GURI KUYAALA XALANE AIRPORT KANA UDHAW OO IIB AH ALLA GURIGAAN QURUX BADANAA OO QIIMO JABANAA

  Рет қаралды 19,753

Ajmal Services

Ajmal Services

Жыл бұрын

Пікірлер: 53
@rahaarif1597
@rahaarif1597 4 ай бұрын
Scww guri soomaaliya kuyaal hadana eraboorka udhaw lacagta la sheegaayo halfleedana uma qalmo
@afgmasafg7764
@afgmasafg7764 Жыл бұрын
Masha Allah Tiles hagaajiya (mutunelada) so fiican loo ma dhigin
@Umu0618
@Umu0618 Жыл бұрын
350k waa qaali 😮
@hakimoali3794
@hakimoali3794 Жыл бұрын
Maanshallah beautiful ha dhagaysan naaquudayasha hadalka xun well done 👏 ✔️ 👍 😀 👌 🙌 👏
@Ina-ugaas
@Ina-ugaas 10 ай бұрын
Waa guri cajiib ah mashaAllah balse nadaafad wayn buu u bahan yahay
@hassanahmed6760
@hassanahmed6760 Жыл бұрын
😅😢😢😢😂😂😂 meeqa hooobiya aya kudhacay guriga
@LexlutherVII
@LexlutherVII Жыл бұрын
20 jeer sanad walba naftaaduna waxay ku jirtaa khatar daqiiqad kasta haddii aad waxaas oo dhan xamili karto furaha gacmahaaga ayuu ku ku jira😂😂
@nuroducale7302
@nuroducale7302 Жыл бұрын
Masha allah.
@bongasasa3895
@bongasasa3895 Жыл бұрын
If you don’t want to sleep go near airports but I hear in Africa the closer you are more posh! Crazy posh ppl in xamar don’t want hurdo
@abdirahmanahmedabdullahi
@abdirahmanahmedabdullahi Жыл бұрын
xaqiiq after 5year ninkii hada iibada wlhi qiimo aan caadi ahayn ayuu ku sii iibsan karaa
@foosmahamud4785
@foosmahamud4785 Жыл бұрын
Meesha ma xuma lakiin dhismaha ma qurxoona abaayo
@hannanahmed9849
@hannanahmed9849 Жыл бұрын
Waa qaali
@aragsan5690
@aragsan5690 Жыл бұрын
Waa qaali mana fiina in aaraboorka ladaga xitaa amaanka eeraboorka.
@shukrimahamed2146
@shukrimahamed2146 Жыл бұрын
Waa runtaa waa qatar meeshaas waayo waa meel safe aheyn
@ahmedabu4486
@ahmedabu4486 Жыл бұрын
Very expensive
@nuuraadan4465
@nuuraadan4465 Жыл бұрын
Walhi ayan kudharatay qurigas waxba ka qaldan kacgata saxda mahan e sobar mesha ow kuyalo wa qali gurian dadki laha mahan ama wax kale aya jiro
@uktaxbands3940
@uktaxbands3940 Жыл бұрын
350,000 guri ay london ka iibisaa kk
@shaniyokayarabshirhassan6596
@shaniyokayarabshirhassan6596 Жыл бұрын
Very qaali
@adancabaas8584
@adancabaas8584 Жыл бұрын
Ayay meesha uu udhawyahay
@bongasasa3895
@bongasasa3895 Жыл бұрын
House needs deep cleaning also those tiles need grouting and someone who gives attention to details especially when asking for that sort of money! Walasheey it’s not your fault you only show us what is there to see!
@saidadan3296
@saidadan3296 Жыл бұрын
Exactly, and what's with the painting, are they wearing sunglasses when painting smh
@bongasasa3895
@bongasasa3895 Жыл бұрын
@@saidadan3296 walaahi I am lost for words very casual approach to deco! These property developers need to give me a job! I specialise in attention to details 25yrs experience working in building sites
@aishamohamedmahamud7271
@aishamohamedmahamud7271 Жыл бұрын
It is crazy the money they keep asking and the situation in our country
@bongasasa3895
@bongasasa3895 Жыл бұрын
@@aishamohamedmahamud7271 there are too many Qurbojoog gangsters who sold their children to the system in the west populating jails while they were collecting their shabta money and starving them of all nice things! And now I hear they run dowlada with their sticky thieving hands
@saidadan3296
@saidadan3296 Жыл бұрын
@@bongasasa3895 we need real professionals and interior designers ASAP wallahi, try to visit the country and start an interior design business.
@maryanmoalin9660
@maryanmoalin9660 Жыл бұрын
Wae
@mahadjama1481
