Soomaaliya oo ku adkeysatay in Itoobiya aysan ka mid noqon howlgalka AUSSOM | VOA Somali

  Рет қаралды 8,795

VOA Somali

VOA Somali

Күн бұрын

Пікірлер: 47
@abdishakurartan8189
@abdishakurartan8189 Сағат бұрын
Guuul Guuul maashalah baarakalah ❤😂
@alifarah5262
@alifarah5262 Сағат бұрын
Sidaa iyo ka adag waa in loola dhaqmaa Ethiopia iwm ah. Waa ay mahadsan tahay dowladda Soomaaliya. Hargeysa ayaan ka soo salaamayaa
@cabdallaxasan1307
@cabdallaxasan1307 Сағат бұрын
I.a soomaali guuuuuuuuuuuuuuuuuul
@CabdiDhere-z1u
@CabdiDhere-z1u 2 сағат бұрын
GUUUUUL guuuuul guuuuul guuuuul guuuuul guuuuul guuuuul guuuuul guuuuul guuuuul guuuuul guuuuul guuuuul guuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuul Somalia 🇸🇴
@CabdiDhere-z1u
@CabdiDhere-z1u 2 сағат бұрын
GUUUUUL guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴
@maamka07
@maamka07 3 сағат бұрын
Guul Somalia 🇸🇴
@MuslimoIsxaaq-x1f
@MuslimoIsxaaq-x1f 2 сағат бұрын
Guul somaaliya
@cabdicalikaar4319
@cabdicalikaar4319 4 сағат бұрын
Midowga Africa miyuu san ogeyn Ethiopia dagaal uu kasocdo sideese wadan gurmad ubahan uu wadan kale dabadiisa loogu aamini karaa
@KayseHuriye
@KayseHuriye Сағат бұрын
Guuuul.S.n.m.S.n.m.S.n.m.S.n.m.🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@khadramaxamed7964
@khadramaxamed7964 Сағат бұрын
ASC VOA Haddii Madaxweyne Xasan Sheekh Rabo inuu Itoobiya Ciidankeeda Saaro waa inuu marka hore Maamul Goboladda kala Heshiiyo sidii lDalka Looga Saaro Ciidamadeeda Laakiin Waxba Uma Tarayso inuu kolba Wadan ka Degayo isagoon Kalsoonini buuxda ka haysan Maamulada ka jira Soomaalita Hadaba waxba yaanu kolba Wadan U Cararin ee uu Arrimaha Somaaliya kala Tashado iyaga La'aan Waxba Uma Suurta gelayo.
@saidmohamed464
@saidmohamed464 2 сағат бұрын
26 .6.1960 xagee ayey joogtay somalia,meel aanad lahayn ,lama sheekto.
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 Сағат бұрын
Noqo mid Somali jecel hanoqon daba dhilif etopia u dhunto plz
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi 38 минут бұрын
@@ahmedmose5466 qaabka Soomaali loo jeclaanayo noo sharrax 🙏
@guriceel7971
@guriceel7971 17 минут бұрын
allow nabad somaliya
@abdirahmanbarkhadle4461
@abdirahmanbarkhadle4461 4 сағат бұрын
Horta waa inay awood u yeelato inay ka saarto Ethiopia ciidamadeeda jooga badi gobolada Somalia 😊
@beryalex1798
@beryalex1798 3 сағат бұрын
soo mahan hada waxa laga shaqeynayo.
@CabdiraxiimMaxamed-u2v
@CabdiraxiimMaxamed-u2v 3 сағат бұрын
4 gobol bey joogaan GEDO, BAY, BAKOOOL IYO HIIRAAN Waxbana ma qabtaan ee xeryo un been difaac ka xirteen Laakiin amniga waxaa gacanta ku hayo ciidankeena
@abdirahmanbarkhadle4461
@abdirahmanbarkhadle4461 3 сағат бұрын
