waa lagu kala baxay ee aaway deb demiska ragii udhaaranaayay shacabkana beenta usheegay

  Рет қаралды 17,073

HANMAAL MEDIA

HANMAAL MEDIA

26 күн бұрын

#hanmaal_media_subscribe_like_share_comments

Пікірлер: 94
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 24 күн бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@noorbashow645
@noorbashow645 24 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤
@ubaxjama5976
@ubaxjama5976 23 күн бұрын
Ilaahoow soomaali u gargaar
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y 23 күн бұрын
GUUUUUL GUUUUUUL SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUUL GUUUUUUUL 🇸🇴 ✈️ ♥️ GUUUUUL JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL GUUUUUUL JAMUURIYADAA SOMALIA 🇸🇴
@mohamadomar4591
@mohamadomar4591 24 күн бұрын
Dadkaan inkaartamaayo Waanba yaabee Dhulka ayaga miyaa leh War guryo raadsada ama Aada meelaha qaxootiga dagaan Calaacalka naga daaya
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 23 күн бұрын
Ma adigaa dhulka ka xiga oo candhada hooyadaa kala soo baxday dhulka cid ka xigta ma leh ee caaq baad tahay iyi walad aan xalaal ku iman ee iska aamus
@osmanirobe6616
@osmanirobe6616 24 күн бұрын
Marino ee ciidanka badda Soomaliyed ee muuse degenyahay ka waran abwan garad ma dawlad ayaa leh mise mudullood
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 24 күн бұрын
mariino waalaga saaraa haji muuse dowlad aaleh laakiin h/g jaamacadaha oodweyne tareebuunka shirkalo waxaas dhan waalaga saaraa
@Istar-yk6jb
@Istar-yk6jb 24 күн бұрын
​@@user-de6lm4wn9c dowladaa leh xajigana wuu difaci jiray waligii si kuwan ow kale ay u soo hunguriyen wa in ay kabaxaan dhaman xarumaha dowlada ay iska dagan yihiin kuwa ana dowladnimada rabin
@mohamedabdulahi596
@mohamedabdulahi596 24 күн бұрын
dadkan galmudug ha lagu celiyo
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 24 күн бұрын
islaanta kulahaa 200 oo boos oo madaxweynaha noo balan qaaday dhulkii dhagaxa aaka soo carartay waxaa rabtaa dhul dad lee yihiin in lagu siiyo aqliga allah kaa qaad cidaan xaaraan ma ahee aqli kale malaha
@user-ew6mb4gp6n
@user-ew6mb4gp6n 24 күн бұрын
Si fiican ayay yeeshay dowladu wayna ku mahad santahay cadaaladii ayaana timid
@abdallahassan4127
@abdallahassan4127 24 күн бұрын
muuse suudi xaradii ciidan badda halaga baxsho markaas ayaa dawlado saxan tahay dhulka dowlada ayaa iska leh meelaha danta good halabaxo sida iskool sida isbitaal carwadi hore hantida danta guud halaga baxo yaan ilma lagu dhalin waqtigii usc waa dhaaaday
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y 23 күн бұрын
111111111111111111111💯💯💯💯💯💯💯🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹CADOWGA SOOMALIYEED WAA ITOOBIYA CADOWGA SOOMALIYEED WAA ITOOBIYA CADOWGA SOOMALIYEED ITOOBIYA QUSHAAASH
@Aminatt31828
@Aminatt31828 24 күн бұрын
dowladnimada iyo dalka adeer waa in loo siman yahay dhulalka sida oodweyne, shiirkole, african village, xero ruush, marnaayo, raadaarka,iyo dhamaan wasaaradaha iyo safaaradaha, iskoolada, iyo dhamaan danta guud isku mar dadka halaga wada saaro hadii kalenin jecleysi iyo shimbira yahow heesada ha la joojiyo dadku waa isku mid hala wada saaro ama hala wada daayo