@mahadjama1481 Жыл бұрын
Ma ku heli kara $275,000 ama waxaan ku bedeli karnaa guri ku yaala Towfiiq oo ah 20x20 oo labo jiid iyo labo ganjeelo iyo lacag u dhaxaysa.
@ahmedabu4486
@ahmedabu4486 Жыл бұрын
Very expensive isn't worth
@sahrocrypto9621
@sahrocrypto9621 Жыл бұрын
Ka faa'iid cyrptocurrency!🤑🤑🤑🤑🤑 dunidu maanta way hormartay keenii smartphone haysta lacag fudud ayuu ka sameyn karaa aniga waxaan fahmay crypto waana ku faa'iiday sababtoo ah waxaad gashan kartaa 10-50 $ waxaana faa'iidi kartaa 100x ama 1000x jibbaar.
@beytulahmungo4070
@beytulahmungo4070 Жыл бұрын
Wuhiimada waa gurigaan amabooska markii hore yaalahaa? Dadkii lahaa iyo dariskii maka war hayaan gurigaan mase laga yaabaa in agoon laga dhacey ?
@cdalepoi
@cdalepoi Жыл бұрын
350k? 😮
@jkk5560
@jkk5560 7 ай бұрын
Waxay ku fiic nayd inta adan xayay siis xafada in la sii haga jiyo guriga nadafad weyn buu u bahan yahay
@qaansoroobeedmedia2549
@qaansoroobeedmedia2549 Жыл бұрын
Xaafadaha ku dhow xalane waa goobaha madaafiicda ku sooo tuuraan kooxaha wax qarxiya
@abdirahmanahmedabdullahi
@abdirahmanahmedabdullahi Жыл бұрын
Wa raqiis guriga wlhi waxaan u maleenaayye 1m waan qaracmay markaan maqlay $350k
@mohamedhuseen8235
@mohamedhuseen8235 Жыл бұрын
Xataa 20k kumarabo
@mohamedmuuse444
@mohamedmuuse444 2 ай бұрын
Meel fican buu ku yalaa..lakiin guriga haduu ba dayac tir u baa han yahay
@nuryousuf5147
@nuryousuf5147 11 ай бұрын
Waxan markan maqlo dhulka xamar ayan naca siit
@zeezim4010
@zeezim4010 Жыл бұрын
meeshu uu kuyalo wey fiicanthy lakiin dhismaha waa zero hadan gadan lahaa dhulkan dhigilahay
@celbuurgall3486
@celbuurgall3486 4 ай бұрын
Were the people building this house blindfolded seriously who hell built this piece of shit. It is unbelievable that anyone will pay $300k for this shit. Wallahi there is something wrong with somalia. I don’t even think it is safe to occupy this house let alone consider paying any amount of money.
@abuucabdiraxmaan225
@abuucabdiraxmaan225 Жыл бұрын
Waa amaan kulahaa warsamo idhoole yaa ka badbaadinaa xamar meel amaan ah majiro hoowiye iyo qarax ayaa yaalo ee Alle ha badbaadiyo umada dadka xamar jooga waa dad joogo furin dagaal ee Alle hasugu amnigooda reer moqdisha
@saidmussa6461
@saidmussa6461 Жыл бұрын
Gurigaan waxa lahaa Aun General Gabyow Mooryantani iska jira waa hanti shacab la dhacey
@sarahaden8314
@sarahaden8314 Жыл бұрын
Mooryaan la kor dhigay waa adiga gabyow askari ayuu ahaaa xaguu ka keenay lacagtaan gabalkiina dhacay caacda isku celi
@abuucabdiraxmaan225
@abuucabdiraxmaan225 Жыл бұрын
Farmaajo muu gato isagaa ijaar dagan shan bil ijaarkiisa ayuu kubixinkaraaraa
@omarahmad5053
@omarahmad5053 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@themog6556
@themog6556 Жыл бұрын
MEEL NABAD OOLIN UMA SOOSOCONO. REER XAMAR YAAHUU EE NOQDEEN. MEEL WAXAAN JOOGNAA CAAFIMAADKA FREE YAHAY. ISKOOLKII CIYAALKEEN UU FREE YAHAY. SHAQO LA'AAN EE JIRIN. WAXWALBO OO XAMAR KAMAQAN EE TAALLO. 20K KAMI BIXIN LAHEEN MEEL DAD ISCUNAYO OO NAFTA ISKU DIIDAN EE JOOGAAN. BYE!!!
New Muqdisho 'Muqdishada cusub wax ka ogow Caasimada Soomaaliya
19:31
Xogmaal Media
Рет қаралды 251 М.
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
Little girl's dream of a giant teddy bear is about to come true #shorts
00:32
Gym belt !! 😂😂  @kauermotta
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 18 МЛН
GURI AAD U QORXOON OO IIB AH XAAFADA SOUTH C
12:27
SACDIYO CHANNEL
Рет қаралды 22 М.
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН