Galka Baarista: Maxaan ka ognahay duullaankii Al-Shabaab ee Itoobiya?

  Рет қаралды 28,785

VOA Somali

VOA Somali

Жыл бұрын

Пікірлер: 25
@saacidgacayte4688
@saacidgacayte4688 Ай бұрын
Haaruuun macruuuf Proffitional
@Mohamedshshshs8594
@Mohamedshshshs8594 Жыл бұрын
Mahadsanid Haaruun Macruuf.
@dhaashanedhaashanemuxudiin4863
@dhaashanedhaashanemuxudiin4863 Жыл бұрын
Thanks VOA SOMALI
@mahamedjimcale8250
@mahamedjimcale8250 Жыл бұрын
Waad mahad santihiin
@Maxamedbarre11
@Maxamedbarre11 Жыл бұрын
Soomaali ahaan xuduuda ingiriis iska siiyey otoobiya haku jeestaan intay soomaali isku qarxin lahayen xabshida iyo oromada ha gumaadaan
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 Жыл бұрын
Yeed iyo aato ama ceel kari ma gaala joogta sow maaahan soomali dadka dagan ma dhib ayaad la rabtaaa
@mukhtarabdurahman4352
@mukhtarabdurahman4352 Жыл бұрын
Thanks Harun macruf👍👍🙏❤️ Nimankas inay gudbeen si wadkayga ayn uhubaa😃dhawaana Dharbaaxoyin kulkul way gaysan doonaan
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 Жыл бұрын
Meesha ma shabeelada hoose iyo xamar baad mooday o madaxdi ciidanka lacag lasiinaayo o xaradii dhanba la iibsanayo xaradina la qabsanayo neeshaas dad ooman baa jooga o dagaal iyo dhibaato 10 qarni in ka badan kuso jiray marka adeer mcne waxaadan hubin haku dhaaran ragba jooga meeshe
@ahmednuryousuf6276
@ahmednuryousuf6276 Жыл бұрын
Well report
@mahamedjimcale8250
@mahamedjimcale8250 Жыл бұрын
Waayo codka haaruun macruuf aad ayuu u liitaa ama daciif Waayo gaar ahaan galka baarista
@isseosman9415
@isseosman9415 Жыл бұрын
Alshabab
@abukardaqare5865
@abukardaqare5865 Жыл бұрын
Warbixin Cajiib ah
@shambalafe300
@shambalafe300 Жыл бұрын
Wariye sare haruun macruuf
@mahamedjimcale8250
@mahamedjimcale8250 Жыл бұрын
Voa waxan idinka codsanaa in codad aad fasiix ka dhigtaa ama si wanaagsan
@wiishyare377
@wiishyare377 Жыл бұрын
War maxey ka rapan oromia ha iska adane kuwan ogadenka Ethiopia iney gubato waa dantiina
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro Жыл бұрын
Ani wxey ilaa tahey Warer allshaab inuu ahaa marin hababis Iyo jabinta isla dhexdoda Taasina wxn filin Fakar ka duwan Kan dadku ka qaban arinkas Inuu sabab u ahaa Sida aad laso codtaan Xiligii m farmajo Sawaxan iyo buuq badan ayaa Ka jirey soo noqo shadiisa Iyo dad badan siyasin ah Oo hanbad culus u diri jirey Soo noqoshada m farmajo Hadaba anigu Wxn qaba In baramishka Alshaab uu ahaa Mid u diyar sana So noqoshada m farmajo Si hdii uu soo noqdo Khal khal amni iyo warero Loo galiyo casimada Ka dib is badalkì Dhacey iyo diyaar sananta Alshaab fakar ahan iyo Cidan ahaanba In is badalkii Somalia uu keeney In lagu jabiyo Cutubyo ka mida alshab In loo diro ďd somalida Iyo gudaha i Itobiyaa Madaba ay ahayen Cutubyo mudo badan Fakar ahan Iyo warer qadan Loo diyarshey Taasina keentey In si qaris iska tuurnimo ah Logu direy I itobiyaa Si Cutubyada alshab Xogoda looso afjaro Ilaama ahen in loo direy Iney alshab guul u soo hoyaan Balse ka ahed soo af jaridda Isla ayaga dhexdoda
@bossman1024
@bossman1024 Жыл бұрын
Gabadhan waa fikirkeda shabab Tijabo Maha haday halka saldhig ka helilahayen lagama sarikaren waayo waa dhul istarajiyad leh dhinac walba
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 Жыл бұрын
