WAA KUWEE QABIILADA SOOMAALIDA UGU GEELA BADAN MUXUUSA YAHAY QIIMAHA GEELA.

  Рет қаралды 10,535

ILAYS MEDIA

ILAYS MEDIA

Күн бұрын

#dhulbahante #isaaq #majeerteen #hawiye #Gaaljecel

Пікірлер: 54
@حسينمِرى-ذ3خ
@حسينمِرى-ذ3خ 9 ай бұрын
Raaga laxaha sii dhaawaryo dhaqasho waa geela Mashallaha xoolaheyan allaha ha nu barkeyo
@abdillahiadanissah9244
@abdillahiadanissah9244 9 ай бұрын
Ader MashaAllah geel inaga ba uhoreye daqasho waxti 3rd. millennium BC👏🙏🤲
@XaawoCabdiweli-rb5oi
@XaawoCabdiweli-rb5oi 9 ай бұрын
❤ dhulbahante❤ ❤ cidkalele majiryo
@حسينمِرى-ذ3خ
@حسينمِرى-ذ3خ 9 ай бұрын
Mahadsanid abwaan
@FarhandhagacadeFarhaan
@FarhandhagacadeFarhaan 9 ай бұрын
Mashaa Allah abwaane dhaqankaadi u soo laabo
@dahirahmed3264
@dahirahmed3264 2 ай бұрын
Abwaan. Dhaqan yaqaan ayaa tahay mashallah
@buhodledolal8885
@buhodledolal8885 9 ай бұрын
From hawd iyo ciid isoo gaadh
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 9 ай бұрын
Masha Allah Ader we are one end I'm so glad we did together I wish you all the best love you all SSC Khatumo GUUL IYO GOBANIIMO Insha Allah ✅🕋🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤🇸🇴💐
@alihanash9829
@alihanash9829 9 ай бұрын
Dhulbahante, ugaadeen iyo g36
@SPharaoh
@SPharaoh 9 ай бұрын
Geel ugu imoow Ogaadeen, Dhulbahante, Garxejis, gaal jecel. Habar jeclo guban deggan ari ee dhaqdaan geel waa halo yar iyo nin dhif iyo naadir eh. isaaq waa Garxajis.
@calimaxamed3786
@calimaxamed3786 9 ай бұрын
Marexaanka gedo soomali cid ka geelbadan majirto saan ogahay
@moolcaliyow
@moolcaliyow 9 ай бұрын
Geelii wanaagsanaa QAAD ayaa lagu baabi'iyay. Geeljirayaashii muqayiliin ayey noqdeen!
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 9 ай бұрын
🇸🇴 my flag my choice.❤🇸🇴💐
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 9 ай бұрын
Ma sha allah Abwaan dhunkaal wadani Soomaaliyeed ilaahay haku xafido
@husseinaden2391
@husseinaden2391 9 ай бұрын
Abwaan waan kusalaamay 🫡🫡🫡
@jeimoha3286
@jeimoha3286 9 ай бұрын
Anigu waxaan qabaa Gaaljecel Saransoor iney somalida yihiin kuwa ugu geela badan
@abdiabdullahi3108
@abdiabdullahi3108 9 ай бұрын
MashaaAllah abwaan
@AxmadXasan-w2p
@AxmadXasan-w2p 9 ай бұрын
Ujeedada laga wado raac. Khayrba ha samayn sharba kuuma yimadee
@mohamed88466
@mohamed88466 9 ай бұрын
Hhhhhhhh habar jeclo reero-geel maaha riyo iyo waxaa kale ayay dhaqdaan
@filsanmo4987
@filsanmo4987 9 ай бұрын
Habarjeclo kuma jirto, Riyahay dhaqdaan
@abdiabdulleabikar3617
@abdiabdulleabikar3617 9 ай бұрын
6asc gaaljel iyo ogaadeen😊
@calimaxamed3786
@calimaxamed3786 9 ай бұрын
Marexaan
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf 9 ай бұрын
Baaraka Allaah Xaqiiqdii Geela Aadbaan u jeclahay anoo magaalo ku koray cimrigayga Saddex meelood lava meel qurba joogey qalbiguu Geelu iiga taalaa
@abdillahiadanissah9244
@abdillahiadanissah9244 9 ай бұрын
🐪🐫 our heritage
@MohamedAAdam-en8rx
@MohamedAAdam-en8rx 9 ай бұрын
Aad baad u mahadsan tahay Abwaan Dhunkaal
@MohamedAAdam-en8rx
@MohamedAAdam-en8rx 9 ай бұрын
Abwaan Dhunkaal. Hadii alle idmo Dhagaxbuur ayaad ku macsuumantahay
@mohamedguirreh
@mohamedguirreh 8 ай бұрын
Mahaalah iska nolow
@massmass8300
@massmass8300 9 ай бұрын
abwaan dhuunkaal salaansare abwaan🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝
@buhodledolal8885
@buhodledolal8885 9 ай бұрын
Gabay cajiib ah Mansha Allah
@buhodledolal8885
@buhodledolal8885 9 ай бұрын
Waan ku salaamay abwaan waxaan jecalahay inaad dhulkeena waad taqaanaaye iyo dhaqankeena aad uga sheekayso markaad wakhti u hesho sababtoo ah aad baad u taqaanaaye
@qajafweyn
@qajafweyn 9 ай бұрын
