Waa kuma Proffisoorka Somali Iyo Faransiis ku gabya ee damiinka lagu sheegay yaraantiisii

  Рет қаралды 78,008

Hereri Media

Hereri Media

Күн бұрын

Kala Soco Hereri Media Barnaamijo & Warbixino Xiiso badan

Пікірлер: 113
@Adamshow2665
@Adamshow2665 Жыл бұрын
Galgacalka iyo jacayl ka ay waalidku caruurta siiyaan inuu carruurta u yahay sidii ubax biyo lagu korinayo ayaa halkan iiga baxdy ❤❤
@DH-yi5dx
@DH-yi5dx Жыл бұрын
Mashalla Idiris waa Aqoonyahan kii koowaad ee aan odhan karo wuu u qalmaa in aqoonyahan loogu yeedho. Suugaanta Soomaalida + Aqoonta maadiga = produces the best Somali native professor. Aqoonyahan billaa suugaani waa uun cidii afkeeda wax ku bartay waxba soomaali ugu filaan maayo
@kingswagtie6182
@kingswagtie6182 Жыл бұрын
Laba waalid nolosha intaad nooshay arki maysid dad kaaga naxariis badan wlhi waalidkaagu waa laba qof een waligaa kaa cadhoonayn waxkastoo dhaca alle cimri dheer oo cafimaad le haydin siiyo hooyo iyo aabo ❤
@ismailabdiabdilahi5507
@ismailabdiabdilahi5507 11 ай бұрын
Aamiin aamiin
@bmk111
@bmk111 Жыл бұрын
Cajiib abwaanka iyo abdisalaan waa mahadsan tihiin waxaan ahay hooyo da yar oo wiilkeeda curad ka cabsi qabta waxbarashadiisa school ka ee hooseeysa Kana baqeeysa in uu haro lakin hada kadib kama cabsan doono kumana qeeylin doono insha Allah
@adishakuuryaxye3712
@adishakuuryaxye3712 Жыл бұрын
Mahadsanid cabdisalaan hereri waa barnaamij aad ii cajabiyay, naxariista waalidka iyo saamaynta ay Ku leedahay mustaqbalkiisa..... Bal u fiirso sheekada habdhaqankii malinkii iskuulka laga soo eryay waalidkii ula dhaqmay ayaa noloshiisa dhistay oo heerkaa gadhsiiyay..... Mahadsanid Prof idiris
@khayraawi346
@khayraawi346 Жыл бұрын
Kaalin wanaagsan bay ka qaadataa habdhaqanka uu waalidku ubadkiisa ula dhaqmaa hore usocodka noloshiisa iyo dibudhaciisaba. waa waraysi qiimo badan, Barakoow Adeer Idiris, Mahadsanid Cabdisalaan Hereri.
@JAMHAD10
@JAMHAD10 Жыл бұрын
Cashirka halkaan ku jira oo aan aniga ahaan kala baxay ayaa ah inaan caruurta si kasta oo ay u xun yihiin la colaadin oo niyadda loo dhiso kolley maalin uun bay meel ka soo bixi doonaan hadduu alle idmo❤
@bashirhamze7339
@bashirhamze7339 11 ай бұрын
videogan waan la kulmay, hadana waxaan dhaafi waayey xikmada iyo qisoo cajiibka ah ee ku jirtay Felicitation Prof Idriss
@saidalichannel7517
@saidalichannel7517 Жыл бұрын
It is very inspiring story indeed. Please share with us the second part. Also, ask the guest the journey he took to earn a higher education. Thanks! Noo weydii Salaankii uu u fuulay tacliinta sare. Wuxuu ku joojiyey inuu imtaxaan qaatay xilligii dugsiga sare.
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Жыл бұрын
Galcagalada walidka iyo ubadkiisu waa muhim. Allaha xifdiyo oo u naxariisto waalidkeen❤
@cabdiqanikayse
@cabdiqanikayse Жыл бұрын
Masha alaha waalid ka wanagsan Aya qurxiiya mustaqbalka o wanajiiya masha alaha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ hooyo iyo aabo wanagsan ayay aha yeen 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@fathiadjama
@fathiadjama Жыл бұрын
Macha Allah, un conseil inoubliable. Les parents sont des tresors.
