Wada-hadallada Soomaaliya iyo Itoobiya, Biden oo loo soo jeediyey in aanu tartamin | Qubanaha VOA

  Рет қаралды 85,203

VOA Somali

VOA Somali

Күн бұрын

Пікірлер: 191
@MubYus
@MubYus 3 ай бұрын
Ruwaayadii beenta ahayd dadka loo sheegaayay, Ethiopia ma salaamayno mana la hadlayno Ilaa ay heshiiska MOU ka laabato. waa soo dhamaatay, hadaba wataa la hor fadhiyo ee la baryaayo, Jilbahana la haysto.. markii hore maxaa la isku waalaay ? Yaaab
@rajoo532
@rajoo532 3 ай бұрын
Botadii benta x sheekh wa dhamateey...xalado waa ii ibadbadii 🙏🏿 🙏🏿. 😅
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 3 ай бұрын
Muse waa laso qabanaya daadki iyo dalkiba wuu khayimaye
@ismaaciilmuuse6263
@ismaaciilmuuse6263 3 ай бұрын
Madaxda somaliya marka ay leeyihiin dhulnimada somaliya miyey dafirayaan Somaliland inay ahayd dawlad xornimadeeda ka qaadatay boqortooyadii ingiriiska 1960kii iyadoo 5cisho dawlad ahayd ay lamidawday kulana midawday Somali Republic ee aanay ahayn somaliya, inta ay sidaa u dhaqmayaanna wax is ixtiraam ahay aanay jireyn waayo waa indho la'aan runta ka fog oo madhalays ah!!!!
@aminajama160
@aminajama160 3 ай бұрын
ismaaciilmuuse6263 Dadkaad la hadlayso waxay u badan yihiin dad jiran iyo in jaahilina oon taarikhdii Somaliland iyo Somalia garanayn.
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 3 ай бұрын
Waa run somaliland wax sharci ah oy kula midowday somalia ma hayaan mooryaantan Lakiin siyasiyiinta somaliland baa ka gabiyey inay aqoonsiga 1960kii ku doodaan Dhulnimada ay ku doodeyso somalia cadeyn uma hayaan ay ku sheegtaan somaliland taas baa xaqiiq ah
@koosmohamed7622
@koosmohamed7622 3 ай бұрын
😂😂😂 SOmalia miyey xukunta S/Land ? Midinimo hore yey ugikal dhaqaqdy konfur ayaan meel uda jedin dalad diciifka FD hejiiska Somalilan aya kaxanqsante Sagal af ayu kukalahadaya isagabaleh kalya 2labad dakadodba idin haya marna ethoipia haygabaxdo markas shekadu waa walwaltye xerad gala dhulka ;cirka; Badda. Somaliland.iyad Xoruah. Japutina dakadeda way xidhmaysa hadi ta somalad .siso wanay waregaysa tasu lwarersanyey mujrin isaciile geelle wanay dhacaysa.
