Waa kuma Cammaar Al-Xakiim ninka uu ra'iisul wasaare Xamse kula kulmay dalka Ciraaq?

  Рет қаралды 14,813

BBC Somali

BBC Somali

19 күн бұрын

Ra’iisul wassaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa waxa uu la kulmay Cammaar Al-Xakiim oo ah wadaad sare oo caan ka ah dalka Ciraaq, sida lagu daabacay barta Facebook ee xafiiska ra’iisul wasaaraha Soomaaliya.
Warka ayaa waxa lagu sheegay in Cammar iyo ra’iisul wasaare Xamse ka wada hadleen arimo la xiriira xiriirka taariikhiga ah ee ka dhaxeeya wadamada iyo dadyowga Ciraaq iyo Soomaaliya.
Xilligaan la joogo Cammar Al-Xakiim waa madaxa Dhadhaqaaqa Al-Xikma ee dalka Ciraaq kaas oo ah ibahaysi siyaasadeed oo dalkaas ka curtay sanadkii 2018 kii.
Balse horay waxa uu u soo noqday madaxa kooxo badan oo shiico ah oo aad u saameyn badnaa, waxaana ugu waynaa Golaha Islaamiga ah ee Sare ee Ciraaq, golahaas oo isna ahaa mid siyaasi ah ayaa tartan horay ugu galay hugaanka baarlamaanka ee dalkaas. Golaha ayaa horay magaciisu u ahaan jiray Golaha Sare ee Kacaanka Islaamiga ah, waxaana ay magacooda badaleen sanadkii 2006 dii.
Sidoo kale golahaas ayaa waxaa hoos imaan jiray maleeshiyadii aadka u xooganeed ee shiicada ee la oran jiray Guutada Badar.