@AhmedAdam-rl6ju
@AhmedAdam-rl6ju 5 ай бұрын
Masha allah, walineentaa, da waxaa ahayeen walid wanaagsan,
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 Жыл бұрын
Tajriibadaasi waa dhab. Waana wax aan toos u taabtay. Haddii aad xisaabta ku fiican tahay waxaa laga yaabaa in aan egineer noqoto, haddii aad culuumta sayniska ku wanaagsan tahay waxa laga yaaba inaad dhakhtar noqoto, hadddii sawirka ky fiican tahay artist, hadaad geographyga ito staraatatiga ku wanagsan tahayna inaad ciidan noqotay u dhawdahay. Sidaa si la mid ah hadaad suugaanta soomaalida fahamto waa gubaal in aad qiyaadadda ama leadershipka aad ku fiicnaanaysid.
@BurhanAhmed-ox3xp
@BurhanAhmed-ox3xp 11 ай бұрын
Mashlh Dr Allah barakeeyo
@hassantech510
@hassantech510 Жыл бұрын
illahayow soomaliida qalbiyadoda isku fur kana qabooji..dunidii qabiil iyo jahli aya naga reebay
@user-nm1ft4kg5z
@user-nm1ft4kg5z Жыл бұрын
Aaad iyo aad ayaad u mahadsantahay Mr C/Salaam hereri, runtii Barnaamijyada aad soo dayso dhamaan waa wax ku ool iyo dhaxal gal, Mahadsan adiga iyo Prof. Idiris..
@user-xq2hf3ws4h
@user-xq2hf3ws4h 6 ай бұрын
Waraysi Dareen,badan xambaarsan Hambalyo.
@kaltoumfarah6623
@kaltoumfarah6623 Жыл бұрын
Maacha allah waa wéedhe an aad ugu farxay in labaada luqadoodba aad ku gabaydid wana mid tuusaleh u noqoneysa dadaka reer jabuuti merci
@lyusuf1979
@lyusuf1979 Жыл бұрын
Masha Allah, wareysi fiican oo faa'ido badan Leh😎
@foziadaher7168
@foziadaher7168 Жыл бұрын
Wa macalinkayki jamacada Djibouti ee linguistique.c est un excellent prof
@abdihakimmmohamud7230
@abdihakimmmohamud7230 Жыл бұрын
ILLAAHAW ADAA WAYNE OO BOQOREE waalidiintayo iyo waalidiinta muslimiintoo dhan unaxariiso. Ninkan ayaa professor dhab ah oo soomaali dhab ah lagu tilmaamikaraa oo qalbiyada dadka wax fahmaya gelinaysa xusuus nool oo hada joogta iyo baraarug.
@ismailabdiabdilahi5507
@ismailabdiabdilahi5507 11 ай бұрын
Aamiin aamiin aamiin
@AntoineD.9483
@AntoineD.9483 Жыл бұрын
Monsieur Idriss j approuve votre théorie sur l importance de l affection et la tendresse parentale sur la croissance et le développement intellectuelle des enfants .
@Saajac2024
@Saajac2024 Жыл бұрын
pour moi ce nouveau il etait instructeur quel ecole et quelle annee.
@IfraaxCabdilaahi-si4gy
@IfraaxCabdilaahi-si4gy 11 ай бұрын
Warsame is mujiya in kale soo dhiga❤❤❤❤❤❤😊
@Mrlbkingj
@Mrlbkingj 11 ай бұрын
mashallah may the almighty eases all the broken homes
@Ubah3465
@Ubah3465 Жыл бұрын
Qof dareen leh uun ba dareemi kara ,professor ka qiimaha qisadiisa aad bad u mahadsantay sida qalbi ka hadalka leh ee ad noola wadagtay qisadada professor🙏🏾
@AhmedAdam-rl6ju
@AhmedAdam-rl6ju 5 ай бұрын
Parents has powerful words for their children, ❤
@kadarabdi3735
@kadarabdi3735 11 ай бұрын
Masha alh mufakir fiican
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Жыл бұрын
Thanks Hereri for sharing this with us. Inspiring story 🙏 ❤️.
@sismail120
@sismail120 Жыл бұрын
Macalinkaygii hore usoco ecole de Poudriere ee Q.7
@abdullahiruman6786
@abdullahiruman6786 Жыл бұрын
Wallhi wa runtiiis. Waleee. Walid wa qaali Ilmuhu wuxu ubahanyhay. In ladhiro galiyo🎉
@luulxasan3211
@luulxasan3211 Жыл бұрын
Waa hooyada waxa dadka kale horaysiiyaa. Aabaha wanaagsanina waa yool . Dad wacan baa ku dhalay adna waad dadaashay.
@kalidmed5272
@kalidmed5272 3 ай бұрын
Djibouti est la capitale de l'Afrique
@ifrahismailhoggren5550
@ifrahismailhoggren5550 Жыл бұрын
❤❤❤Allow waalidkena ha cadaabeen.
@dryusufqanimohamedabdi5737
@dryusufqanimohamedabdi5737 9 ай бұрын
Dr.Idiris Yuusuf waan salaamayaa. Waxaan kaa codsanayaa suxufi iyo soo saare sare cabdi salaan hereri fadlan waxaan uga baahanahay waraysi labaad
@khadarmuhamedchannel
@khadarmuhamedchannel Жыл бұрын
Iam first today thanks harare keep going brother ❤
@MohamudAbtidon-pf5um
@MohamudAbtidon-pf5um 11 ай бұрын
Waanruntii walal Dadaaal
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 Жыл бұрын
👋 Wey Mahadsanyihiin Weriye C/Salaan Hereri& Aqoonyahan Idiris.
@sonacihc
@sonacihc Жыл бұрын
Excellent !!! Superbe !!!! Un homme très intelligent et surdoué sur le domaine de la littérature. Il me rappelle moi même mais hélas personnellement j'ai échoué là où je devrais me surpasser pour aboutir à combler et prendre en charge les responsabilités qui me seraient octroyé en tant que l'aîné de ma famille. Comme disait ma très chère maman que j'adore plus que tout au monde " Un jour tu sauras ce que je te dit mais il sera très tard" . Un conseil à tous et toute, vous pouvez toujours trouver quelqu'un pour vous nourrir mais en revanche vous ne verrer pas quelqu'un qui vous donnera des conseils indispensables qui pourraient vous guider sur la bonne piste de la reussite, donc mon conseil est de profiter des conseils de vos parents et de bien les écouter tant qu'ils sont avec . C'est " priceless " vous l3 serez un autre jour. A+
@souadelmi5470
@souadelmi5470 Жыл бұрын
vraiment c'est pourquoi notre seigneur nous a dit de donner nos parents autant de respect et profiter avant leur mourir yaa Raabi protège nos parents d'ici-bas et au delà Amen amen amen
@sonacihc
@sonacihc Жыл бұрын
@@souadelmi5470 J'accepte Totalement Tes Propos ma Chère Souad. Qu'Allah Protège et Béni Nos Parents Ainsi Que Le Tout Puissant Accorde Sa Bénédiction Pour Ceux Qui Nous Ont Quitté Pour L'au de là...........Amin Yaa Rab !!!