@abdulkadiryousuf7395
@abdulkadiryousuf7395 3 ай бұрын
Aniga Waa Ka Niyad Jabay Dowlada Somalia 🇸🇴 😢 Allah Ugar Garo Umada Somaliyed
@axmedweyrax6556
@axmedweyrax6556 3 ай бұрын
Wararka soo baxaayo ayaa eh in xadan shiiq rabo in dagada Hobyo laga Kireeyo😢
@maxamedabkow9461
@maxamedabkow9461 3 ай бұрын
Raigeyga hadii an kadhibto wxn qabaa in anan lagu dagdagin heshiiskan ee itobiya lawaregeso wyo itobiya wxy wdaa kuqabso kuqadimeysidee qofna umadiidana in itobiya heshiis lalagalo wyo faiidada wxa helyo wa dalkena wdamo badan aya sidas heshiis ku eh lakin iskadabawareg iyo faragalin aya dal qeradkiisa kuradinaa si an wx un ugu helo taas masoconeso wa digniin yanan lagu dagdagin ninkan aby ah oo jahwarer siyasaded galy
@AbdulqadirAdan-d4m
@AbdulqadirAdan-d4m 3 ай бұрын
WAR ITOOBIYA SOMAALIYA MAXA KA DHAXEEYA MARKEEY WADAHADLAYAAN WAR KOR ISKU QAADA WAR XABASHIDA ISKA WEYNEESIYA WAR AAWAY QABKIINI
@CabdiDhere-z1u
@CabdiDhere-z1u 3 ай бұрын
CADOWGA WAA ITOOBIYA QUSHAAASH GUMAYSTA HA ITOOOBIYA HADHACDO CADOWGA SOOMALIYEED WAA ITOOBIYA QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH 🇪🇹
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 3 ай бұрын
Garta alley taqaanaa aa somaliya masar iyo mareykan ka ayaa duleyey maxaa nokeney argagixiso maxaa naga dhaxeyo wxbo Ethiopian deris banhay dagaal iyo nabadba wan ku wada joogey naa lkn masar iyo mareykan ka iyo al shabab ka argagixisada ah hana dhafaan isma keney nee
@AhmedHandule-b5p
@AhmedHandule-b5p 3 ай бұрын
Turkigu wuxuu ku guul daraystay Inuu heshiisiiyo Somaliland iyo Somaliya oo keliya siduu,uxalinkarayaa,iminka,oo ay kusoo biirtay Ethiopia,oo labadaba ka miisaan Culus ?
@MuqtaarKhalif
@MuqtaarKhalif 3 ай бұрын
Itoobiya. Ira oo duukii ugu waynaa nagahaysata inay kii madaxa banaanaa. Noogu. Imaato waa gardaro. Aad. Uwayn bjinkii. Dhoof ku yimid. Bay geeridu. Dhibaysaa wariye vAdiga. Ayaameelkadhca kusamaynaya. Qaranimada soomaaliya. Waamaxay. Wixii ladhijiraybsoomaaiya waa. Aflagaado. Raali galin kabixi wariye
@warsameabdi6914
@warsameabdi6914 3 ай бұрын
Waa layaab ma baddeena miyaa nalaku dhex dhexaadinayaa .
@mcnncm1318
@mcnncm1318 3 ай бұрын
Ethiopia 🇪🇹 sowta joogta hiiraan. Baydhabo gedo.bakool mooryaan isbaaro argagixiso mafia xasan DUUFLE DAMEER CIYAYA
@claahigoohe3779
@claahigoohe3779 3 ай бұрын
Somaalida illaahow midee Meel kastaba ha jogtee
@seadhuad2445
@seadhuad2445 3 ай бұрын
Somali Ilaaho han midayn
@halimamumin3643
@halimamumin3643 3 ай бұрын
Allow Somaliland hala mideen failed state.
@maxamuudisxaaq709
@maxamuudisxaaq709 3 ай бұрын
Ogaada waxa laga wada hadlaa waa dhulkena iyo badena oo doowlada ay aqbashay in itoo biya lagala hadlo waayaab??? Maba aha in lala fariista mana aha in dakad lasiiyo waayo biyo intey kusoo gaarin ayaa la,iska moosaa
@mohamedabdullahi6556
@mohamedabdullahi6556 3 ай бұрын
Eithopia bada somaliya markasta way ka goantahay inay qaadato balse qolada saxiixaya ayaa isku haysta ma Villa Somaliya mise hargaysa Xasan sheikh qayla dhantu ka dhabmahan waana nin is badbadal badan wax kastana wuxuu ka jecel yahay inuu deal qaato marka somaliyey dalkiina si guud u difaacda badiina difaacda haysku halaynina kuwa dhuuni raaca ah ee maantay talada haya haday yihiiin kuwa magac u yaalka ah ee sheegtay inay somaliya xukuman iyo kuwa reer kooda qolka kuhaysta ee sheegta maamul goboledyo somaliwayn guulaysta
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 3 ай бұрын
BADA MA HOOYADAA BAA LEH!!!!.AABSHAA IYO SOMSLIBA WASE!!!!!.