@@CabdiraxiimMaxamed-u2v ciidan maxaya Horta ma odhan karnaa naga baxa waa maya Nin intuu joogo ay ka badan thy intaad joogto maba odhan kartid Amison kugu dari maayo sababta oo ah kumaba baryayo ee xoog buu ku joogaa
@futuredoctor1966
@futuredoctor1966 13 минут бұрын
Adi maku dhax heen kartaa itoobiya Somalia?
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 13 минут бұрын
ASC SCW ❤ THEN FIID WANAAGSEN.VOA 👋
@KayseHuriye
@KayseHuriye Сағат бұрын
Ku.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤
@leetali3714
@leetali3714 32 минут бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CabdiDhere-z1u
@CabdiDhere-z1u 2 сағат бұрын
WAXAAAN JOOOGAAA HARGAYSA SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUUL GUUUUUUUL GUUUUUUUL CADOWGEEENAAAA WAA ITOOBIYA QUSHAAASH QUSHAAAASH QUSHAAASH GUMAYSTA
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 2 сағат бұрын
Ethiopia waxee joogtaa Bay Bakool Gedo 😂 Waxaa laga taageersan yahay Puntland Iyo Somalia
@PilotibraYare
@PilotibraYare Сағат бұрын
Ethiopia waa dal dagaala sukeeyo ka Jira muxuu ciidan kiisa ino kenaa o aan aheen inee dhibatada dalkeena e ka Abureen 2006 ilaa hada shabaabka wadanka dhan ka joogo o ay Ethiopia Mal galiyaan ma midaas ayuu rawa inu nagu sii haayo subxanalah Ethiopia halaga fiijignaado waxee marwalba ka shaqesaa dhibatada somaliya
@awaabcqaaliq2244
@awaabcqaaliq2244 3 сағат бұрын
Dalkan Somalia wuu hoogay waxaa u arrimiyo nin awoodi waayay in uu timaha iska jarro Gurguurte, Waa isagoo qurra 10 mar buu u tagay Museveni ga Uganda wuuna uun ku qoslaa.
@saidmohamed464
@saidmohamed464 2 сағат бұрын
UN iyo deeqbixiyaasha ayaa ka masuula somalia waa cunig yar oo gacanta lagu hayo ilaa inta uu qaangaadhayo cunugu
@saidmohamed464
@saidmohamed464 2 сағат бұрын
Cunug yar oo gacanta lagu hayo weeye somalia .ilaa inta uu qaangaayo gacanta ayaa lagu haynayaa cuniga.iska hadal ina higirle.
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 Сағат бұрын
Hadalkada waa timir lafbaa kujirta.isasax intan lagu saxin fadlan
@mohamedkhelif8442
@mohamedkhelif8442 3 сағат бұрын
Somaaliya oo ku adkaysatay difaaca dalkeeda iyo dadkeeda
@khadrayoonis9420
@khadrayoonis9420 3 сағат бұрын
ETHIOPIA WAY JOOGEYSA INTA KENIYA JOOGTO DALKA
@ismailabdullahi7773
@ismailabdullahi7773 3 сағат бұрын
GUUL SOMALI
@abdisouleiman8269
@abdisouleiman8269 Сағат бұрын
Waa arin ay iqab uga dhigayso ithiopiya balse Soomaaliya dhiskeega dowladnimo waa mid umadeeda ka imaan oo dalal kale ka yimid, dowladaha kale ayaa go'aanka iska leh. Warkeegu Soomaaliya waa hadal madhan.
@Allaahu_akbbar
@Allaahu_akbbar 40 минут бұрын
Soomaaliya magac maahina lkn harka moxoow taraayaa
@ciiseak6897
@ciiseak6897 3 сағат бұрын
Maxaa naka,galay waxaay rabto America waxa aan anaga rabno ayaa socon.
@kamalyusuf6211
@kamalyusuf6211 3 сағат бұрын