Hhhhhh si walba hadi lo dajiyo adeer rag baa jooga meeshas maahan meeshan somalia o shacabka oohinta bartay joogan ddsi
@bossman1024
@bossman1024 Жыл бұрын
Tan mataqano qabka daganka dhulkay diloden ayay uqabtaye waxay mayaqano majirto RUUxayna aqonin daganka ma dhex jogi karo laba haben
@inaqaladaadsaxaaye7336
@inaqaladaadsaxaaye7336 Жыл бұрын
Al Shayaadiin waxeey la Shaqeeystaan Harraaggii Fa_Qash_tii Tuugadda aheyd, Shurrun_Shurooyin_ka, mingiste ina Xaar_Maajo iyo Mil_kiili_hiisa. Ujeedadooduna waxeey aheyd ama tahay in ey iska hor_keenaan Abiy Ahmed Ali iyo Xukuumadda Cusub, Xassan Sheikh Maxamuud, maadaama uusan ka soo jeedin beelaha Yar_Yar_ka ee Ciillan ama Cuq_dadeey_san, ee xitaa la Qaraabban Jiray Fa_Qash_tii Af_Weyne. Waxeeyna ku Guuleys_teen in Ciidan_ka ethopian_ka soo galaan Geddo, Garbo_Haarreey, KG, Hir_Shabbeele iyo Gal_Mudug. Sidoo Kalena ey meesha ka Baxdo Wadda_Shaqeeyn_ta ka dhexeey_sa Xukuumadda Xassan Sheikh Maxamuud iyo Maamul_Goboleed_yadda weli Cammiiladda u ah mingiste ina Xaar_Maajo, Mil_kiili_hiisa iyo Abiy Ahmed Ali. Waxaana ku biirray Kufsi_Land, yacnii Punt_Land, maadaama ey Denni iyo Taageere_yaashiisu Waayeen 2_da Kurssi, sida Maddax_Weeynaha iyo Ra'iizul Wazaaraha. Sidoo Kalena in uu Abiy Ahmed Ali ka soo Baxo Scaartadda, yacnii Cunna_Qabbateeyn_ta reer Galbeed_ka, maadaama ey ethopian_ku Lummiyeen Taageeradii ey ka heli jirreen, kadib markii ey Kufsadeen Caddoow_gii Gees_ka Africa, yacnii TELFORD ama Tigreega. Waxaana la saaray Caddaadis Dhaqaale, maadaama ey ka Ammar_Qaadan waayeen reer Galbeed_ka sida : in la dhimmay Lacagihii Horu_Marrinta, iwm Deymihii ey ku kabbaayeen Dhaqaalahooda. Lacagtii ey ku Qaadan jirreen Mashruucii ama Qan_Daraas_kii Argagixiso la Dirrir_ka. Mar_ka ha la Fahmo Xaqiiq_da, yacnii in ey wadda Shaqeeys_taan Al Shayaadiin, CBB, Cammiiladda Hawiye, Lafta_gareen, Guud_Laawe, Qoor_Qoor, Harraaggii Fa_Qash_tii Tuugadda aheyd, Shurrun_Shurooyin, mingiste ina Xaar_Maajo, Mil_kiili_hiisii, Abiy Ahmed Ali iyo Cammiil_kiisa, yacnii Mustafa Cag_Jarr, iwm.
@wiishyare377
@wiishyare377 Жыл бұрын
Iska ooy ileen waxba siyasad kama garaneysane damerkada iska dhaqo adoon yaho adonku dhalay
@najibhassan2758
@najibhassan2758 Жыл бұрын
Masuulku ma gobolka jarar ayuu dhahay waxaan umaleenaya inuu ka wado gobalka afdheer
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y 2 ай бұрын
xuduud beenad ka xuuga ku haysato gumaystaha axmaaro
Galka Baarista: Sidee ku timid dayn cafinta Soomaaliya?
18:39
VOA Somali
Рет қаралды 16 М.
1 or 2?🐄
00:12
Kan Andrey
Рет қаралды 46 МЛН
МАМА И STANDOFF 2 😳 !FAKE GUN! #shorts
00:34
INNA SERG
Рет қаралды 4,7 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 52 МЛН
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 82 МЛН
Raila, Kalonzo present as President Ruto signs IEBC Bill into law
40:07
Galka Baarista: Xanuunnada maskaxda oo kordhay Soomaaliya
29:18
VOA Somali
Рет қаралды 17 М.
Saameynta Dilka Axmed Godane [VOA Somali]
38:05
Heritage Institute for Policy Studies
Рет қаралды 31 М.
SARKAAL KA GOOSTAY CIIDANKA 1988 SABAB?....
44:34
HANOOLAATO
Рет қаралды 131 М.
Galka Baarista: Qaraxyada iyo beegsiga rayidka
16:26
VOA Somali
Рет қаралды 73 М.
1 or 2?🐄
00:12
Kan Andrey
Рет қаралды 46 МЛН