@cademoha6831
@cademoha6831 3 ай бұрын
Taalibaan iyo soomaaliya isku mid ma ahan geesiyadda xooga dalka waxaa ka go an laaynta argigixisadda
@aweysa.1422
@aweysa.1422 3 ай бұрын
Guul insha, Alaah soomaaliya oodhan 🎉🎉🎉🎉
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq 3 ай бұрын
GUUSHA WAXA IS KA LEH SOMALIA 🇸🇴 ALLOW CADOWGA KA QABO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ismailgifta3352
@ismailgifta3352 3 ай бұрын
Cadawgu ma somaliland baa hhhhhh qadadwayn
@nimasahal8599
@nimasahal8599 3 ай бұрын
Kkkkkk gushu ma in xabashigu xagiina la jia kkk munaafaq ilaahay ma guulefyo 2 wajiile
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq 3 ай бұрын
@@ismailgifta3352 CUQDADI AYA WALI KUGU JIRO ALLAH KAA SAARO WAX KALO DHIHI KARO MANA AQAN
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq 3 ай бұрын
@@ismailgifta3352 GUUSH MARWLIBA WAXA IS KALEH SOMALIA BUTLAND IYO SSC QAATUMO IYO AWDAL STATE ALLOW CODOWKA KA QABO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@JehaanAbdiraxman
@JehaanAbdiraxman 2 ай бұрын
​@@ismailgifta3352 Haa cadow ayaa tihiin waayo xabashi iyo qurun baa daba socotaan
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 ай бұрын
SOMALI WAXAY OGAATEY IN HASHIISKII SOMALILAND IYO ETHOPIA SAXEEXIISU DGAWYAHEY
@CabdicasiisMaxamed-x2o
@CabdicasiisMaxamed-x2o 3 ай бұрын
Guul somaaliya
@abdilahiyusufyusuf3395
@abdilahiyusufyusuf3395 3 ай бұрын
Waa guul muuse xabashina waa in la daldalaaa idamka alle
@diiriyeali1073
@diiriyeali1073 3 ай бұрын
SIILKA WALAASHAA AALA DALDALAAYAA
@JehaanAbdiraxman
@JehaanAbdiraxman 2 ай бұрын
A​@@diiriyeali1073afxumada jooji alle kacabso caadifad yeey kuqaadin qabiil qabriga kula gali maayo sub xaa nallah
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 ай бұрын
ARNTANI WAXEY ADUNKA XOOG U BARTEY SOMALILANAD WAAD ARKI ADDUNKA OO AQOONSADEY SOMALILANAD MADAAMA DAWADNIMADII LOO AQOONSADEY MAAFIYADA MUQDISHO AAY XANAR DHAAFI WADEY XAMAR
@MaxamedFaraxtalan-j1c
@MaxamedFaraxtalan-j1c 3 ай бұрын
Geeesiyasha Talibaan ee dadkooda ku dhaqaay shareecaada islaamka guulaysta walaaaha reer Afganistan ❤❤❤❤❤❤❤
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 3 ай бұрын
Dowlada dhexe e Somaliya way gulaysatay hora lo socon insha Allah
@MaxamedMuslimMaxamedMuslim
@MaxamedMuslimMaxamedMuslim 3 ай бұрын
Soomaaliyada uu uu sheegayaan waa tuma ma somalida killilka ma jamhuuriyadda s/land turkiguse ma lacagbuu nagu leeyahay caac hooyada madaxbanaanidu wastay
@abanuuromar4172
@abanuuromar4172 3 ай бұрын
Wada hadal iyo heshiis ganacsi labada dhinac Somalia iyo Ethiopia masaalix iyo kobcin dhaqaale haaaaa ....laakin waa maxay wada hadalka DHEXDHAXAADINEED oo ay isku haystaan Ethiopia iyo Somalia aan ka ahayn dhulka OGADENIA ee Somalia ka maqan Ethiopiana xoog ku hatsato ??!! .
@abdirahmaanisse6607
@abdirahmaanisse6607 3 ай бұрын
Waa masiibo weyn uun baan oran karaa.