15 Sano midhiiha Aya baarta UU dhaley canaba 2006 baan xasuusta Khaldka WAxaa galeya shariifkii afaka caadea
@Abdulkadir-bd1tc
@Abdulkadir-bd1tc 4 сағат бұрын
😂😂😂😂😂, berri dambe ayaa la arki doonaa Xasan ( boobaaye) oo Addis ku ordaya....😅😅😅😅😅
@mataancalijirde8303
@mataancalijirde8303 2 сағат бұрын
Gobalada waqooyi s/land haku riyoon
@MubYus
@MubYus 21 минут бұрын
Ciidankaas ma rabo, ciidan kale ayaan rabaa , yaa bixinaaya Musharkooda kuwa jooga iyo kuwa kale ?ninka musharka bixinaaya ayaa go,aanka leh.Ethiopia danteeda gaarka ah ameenkeeda oo ay ku ilaashanayso ayay u joogtaa Soomalia,sabab ay uga baxdaa ma jirto , cid damaanad siin karta in ay alshabaab dhibaato ka saynayn Ethiopia ma jirto.
@reergalkacyoodka
@reergalkacyoodka 3 сағат бұрын
Ethiopia kama marano dadka beenta ka daya hada reer puntland nahay anaga kenena
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 3 сағат бұрын
Maku faney marka waraa langab xon tahay
@mataancalijirde8303
@mataancalijirde8303 2 сағат бұрын
BEENAALAYAAL DHE
@attoshhussein1915
@attoshhussein1915 Сағат бұрын
1 1/2 sano u haray mana xukuma xamar yaa dhagasaya hassan um iiman in u dal xukuma in $$$$$ la aruuraya 4.5 ayuu ku jooga
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 Сағат бұрын
Dad ba u haysto iney itobiyo qasab ku jogi karto tasna mid la arki dono lakiin itobiyo lama mid bey ka careysan tahay lacagta ciidamadoda ay qadanayey in ciidamada maser ay qaten iyo cabsi ah ciidamadas haddey itobiyo tagan iney afgembiyan abey ahmed wayo tigrey iyo amxaara u badan haddusan iska bedelin waqtigii la dortey abey ahmed tas ba cabsi weyn ah
@hannadyarkasannadka8097
@hannadyarkasannadka8097 3 сағат бұрын
Somalia 😂😂 ruwaayad
@khadrayoonis9420
@khadrayoonis9420 3 сағат бұрын
HASAN HANDHIKAABOW ETHIOPIA DHINACUUN U OGOLOW AMA KOONFURTA AY HADDA JOOGAN HA SII JOOGEEN AMA WAQOOYI HA GALAANE SII DAA CAGLI MAAHA KENIYA HA SII JOOGTO OO HOOSTII DALKA GACANTA KU HAYS DALKA BES U JOOGA IN U AMAANKAGA SUGANA HA BAXO
@MubYus
@MubYus 3 сағат бұрын
Qof jiran oo la caawinaayo xaq uma laha in uu wax kala doorto. daawadaas ma rabo taas aan rabaa , wax soconaayo ma aha waxa laguugu taliyo ayaad ku qasban tahay.
Não sabe esconder Comida
00:20
DUDU e CAROL
Рет қаралды 44 МЛН
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 13 МЛН
Human vs Jet Engine
00:19
MrBeast
Рет қаралды 137 МЛН
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,7 МЛН
🔴 LIVE | October 2024
NTV Kenya
Рет қаралды 1,4 М.
Taariikhda xisbiyada siyaasadeed ee Mareykanka
3:46
VOA Somali
Рет қаралды 10 М.
Hamiga Turkiga ee Geeska Afrika oo halis wajahaya | Qubanaha VOA
29:41
Oduu Galagala Sa'aatii 1:00 OBN Onkololeessa 14, 2017
OBN Oromiyaa [Oromia Broadcasting Network]
Рет қаралды 80
Não sabe esconder Comida
00:20
DUDU e CAROL
Рет қаралды 44 МЛН