Maxaad ka taqaanaa xaalada Autism oo saamayn wayn ku yeelatay Somali badan

  Рет қаралды 40,186

Hereri Media

Hereri Media

Күн бұрын

Пікірлер: 97
@matmat735
@matmat735 Жыл бұрын
Very brave woman talking openly about a tabou subject in the community. Kudos !
@Isak.a
@Isak.a Жыл бұрын
Afsoomaali mad kuso qortid. Luuqadada ixtiram
@FardowsaAbdi-xm8gw
@FardowsaAbdi-xm8gw Жыл бұрын
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Жыл бұрын
Mahadsanid Wariye abdisalaam hareeri shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba ❤❤❤❤
@maxmedmuuse4653
@maxmedmuuse4653 Жыл бұрын
Abdisalaan ibraahim mohamed hereri . Ninka kaliyee magacaago saddexan garanaya waan ku salaamay bro
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Жыл бұрын
Thanks to both of you for this interview it is very beneficial.
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Жыл бұрын
Thanks Hereri, great brother and helper to all corners of our lives community.
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Жыл бұрын
Masha Allah, very bright and educated mother. Xafidakumu Allah jamiican ❤️ 🙏
@abdiyarebashiir1246
@abdiyarebashiir1246 Жыл бұрын
Ameen Ameen Ameen Yaa RAABBI
@bardacad
@bardacad Жыл бұрын
Waa gabar wax wayn aan ka faaiiday Aad iyo aad baad u mahadsantahay ABDISALAAN HARERI WAAN U BAAHANAHAY IN AAD GABARTAAN OO KALE NOO WQRAYSATID.
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 Жыл бұрын
Salaam Alayakuma first one and comment thanks Herar media ❤🎉
@turkiosman9684
@turkiosman9684 Жыл бұрын
Hooyo intelegent ah iyo weriye ruug cadaadiya
@fda8461
@fda8461 Жыл бұрын
Waa barnaamij aad iyo aad u wanaagsan. Mahadsanid Abdisalaan. Fadlan booga magaciisa iyo forumka ay dadka aqonteeda la wadaagto cimwaankiisa nosoo gudbiya.
@jabariali5368
@jabariali5368 Жыл бұрын
Masha Allah wa hooyo fiican o ilahay caqli siiiyay ❤
@DeeqaMusse
@DeeqaMusse Жыл бұрын
Thank you for inviting our beloved sister Samiya and our hero ❤️ the message is always clear never lose hope, love your book! storyline, the information is so powerful and inspiring. May Allah protect and bless your entire love ones🙏🏾Amin seeing how much you do for community makes me happy and keeps hope alive….
@cabdirashiidaxmad5759
@cabdirashiidaxmad5759 Жыл бұрын
Cabdisalaan Ibraahin hereri shaqo wacan
@Ilyaasabdirahman
@Ilyaasabdirahman Жыл бұрын
Masha Allah guuleyso insha Allah 🥰🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇳🇴🇳🇴🇳🇴
@qaranbileproduction147
@qaranbileproduction147 Жыл бұрын
Masha’Allah. Samiya was shaqsigii any u baahneyd Somalida maanta la il daran xaaladaan nagu cusub ee Autism oo aan anigu u bixiyay (Duwane). Sida ay Saamiya sheegtay xanuun maahan ee qaanka uu wax u arko amaba nolosha ku hareersan uu u qiimeeyo ruuxaasi ayaa ka duwan qaabka ay banii aadamka intiisa kale wax u aragto uguna fal gasho. Allow noo barakee dadka oo Saamiya oo badan nagu kab.
@TruthSeekerAfrica
@TruthSeekerAfrica Жыл бұрын
Ilaahi ha ufududaayo kuwa autism qaba. Amin
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 5 ай бұрын
Absolutely. Luuqada muhiim ma aha meel kasto turkubaanaa joogo ee ubadka ku dadaala intuu aadka u yar yahay.
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤
@ahmusse1269
@ahmusse1269 Жыл бұрын
great interview
@safiajama8784
@safiajama8784 Жыл бұрын
Wll xanuun maaha waa la noolaansho xaalad.
@ayanmuse9676
@ayanmuse9676 Жыл бұрын
Maasha Allah, waa hooyo dadaashey samir badan la timid
@nrcabdi
@nrcabdi Жыл бұрын
😢😢 😢😢 Eeboow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax i tari karto Igalaxariir (Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar) Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho. ilaahbaan ku dhaartee waxan maalin ku noolaado xitaa ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi
@truecomment3650
@truecomment3650 Жыл бұрын
Wadamo badan ayaan soo maray lakiin Cudurkaan kuma arag Soomaaliya. Itoobiya iyo Kenya hadana qurbaha markaan imid waxaan arkay inay xaaladaan ku badanyihiin bulshooyinka geeska Africa sida dadkeena, Itoobiyaanka, Jabuutiyaakja iyo Eritiriyaanka sababtana wali ma ogaanin waxay tahay? Ilaahay hana wada caafiyo aamiin. Mahadsanid Saamiya❤
@abdiyarebashiir1246
@abdiyarebashiir1246 Жыл бұрын
Xafidu LAAHU Dear Mummy
@halalpolice23
@halalpolice23 Жыл бұрын
It’s eye opening Jasakalaahu Khayr wllo
@husseinodowai1257
@husseinodowai1257 Жыл бұрын
Mashaalh very bright mother
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 Жыл бұрын
Waa xunaanen aallah ku caafiyo
@Isak.a
@Isak.a Жыл бұрын
Waxa layaab ah commentiga wada af-ingriis talow Somali ilbaxnimada maxey moden english. English wa luuq ma aha aqoon mise cilmi Midas fahma. Aniga waxaan ahay turjuban afsoomali iyo english shaqda un bana english u isticmala inta kale wa afkeyga aabe.
@khadraali8373
@khadraali8373 Жыл бұрын
Maxad utiri afkayga aabe adigo iskadhigaya inaad waxsaxayso
@noohaliahmed3978
@noohaliahmed3978 Жыл бұрын
Malaga yaaba talaalada caruurta qurbaha la siiyo inay xiriir ka dhaxeeyo.
@ahmeddakir9262
@ahmeddakir9262 4 ай бұрын
maadaama uu wadanka aad ugu yaryahay waxaan filayaa in daawooyinka ay dadku isticmaalaan xiliga uurka ay sobobto waayo wadanka dadka uurka leh xataa kiniinka madax xanuunka ma isticmaalaan ,mida kale warwarka iyo kiniinada ay u cunaan warwar biiyaha ayaa ku sobobi kara ,iyo wixii alle ku sobobo caruurtaa
@ubahismail585
@ubahismail585 2 ай бұрын
Mashalah tabarakala
@sacdiyasiyaad7241
@sacdiyasiyaad7241 Жыл бұрын
Asc walalalo waa idin salamay maansha alaah waxa tahay hooyo qaaliyah waayo somali hadan nahay inta badan badj ma ogola aniga waxan ka shaqeeya elementary school sanadki waxan hayay kindergarten boy marka first grade boy runti Autism isaga kala lebel ah waana smart ilmaha qaar ilaahy caafimad ha siiyo laakin waxay u baahan yihiin dadal dheer walow African dhan ayaan ogolayn siiba somali iyo Eitopian wadamadan horay maray waxay qaban school gooni ah abaayo qayr alaah ku siiyo dadka waa u faaiidaysay kuwi isku naxaristo alaan naga dhigo Ameen
@fadumojamac2415
@fadumojamac2415 Жыл бұрын
Masha Allah mahasanidiin
@abdiweliabdullahi2032
@abdiweliabdullahi2032 Жыл бұрын
Masha Allaah❤
@ahmedhussein1774
@ahmedhussein1774 Жыл бұрын
Hereri💯💯💯💯💯💯💯💯
@erdogan2030
@erdogan2030 Жыл бұрын
Cabdisalaam hereri wariye can ah salan saare
@MohamedHassan-wu9ij
@MohamedHassan-wu9ij Жыл бұрын
Qofkii raba in uu daawo u helo carruurtiisa qabta xannuunka Autism, akhriso buugga ama daawo video ga Kerri Rivera.
@qaaliquruxmedia
@qaaliquruxmedia Жыл бұрын
Aniga wiilkeyga oo 3 sano jiro aya la nool xalada autism mana aha xanuun ee wa xalad.
@muznaahmed6968
@muznaahmed6968 Жыл бұрын
Great 👍interview.