@mcnncm1318
@mcnncm1318 3 ай бұрын
Turkey 🇹🇷 futadiina dufaacaya ilma AMISOM Mooryaan isbaaro argagixiso
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 3 ай бұрын
WAXAA WAX WSLBA KA DARAN, BAL SOMALIYA WAXAY TIDHI LA HADLIMAYNO ETHOIPIA ILAA AY KA NOQOTO!!!!!.KAMAY NOQON!!!!!.TA KALE ANAGAA IDIN DIDIN SIINAYNA, ETHOIPIA WAA WALAALAHEEN AYUU TIDHI!!!!!!.WAAR BAL IS WAYDIIYA?????? .MAXAA QALDAN????.REER KOONFUREED KA HAGAAGSAN, EEN DAAROOD KA DAWAKHSAN AHAYNOW!!!!!!.
@ahmedjama8152
@ahmedjama8152 3 ай бұрын
Somalia iyo Eritrea waa in ay aqonsadaan somali galbeed iyo Tigray ga itoobiya waa abeeso
@muslimoxasan-eo8tz
@muslimoxasan-eo8tz 3 ай бұрын
Somaliya guuuuul
@abdulrahiimimam3148
@abdulrahiimimam3148 3 ай бұрын
Somalia ha guuleysato marwaliba
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf 3 ай бұрын
viva Ethiopia
@XusenMiire
@XusenMiire 3 ай бұрын
Soomaaliya ha dhcado
@Saydika101
@Saydika101 3 ай бұрын
​@@Ahmedwali-ji2sf siilka hooyadaa u sheeg iidoor qurunle VIVA SOMALIA 🇸🇴 ❤❤
@xananmediaproductions6795
@xananmediaproductions6795 3 ай бұрын
​@@Ahmedwali-ji2sf abootadaa Itoobiya kuday kalab Oromo aha. Waar dhawaan waa la idin rarayaa intiina ku dhex jirka ah ee is diyaariya adna bad in la bixiyi ayaad ka hadlaysaa. Riyadiinii waa riyo uun yaa dayuus Oromo ah oo awalba Soomaali sheeganaayay
@maxamedgaab4153
@maxamedgaab4153 3 ай бұрын
Itobiya wa iny raligalin buuxda Siisaa umada somaliyeed Wana inay soomarta shurucda Aduunka iyo kuwa wadamada Wana ay ku qasban tahay Arinkaas wayo itobiya manta Malin ay ka jilicsan tahay Majirto wixii ka racana iyada Unbaa u qoolan?????
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 3 ай бұрын
Mowqifka somaliya wa iney bedesha mar haddey itobiyo gardaro garab og tahay xujada ay hor dhigen ila ay cadeyan iney heshiiska ka noqoto somaliya waxa kalifey marku walalka ka raaco shisheye jajus noqdey wa in laga dhiga kuwo go'ankoda socon karin somalilend ama la banjariya dibandabyada gumeysiga ayna ku faraxsan yihiin wa nasiib darro weyn
@Mohamedabdiaziz-dk8zk
@Mohamedabdiaziz-dk8zk 3 ай бұрын
Igana qora xasan sh wuxuu arinkaan ku qancin rabaa iney Ethiopia heshiiyeen eyna ka laabteen lacala hadey dhacdo lkn qaabkle heshiis lagu gali doono oo badda ah waayo Ethiopia warkeedu waa cadyahay laabashana malahan dhankasta ay bad ku heleysana ay diyaar utahay
@MohamedGuled-e7d
@MohamedGuled-e7d 3 ай бұрын
Caqli xumadi lagu yaqaannay "Unnukaa leh" dheh inaysan lahayn qadiyad fadhida. Bal hadda Kan hadlaya dawladda Kuma jiro ee afkuu ku hadlayo oo u eg afhayeenka dawladda xaggee awooddaas ka keenay, soo maaha "unnukaa leh".