@Amineta.0
@Amineta.0 24 күн бұрын
Hooyo ineey ooyso Maahan waxeey eheed in meel un loo raro kadaama ey mudo dheer degenayeen laakiin saan waaqalad inkastoo dhulku leedahey dowoad
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y 23 күн бұрын
🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯CADOWGA SOOMALIYEED WAA ITOOBIYA QUSHAAASH GUMAYSTA HA ITOOOBIYA HADHACDO QUSHAAASH CADOWGA SOOMALIYEED WAA ITOOBIYA QUSHAAASH
@Amineta.0
@Amineta.0 24 күн бұрын
Amuu dhulkaas xasan isagu qaata
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 24 күн бұрын
Been baa loosheegay. Sorry Mother ❤❤❤❤❤
@AshakuurBnmohamed
@AshakuurBnmohamed 23 күн бұрын
Shacabka dowladu dhul waasisay lkn dad kaan xildhibaanada matala ayaacunay wixi loogu talagalay
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y 23 күн бұрын
ASTAY FORO ALAAAH HOOGO DALKA YAGA SOMALIA 🇸🇴 AYAA CADOWGA AH CADOWGA SOOMALIYEED WAA ITOOBIYA QUSHAAASH QUSHAAAASH CADOWGA SOOMALIYEED WAA
@shamsaahmad3036
@shamsaahmad3036 24 күн бұрын
shacabka in saan loo galo mahan ee ilaah halga cabsado 😢
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 23 күн бұрын
Dabdamiska 30 qooys ka yar baa HG ah marka 370 Woods oo uu Abgaal Eelay iyo Dir iyo Daarood ah maan u dhimanaynaa hadii ay HG wada ahaan lahaayeen Xasan Tuug sooma hawaysteen ee balaayo lagula qabo baasoow lama yiraahdo Soomaalida kale ee dhibaatoonaysa ayaa ka badan dadkoodana wey meelaysan HG ee Xasan Tuug inta soo hartay ha cuno oo badar ha ka dhigto si uu lafaha reer aakhireedka uu uga nasto
@edbankhalif587
@edbankhalif587 24 күн бұрын
Xamar qofan guri laheyn ma jirin xagey ka timaden dadkan😅😂😂
@iskufilan1223
@iskufilan1223 24 күн бұрын
Hadalka Dowlad ha shaqeeyo😫😫😫dadka meesha ka yimideen halo celiyo subhanallah qeyli badanaaa dadka😡😡😡
@abdullahiduhul3430
@abdullahiduhul3430 24 күн бұрын
doqonyohow hadii Abgaal yihiin sidaas umaad hadasheen waa sax inlagaciyaa dabdaska lakiin khalbigaa kumaduuw Agwaan ku sheeg ya how?
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 24 күн бұрын
Islaamo Dhul Xaaraan Degan Aa Habaartamaaya Ducadiina Mala Aqbalaa Marka Hore?
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 24 күн бұрын
Dowlad nimada ha shaqeyso
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 24 күн бұрын
WALAALAYAALOW MUQDISHO WAA BALAÀRAN TAHEE KIRO AMA DHUL AAD GADATAA LAGA DEGAAYE DHUL DOWLADEED BAAN LA QEYLINAA WAA NIDAAM AQOON LA AAN TOBAN JEERBAA LA IDIIN DIGEE MAXAAD U QAADAN WEYDEEN OO AAD TARTIIB UGU GUURIWEYDEEN XILI XUN IN LA IDIN WEERARO AMAR QAADASHO LA AAN BAA KEENTEY WALAALA YAALOOW HADAN YAAN WARXUMO IDINKA TEGINE ILAAHEY HA IDIIN FUDUDEEYO HANA IDIIN SAHLO UMUURTIINA WALAALAYAALOOW SABRA DOWLADNIMADANA ILAALIYA CADOWGA DALKA HA FARAX GELINEE
@cumargeeddi8013
@cumargeeddi8013 24 күн бұрын
Xasan dhiiqo wuu ku fashilmey hogaankii iyo abnigii dalka markaa waa inuu iscasilaa maxaa yeeley shacabka masaakiibta ah isagoon meel dajin ayuu barokiciyey walee ninkii xabaalaha faaktey dabdamiska una daahaayo shacabow illaahey ha idiin gargaaro
@MIDNIMOJANAQOOW
@MIDNIMOJANAQOOW 24 күн бұрын
Abgaal guuuuuuul. XASAAN DALABEEY guuuuuuul.