@yahyamohamed9877
@yahyamohamed9877 11 ай бұрын
5:20
@gothabdirizak2146
@gothabdirizak2146 Жыл бұрын
Warysi xiiso leh ayuu ahaa Abdisalaan hereri mahadsanid. Aqoonyahanka haday suuro gasho wareysi kale inooga qabo insha allah
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Жыл бұрын
Amazing ❤
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Hereri horey usoco sodaa muuqaalka mahad sanid
@mustafeismaaciil1112
@mustafeismaaciil1112 Жыл бұрын
waaaw ninkani miyuuna ahayn ninkii hotell Ray's hargaysa lahaa
@adenshire1349
@adenshire1349 Жыл бұрын
Yaa salaam Masha Allah Karim . Hooyo caadil ah ayaa dhashay Dr Idris E LKN Dr Idris nin yar buu ahaa , marki uu arkey in hooyo aaney waxba aqrin karin E lkn caruur nimo waa ciil laga koro . Hooyo waa cajiib E Allah hau gargaaro hooyo.
@am.b5688
@am.b5688 Жыл бұрын
Hereri ayaan ku soo cararay illa iyo Goojacade ayaa la i bursanayay! Ciidamada qaranka hereriyoow madadaalo u shid, belaa na heshayee!
@abdulrazaqothman3140
@abdulrazaqothman3140 Жыл бұрын
Runtii waa wareysi macaan waxyaabo badanna aan ka faaiday
@munasudi3392
@munasudi3392 Жыл бұрын
Noolow nolol wanaagsan mr hereri
@hodan5734
@hodan5734 11 ай бұрын
Masha’allaah tabarkallaah
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Жыл бұрын
Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️ 🙏
@fotballontop
@fotballontop 11 ай бұрын
Nooloow. Hereri. Xayaakallaah.
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Жыл бұрын
Walee Prof Idiris VOA ayan ka dhagaysyay hada kahor dadkana wan uga sheekeeyaa lakin muqkisa hada igu horaysa
@mudanibrahim9089
@mudanibrahim9089 Жыл бұрын
I can't wait for the second part 😊❤
@Bisharofficial2024.
@Bisharofficial2024. 11 ай бұрын
Fadlan kadaa musiga barnaamijka
@ahmedhussein1774
@ahmedhussein1774 Жыл бұрын
Hereri💯💯💯💯💯💯💯💯
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Cajiib
@aminaabdi1166
@aminaabdi1166 Жыл бұрын
Waa dhakhtarkii aan ku dhashay
@user-hj2xl6cu6t
@user-hj2xl6cu6t Жыл бұрын
Ma shaa allah
@saynabjama8160
@saynabjama8160 Жыл бұрын
Cabdisalaan hereri aad bay uwanaag sanyihiin barmaamij kaagu hadaba musikada waxkale oo qurux badan kubadal dadbadan baa dhibsanaya musikada sida culumada
@alihanash9829
@alihanash9829 Жыл бұрын
Walaahay hooyo somaliyed oo wax qorin baa gabadh ay dhashay secondry form 2 ku ogaatay inanay hooyadeed waxba qorin..hooyo waa hooyo
@mohedabdi926
@mohedabdi926 Жыл бұрын
Waalidiin wixi uduuban yihiin o profisional ahba ku dhalay
@dryusufqanimohamedabdi5737
@dryusufqanimohamedabdi5737 9 ай бұрын
Dr.idiris waxaan kaa codsan lahaa dalka ka bilaw afka faransiiska ah
@user-xq2wu7io2c
@user-xq2wu7io2c Жыл бұрын
Mr cabdisalaan wey fiicnaan laheed in markale aad Wareysi intaa ka dheer la yeelato
@musemuse1507
@musemuse1507 Жыл бұрын
Hareri ogow luuqad cilmi maahan xataa haduu ku gabyo
@abdimuuminiimaan5049
@abdimuuminiimaan5049 11 ай бұрын
Haddii luqawi uu noqdo yacnii qof marjic ku ah sida siibawayhi ama asmaci waa aqoon lkn marka aad suuqa kabaratid ama
@abdinaasir1125
@abdinaasir1125 Жыл бұрын
Professorku siduu hadalka isulahelayo waa cajiib. Alaylehe nasiibay leeyihiin ardaydiisu. Balaaqad iyo waxfahsnsiinta Allah haluusiyaadiyo.