@AliAli-yl5rh
@AliAli-yl5rh 3 ай бұрын
Ruuxyahow xanuunsani ruuxyahow cuqdadaysani ruuxyahow masayrsani ruuxyahow qalbigiisa qabiilku buuxiyow allaha ku caafiyo
@nimasahal8599
@nimasahal8599 3 ай бұрын
KKKKKKK MAXAAD U BARYEYSAA IN TURKUGU IDIN HESHIISIIYO SAWTAAD ITOOBIYO IN LA KALA FAAIIDO UGA BAROIRANAYSEEN?? MUNAAFIQIIN WALIGIIN MA GUULAYSAN DOONTAAN
@MuqtaarKhalif
@MuqtaarKhalif 3 ай бұрын
Vwariye. Raali galin kabixi. Eraygaa. Gafka. Ah ee. Adkuhadashay
@AliCergabo
@AliCergabo 3 ай бұрын
Soomaaliya waxaa soo debciyay culayskii ay iethopia soo saartay somaaliya ,sida ciidamada badan ee galay gedo iyo k/furgalbeed iyo wali kuwii soo galay matabaan.
@Mohamedabdiaziz-dk8zk
@Mohamedabdiaziz-dk8zk 3 ай бұрын
Madaxweyne xasan shiiq uma qalmo xilka ummada somaliyeed sababtoo ah sidee looga wada hadlayaa baddeenna waliba igayoo meel uga dhacay madax banaanideena Somalia 🇸🇴 war waxaas waa qurun Ethiopia 🇪🇹 dagaalo jabhado oo dhinacyo badan ah halagu sii furo dolwada Somalia yana si adag ha uga hadasho in aan lagu xadgudbi karin madax banaanideenna tallaabooyin iyo xarakaad ciidanna haka sameyso xaduudaha xariirkana ha u jaro haduu xasan sh run sheegaayo haduusan wax ka ogeen heshiiskaan war sidee uwada hadli karnaa Ethiopia biyo oo aan aheyn in lala dagaalamo loona diyaar garoobo waa intaas oo somali midoowdaaye jah 😠
@mohamedabdulle358
@mohamedabdulle358 3 ай бұрын
Mareykanku waxa uu dhaqan ka dhigtay in uu ku ciyaaro masiirka umadaan isaga ayaa u abuura argagixisada marka dambe la dgaaalada si dowladaha iyo dadka mislimiinta diinta looga horkeeno marka dambene argagixisada uu gacanta u galiyo dadka kidibne uu cunaqabateyn saaro muhiimadu waa muslimiinta yeysna madax kor u soo qaadin oo aysan ku fikir nolol micno leh oo ha noqdaan mid gaalnimo loo jaro iyo mid khawarij ah
@NewMeAllthatway
@NewMeAllthatway 3 ай бұрын
Somalia its for sale , Somaliyee Muunafaqinimada ma ficaano lakin wadaneka moryanta ka qabta ninkane ee gaalada ku shaaqeya naga qabta
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 3 ай бұрын
Qawariijta Wa in laga hortaga gobolada somaliya sida galmudug hirshabelle iyo juboyinka melaha howdka iney ka sameystan gododkii xamaas oo kale wa in leyska baraa ma sameysten mase
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 3 ай бұрын
Dowlada dhexe e Somaliya siyasad ahan way ku gulaysatay arimaha siyasada e Gumaysiga itobiya
@SaydkaQarniga
@SaydkaQarniga 3 ай бұрын
Itoobiya waligeed lagama maqlin iyadoo cala calaya balse somaliya intasoo jeer oo calacal iyo hanjabad laga maqlay biyaha oilyada ayay isku dartay mar iyada codsatay dheh itobiya culayska lagu saaray
@kaltunhrg-zm6wt
@kaltunhrg-zm6wt 3 ай бұрын
Kkkk Reer Riyo ku nool. Runtu Hortiina ayey imaneysaa. Somaliland Guul Guul forever.
@hnoor4361
@hnoor4361 3 ай бұрын
Badda uu ugu Balan qaaday Itoobiya somaliya Iyo tan somaliland ka kiraysay Maxay Ku Kula duwan yihiin ?
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h 3 ай бұрын
Somaliland lilan darteed ayaad usamainaisa lakin culisow saxeex ayaan kahaina
@danjire7605
@danjire7605 3 ай бұрын
Waxa soo dhamaanaya doodii ahayd in Alshabaab ku xoogaysanayso oo ay heli doonto dagaalamayaal xal u arkaya Alshabaab in ay dalkaasi ka taliso. Marka lala eego dedaalada Somalia iyo Alshabaab ee ay heshiiska ku baadigoobayaan inay quwadooda mideeyaan si Somaliland dagaal adag loola galo.
@mohamoudabdi6778
@mohamoudabdi6778 3 ай бұрын
Turkiga oo somaliya ku cadaadiyay inu so fadhiisto miiska maxa idinka baxay
@abshirali313
@abshirali313 3 ай бұрын
Gaalkacyo baan idinkala socdaa. Nabad iyo caafimaad Allaha n siiyo
@djamasaid6839
@djamasaid6839 3 ай бұрын
Ninkaan fiqi afkebu ku hadlayaa waxba ma yaqaanabe
@umibrahimibrahim4966
@umibrahimibrahim4966 3 ай бұрын
You made the mistake of your life 😢
@KhadarWarsame-i4e
@KhadarWarsame-i4e 3 ай бұрын
Cadowga Somali land way jabeen cabadkii badhamaday gull sland
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 3 ай бұрын
MAXAA JABAY????.ILAA AY KA NOQDAAN LA HADLI MAYNO!!!!!!.
@SakiHashi
@SakiHashi 3 ай бұрын
adunka ma qasabtaa mada gaaladu dabada karooxayso famanism ladhaho ay qatan dunida islamka
@xiinxiin8922
@xiinxiin8922 3 ай бұрын
Somlia isuma talisee waa loo taliyaa
@roodacawad13
@roodacawad13 3 ай бұрын
Markasta gardaradu way la go ysaa somalia guushu waa somaliland isha allaah
@CabdiDhere-z1u
@CabdiDhere-z1u 3 ай бұрын
GUUUUUL 🇸🇴 IYO GOBONIMOO JAMUURIYADAA OF SOMALIA JAMUURIYADAA OF SOMALIA JAMUURIYADAA OF SOMALIA
@Abdi-uy2jj
@Abdi-uy2jj 3 ай бұрын
wariye arinkii keenya noga soo waran xlada
@ismailgifta3352
@ismailgifta3352 3 ай бұрын
Somaliland guul guul way jiray wayna joogaysaa
@halimamumin3643
@halimamumin3643 3 ай бұрын
Dhul aaney laheeyn beey Somalia sheeganeysaa.
@Abdinoor51
@Abdinoor51 3 ай бұрын
Marwalba guusha waxaan u rajeynanaa somalia
@GooniGoosadka
@GooniGoosadka 3 ай бұрын
Deegaanada Soomaalilaan dhul badan ayaa loogu yeedhi jiray waaya hore laakiin hadda waa in aad dhahdaan goboloda Wayooyi Galbeed iyo Togdheer.
@halimamumin3643
@halimamumin3643 3 ай бұрын
Hada ad ugu yeedhaan gobolada woqooyi iyo hadii kaleba, mexeey bedel kartaa? Somaliland is not Somalia and will never ever be. Guul darro Un beey ku dambeeyn doontaa.
@dahir-dz4vh
@dahir-dz4vh 3 ай бұрын
Haddii ay Ethiopia soo dhexgasho meel ka mid ah Somalia, inay noqdoonto dhul baan oo ay leedahay Somalia.
@saneymusse6699
@saneymusse6699 3 ай бұрын
Waayo bay ulahadlayaan Hooyadood iyo Turkihawaseene qashin dasd aan kartilahayn baa dalkaan lagutaagay. FARAHA KALABAXA OO DIIDA OO KOONFUR XOREYSTA USKAG WAXAAN
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 3 ай бұрын
Waa maxad waxa laga hadlayo. Magurigadaan kugu qabsan . Baa lagawada hadlayaa mase shirkii jabuuti ee qarsonida ahaa. Miyaa laguxallaynayaa
@AhmedJigga
@AhmedJigga 3 ай бұрын
Honorable Ron Filipkowski gives his thoughts on calls for Biden to step aside. If you read one thing today, make it this. 'For the Good of the Country, It's Time for Some Pundits to Retire'
@rashidbehi9259
@rashidbehi9259 3 ай бұрын
Keep dreaming as you always had, nothing can stop the MOU and the reporter is correct, Ethiopia has mentioned the recognition of Somaliland. Turkey will never succeed in convincing Ethiopia to change its mind regarding the current status quo. Somaliland will be recognized and will continue being a beacon of hope for the HORN.