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t 24 күн бұрын
Dameeraha Abgaal waa la fuula😂😂😂
@MIDNIMOJANAQOOW
@MIDNIMOJANAQOOW 24 күн бұрын
@@user-pl7du6nc8t Arreey, Janankii Ceeydiid ee waalnaa 1996 ayuu dhintay, ee wax kale ma heeysaa?
@Istar-yk6jb
@Istar-yk6jb 24 күн бұрын
​@@user-pl7du6nc8tka ilasho xarka dhaqba tahay ow sharciga didan ma dhulkii dhagaxaa modaa xamar safar ad ku imaday ee qax0tiga dag anagaa kugu biilenee dulfo😅😅😅😅😅😅
@sahramohamed-9516
@sahramohamed-9516 24 күн бұрын
War maxaa Abagaale ka galiy waxaa is hesto police and dad ka degan dhul made wax kasto XamarKa dhoco ama dawlad waxaa ka mus’uul ka ah Abagaale war Ilaahey ka yaaba iska daaya Abagaale peace and ♥️🇸🇴♥️
@fatimanor1273
@fatimanor1273 24 күн бұрын
Hawaarka maxaa waa marka dhulka adinka miyaa iskaleh dowlada dhulkeeda ubaneeya wey ubaahantahy imisaa leydin lahaa oo kumadax adeegteen
@user-xz2me8he7v
@user-xz2me8he7v 20 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-he6jg9rv5u
@user-he6jg9rv5u 24 күн бұрын
Amarka doowlada maqla sharciga uhogansama wax sharciga kasareyo majiro 34 idinku filan waa leedin digay haku dhimanin dhuulad doowlada
@baashiolaad7129
@baashiolaad7129 24 күн бұрын
Waxba haka farxin sx b
@ruqia-yl1pk
@ruqia-yl1pk 24 күн бұрын
Dhulka dowladeed lama xoogikaro meesha badan buuxi buuxi
@KhadejoHassan
@KhadejoHassan 23 күн бұрын
Ayagay kunoqon habarka ay wadani ilen xaqma ahane
@user-lq9vu3jn2y
@user-lq9vu3jn2y 24 күн бұрын
Hg aada galmudug toogayahay
@edbankhalif587
@edbankhalif587 24 күн бұрын
War awey guryahodii dadkan
@user-ww2ib7vl2i
@user-ww2ib7vl2i 24 күн бұрын
200 kun dolar an sinay kulaha dolada dhulmat kagadaty hadii at kagadatay dukumintigina away wajige kusisen lacagtas war jahilkan u,sheka mashu kaimaday haku noqdo
@AwatifMafiye1.30pm
@AwatifMafiye1.30pm 24 күн бұрын
Abwaan runta u sheeg walaalahaa wili waxaa dhiman gobolada ee waxaa laga celin la yahay afkooda goof maxamed siyaad
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 24 күн бұрын
Xildhibaanadaan Qabyaalada Dar Dartay Xaaraamiga Ah Intee Jireen Marka Casa Italia Laga Saaray A B Oo Xabsi Loogu Daray ? Suuqa Arjantiin Ee Degmada Kaaraan Marka Shacabkii Masaakiinta Laga Saaray Intee Jireen? Suuqa Towdiiq Markii Ganacsaradii Masaakiinta Ee A B Laga Jajabiye Intee Jiretn ?
@user-hz2lv2zc4j
@user-hz2lv2zc4j 24 күн бұрын
Cadho calasay miyuu hurdey
@user-kp1cb3zj6v
@user-kp1cb3zj6v 24 күн бұрын
Social media oo DHAN marka indhaha Soo mariyay waxa kaliya aan ogaaday walalaha abgaal kaliya ayaa hg kudiganeysa tariikhda ayada is qoreysa ninkii shati dowlad doonayo in uu kugu dhibateeyo
@aragsan5690
@aragsan5690 23 күн бұрын
Waar dadka masaakiintaa dowladu meelo hadajiso . hadii kale uqaxa xeroonka qaxootiga ...
@mohamedahmed2675
@mohamedahmed2675 24 күн бұрын
Waxaad is qarisaba waa soo baxday
@user-qe9pd9zk8v
@user-qe9pd9zk8v 24 күн бұрын
Dadka waa lagaaday mooyaane waa laisarki lahaa..waxaa hoosaasiyey qoorqoor
@user-ry3fy8wh8l
@user-ry3fy8wh8l 22 күн бұрын
Xaarweynoow matagga iska due haddii ragga aad sheegayso hubka soo qaataan waad ogtahay inaadan mar dambe aadan soo bacee dhahayn sidii idihiiye raggaas waa la ceshaday waxaana la yiri haddaan la kala roonaan room ma da een sidaas ogoo caacdana jooji
@Jaamacadaummadda5513
@Jaamacadaummadda5513 24 күн бұрын
Waxaa kasii bahalsan siyaasiyiintii ka kicineysey shacabkan daaha gadaashiisa kuwa haya xilalka qaran ee Markey barakiciyaan shacabka danyarta ah dib uga iibinaya ganacsadayaal ay isku Beel yihiin jeebkoodana ku ridanaya lacagtii laga bixiyey hantidii shacabkay barakiciyeen!!!
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd 23 күн бұрын
War warkaas iska dhaafee ka guura
@durandeeqsideeqsi742
@durandeeqsideeqsi742 24 күн бұрын
Waa noo xabad iyo badoo la iskushubo
@mohamedabdulahi596
@mohamedabdulahi596 24 күн бұрын
Dad ka masaakiinsan ayaa xamar degen laakiin cid u hadasha ma haystaan
@maxameddahir383
@maxameddahir383 24 күн бұрын
WARKAN WAA NACAS NACAS DHALAY WAYO DAAD SOMALIYED OO DHIBATESAY UU QABIIL IYO DOQANKII QOSLAYE AHAAY UGU HILINAYA WAA YAAB
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 24 күн бұрын
dadkaan gobolka ee deganaayeen maxaa kasoo waday? maanta garoowe ama hargeysa hadaa tago aa dhaho waa dhibaateysanahay maleyga yeelaa inaa xirooyinka dowlada dego waa maya jawaabta
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 24 күн бұрын
adigaa qabiil ku difaacaya qof dhul dowlad raba inuu qasab ku deganaado maxaa ku heysataa abwaan garaad marka hadaa adigaba qabiil wax ku difaaceysid
@user-lw9ww5qu7l
@user-lw9ww5qu7l 24 күн бұрын
Afsomaligi.inkarbakudhacday.balwaxadhagaysta.walacalalinaya.warmindha.halkalreebo.midhiyahan.qurmay
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t 24 күн бұрын
Hawiye waxaa saas ugalay waa daarod
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 24 күн бұрын
Beenloow.. Daarood muxuu Xamar ka yahay doqon baa tahay..
@abdullahhassan1059
@abdullahhassan1059 24 күн бұрын
Habartaan habaar tames waad ku imo kororsaten stop bililiqo
@edbankhalif587
@edbankhalif587 24 күн бұрын
Xagey daganabiren
@sahramohamed-9516
@sahramohamed-9516 24 күн бұрын
How can it possibly be that they can’t rent houses In Mogadishu they are saying that the president’ promised to give them 200 houses that is lies this government hasn’t possibly to give 200houses and this people knew that they should leave because Mogadishu need firefighters for the safe of the city I am very sorry to the way to be dealt the poor women but in mean time they should leave Mogadishu is big city they can find where to live but as I see they want to live free and take some things it is not belong them if the government gives you notes and time you should respect so that is in International low those people are mislead the people calling them selves they are their relative who were out of the country and some politicians because they just talking and leaving those poor people in problems making them to believe they can live there by force and they are stronger than the government in another hand those people knew this was government land and one day they will leave when they lived there the wasn’t government and everybody was living the hospitals and government offices the embassy houses so this people some of them was living Digfir hospital and the government said move out they was shutting like this this people don’t want to live legally house to rent or buy or but they come most of them out side Mogadishu and want to live free and by force but that is not possible I give advice the Somali police this people are your people deal them with kindness I hope they will move in peacefully in both sides peace and love ❤️❤️❤️❤️🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@CheerfulAstronomicalMode-wu4oq
@CheerfulAstronomicalMode-wu4oq 24 күн бұрын
Doqonyahow haku digan shacab dhibaateysan
@baashiolaad7129
@baashiolaad7129 24 күн бұрын
Geel caruuri khaaday ma dheera
@salebanidiris-he1hg
@salebanidiris-he1hg 24 күн бұрын
Horta Sameer hadalaya ayaad.tahay adiga iyo adeerka caqli isuma dhaantan dadka waxay xaq u lahaayeen haddii umddo badan ay deganaayeen waxay ahayd in dhul la dejiyo haddalkaagu waxa uu u eega yahay ku digasho ma tahid rag yaqaan
@adanbile4237
@adanbile4237 24 күн бұрын
Xaradii Mariinada ka warran ? Maxaa suudi yalaxow looga saari waayey ? Oo xabaalaha loo barakicinayaa ?????
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 24 күн бұрын
SHARCIGA MA DHIGAYO DAD MEL DEGEN IN LA BARA KICIYO
@user-hz2lv2zc4j
@user-hz2lv2zc4j 24 күн бұрын
Ax malagal
@Maxamedgadweeyne
@Maxamedgadweeyne 24 күн бұрын
goof kaan waa goof abgaal dowlada waa ineey ucelisah dad kiilahaay lahaay asalakii horo ulahaay
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 24 күн бұрын
BOLISKA WAXA KU JIRA FAQASHYO QAWARIJIINA O LA SHAQEYSTA XAARMAAJO MINGISTE QAWARIJ DENI ZANZIIBAR
@XAWOAbdullahi-z1r
@XAWOAbdullahi-z1r 24 күн бұрын
Faqash isaaq
@theonlyman1405
@theonlyman1405 23 күн бұрын
Shalay farmajo so bax hawiye aha muqdisho iska leh maxà Laga daxlay inte la idenraca mantay maxay ku sogan yehen rer muqdisho I'm sorry
@user-vs6gh7mc9r
@user-vs6gh7mc9r 24 күн бұрын
Dadkaan wax badan ayaa loogu digay dhulka ay isku dhejinaayaan waa dhu danta guud loogu adeegi lahaa.waxba yeysan isku dhejin ee ha ka guuraano.kuwii u been guuri jiray waxba uma qaban karaan.waxaan laga kicin doonaa dhulal badan oo ay ka mid yihiin jaamacadihii,warshedihii,iyoo meel kasta oo dad ama dowladdi leedahay.dadkani amarka ha qaateen.
