No video

Waa Maadeeys Adduunyadu, Dadkuna Way Mataleyaan - Q5

  Рет қаралды 278,601

Xasan Gacaliye

Xasan Gacaliye

Күн бұрын

RUWAAYAD
Waa Maadeeys Adduunyadu, Dadkuna Way Matalayaan, Dhuusa Mareeb, Soomaaliya, 1984.
Hobollada Qaranka ee Waaberi.
MUUSIKADA
Daa'uud & Ducaale Yare - Organka
Cabdinaasir - Beejka
Siciid - Bateriga
Cabdi Aamito - Saksofoonka
Axmed Gefi - Boongaha
Cabdi Sabriye - Fannaanka Codka Dheer
JILAYAASHA
Sahro Axmed Jaamac
Maxamed Axmed Dhabarlow
Axmed Ismaaciil Diyaar
Saynab Cige Maxamed
Maxamed Axmed Barrow
Khadijo Axmed Hiraan
Maxamed Jaamac Cawaale
Kinsi Xaaji Aadan
Maxamuud Maxamed Xeeroow
Marwo Cabdi Axmed
Caasho Yoonis Cabdullahi
Cabdi Jaamac
Jilaaye Axmed Dafeey
Micaad Miigane Aw-Siige
Maxamed Cilmi
Axmed Sheekh Cumar Sayid
Maxamed Cumar Huryo
Aamina Axmed Jaamac
Farxaan Cismaan
Khadiijo Ceerigaabo
Maxamed Cige
Khadro Daahir