@cige3636
@cige3636 3 ай бұрын
SOMALILAND GUUL AYAY LA IMANAY SAAAA❤❤❤
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h 3 ай бұрын
Damaca reerxamarku xuma doqonimadiina lafadhiista isna dhagaista😂😂😂😂😂😂😂
@mcnncm1318
@mcnncm1318 3 ай бұрын
Cadow jabay mooryaanta mafia isbaaro argagixiso kooxda moqdisho ilma AMISOM
@osmansaki-ke4vn
@osmansaki-ke4vn 3 ай бұрын
Yuhuudii somalida ee cadawga somaliland xitaa waxay qabsadeen idaacadii BBC YO VOA
@maxamedaxmed6374
@maxamedaxmed6374 3 ай бұрын
Wallhi somalia waanka Adkaaney Ethiopia Bad Ay kiretsato Aya u DaraN somalilnd ictiraaf Aya u DaraN, somalia waad waallaN kartaaaaN
@maxamedgaab4153
@maxamedgaab4153 3 ай бұрын
Guud ahan dadka somalida ahi Wa iny ilashadan dhulkoda Naf iyo maalba wana iny Doortaan cid rabitan kooda Iyo jiritan kooda si buuxda Uga midha dhalisa ????
@abdirahmanyusuf2864
@abdirahmanyusuf2864 3 ай бұрын
SXBWAREYSIGAAGU WAA DHINAC!! WAXAY AHAYD INAAD WAREYSATO QOF KALE OO DHEXDHEXAADA!!
@qaajemihilehildid2275
@qaajemihilehildid2275 3 ай бұрын
Maxamuud maxamed Culusow waa nin aqoonyahan ah Oo ka Madaxbaanan Caadifad si dhexdhexaadana warka untabinaya Garacias adeer from Hargeisa
@AbdiA-k9y
@AbdiA-k9y 3 ай бұрын
Maxaaba heshiis keenay ? Jawaabtu waa : Wakhti lumis Been iyo gumeysi
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 3 ай бұрын
Mashalah gul madaxwayane xasan sheekh
@yasirhassanomar3545
@yasirhassanomar3545 3 ай бұрын
Turkiga haduu shirqol kuwado badena dowada somaliya madaxda manta joogta uu madaxa u sareyo uyahay xassan shiiq mantey wax Ethiopia Somalia ka shaxeyo oo wada hadal naga dhenka majiro turkiga danta Ethiopia uu ka leyahay mayara xasan shiiq taarida Somalia hadii bada ey qaadato Ethiopia tariqad ay ku ku xuseyta hadii aad mada badbadisona baal dahab ayee kuu geleysa tarida
@abdallasaid1232
@abdallasaid1232 3 ай бұрын
Wadahadalka lasheegayo haduu runyahay dowladeenu aad ayay u jilcan tahay waayo itoopia weli kama tanaasulin mowqifkeedii
@ismaelmuztaphe
@ismaelmuztaphe 3 ай бұрын
Shabaab guul
@liibaanguuleed
@liibaanguuleed 3 ай бұрын
Wada hadalasi waxey soo afjari doonaan damicii insho laanta ahaa ee muuse juidan iyo aby runtana waa loo sheegi doona aby xududaheeda dhuleed badeed waa mid muqadsa caalamkuna aqoonzanyey waxsna masuul ka ah dfs
@queency7943
@queency7943 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 kuyee turkiga ayaa ku cadaadiyey in ay la hadlaan Ethiopia hhhhh sawkuwii gidaar walba herdinayey aakhirkiina madaxweynahooga xasan dhiiqo lahaa waa walaalahayo badna waan siinayaa yaad been ugu sheekaynaysaan
@mcnncm1318
@mcnncm1318 3 ай бұрын
Kooxda mafia mooryaan isbaaro argagixiso ilma AMISOM cadow jabay
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 3 ай бұрын
Turkigi aan jecleeyn dhamaanteen inaanu erino ayaan ku siganahay marba hadii uu gorgorinaayo baddi eey madaxda qarankeenu udhiibtay
@Qaraafchennel-kk7ny
@Qaraafchennel-kk7ny 3 ай бұрын
Dowladda somala ha yeelato wasiiro iyo afhayeen aqoon leh macquul ma ah hadalkasta iyo meelkasta Madaxweynaha uun!