@hindagabas9855
@hindagabas9855 11 ай бұрын
Qiso cajiiba oo wax badan laga faaiidayo weeye
@Bogasho1
@Bogasho1 Жыл бұрын
M.a alx waan haysta labo waalid o wngsn
@jamaalibraahim4180
@jamaalibraahim4180 Жыл бұрын
Oof caleek
@farhan928
@farhan928 Жыл бұрын
heriri ninkan odayga second interview pls waa niin wax noo birinaya
@khadarcabdi1
@khadarcabdi1 Жыл бұрын
Haayoo haayoo haaye wariye hereri 😅
@nuurcade6172
@nuurcade6172 Жыл бұрын
Hore u soco sxb
@osmanmohamed1537
@osmanmohamed1537 Жыл бұрын
Masha Allah
@foziadaher7168
@foziadaher7168 Жыл бұрын
Même cette histoire il nous a raconté.j me rappeler bien .une mère et un père exemplaire.
@faisayussuf6953
@faisayussuf6953 11 ай бұрын
Wallal waxa loo bahanyahay wararka mihiimka ah oo afsomali ah in aad noo soo daysan
@SakariyeShabdirahman
@SakariyeShabdirahman Жыл бұрын
Waalidku kolay wuu wada wanaagsan yahay lkn waalidka ninakani waa waalid cajiiba
@khadramahdi3685
@khadramahdi3685 Жыл бұрын
In Sharaf ha Wayne Aamina hi iyo miyaa kudhashay.
@Eng.Khaalid
@Eng.Khaalid 3 ай бұрын
Legen wlhi
@YounisYounis-ho7ut
@YounisYounis-ho7ut Жыл бұрын
Huno tu ma fait pleurer 😢 à cause du parole de votre père guerrier ❤❤❤
@hassanismail2602
@hassanismail2602 Жыл бұрын
Mr cabdisalaan wey fiicnaan laheed in markale aad Wareysi intaa ka dheer la yeelato
@hassanismail2602
@hassanismail2602 Жыл бұрын
IDRIIS YOUSSOUF ELMI MACALANKAYGII JAMACADAA
@bashman345
@bashman345 Жыл бұрын
Very smart guy
@aliabdi3689
@aliabdi3689 11 ай бұрын
Hareri halkaa kawad
@ismailomar5904
@ismailomar5904 Жыл бұрын
Waraysigaan aad iyo aad ayuu ii cajabiyey fadlan qayb labaad soo samee hadaad awoodo.
@Geelljireqoqay
@Geelljireqoqay Жыл бұрын
Somalida waxay ku maahmaahdaa, Nin aad dhashay kuma dhallin, Laakiin dhiig kaa soo go'ay si kasta Ha noqoto, ilmo aad dhasahay markasta gacanta ku hay, Cause 2morrow is another day, waayo cusub!!
@mussali3427
@mussali3427 Жыл бұрын
maad siin qofkan xaqiisii waraysiga, siduu ku gaadhey heerkan afka fransiiska, muxuu bartay, maxuu qoray. iyo maxuu hadda yahay, wax badan baa dhiman. badweyn baad bilaale noogu dhurtay ee qayb labaad noo warayso
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 Жыл бұрын
Waalidka wanagsan wax badan bay badali kraan
@CabdiWali-be6tg
@CabdiWali-be6tg Жыл бұрын
Maciisaadtahay
@khadrakahin6394
@khadrakahin6394 Жыл бұрын
School lada Finland yidhaahda luqadiina bara ilmihiina si tana u Barton
@user-xs4lp1dt6o
@user-xs4lp1dt6o Жыл бұрын
QAYBTA SADAAX
@ducaysane1133
@ducaysane1133 Жыл бұрын
Maxaan wax ka baranaa geelayga aaa iga badane! Gaalxun oo uraya dhulkooda maxaan ka doonaa
@guledabdihakim9961
@guledabdihakim9961 Жыл бұрын
Waa inaabtii gey iris yuusuf climi yoonis
@guledabdihakim9961
@guledabdihakim9961 Жыл бұрын
Slaan sare
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg Жыл бұрын
Terse and verse
@dryusufqanimohamedabdi5737