Abwaan maahmaayada somalida waxaa kamid ah qaar ay bixiyeen Yuhuud iyo Gaalo. Waadna ka dhadhaminkarta maahmaahyoonka qaldan. Mahadsanid
@mostafaqoob2217
@mostafaqoob2217 9 ай бұрын
GARXAJIS, OGAADEEN, DHULBAHANTE, HABARJECLO GEELAY WAXAY DADKA ISKAGA XIGAAN
@SPharaoh
@SPharaoh 9 ай бұрын
Habar Jeclo waxeey degaan guban. Geel Caan kuma ahan. Ari ee dhaqdaan. Waa nin iyo dhif iyo naadir ah.
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 9 ай бұрын
Lakiin ogooow geelka dhulbahante xataa Australia ka DeX ordayaa caskartii ingriiska iyo Australia 1922 bee ka qateen dhulbahante CID naga geel badan majirtooo
@ahmad6967
@ahmad6967 9 ай бұрын
😂😂😂 Adeer adigu geela is ka daa oo dameerihiina ka waaran
@samaronsaid4676
@samaronsaid4676 9 ай бұрын
Absolutly waa runtii
@alshifa2673
@alshifa2673 9 ай бұрын
Abwaan gobonimo eebe weene kugumaneeystay ee siidaadaa gabayada
@safiyofarah-gs9qx
@safiyofarah-gs9qx 9 ай бұрын
JAH MARKUU BIYAHA CABAYO QURUX BADANAA MANSHAALLH GEEL WAAN JECLAHAY ABWAAN SIYAASADA NAGABA DAA GEELA UUN NOOWAD
@mohamedguirreh
@mohamedguirreh 8 ай бұрын
War nin gessi somalie pa tay
@AxmadXasan-w2p
@AxmadXasan-w2p 9 ай бұрын
Waad isku dayday inaad gabaydo.
@waayeelcumar5546
@waayeelcumar5546 9 ай бұрын
Waa sidaa abwaan, maah maahda nin cadaw ah ayaa bixiyey.
@Haybajama
@Haybajama 9 ай бұрын
Ragfijn Ragii la arki jirey
@safamarwa3597
@safamarwa3597 9 ай бұрын
Raga geelu u xaraysan yahay inay baryo daba ordaan maahaba
@fawziahmed3290
@fawziahmed3290 9 ай бұрын
👏👏👏👏👏
@Fowzi-t8j
@Fowzi-t8j 7 ай бұрын
WAAAR KANI NACAS CUQDADAY SAN HA AHAAADE HADANA WAXOOGA GABAY AH BUUU ISKU TOOSIN KARAA. MISE WUU SOO QAYBAY
@AxmadXasan-w2p
@AxmadXasan-w2p 9 ай бұрын
Qofku waxaa wanaahsan inuu Tusaale yaasha Ujeedada laga leeyahay fahmi maysid. Ujeedadda raac yaa Muqafil waxaad
@mashalaayedablaq5819
@mashalaayedablaq5819 9 ай бұрын
Waxaan marqaati ka ahay in mareykan gobolada qaarkood geel lagu dhaqaaleeyo caanahiisana waa qaali koobkii caano geel ah waa $50 dollar gobolada kale ayaa looga yimaadaa maxaayeelay caanaha geela waa dawo oo daadidiisa waa dawo sidaa awgeedna dadka Diabetic qabo sida sonkorta dhiig karka iyo 12 cudur oo anan anaga aqoonin ayay caanaha geela dawo u yihiin taa ayaana usabab u ah inay caanahii ceela qaali noqdaan iyo dadkii oo dawooyinkii faraha badnaa ee ay qaadanaayeen nacay oo ay caanaha geela kadoor bideen maadaamaa ay cuduradiib daweynayaan sidaa awgeedna somalida ha ogaato caanaha geela inay dawo yihiin markaan waxyaabo kale lagu darin oo ay nadiif yihiin!
@AbshirMohamud-np9zt
@AbshirMohamud-np9zt 8 ай бұрын
Salan katimid ogadenia geel xolo kuma jiro nin dhada grn
@AbdirahmanYusuf-m3o
@AbdirahmanYusuf-m3o 9 ай бұрын
Asc.abwaan aad baan ugahelay sheekadaan iyo gabayadaba.anigu ku ma,aqoon muddo, aan saas ufogayn baan nin abwaan ah oo layiraahdo, dhagadheere wuxuu nagu yiri asagoo ku difaacaya. Abwaan dhuunkaal waa nin suugaan iyo dhaqanba yaqaan waliba,soomaali wanaag lajecel. Waana garanayaa inuusan qabiil kuu difaacin. Aniguna hadaan umbrage furayaa
@AbdishakurYusuf-e7t
@AbdishakurYusuf-e7t 9 ай бұрын
Aad iyo aad abwaan dadka kalaya qan
@cabeeysubkane
@cabeeysubkane 9 ай бұрын
Dhuunkal waad nahadsantahay balse geeli faraha badan ee jijeele miyuu dhamaaday
@BulaaleAhmed-m5b
@BulaaleAhmed-m5b 9 ай бұрын
Markaa yaa haraaya ma dadka dila oo india sidii nacas ah loo saabuunta asaga caydiid ,cabdulaahi . Waryaa ku ekaadada .waxaad lama arkee
Man Mocks Wife's Exercise Routine, Faces Embarrassment at Work #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 6 МЛН
Офицер, я всё объясню
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 5 МЛН
Ninka Soomaligaa ee ugu Geela badan Tanzania 🇹🇿
18:12
Qays Qeyser
Рет қаралды 548 М.