@xasanjeeri3098
@xasanjeeri3098 2 ай бұрын
waxan leeyahay kan wax doonayow kuu diiday nin garaad leh halku ku gami wu garan halku ku dhimanayana waa uu garanaya anigu waxan ahay Somali kan ugu xun mana qaadanay in itobiya dhul Somaliyed bad iyo bari inay saldhig ku yeelato xagee baan ku gamiya. noooooooo
@oneatatime4468
@oneatatime4468 3 ай бұрын
Bal somali wey wada aragta wuxu kuso dhaman dono shirkasna wa lawada sugaya ama waa kii somali iskukeeni Laha ama waa kii somali kala goyn Laha
@dhaqandhowrsomaali8746
@dhaqandhowrsomaali8746 3 ай бұрын
Walaalkey suaashada aheyd, wixii leysu oran jiray Somaaliya, maxaad ula jeeday
@Saydika101
@Saydika101 3 ай бұрын
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH WAA IN AY LA JOOGAAN NIMAN AQOON YAHANO SOMALI AH GARBIHIISA SHIRKA SOMALIA IYO ETHIOPIA
@mataanbudhyar7468
@mataanbudhyar7468 3 ай бұрын
Dalibaan Waa dad caadiya oo islaama oo haysta Madahabta xanafiyada Mana qarxiyaan dadkooda
@lubiahmed4735
@lubiahmed4735 3 ай бұрын
Soomalida maxaa ugujira wadahal ay madaxbanaanideeda kagasho
@ArrowJubase
@ArrowJubase 3 ай бұрын
Ethiopia is creating confrontation in between the Somalis.
@TANTAAWI
@TANTAAWI 3 ай бұрын
Waa aduun xaalkeed Mar hadey Oromo Anaga rabto in ay baddeena la wareegto
@xasanjeeri3098
@xasanjeeri3098 2 ай бұрын
dadku kala aragti duwana wali lama arag gurigagu IGA iibiy Hadad diidana waa sodagaya anigo an kaa iibsanin waa hadalka abiy axmed
@jamuriyadabarakaysan1858
@jamuriyadabarakaysan1858 3 ай бұрын
Mou wa lama tabtan Somaliland has right to make deal with who ever it wants
@hindiafsomailah
@hindiafsomailah 3 ай бұрын
Hasanow bada ma inad gadataad rabtaa Maxaa wada hadal keeney mise deal baa kaa soo galay Ethiopia sida kenya?
@Rudwaan-jj6ms
@Rudwaan-jj6ms 3 ай бұрын
Somali aqli male miya mawada hadal bay ogalanaysa aaga madhici karto hayelina
@mahametclaahi216
@mahametclaahi216 3 ай бұрын
Uraaye bookah beedee xaarweyne lawaseen lawaseen dhalay
@libanhashi7743
@libanhashi7743 3 ай бұрын
War nin dalkaaga kugu haysta sidaad ula fadhiisanaysaa waa filim
GIANT Gummy Worm Pt.6 #shorts
00:46
Mr DegrEE
Рет қаралды 99 МЛН
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 93 МЛН
WORLD BEST MAGIC SECRETS
00:50
MasomkaMagic
Рет қаралды 54 МЛН
Ururka cusub ee Turkigu doonayo inuu ku biiro | Qubanaha VOA
29:16
Dollo Ado: Building Refugee Economies
12:29
Refugee Studies Centre
Рет қаралды 47 М.
GIANT Gummy Worm Pt.6 #shorts
00:46
Mr DegrEE
Рет қаралды 99 МЛН