@dryusufqanimohamedabdi5737 9 ай бұрын
Markay dani ku haysaa dad ku kala ogaata
@aboubakerilyasokiyeh8537
@aboubakerilyasokiyeh8537 Жыл бұрын
Asalaama alaykum waraxmatullahi wabarakaatuh. Waxaan aad uga murugaysanyahay in ay facii naga horreeyay , aabbayaasheen, amma awowyaasheen ay nasoo gaadhsiin kari waayeen dhaqankii , iyo dhaxalkii aynu xaqqa u lahayn amma gaarka u leenahay sida afkeena soomaaliga, maansooyinka, sooyaalka, iyo agabka dhaqanka. Haddaan nahay soomaalida ree jabuuti goormaan dhaafaynaa in nanoo dhigo af-faransiis , iyo dhaqan farasiis. Guumaysiga qabaw goormaan ka baxynaa? Soomaalida reer jabuuti haddaynu nahay Goormaan dhiganaynaa afkayaga soomaaliga, dhaqankeena soomaaliga, sooyaalkeena gaarka ah ee soomaaliyeed iyo diinteena islaamka ah ? Hurdada ha laga kaco!
@hooyosom8904
@hooyosom8904 Жыл бұрын
Masha Allaah Allaha Akbar
@abdikaficafo7276
@abdikaficafo7276 Жыл бұрын
Ninkan wan wan ka helay sheekadiisan runti dadka waxa waye AAN laga daalin sheekadioda aad wax wuu noo fahmsiyay
@cabdirisaaqbaraag3465
@cabdirisaaqbaraag3465 Жыл бұрын
Waraysi wanaagsan. Dr. Idiris waxaan weydiin lahaa: gabaygaas 'Nin labaatan wiil leh iyo nimaan wali lammaanaanin'' aabbihiis miyaa sameeyay mise waa odaygu waa soo xigtaye qof kale ayaa sameeyay? Intaas ka dib, odaygu waxa aad mooddaa in uu aad isaga ilaaliyay da'da sheegideedda. Xitaa goortii uu dhashay ma aanu sheegin! Sabab?
@khadarabdirahmanyacquub5620
@khadarabdirahmanyacquub5620 Жыл бұрын
Waxa lahaa nin la odhan jiray Xirsi dabacaydh. Lixdan nimay u fooftiyo nimaan,layli raranaynin Nin labaatan wiilliyo nimaan,wali lammaanaanin Laalays nin fuuliyo ninki,lugo ku rooraaya Kol haddaan ninnaaba laasimayn,waxa u laacaaya Maxaan kaga lurmoodaa adduun,lumaya weeyaane.
@IstahilCabdi-wu1ln
@IstahilCabdi-wu1ln Жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 11 ай бұрын
Waasto faqir mahelo aqoon waasto waxa donayay lacag waba heestaa lacag goni iiah somali maba ihi iska inkir saxibkagana shitaaro sidariskisa utumo kuusogaro
@sahrajamac9975
@sahrajamac9975 Жыл бұрын
❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤🎉🎉🎉❤❤🎉🎉❤🎉🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤
@khaalidgobdon3214
@khaalidgobdon3214 11 ай бұрын
Reerkii kaa dul guuriyo darskii wax kula raba markay dani Ku haysaad dadka kala ogaata
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 18 МЛН
ПОМОГЛА НАЗЫВАЕТСЯ😂
00:20
Chapitosiki
Рет қаралды 29 МЛН
طردت النملة من المنزل😡 ماذا فعل؟🥲
00:25
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 14 МЛН
Boqorkii feerka Mohamed Ali Kalaay Taariikhdiisa iyo Abdisalan Hereri
23:00
Abdisalan Hereri iyo Majaajiliiste Diidan "Wareysi aad u qosol badan"
21:52
Каким будет осенний призыв? Чего нам ждать?
33:00
НО.Медиа из России
Рет қаралды 140 М.
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 18 МЛН