@caliismaaciil-ch2bw
@caliismaaciil-ch2bw Жыл бұрын
Waa maxay otisamku burco jooga waligay burco kuma arkin qof qaba xaaladan
@siciidshabeelle
@siciidshabeelle Жыл бұрын
Dhakhtarkii ayaanba garanayn mamo kiilo daawo ah uunbuu isiinayaa😢
@XafsoMaxamuud-l4x
@XafsoMaxamuud-l4x 17 күн бұрын
Asc wiilkayga mahadlo maxaan kugaran karaan
@Bashiircusmaan-v3b
@Bashiircusmaan-v3b Жыл бұрын
Waxaan ku talinlahaa in la furo Meel ugaara Oo Lagula talyo laguna wacyi galiyo Dad ka u dhiban Xaaladan Mahadsanidiin
@mohedabdi926
@mohedabdi926 Жыл бұрын
Quruxdaasay leeday waanay na dhalikarta imaka hadii laysku kaaya eegana ana ana 2jeer kawynaanaya Africa way na daandaamisay nio ilaahow frj khyrqaba
@IsmailBare-kr6oo
@IsmailBare-kr6oo Жыл бұрын
Haaa wlhi anaba hada sas maskaxdheydha kalahaa m.a waye ❤
@SaraAden-nl6vh
@SaraAden-nl6vh Жыл бұрын
Kkkkkkkk
@noohaliahmed3978
@noohaliahmed3978 Жыл бұрын
😂😂 nio afkaygaad kala baxday
@amataallah2026
@amataallah2026 Жыл бұрын
Say Masha Allah
@Akhyaar142
@Akhyaar142 Жыл бұрын
Adu ma naagba thy mxd quruxda iyo yaranta kufale😂
@DrNuaiman-ll7lz
@DrNuaiman-ll7lz Жыл бұрын
Mr hereri
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Жыл бұрын
Baraka Allah Tabaaraka Allah 💯 ♥️
@sakariyedhagjar1301
@sakariyedhagjar1301 Жыл бұрын
Geart mother
@Waasuge2012
@Waasuge2012 Жыл бұрын
I agree with you 💯 👍🏾
@elmimuhiyadiin7746
@elmimuhiyadiin7746 8 ай бұрын
Soomaaliya waa Soomaaliya,wax la yiraahdo Soomaaliya iyo somaliland majirto
@erdogan2030
@erdogan2030 Жыл бұрын
Eebe a cafiyo
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 Жыл бұрын
Autismku cudur maaha Waa duwanaansho maskaxeed!! It means your brain works in a different way from other people.
@MaxamedShowkani-lm8jg
@MaxamedShowkani-lm8jg Жыл бұрын
Awtisimka horta noo sharax intaadan saamayntiisa sheegin
@Rukia-n6w
@Rukia-n6w Жыл бұрын
Waa run astamihiisa noo shegi lahyd iyo sida lagu garto inta ugu badan
@Materno1
@Materno1 Жыл бұрын
buugaa hargaysa ma laga heli karaa?
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Wangar tey mahad sanid sodaa muuqaalka 1:32
@abdirashidkahiyehassan5786
@abdirashidkahiyehassan5786 Жыл бұрын
Book Mogadishu keen dheh
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Wangar tey mahad sanid sodaa muuqaalka 1:32 1:36 1:38
@axmedcabdiciisechannel
@axmedcabdiciisechannel Жыл бұрын
Asc cabdi salsan. hareeri
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 Жыл бұрын
SamiyA inankedu Wa farid
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 Жыл бұрын
Samiya inkedu qora bu noqon donaa
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 Жыл бұрын
Af somaliga dhodane Aya la yidha
@MaymunaMukhtarJelle
@MaymunaMukhtarJelle Жыл бұрын
Waad mahadsantahay hareri waxaa joogo ku hadalka kadaaha
@AmranXaaji-g5w
@AmranXaaji-g5w 7 ай бұрын
Somalida cidina ma baadho waxaynu u badaney otisam
@greatsomalia4598
@greatsomalia4598 Жыл бұрын
Autism Annaga soomaalida dalkii hooyo joogta Autism anagu waxaanu u naqaana qof waaalan
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 Жыл бұрын
Tawxud BA la yidha af carbiga
@abdifatahcg4055
@abdifatahcg4055 Жыл бұрын
Kawaran hadii latumo muuna hagageyn😂 ileeyn somalida waxa loogu taag heli maaye
@hodanibrahim5308
@hodanibrahim5308 Жыл бұрын
Waa xanuun wll ilhy ha ka dul qaado carrurta la nol.kuwenana uma keeno wx lgu qoslo maaha mhdsnid
@musemuse1507
@musemuse1507 Жыл бұрын
Somalida waa wada Autism macaa madqxdooda
@cabdishakurmuxammedyuusu-ug3gj
@cabdishakurmuxammedyuusu-ug3gj Жыл бұрын
Aad iyo aad waan kula arkay Madaxdii udambaysay ayaan ku arkay cilladdaas!.
