WAA KUMA NINKA "MADAX FURASHADA" KU HAYSTA RA'ISALWASAARAHA ISRAAIIL? XOG

  Рет қаралды 24,317

HBN Online TV

HBN Online TV

17 күн бұрын

WAA KUMA NINKA "MADAX FURASHADA" KU HAYSTA RA'ISALWASAARAHA ISRAAIIL? XOG

Пікірлер: 52
@Qabyaaladiid40
@Qabyaaladiid40 15 күн бұрын
Damiirkeena ayaa Mayd Noqdaye Hadaanunahay Muslimiinta Ee Allah waxaan Ka Baryaynaa Inuu Damiirka inoo Nooleeyo Waayo Maanta Yuhuuda iyo Reer Galbeed Marba Wadan Muslim Ah Meelkuma Cuneen Inteena Kalena Madaawaneen Ama Safka Gaalada Kama Soojeedneen Siday Maanta tahay Walaahi Waan Qiirooday Yuhuuda Iyo Xulufadeeda Allah Ha Jabiyo Xamaas Iyo Mujaahidiinta Lajira garabkooda Allah Ha Galo Allahuma Aaaamiiin Yaa Rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 15 күн бұрын
Waa wakhtigii yahuuda meshay gallaanba shegaysay oo waa dhamaadkii yahuuda iyo guusha falastiin. Oo'xor ah xamaas oo dawlad ah caasimadeedu tahay qudus illaahow aamiin
@geenyodila9095
@geenyodila9095 15 күн бұрын
Bingafir waad arki waxa kaa soo raaca Falastiin 🇵🇸🇵🇸ayaa xukunka leh waa idiin dhamaatey inshallah ☝🏻☝🏻☝🏻🤲🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@sadiaaden8886
@sadiaaden8886 15 күн бұрын
Inshaallh ha baqtiyo qafiir
@ashawooo
@ashawooo 15 күн бұрын
Bakhafir Adinka ku timada Qoxati oo England aya idan DaJisa Falasatina kuwa Khaxaya waa Yuhuda rabi ha idan kene Masibo deg deg ah inshallaha gusha waa walaalah Reer Hamas
@ifrahabchir4223
@ifrahabchir4223 15 күн бұрын
Bin Qafir wad kuguban qaza falastiin qaza falastiin 💪💪💪
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 15 күн бұрын
Mowliiid dhalashada Ben Gafer soobaaar waaa ciraaaqi asalkiisa
@user-eh1hs7dj4c
@user-eh1hs7dj4c 15 күн бұрын
Kumayal.adag.iyo.kuqunyar.socod.ah.allaha.jabiyo.xamasna.allaha.guleyo.amiin
@Moliidcabdi
@Moliidcabdi 15 күн бұрын
Cadha..ala..hakugudhacdado.. Adaaka..bixidoona Isha..alaah😊
@user-ui8gd7gb1c
@user-ui8gd7gb1c 15 күн бұрын
Allha isku dhufto xulfada israiil
@sadam1318
@sadam1318 15 күн бұрын
inshaa allah waa ku ololeysaa qasa in shaa allah
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 15 күн бұрын
yuhuuudi futada kahadlayyyyyy walahi inanay maalin kaliya noolaaln lahayn hadaanay maraykanka wasakha haysan alllaw maraykannn jabi
@Iimaancalibarre
@Iimaancalibarre 15 күн бұрын
Kaaba waandilaynaa sidhabah hadh cad. Insha allaaah
@user-tu9uy6el1q
@user-tu9uy6el1q 15 күн бұрын
Binu Qafiir waxaan Moodayey In Uubakhtiyey Miyuu Noolyahay Insha Allah Dhawaan Ayuu Bakhtiyi Xms Ayaa Dili
@user-dz7hx9sp1d
@user-dz7hx9sp1d 15 күн бұрын
Allah.wayn.ee.waaxidka.ah.haduleeyo
@CanabJaamac-fi5pm
@CanabJaamac-fi5pm 15 күн бұрын
🎉🎉
@azizaabdulle792
@azizaabdulle792 15 күн бұрын
Naclathulaahi yaa ii kaa dhiibo waan ku suugeyn lahaa ximaar
@sadam1318
@sadam1318 15 күн бұрын
waa cadawga islamka iyo reer falastiin allaha soo qabto oo ha hoojiyo
@Dhaqandahir
@Dhaqandahir 15 күн бұрын
Ciidamadiin ayaa ku dhamaanaa ku socda waad dhamaandoontaan. Dadkii Allaah ayaa adkaanaa insha Allaah.
@nassir4425
@nassir4425 15 күн бұрын
Ninkaan camal inaad buunbuunisid ma aha Yuhuudkan
@CanabJaamac-fi5pm
@CanabJaamac-fi5pm 15 күн бұрын
❤🎉❤🎉🎉❤❤🎉❤🎉
@kaliaabdi6651
@kaliaabdi6651 15 күн бұрын
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴
@user-sg9ql6le8g
@user-sg9ql6le8g 15 күн бұрын
ey ey dhalan yuhuudi aan kaadida iska dhaqin hamms ayaa gscanta ugu dhigi doonta maalin ay ahaatoba
@SharmarkeWarfa-or5bn
@SharmarkeWarfa-or5bn 15 күн бұрын
Asc wr wb mawliid ku celin miyaa
@shaa1547
@shaa1547 15 күн бұрын
Kan xayawaanka ayaa ka caqli badan mana aheeynba in laga hadlo kan iyo kuwa lamidkaa
@user-eh1hs7dj4c
@user-eh1hs7dj4c 15 күн бұрын
Xamas.guul
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 15 күн бұрын
Raga Shan eee wax qasaaaya. Waaa carab qaarkood qaatay dhalashada yahuuuuda. Waaa ciraaaqi ninka saaan wax udhibaaya
@user-ts4vk9gu8h
@user-ts4vk9gu8h 15 күн бұрын
Baq baq hadad run shegeyso sheydanka qeylinayow furinta iskeen
@YussufAbdinuur
@YussufAbdinuur 15 күн бұрын
Kas waa Duli masibo Dag Dag ah amin amin😮
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 15 күн бұрын
Waa u gaartay in xag jirka YAHUUDDA madax noqdaan oo haddana aysan gabanaynin, halka Islaamka laga dhaadhiciyay Xamaas waa argagaxiso iyo Islaamka iskuma maamuli kartaan????????
@haashimmohamedelmi7880
@haashimmohamedelmi7880 15 күн бұрын
Waa fuley yuhuudi ah oo iska Hadley, bal car tag meesha xabadu ka dheceeyso.
@user-yt8xc2kr8x
@user-yt8xc2kr8x 15 күн бұрын
Garyiqaanimo tuugonimo ayuu soo bartay tuug khaain ah oo aragtigaaban weeye diinlaawe ilaan caqli iyo aqoon malahane shini alle ha kuslido sidhakhsa leh
@AwaysElmi
@AwaysElmi 15 күн бұрын
Isaga iyo Dadka uu la hadlaya waa Dad ku nool dhalanteed ku nool oo dhaan dabagaalle u roor doontay
@user-tn1hj6qw2f
@user-tn1hj6qw2f 15 күн бұрын
Carabta israa,iil maxay ahaayeen
@kaltuunxasan2853
@kaltuunxasan2853 15 күн бұрын
Nacalad ku dhacdey sheydaankan urka badan allah ka qabto asaga ayaa koyto ku yimid allow ninkaan iyo kuwa la jiro allah aduunka iyo akhiro ha cadaabo
@HassanibrahimCaato
@HassanibrahimCaato 15 күн бұрын
Biqafiir natanyaho ayaa kamal adag
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 15 күн бұрын
Waxatiri wuxudhashay 1976dii wuxuna isagoshaqale ah siyasada xagjirnimada bilabay 1990kii marka dadisu waa 13jir!!! halkaskunoqo ninkan dada kamuqata uguyaran waa 60jir
@MustariamuhumedAbdile
@MustariamuhumedAbdile 15 күн бұрын
Waa kayaabay
@MustariamuhumedAbdile
@MustariamuhumedAbdile 15 күн бұрын
In 1990, he was 14 years old as you said. Is it possible 14 year old boy involve such political and attack Isaxaaq Rabiin?
@Khaalid4220
@Khaalid4220 15 күн бұрын
May be he meant he was born in 1967
@MahamedahmedYasin
@MahamedahmedYasin 15 күн бұрын
Waa dofar iska ciiyey
@mohamedabdiasis1107
@mohamedabdiasis1107 15 күн бұрын
Waa nin fican saa wax runta u shega ayuu wayy kuwa islamka sheganaya inay xaqiqda u shegan kuwa u dhow bal day masar urdon kuwa kale jawab ma bixin karan
@khadrocabdi2985
@khadrocabdi2985 15 күн бұрын
Israel burburkedi ayasodhow alahu akbar guul Palestinian insha allah
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 15 күн бұрын
Waa ciraaaqi Ben gafer
@zahrahassan523
@zahrahassan523 15 күн бұрын
ASC. KAN WAA NIN😮 ARGA GIXISO AH😮 THE MAD MAN THEY SHOULD CHECK HIS BRAIN FUNCTIONING. OR NOT. !
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 15 күн бұрын
Adaa kudanbay xerro qaxooti sickness udhimo Cadho Alle kugu dhacday
@user-ui8gd7gb1c
@user-ui8gd7gb1c 15 күн бұрын
Damiirka islaamka weli lamhyo cida ujawaabto ninkan xagjirka ah ee uu ku dhawaqyo indhulka iskalyahy oo kale
@felisabdi3794
@felisabdi3794 15 күн бұрын
Riyiyo been ah, Adaa qaxooti ah adaana baxeysid dheh, fuleygii baabuurka ka cabaadayay sow maaha… been iyo buhtaan ah,
@ashaabdi6714
@ashaabdi6714 15 күн бұрын
Bangavir baqti cune malin cadey ayuu riyoonaya waa dhamaadkii yahuuda bangafir baqti xamas kebab cml ha u dubdan doofarka foosha xum
@IsackIbrahim-il9ir
@IsackIbrahim-il9ir 15 күн бұрын
كسركم الله
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 15 күн бұрын
❤ALYASSIN RPG105 MADE IN ABUU UBEYDAH FROM BIN KAFIIR😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 15 күн бұрын
Walabunbuninayaa waxbadana walofududaynaya ugudanbayntana sifoolxun buu ubaxaya manarago qofka umada dhiba wuxudono ha ahado waxaqiiqtasi
MA KHIYAANA MISE WAA XAL? | BIDEN | HAMAS | NETANYAHU | GAZA
19:46
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 21 М.
SHE WANTED CHIPS, BUT SHE GOT CARROTS 🤣🥕
00:19
OKUNJATA
Рет қаралды 14 МЛН
ПЕЙ МОЛОКО КАК ФОКУСНИК
00:37
Masomka
Рет қаралды 10 МЛН
顔面水槽をカラフルにしたらキモ過ぎたwwwww
00:59
はじめしゃちょー(hajime)
Рет қаралды 36 МЛН
Chips evolution !! 😔😔
00:23
Tibo InShape
Рет қаралды 42 МЛН
Important Celebrations at NATO 2024 - We Are NATO
1:46
US NATO
Рет қаралды 4,8 М.
Secretary General Antonio Guterres Opening Remarks at Financing for Development Forum 2024
9:34
UN Financing for Sustainable Development Office
Рет қаралды 2,9 М.
Opening remarks by Deputy Secretary-General Amina Mohammed - 2023 Development Cooperation Forum
2:55
UN Financing for Sustainable Development Office
Рет қаралды 31 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | ISRAEL - HAMAS WAR
20:13
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 33 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | SOOMAALIDA | ISRAEL - IRAN
37:23
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 67 М.
Той! Той! Той! “Өмірлік жарым боласың ба”
22:40
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 345 М.
100❤️
0:19
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 38 МЛН
Mama cat is rescuing her daughter  #cat #cute #catstory #kitten
0:40
AiCat777 喵喵王小橘
Рет қаралды 14 МЛН
Той! Той! Той! “Өмірлік жарым боласың ба”
22:40
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 345 М.