Пікірлер: 39
@abdi7932
@abdi7932 17 күн бұрын
subxanlaha, shiico waa cadawga islaamka suniyiinta, waxaasay ku faraxsantahay ka wrb bal
@ashirwa6446
@ashirwa6446 16 күн бұрын
Xayisin shiico
@Commentkudhigle-s1g
@Commentkudhigle-s1g 17 күн бұрын
Tuugsigooda xtaa ciraaq miyuu geeyay.😂😂😂😂
@xamsexikmaawi7570
@xamsexikmaawi7570 17 күн бұрын
Ciraaq caadiya maahee waa shiico waliba😂
@mohammedhassanademadem
@mohammedhassanademadem 17 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Somaliland is not easy 😂😂😂
@Commentkudhigle-s1g
@Commentkudhigle-s1g 16 күн бұрын
@@mohammedhassanademadem gooja cade😂😂😂
@mohammedhassanademadem
@mohammedhassanademadem 16 күн бұрын
@@Commentkudhigle-s1g SNM Is Not Easy, Ethiopia Army Is Not Easy 🤣🤣
@geeleisse4406
@geeleisse4406 17 күн бұрын
Shiici aaa yaaaab!!!!
@samatermahamed4080
@samatermahamed4080 16 күн бұрын
War shiicada muxuukadooney maxaalga faa idi
@abdifatahelmi3092
@abdifatahelmi3092 17 күн бұрын
Kani waa shiici shiici dhalay
@HappyDenimJacket-ik5ys
@HappyDenimJacket-ik5ys 8 күн бұрын
shicado waa dada xun laakii waa taakeeraa anigu sababta oo ah waa dada iska dhiciya reer galdeetka marka waa dada ka hor marsan dowlado badan oo muslimiin nah marka shicado wa xaan jeclaan la haa iney ka caawi yaan xaga ciidamada iyo xaga loosa mesto hob ka ❤❤❤ laakiin wa xa aan layaabaa dadka soomaaliyeed dhaliila BBc da BBc waa adeecad kawarnta wa xa dunida ka socda ama haxumaadeen ama ha sax naa deen marka qalad ku male wi xii xun iyo wixii saxan BBc❤❤❤
@mohamoudgurreh949
@mohamoudgurreh949 16 күн бұрын
Shiicada ciraaq miyaanay ahayn kuwii xasuuqay walaalaheen sunitiinta ciraaq Shiicadu waa cadawga diinta😢😢😢😢😢
@galool4
@galool4 15 күн бұрын
Talaabo fiican, , shico guul
@DeeqoMohamed1982
@DeeqoMohamed1982 17 күн бұрын
Maxaa kaaqaldan shiicada madad wanaagsan Ayaad umaleysay inaa inaad dhaanta ayaan kuuheystay Aaway sunniyiiintii ciraaq suuriya iyol lubnaan
@YouTubecreat716
@YouTubecreat716 16 күн бұрын
Dadka saxaabada nacdalaya ee Hooyo caasha nacdalaya ayay gargaar waydiisanayaan
@hassanosman5686
@hassanosman5686 14 күн бұрын
Xamsa shiica miyuu ahaa
@abdinur3828
@abdinur3828 17 күн бұрын
Raisul wazaraha Somalia Muxukadoneey IRAQ? Muhiimada Noosheega? Bahda BBC Somali. !!!!!!
@alinormohamed8315
@alinormohamed8315 17 күн бұрын
أف عليه وعلى جميع الرافضة
@ibnuyussuf
@ibnuyussuf 15 күн бұрын
Camaar iyo shiico walbo wa dad muslimka neceb wa dadki laaye suriyinta muslimiinta idinkane afsomali bad ku xayeysineysaan
@cabdirashiidaadan227
@cabdirashiidaadan227 17 күн бұрын
Malaha waa shiici ninkan booqdey rw ahi
@cfataaxyuusufbashiir9226
@cfataaxyuusufbashiir9226 16 күн бұрын
RW ciraaq waa shiici
@FatumaAmina-ow4kj
@FatumaAmina-ow4kj 16 күн бұрын
Acuudu bilaah Ilaahaw na badbaadi Shiico waa cadwga muslimiinta, meeshay galaana way burburiyaan, eega suuriya eega yaman
@nuurmaxamed9030
@nuurmaxamed9030 15 күн бұрын
Xamse waxuu inoosheegay in uu inoowada meel aanla garanayn sidaas awgeed ayuu shiico aan umada somalida aysan garanay nin ugeeni rabaa
@user-ni7lr2re4y
@user-ni7lr2re4y 15 күн бұрын
Waxdhintay oo waxay maqlaan uun kuhadli ifka yaaidin dhaafiya BBS
@abdoulazizdaher7507
@abdoulazizdaher7507 16 күн бұрын
Markas Somalia mxay faidoo uu gutaal
@NeyruusMaxamed-q5x
@NeyruusMaxamed-q5x 12 күн бұрын
Hhhh yaw
@MuradMahamed-tv3vc
@MuradMahamed-tv3vc 11 күн бұрын
Bbc hoyadiin u sheega annaga shiico hano faanina
@NeyruusMaxamed-q5x
@NeyruusMaxamed-q5x 12 күн бұрын
Kkkiln xasafgjsdzj😅😢😢😂
@AbdiAli-xw3my
@AbdiAli-xw3my 17 күн бұрын
😂😂😂😂😂 shico ma idingaliyey reer sheikh issaq sidu idin eryanayen 😂😂😂😂😂
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 17 күн бұрын
Maba yaqaano isaaq wax eryan karo RW Hamsa Aar inta ku biyo cab❤❤❤❤
@AbdiAli-xw3my
@AbdiAli-xw3my 16 күн бұрын
@user-ys1pj7ds9d adiga awowga ana gumaysan jiray ya qadad weyn iyo Xarood geska inta somali dagtana ana dusha kaga kadsha dhiladi ku dhashay was
@caydaruusibraahim1773
@caydaruusibraahim1773 16 күн бұрын
Somaliland ka caraarbay shiicadii ugaleen waxba idiin kordhinmayso
@cabdisalanahmed3386
@cabdisalanahmed3386 14 күн бұрын
BBC Ayaa ka daran Kuu la kulmay Hadaad wax fahmaysaan Bur’burka dalka Xataa BBC ayaa ka mida warbaahin Waxa xun Uun sheegta Oo Shisheeye U shaqeeya
@SakiHashi
@SakiHashi 17 күн бұрын
BBC iyo CNN wwaa shikaaro wadamada wax gumaysta marka waxaa lagu soo majaxay card suniga early 2000 marka hada mawaxaad rabtaan in aad nabartan card shiico nacayb waayo muslimka manta jooga wuxuu batay dad dhankii larabo lo😅 rug rogo somalidama kuma sii jirto cawaan meel iska fadhiada ayan noqonay waad mahadaan tihiin BBC qayb kahayd burbur somalia
@ashirwa6446
@ashirwa6446 16 күн бұрын
Fadlan block 🚫 this channel, which is pro Shia
@Banuhashim237
@Banuhashim237 15 күн бұрын
DAAROOD WAA SHIICO KHAMIIS DHALATAY😮😮😮 WAA REER KAAN KA YAABAY DAAROOD 😮 ILHAN CUMAR KHANIISKA AYAY U OLOLAYSAA. INA CABDALE XASSAN MUJAAHID AYUI SHEEGAN JIRAY 😮😮 SIYAAD BARE KITAABKA ILAAHAY BEENIYAY 😮😮😮 CABDILAHI YUSUF 50 KUN OO ITOOBYAN AH AYUU CAASIMADII SOMALIYA SOO GALIYAY😮😮😮 RAIISAL WASÀRE XAMSE SHIICADII CIRAAQ EE SUNIGA XASUUQDAY AYUU U TAGAY😮😮 DAAROOD DAJAAL CAWAR NA WASIIR AYUU U NOQON 😂😂😂 BELO IDINKU DHACDAY😮
@user-jr7eb1hd9b
@user-jr7eb1hd9b 17 күн бұрын
Eeyadu waxay booqdaan doofaarrada
@Zakariya0070
@Zakariya0070 17 күн бұрын
Waa eey booqday doofaar
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 61 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 175 МЛН
Ruto: Nimebuni serikali ya kuunganisha wakenya
5:47
TV47 Kenya
Рет қаралды 4,2 М.
DAAWO - QARAXYO DHACAY IYO XOGA KALE OO AY KUU KAYDISAY CAMEROOYINKA AMNIGA - CCTV
50:24
Somali National Television
Рет қаралды 455 М.
Amal group oo magaalo cusub oo casri ah ka dhisaysa Garoowe
38:38
Hereri Media
Рет қаралды 110 М.
Dr Fathia Nour (Somaliland) - Montegut Scholar Award 2024
4:19
World Organization of Family Doctors — WONCA
Рет қаралды 13 М.
FAYSAL | XOGTA DAHSOON | BADDA CAS | 'SIRTA ITOOBIYA' | DFS
36:56
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 115 М.
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 61 МЛН