto illahey heynagu gargaro bi,idnillahi karim
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 Күн бұрын
👋 Weriye Max,d Bashiir C/Raxmaan.
@Wiilonimeey
@Wiilonimeey Күн бұрын
MW, Xasan Sheekh ha loo sheeqo, Waxtarka beeruhu u lee yihiin Dadka, Waaka dhul , bad , Iyo waliba Gandhi uguba iibsanayee. Illaahoow naga soo gaar.
@baxsan698
@baxsan698 Күн бұрын
Kuwan leh dhul dawladba lagatey waa niman eyka qaldantahay xukun dawlad iyo tastuurka umad ku heshisay
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 Күн бұрын
👋 Weriye Caasha Ibraahim Aden (Cuud)
@mapaacha4552
@mapaacha4552 Күн бұрын
Asalaam Caleykum Waraxmatullahi Wabarakatuhu VOA.Somali….Inkasto ay Soomaalibadan, kalamaqanyihiin, oo qaar iney noolyihiin iyo iney dhinteen aan laogeyn muddo (36 sano kudhowaad) ee wixii Soomaaliya kadhacay sanadkii (90-91-kii…Iyo dagaaladii) Marka waxaan idinka codsanahayaan (hadaad wakhti haystaan) in aad keentaan barnaamijka ee BAAFINTA EE UMMADA SOOMAALIYEED. Mahadsanidiin dhamaantiin.
@mapaacha4552
@mapaacha4552 Күн бұрын
Ethiopa ma Volkano kuyaal ? Wadanka Djabuti, ayaa hal Vulkaano kuyaal. Mahadsanid, abaayo & VOA SOMALI.
@abdifatahgiire2408
@abdifatahgiire2408 Күн бұрын
Caasho cuud anigoo arkin ayan codkeeda jeclaa
@abdulkadiryousuf7395
@abdulkadiryousuf7395 Күн бұрын
Allah UNAXARISTO Dhamantod Askarta Umada Somaliyed 😢
@KayseHuriye
@KayseHuriye Күн бұрын
Ku.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@mussaali3842
@mussaali3842 Күн бұрын
Kala quban VOA isma dhaanto!!!.
@Bambelmo
@Bambelmo Күн бұрын
Dhulalka hatida guud oo waqti badan iska banaanaa hala iibiyo, laakiin waxsoosaar shaqo abuurle halahaado.
Baraf xooggan iyo dabeylo ku dhuftay Mareykanka | Qubanaha VOA
29:40
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 11 МЛН
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 67 МЛН
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 53 МЛН
Heshiiskiii Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya
30:10
BBC Somali
Рет қаралды 270 М.
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 11 МЛН