WAA GURI AAD U QURUX BADAN OO DABAQ AH HADANA LAXARAASHAAYO KUNA YAALO XAAFAD SHIDAN JAANISKA WA MAR

  Рет қаралды 6,335

Ajmal Services

Ajmal Services

Күн бұрын

Пікірлер: 19
@somaliking3360.
@somaliking3360. 7 ай бұрын
2:42 - Waxaa loo yaqaanaa Liimo bambeelmo. MashaAllah waa mahadsantahay. 🇸🇴💛🇸🇴🧡🇸🇴💜🇸🇴💚🇸🇴
@Mohamed-qt7ql
@Mohamed-qt7ql 7 ай бұрын
133 kun dollar .. qiimaha ay ku rabaan waa qaali . Hadii dhul banaan 30 kun ilaa 40 kun lagu iibsado. Guri qurux badan ayaa lagu dhisan karaa .
@kamalali79
@kamalali79 7 ай бұрын
Ramadan kareem Asc abaayo sacdiyo xasan waan ku mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasnaad ilaah haka siiyo walaasheey Amin Amin Amin howl fiican ayaad u heysaa dadka soomaaliyeed mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan abaayo sacdiyo xasan waan ku salaamay mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado iyo macluumawdka qiimaha guryaha ku yaala magaaladeena muqdisho ilaah haku dhowro Amin Amin Amin mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan
@FeysalMohamed-uf3uc
@FeysalMohamed-uf3uc Ай бұрын
Mahadsanid abayo
@MakoAbdi-b9y
@MakoAbdi-b9y 7 ай бұрын
Guriga wa fiican yahay mashaalaah lakiin cidlo waye weli
@moolcaliyow
@moolcaliyow 7 ай бұрын
Maalmahaan GURYAHA XAMAR waxaa loo dhisaa sida XABSIGA ama GURI TUUG. Waxaad maqlaysaa erayada kala ah BIR TUUG, DERBI TUUG, iyo DARIISHAD TUUG. Sababtoo ah dadku Mooryaan iyo Tuugo ayey ka cabsanayaan!!
@mohamedhuseen8235
@mohamedhuseen8235 7 ай бұрын
Waa riyo aan rumoobeynin
@AA-ks2tw
@AA-ks2tw 7 ай бұрын
Maashallah waa guri fican. Mahadsanid
@hiilsomtourtravel3146
@hiilsomtourtravel3146 7 ай бұрын
Walashe inta biyaano rabti hadhihin waxa tiraa inte logu tala gala saari kartaa
@rejaaden2418
@rejaaden2418 7 ай бұрын
Maansh allaah❤❤❤
@nuroducale7302
@nuroducale7302 7 ай бұрын
Masha allah.
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 7 ай бұрын
Mahadsanid
@abdullahihussein2528
@abdullahihussein2528 7 ай бұрын
Asc walal guruga ma la geday
@Momo-em7cm
@Momo-em7cm 7 ай бұрын
Intee ow ku yaala?
@adamosman4185
@adamosman4185 7 ай бұрын
Walaashey ma laamiga warshadahaa ee Dagmada hodan ?
@AbdulazizAli-d7k
@AbdulazizAli-d7k 7 ай бұрын
please sometimes adiga oo qur'an akhrinaaya soo geli ilaahay haku nuuro qalbiga, thank you.
@Mohamed-qt7ql
@Mohamed-qt7ql 7 ай бұрын
Warshadaha dhankoo ugu yaalaa
@Buriyobariis
@Buriyobariis 7 ай бұрын
Ijaarkiisa meequu noqonaa
@IbrahimBarkade
@IbrahimBarkade 7 ай бұрын
Fududey
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 345 М.
Всё пошло не по плану 😮
00:36
Miracle
Рет қаралды 3,4 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 83 МЛН
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,6 МЛН
DHUL BANAAN & MID DHISAN KA FAA IIDAYSO
4:41
Tanaad service
Рет қаралды 156
Jasiiradaha Comoros | Jasiiradda Dayaxa | Comoros Islands
12:15
ITAAL MEDIA
Рет қаралды 93 М.
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 345 М.