No video

Waa Kuma Ninka Cusub Ee Ay Is Guursadeen Xildhibaan Ilhaan Cumar ?

  Рет қаралды 75,298

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Пікірлер: 117
@happyprofessional2100
@happyprofessional2100 Жыл бұрын
Guul iyo boqortooyada mj ilahan cumar 🇸🇴🇸🇴😍💙🤍💙💋💕💜🥰👑
@mahadow1
@mahadow1 4 жыл бұрын
GUUR in lagu tilmaamo xiriir dhex mara NAAG muslim ah iyo nin GAAL ah, sax ma aha! Xiriirka ilhaan iyo gaalka waxaa la dhahaa: DHILLONIMO ama ZINO !
@jamuriyadabarakaysan1858
@jamuriyadabarakaysan1858 4 жыл бұрын
Ya ku jidi wa Muslim dhilada
@ibrahimomar8895
@ibrahimomar8895 4 жыл бұрын
doofaarka hala cunto
@johnbobby3339
@johnbobby3339 4 жыл бұрын
Mahadow... Wale wa runta.
@ayaancismaan2709
@ayaancismaan2709 4 жыл бұрын
Akh maxa lagu fala ajaanib anigo helaya somaali ila diina ila dhiiga ila dhaqana
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 Ай бұрын
تقبل الله جمع بينكما في خير
@Mr.Nuradin
@Mr.Nuradin 4 жыл бұрын
Gabadhani waxay tahay ma jirto ee Soomaali ayaa buunbuunisay oo halkaa gaadhsiisay kadibna wataas iskala garan wayday. Waxay udoodaa qawmu luudka, waa laba wajiilay.
@safwaanjanall4776
@safwaanjanall4776 4 жыл бұрын
War adigu islayaab
@safwaanjanall4776
@safwaanjanall4776 4 жыл бұрын
🤭🤭🤭🤭🤭😁😆😆🇦🇷
@safwaanjanall4776
@safwaanjanall4776 4 жыл бұрын
Naw oo waala jirtaaye
@gdbdbhdhd1325
@gdbdbhdhd1325 4 жыл бұрын
Nabsiga aad gashay waad arki insha Allah xirsina waxaan leeyahay ilaahay baa kuu gargaaray naag xun oo bilaa dhaqan ah oo akhlaaq xun baa ku dhasftay taas lasii joogeeda waxaa laga yaabaa in aad ku naar mutaysan lahayd guurkaaga cusub ilaahay ha kuu barakeeyo mr xirsi love from the people of puntland
@Mr.Nuradin
@Mr.Nuradin 4 жыл бұрын
Even though I respect your perspective, Ilhan wasn’t elected only by her tribe but she used the Somali ID, and most of those who fought for her and put her on this position were all the Somalis in her area so it’s not a good idea to play tribe cards here! And by the way, she fell into a ditch and deception.
@ibrahimomar8895
@ibrahimomar8895 4 жыл бұрын
gabadha Diinta lagu meheriyay ma ta islaam kaa mise waa Diin kale ?????
@shyusufcige6393
@shyusufcige6393 4 жыл бұрын
Majeerteen, maamamalyuun, ilhaan yaa ku xiga
@mohamednoor9873
@mohamednoor9873 4 жыл бұрын
Bal marku furana nala socod siya koley wuu furiye ma dhashada minjaha xun
@ahmedwadani4524
@ahmedwadani4524 4 жыл бұрын
Su,aal diinteyda ku guursataya Qiyaano ku sameeysaya ninkeyda hore. Aniga codkeyga Ma siinayo sanadkan lacag kuma taageerayo
@deeq405
@deeq405 4 жыл бұрын
@HCTV WERIYAYAASHA WAX BARA K.ELISON WUXUU AHAA XILDHIBAAN KII ILHAAN KA HOREEYAY WAANA NIN AFRICAN AMERICAN AH HADDANA WAA XEER ILAALIYAHA GUID MINNESOTA
@slaveofallah1833
@slaveofallah1833 4 жыл бұрын
Balaayo - diintee ku guursadeey!
@luisleonard8052
@luisleonard8052 3 жыл бұрын
i know I'm kinda randomly asking but does anyone know of a good place to stream newly released tv shows online ?
@andersonmauricio209
@andersonmauricio209 3 жыл бұрын
@Luis Leonard Lately I have been using Flixzone. You can find it on google =)
@Yana-tu3el
@Yana-tu3el 4 жыл бұрын
Nabsi lama galo odegayda halkaa gaadhsiiyey ,caruurta ka hayey intay waxbarasho wadey. ALLAH YAHDIIK 💔💔💔
@naasiribraahin323
@naasiribraahin323 4 жыл бұрын
Ilhaan cumar waxay moodaysaa in ninkan gaalka ahi ka dambeeyay guushii doorashadeeda hhhhhh lakin waxaanay ogayn in guusheeda ay lahaayeen jaaliyada somalida ee xaafada laga soo doorto dagani Waxaynu eegnaaba waa cod bixinta soo socota iyo halkuu gaadhsiiyo bal ninkan cadi
@Mr.Nuradin
@Mr.Nuradin 4 жыл бұрын
Exactly!
@sacadserbia5643
@sacadserbia5643 4 жыл бұрын
*Diintee Bay ku midoobeen oo isku GuursadeeN*
@muxiyadiinabiibakar4205
@muxiyadiinabiibakar4205 4 жыл бұрын
Waa khaa imad bilaa dhaqana
@saruujaabdi1158
@saruujaabdi1158 4 жыл бұрын
waa ayaan daro ilaahay haku soo hADEEYO
@captainusopp4395
@captainusopp4395 4 жыл бұрын
Ilhaan dabin kii waad ku dhacdey ilahay ha kasoo samati bixiyo
@abdulbadhabhai241
@abdulbadhabhai241 4 жыл бұрын
Nacdasha Ilaahay kugu dhacdey.
@asalsomalilanderhargaysaaw6850
@asalsomalilanderhargaysaaw6850 4 жыл бұрын
Ninku miyuu muslimay diintee ku guursatay
@mohammedthinkpad1955
@mohammedthinkpad1955 4 жыл бұрын
subxana laah
@xaawoaadan3528
@xaawoaadan3528 4 жыл бұрын
afrikaan kuma xuma markii ay xil loo magacaabay ayay ninkii lasoo kifaaxay nacday oo ey uraya lasaaxiibtay
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 4 жыл бұрын
Hawaneey Zaaniyad, waxeey guursataa Zaani ama Mushrik
@hanankhadar3166
@hanankhadar3166 2 жыл бұрын
Xishood
@cabdilibaan7198
@cabdilibaan7198 4 жыл бұрын
Waa naag luntay runtii
@ilovayouomg9893
@ilovayouomg9893 4 жыл бұрын
Dabin kii loogu talagalay way kudhacday yuhuuda ayay faraha lagashay dhawaan hadugi wayina iyadoo video laga diubay iydoo qaawan ama wax xun samaynaysa
@abdulkadirissa3516
@abdulkadirissa3516 3 жыл бұрын
Adaa kaliita hanoosheegin
@ahmedhani1486
@ahmedhani1486 4 жыл бұрын
Meherka isku ku hay noocama
@ismailmohamed9626
@ismailmohamed9626 4 жыл бұрын
Inantan way zinaysatay Hala rajmiyo ama hala dilo Qof ka awooda dhibka hanal aga daayo fadln guur mahan was zino beenta daaaya rerkeeda Hanaga qabtan inantan ee dhalee n Cudur aka karoone alleh haku ride ilhaan
@burco8060
@burco8060 4 жыл бұрын
Oo maxa inaga galay naagta walan
@yunussalah3587
@yunussalah3587 4 жыл бұрын
Yaa muslim ah yaa gaal ah
@fadumoyosephmohamed982
@fadumoyosephmohamed982 4 жыл бұрын
🙄🤔🤔Ninkan makii wadkeda noqon lahaa ileen wa yahuudi Israel we caaynesa Israel hdane we aroose miyaa deymaa iga deeqda
@musaidan288
@musaidan288 4 жыл бұрын
Qoftaan kawaheeda ayaa idinka qiima badan reer cuqdad laand
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 4 жыл бұрын
Waxay tusaale u tahay ninkasta oo xaaskiisa u oleleeya in xaaskiisa ladoorto. Xaaskaaga kolaba ha u ogolaan inay kubiirto siyaasada.
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 4 жыл бұрын
Bariis marka laadsho, meel xunn ayuu ku dhigaa.
@mahamoudmoustapha9573
@mahamoudmoustapha9573 2 жыл бұрын
Que Dieu te protège huno ilhan vous ainsi que ton couple j'espère que tu te pas lancer dans le vide et que vs êtes expérimenté politiquement et familialement .merci. la vie continue
@alkhadr1365
@alkhadr1365 4 жыл бұрын
Walahi MJ and daroods in general have brought nothing but shame to the Somali people. The likes of Ayan hirsi, Abdulahi Yusuf, Imaan, Sabrina dhowre, gen. Morgan, siyad bare, faroole, farmajo etc etc. What a disgrace...smh
@wiilwaalyare4917
@wiilwaalyare4917 4 жыл бұрын
Respect us dear we are somalis like why do you insult us
@alkhadr1365
@alkhadr1365 4 жыл бұрын
@@wiilwaalyare4917 what I said is based on facts 100%
@wiilwaalyare4917
@wiilwaalyare4917 4 жыл бұрын
Every somali clan hates Daarood can u suggest why ?
@alkhadr1365
@alkhadr1365 4 жыл бұрын
@@wiilwaalyare4917 I didn't say I hate daroods I just stated a fact which is all those who have brought shame and destruction to out people and daroods.. and the people who have them do because of that
@wiilwaalyare4917
@wiilwaalyare4917 4 жыл бұрын
In conclusion we are all one bro
@abdallaabdoo4170
@abdallaabdoo4170 4 жыл бұрын
awalba inaney khayr lahayn indhahedan ka arkaayey
@asalsomalilanderhargaysaaw6850
@asalsomalilanderhargaysaaw6850 4 жыл бұрын
Hhhh hoostay kala socotay iyadoo la qabo
@ismaaciilmaxamuud4850
@ismaaciilmaxamuud4850 4 жыл бұрын
Nijaas + fadaro +wasaq = bilaa aqlaaq
@jamalmohamoud9921
@jamalmohamoud9921 4 жыл бұрын
Masuubo inku dhacday
@abdiasiisklarabdiasisklar8597
@abdiasiisklarabdiasisklar8597 Жыл бұрын
Nin waa hawiye mareykan waxa kama aduun Dan jogta jirta naagta siyaadiya naag cadiya ma aha kkkk
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 4 жыл бұрын
Inna Lillahi Waa Inna ileyhi Raju’un 💔
@mahamoudmoustapha9573
@mahamoudmoustapha9573 2 жыл бұрын
Wa farhad ee maha dacay wll
@jeedalcas4899
@jeedalcas4899 4 жыл бұрын
Caqli Naageed Ragow Waaka Markay Wax hesho sidii caruurta ayaay u dhaqmaysaa.
@vampgirl498
@vampgirl498 3 жыл бұрын
Ruunti raguba sidas ayay sameeyaan. Markay lacag helaan ayay gabadh kalay doontaan. Sheeko cusub maaha.
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 4 жыл бұрын
Azaani laayan kixu ilaa zaaniyata ow mushrik.
@mustafexasan3468
@mustafexasan3468 4 жыл бұрын
Adeer uumusliimaa baa lay yidhiyaa
@axmeddini9289
@axmeddini9289 4 жыл бұрын
Naagta iyado meher islamiya Ku xidhan yahay xidhiidh is fahan dhex maray raali ka noqotay iyadoo siilked bixintiisa ka codsatay in at hour mar Ku gadho waa sino waxan wajiba in dhagax lagu dile. Hadaba ka data buun buuniska .ilhaan waxay faka loollisa waa futo iyo siil
@yasinyusuf4759
@yasinyusuf4759 4 жыл бұрын
Ninku ma Muslim baa
@osmanlegend1988
@osmanlegend1988 4 жыл бұрын
Inleyn wuxu rer xamar ayunbay ahaayen
@Mo-dool
@Mo-dool 4 жыл бұрын
OSMAN LEGEND xamer hawiye ayaa iska leh naagaha hawiye sidaas uma sii waalna lakin ilhan waa reer puntland waa halkey kayimadeen bulaacadihii hore sidan ayaan hersi oo diinta flim xun ka faafisay iyo iman oo guursatey khaniiskii caanka ahaa ee david bowie markaa sxb xamer ha u gafin ee cay garoowe lol
@osmanlegend1988
@osmanlegend1988 4 жыл бұрын
@@Mo-dool anagu idinmakalasaarno iskaayumidbad tihiin walalkayo
@user-qp7bv2py6c
@user-qp7bv2py6c 9 ай бұрын
War kakac nacalad yaheey gaal waxba madhantid nin somali ah ad ilmo udhashay ayad xog iskaga furtay nin gal aanba diin haysanin ayad gursatay bala kula daba waynate
@prembosska2519
@prembosska2519 4 жыл бұрын
Walee caqligaagu intuu kuu gadaad ku go doomisaa naftaada lkn wax kula dhaqana oo kula diina oo kula afa wax dhama la waa wlhi damac baa qadan u maleeya yarta xaga faluuusta💸 😅😂
@Mr.Nuradin
@Mr.Nuradin 4 жыл бұрын
Malaha war baanad ka hayn ee bakhtiga kama tagaan, fuluus baad sheegtaye. Iyagaa baadha dumarkooda oo maalin ma nastaan dumarkoodu, waa in biilasha iyo kirada ay soo xamaalataa hadii kale waa bedal, bustahooduna waa banaanka.
@cnsirjama2217
@cnsirjama2217 4 жыл бұрын
Naag majeer ah maxaad ka sugayseen inaad hee Bal adba
@cnsirjama2217
@cnsirjama2217 4 жыл бұрын
@@mohamedmahamud9356 bidixle naa maxaa kaa qaldan ma beenbaan sheegay kolay nooceedoo kalaad tahaye iska foorar meelahaagaa
@hibakduniyo2773
@hibakduniyo2773 4 жыл бұрын
Qaabiil kasta waa laga helayaa dad waxaa iyo wax ka daran sameeyey ama sameyndoona .please Shame on you and fear of Allah. By Isaaq.
@cnsirjama2217
@cnsirjama2217 4 жыл бұрын
@@hibakduniyo2773 thanks for your comment but I have talked about some things in the past
@mohamedmahamud9356
@mohamedmahamud9356 4 жыл бұрын
@@cnsirjama2217Before you try to write English please learn grammar or else use your mother tongue lagaroone
@cnsirjama2217
@cnsirjama2217 4 жыл бұрын
@@mohamedmahamud9356 abaayo dhidhiibso oo xishood Wey hawk yartahay inaad qoraal aad Soo qorto Ku caytanto laakiin hadaad I got joogi lahayd daba Ayaan dhirbaaxo kaala dhici lahaa aabahii ka danbeeye ,ma Jidho iyo Wey jidhaa iskuma hayno ,ee waxay Ila tahay inaad hooyadaa weydiiso goorta iyaduna ay guska caagad ah Soo qaadanayso waayo 42 Sano Markey gaadhaan waa Lagu yaqaanaa iney meelahaas iska fooraraan
@daahirguureye5923
@daahirguureye5923 4 жыл бұрын
Naag hoosteeda ka adkan wayday walayaqanaaaa
@caynanos
@caynanos 4 жыл бұрын
war nagtan wa gudafad nin baroo ku talaa aya wasayaa
@munajamaal1117
@munajamaal1117 4 жыл бұрын
ILHAAN 0MAR 00 QAADATAY DIINTA CRISTIANKA SI QARSOODI AH WAXAYNA KU JAWAABTAY I'M FREE
@khaalidmashcal6800
@khaalidmashcal6800 4 жыл бұрын
Iam story
@abdibarkad4572
@abdibarkad4572 4 жыл бұрын
malaha ninka soomaliga ah wuxuu ku noqday kii mama malyuun sheegi jirtay ee Hebel Biriq hahaha
@sahraali5272
@sahraali5272 4 жыл бұрын
Waa laga yaaba in uu biriq ku noqday
@abdibarkad4572
@abdibarkad4572 4 жыл бұрын
@@sahraali5272 Sidasan Is Dhahay Hahaha
@samsamosman6351
@samsamosman6351 4 жыл бұрын
.
@Mr.Nuradin
@Mr.Nuradin 4 жыл бұрын
waar illaahay ka cabsada. Dhankaad uboodeen iyo waxa meesha yaala isma leeka.
@safiyaapdale3555
@safiyaapdale3555 4 жыл бұрын
Cabdi barkhad halkaa alaa oge halkaa u dhaafi mayno
@Mo-dool
@Mo-dool 4 жыл бұрын
koley ilhan iyo ayaan hersi iyo iman waa reer buqland lol awelba kheyr ma laheyn iska jira haguursanina reer buqland 😀😀
@daahirguureye5923
@daahirguureye5923 4 жыл бұрын
Indr halkaa isharax yara dhegwayn ban ahee
@Mr.Nuradin
@Mr.Nuradin 4 жыл бұрын
Waar hooy reero dhan iyo malaayiin yaan dhawr qof la barbar dhigin. Kaftanka xad uyeela
@hibakduniyo2773
@hibakduniyo2773 4 жыл бұрын
Reer Puntland waxba haka sheegin, qof xumaaday laguma xajiimaykaro Malayiin,ee isa sax walaalo.from hargeysa.
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 4 жыл бұрын
Naag Majeerteen xishood male tysaalw. 1. Ayaantii diinta ka baxday ee garcatay wicilka cad. 2. Iiman oo filmaanta porno matali jirtay 3. Iyo tan imika Intuba way ku faanayaan . Naagaha dhillooba way qarsadaan ee Majeerteen waxba uma haystaan waxan oo kale
@Mr.Nuradin
@Mr.Nuradin 4 жыл бұрын
wax kalaa ku hayee, ka xishood reeraha iyo kumanaanka qof eed dhawr qof u aflagaadeynayso ama barbar dhigaysid.
@mohamedmahamud9356
@mohamedmahamud9356 4 жыл бұрын
Edaab daro iyo qalbi caruurnimo ayaa fikirkaaga ka muuqda, miyaan akhlaaq fican ku barin waalidkaa, walaalayaal xaal qaata
@mohamedibraahim5390
@mohamedibraahim5390 4 жыл бұрын
Alle nacdashisha haku rido naagra dhilowdey
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 4 жыл бұрын
Naagtan bilaa xishoodka ah tolow ninka gaalka ah ee saynta cade miyu u leefaa illayn wiil somali ah oo qurux badan ayaa qabi jiraye
SIDAAN MAA U DAMBEYSAY ILHAN CUMAR INEY CAADEYSATAY
13:46
Dulmi Diid
Рет қаралды 164 М.
Harley Quinn's plan for revenge!!!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 32 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 38 МЛН
Dhamaad | Markii ugu dambaysay ee aan ka Hadlo Ilhaan Omar |
11:43
ILHAAN OMAR : Qisada Guusha | Dhiiri Galin | waa tuma ilhaan
4:30
Hereri iyo America 3aad-wareeysi Ilhaan Cumar &  Somali Museum
43:15
Universal TV
Рет қаралды 372 М.
LIVE: Gov. Tim Walz to accept VP nomination at DNC Wednesday
FOX 9 Minneapolis-St. Paul
Рет қаралды 230
Ilhan Omar - Debate Makes a Difference
0:58
MNUDL Videos
Рет қаралды 147 М.
Harley Quinn's plan for revenge!!!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 32 МЛН