@dayuus1dayuus733
@dayuus1dayuus733 Жыл бұрын
Sax walahi
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 Жыл бұрын
Qurbha sabab u ah WA af radis
@magoolaidid5506
@magoolaidid5506 Жыл бұрын
Idhafi herewith
@diiriyeoomaar816
@diiriyeoomaar816 Жыл бұрын
Autism ma hadalka oo istaagaa
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 Жыл бұрын
Samiya aNu is aragno
@alandosh
@alandosh Жыл бұрын
Barnaamijka anigo dhageysanayo markeey Marley dhahday dadka Soomaaliland iyo soomaaliya ayaa ka ka gudbay oo aan iska jaray ma aan dhameysan, keliya waxaa ku filneed dadka soomaaliyeed.
@mmcc4347
@mmcc4347 Жыл бұрын
Anigu maba aqaano Autismka wuxu yahay
@cabdishakurmuxammedyuusu-ug3gj
@cabdishakurmuxammedyuusu-ug3gj Жыл бұрын
Autism waxa uu shabbahaa cilladda ladhaho Af-garoocnimada, waa xaalad qofka ka dhigta heer uu cabbiriwaayo afkaarta uu qabo dadka qaarna waxaaba usii dheer in ay fahmi waayaan dadka kale waxa ay usheegayaan. waxa laga yaabaa mararka qaar inaad aragtid qof da' ahaan weyn lkn ku hadlaya hadalladii carruurta! markuu hadlayana hadalladu ay ka kala dhumaan xitaa isagoo xaalad caadi ah kujira.
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 Жыл бұрын
Amusku wa dahab
@mohamedfarax7400
@mohamedfarax7400 Жыл бұрын
Iam,not,ssy,ithink,so,iam,say,really,is,talking,this,diseases,change,somali,languageanigu,waxaan,leeyahay,dadkaasi,ku,dhacday,waxaa,weeye,markay,iloobeen,waalidkood,ama,walaalahood,ayey,cuquban,timid,waa,habaar,ka,yimid,dadkii,la,dhashay,if,you,become,out,of,sight,out,of,mind,hadaad,iloodo,dadkaada,sidan,ayey,cuqubado,idinku,dhaceysaa,idinka,ama,caruurtiina,ayey,ku,dhaceysaa,cuqubadu,goodluck
@aminaissa7307
@aminaissa7307 Жыл бұрын
Sax
@awiawi2757
@awiawi2757 Жыл бұрын
Kala xidhidha xarunta dhaqan xumada ee Hargeisa
@foziyaheydhar4108
@foziyaheydhar4108 Жыл бұрын
what is her social media handles?
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Wangar tey mahad sanid sodaa muuqaalka 1:32 1:36 1:38
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Wangar tey mahad sanid sodaa muuqaalka 1:32 1:36 1:38
@ikraancabdullahi289
@ikraancabdullahi289 2 ай бұрын
Jĥd❤
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 12 МЛН
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 13 МЛН
Autism Documentary: Inside the UK’s only school for autistic girls
8:05
HOOYO ARIN FARXAD | LAYAAB LEH SOO BANDHIGTAY. ADHD | AUTISM
32:09
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 87 М.
Halkee ayuu salka ku hayaa khilaafkan dagaalka Sudan.
37:35
Hereri Media
Рет қаралды 66 М.
Wiil loo maleynayo in laga daweeyay  Autism
5:57
HANOOLAATO
Рет қаралды 189 М.
Autism Part 1 (Af Somali)
12:21
Dr. Asad Dahir
Рет қаралды 10 М.
Hablo Soomaaliyeed oo Duuliye ka  ka ah Air Djibuoti-Qaybtii
9:47
Universal TV
Рет қаралды 141 М.