@husseinhassan4960
@husseinhassan4960 24 күн бұрын
war ninkiii lafaha qabuuraha boobay miyaa idin naxaayo idinka
@mowliidmacaani3141
@mowliidmacaani3141 24 күн бұрын
Xaaraan ku naax
@iskufilan1223
@iskufilan1223 24 күн бұрын
Guul dowlad Somalia guul Somalia guul Somalia ❤❤❤❤❤❤️❤️❤️❤️❤️✅✅✅✅✅✅✅
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr 24 күн бұрын
Qeylo wax matartee shalay meeshaad katimideen waad garaneysaane aada mawaxaad shalay xamar utimidaadeen inaad goobaha dowlada ee danta guud boobtaan shalay markaad farmaajo kubanaan baxeyseen qabiil iyo qabyaalad xigsateen soomaali inteedakale idinka ogolqanmeysee ulaabta meeshaad katimaadeen
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 24 күн бұрын
SHARCIGA YURUB WUXU DHIGA SHACAB DEGEN DHUL DOWLO 20 SANO KA BADAN IN AYAGA LA SIIYO
@Xuseenaadan-nl7im
@Xuseenaadan-nl7im 24 күн бұрын
somaliya yurub ma ahan yurubna waxba kama ogidee beenta iska daa danguud ayaa Ka muhimsan dadka degan
@harun7450
@harun7450 24 күн бұрын
Sharciga yurub been haka sheegin sxb anaa degen yurub 30 sano warkaagana sax ma,ahan sidee dhul doowlo Ku qaadanee adoon wado sharci ah u marin, dhul doowlo waaka kireeysan karaa laakiin lama yeelan Karo waa hanti shacabka ka dhaxeeyso
@user-ob1mv9fn7e
@user-ob1mv9fn7e 24 күн бұрын
Adigu ilaahey kana.baqdid miyaa Ma xasan ha xaraashto miyaad leedahey ileyn intii kalaba iibsaye
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 24 күн бұрын
kkkkkkkkkkk xamar unukaaleh maxaa kadanbeeyay qaxoontiga xamr halaga saaro shiirkolahaa hadhay adeer
@harun7450
@harun7450 24 күн бұрын
Cida mugi hore ma mogayeen in hanti doowlo leeyskaga daba imahaayo cidfaan reer adeerkeen runta ineey isku shegaan waaye dhul waa buxaa ee ha gadataano. Teeda kale hadii doowlo kicisay xeey unuka rmnaga rabaan doowlada meey raadsadaan.
@saidmohamud7554
@saidmohamud7554 24 күн бұрын
Qabiilayste qurun ah ayaa tahay
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t 24 күн бұрын
hg iska celsha Dameeraha abgaal waar nacaskaan waashay ee Garaad laawe Oo ku faraxsan jabka masaakiinta sulub hala dilo Nacas Garaad laawe Muuse suudi Tuuga ugu wayn abgaal maalaga khaado dhulka uu boobay
@AxmedMacalin-fp3jk
@AxmedMacalin-fp3jk 24 күн бұрын
Soomaliya waxay u baahantahay magaalo madax aan muqdisho aheen sababtoo ah qabyaaladii baa halkaadhigtay shalay farmajo waa mareexan maanta habartii baa laka oohinyaa bari maxaa dhicikara
@yusufhaji7059
@yusufhaji7059 24 күн бұрын
Kkkkk Farmaajo oo aan dhulboob kaxishoonayey ayaad hub u qaadaten Oona aflagaadeyseen, kadib waxad keenten munaafiqiin dhulboobka iyo maal urursiga kuxeel dheer oo ugudaran - Xasan madherge. Aaway kuwii xildhibanada idiin aha sida;- Roble Baahane,Cabdi qaybdiid Xaaf ama dhamacad micnaha Dhalkas Ayaa waxlaga siiyay,!!! Waa afwax cunay xishood!!!!
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 24 күн бұрын
kkkkkkkkkkk xamar unukaaleh maxaa kadanbeeyay qaxoontiga xamr halaga saaro shiirkolahaa hadhay adeer
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 85 МЛН
Iron Chin ✅ Isaih made this look too easy
00:13
Power Slap
Рет қаралды 36 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 14 МЛН
ALAABTA DHAq DO or QUIT 50DOLLAR GUULEYSTAHA YAA QAATAY hhhh
29:55
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 129 М.
kiiska Ardaygii lagu dilay Muqdisho & Maxkamadda Ciidamada..
22:35
Somali National Television
Рет қаралды 72 М.
CULUMADII IYO DADKII SOMALIDA OO U DUCEEYAY ISMACIIL HANIYAH #alhamdulillah
22:57
Ой не могу 🤣❤️
0:33
Dragon Нургелды 🐉
Рет қаралды 2,2 МЛН
The cat chose the right one 🥰🥳😸
0:32
Ben Meryem
Рет қаралды 47 МЛН
IQ Level: 10000
0:10
Younes Zarou
Рет қаралды 7 МЛН