Пікірлер: 70
@M.Cabdulle
@M.Cabdulle 6 ай бұрын
Wallee ragga miyuusiggu wax kale ayay ahaayeen. Bal miyuusigga ay tumayaan arag!
@user-ym5ew9lr2x
@user-ym5ew9lr2x 4 ай бұрын
Calaacasha timo ku yaalaan cibaaro la yaable weeye cajiib illahoow ku naxariiso abwaan MAXAMUUD CABDILLAHI SIN GUB❤
@BuulCaws
@BuulCaws 14 жыл бұрын
Walaahi ilmo ayaa indhahayga isku soo taagtay markaan ruwaayadan daawaday, waayou waxaan xasuustay wadankii iyo ciyaalnimadaydii iyo sida aan fanka ula socday, waxaan kaloo xasuustaa iyo jaarkayagii oo ku kala duubanaya laba record oo la isku soo dhaweeyay, aduunyo waayo waayo, ilaahayoow intayada hadhay nasoo ururi. Aamiin.
@adensugegalbeed6728
@adensugegalbeed6728 2 жыл бұрын
Uuu
@adensugegalbeed6728
@adensugegalbeed6728 2 жыл бұрын
,dzzz
@masaaricartan3846
@masaaricartan3846 7 ай бұрын
Si fiican ayaa uxasuustaa dadkii waayada dariska ahayn dad dhintay iyo kuwo waayahu kalageeyey
@BuulCaws
@BuulCaws 7 ай бұрын
@@masaaricartan3846 Waar run.ilaahay jnta dhimatay hanu naxariisto.
@ciisetermini3422
@ciisetermini3422 5 жыл бұрын
(aun) sangub ereyada laxanka iyo misiga waa jiim sheekh muumin waxuu ku sameeyey dugsigii tababarka ciidanka asluubta iyo barbaarinta (LAANTA BUUR) sigaar la dhihi jiray (rothmans)ayuu noo dirsan jiray markaan ag fadhiisano markan sigaarka u keeno xabad ayuu noo shidi jiray xasuus gaar ah ayeey ii leheed ruwaaydaan iyadoo aan la dhigin ayaan aqrin jirey iyadoo buug ku Qoran markii uu jiim laxameynaayey
@ahmedyusuf4975
@ahmedyusuf4975 4 жыл бұрын
Nasiib ayaad u leedahay
@Abdifitahabtidoon
@Abdifitahabtidoon 4 жыл бұрын
Sahro Axmed jaamac iyo Maxamed Axmed Dhabarow Labadaba illahay hownaxaristo
@yusufwarsame4219
@yusufwarsame4219 4 жыл бұрын
Waa taariikh mudan in la wax laga qoro Waxaanad arkikareysaaa in abwaanadii soomaaliyeed ahaayeen philosophers dhaba markaad eegto habka ay waayaha iyo isbedelada waqtiga uga hadlayaan oo runtii aad layaabso.riwaayaani waxaan xusuusta waqti ay socotay sideetamadii anagoo arday ah inaan kugalnay magaaladiimuqdisho stadium muqdisho oo seddex habeen oo isku xiga lagu dhigay Waayo waayo
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 2 ай бұрын
Heesihii.dad.wada.dhashey.id.ixtiraaami.waayaasn.waaa.la.faaaa.iidaaa
@cabdilaahicali1333
@cabdilaahicali1333 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤Hobadi ee nujelaniwaberi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ alle intii dhimatay alle ha unaxaristo Amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin
@qalishukri1645
@qalishukri1645 6 ай бұрын
Asc Waöaahi qabyladii meel kasty gashyee suugnta qabylda ka daaya ruwaydan waxaa lahaa Singubwaxaana ku dawday stadum muqdisho 7kaadh oo bilshan ka so qadany adeer Alha u Naxariisto djamaan intii ku jirty ee dhimty Inkastooy srey saadalinyeeen noqoty wadankii Ma
@user-dc6yh6bl3r
@user-dc6yh6bl3r 2 ай бұрын
Reer Waqooyi Am,Xaarkaa U Raayee Hilibka Ceyriinka Cunayaa Waa Su Aale Goormey Hooyadiin Noqotay Waa Su aal? Reer Waqooyi Bada Iyo Bariga Somaaliya 🇸🇴 IIB Ma Aha.
@yaasiinaburas8110
@yaasiinaburas8110 Жыл бұрын
Maansha.allaH...nar.hadii.meel.aaynu.Maansha.allaH...nar.hadii.meel.aaynu. InAwada.aragney.ana.yaasinn.ahaan.wax.badan Boodhka.ayaan.ka.tumi.waayo.suufaani.badi.hebel.maceydo.hebelna.uma Jeedo.seynis.sugaan
@amcamc3949
@amcamc3949 Жыл бұрын
AHU abwaan singub
@aadansaalah1161
@aadansaalah1161 4 жыл бұрын
Dhurwaagii dharaar ciyaana Calaamad suaala weeye
@nabadraadshe
@nabadraadshe 13 жыл бұрын
Somaali muran kama dhamado!! riwaayaddan waxaa sameeyey abwaan SINGUB. Waad mahadsantihiin dhamaan.
@gacanlibaaxchannel4710
@gacanlibaaxchannel4710 5 жыл бұрын
Riwaayadan waxa sameeyey abwaan Xasan Xaaji Cabdillaahi "Xasan Ganey". Waa riwaayad la yaqaanno oo caan ah ee dadka ha wareerin, haddii kale wax hubsado oo wax soo baadh.
@Abdifitahabtidoon
@Abdifitahabtidoon 4 жыл бұрын
Yaa muran ka keenay dadkii tiyarka dawanayayba nalafadhiya
@calixasanmuusecariif9460
@calixasanmuusecariif9460 3 жыл бұрын
@@gacanlibaaxchannel4710 san gub sxb
@drmahamuodcaqlinour2496
@drmahamuodcaqlinour2496 9 ай бұрын
​@@gacanlibaaxchannel4710 x.ganey
@abdihamiidahmad4682
@abdihamiidahmad4682 Жыл бұрын
Wa 1979 dhusamareeb wa sax laakin wa
@husseinsuleyman
@husseinsuleyman 2 ай бұрын
Waar Maha, waa 1984 dhusamareeb
@IbrahimIndho-yj4bc
@IbrahimIndho-yj4bc 8 ай бұрын
Ibrahin. Indho 1:15
@canka77
@canka77 14 жыл бұрын
walahi duqsi sxb anigaaba xasuus dib iigu celisey kolka ad dhahdey jaarkayga/dariska aya ku kala duuban jirey record la isku soo dhoweeyey looool sxb inyar 2% dad hada youtube soo gala ayaa og hadalka ad ka hadashey?
@safiyomacalindhagey3932
@safiyomacalindhagey3932 5 жыл бұрын
Anaa kamida dadka waagaas joogay
@safiyomacalindhagey3932
@safiyomacalindhagey3932 5 жыл бұрын
Anaa ka mida dadka waagaas daawaday
@ibraahimmahamedmahamud5170
@ibraahimmahamedmahamud5170 4 жыл бұрын
Anigaaba xusuus dheer galay sxp
@DhammeYasin
@DhammeYasin 13 жыл бұрын
@dhuungal sxb walee iyo bilee Aniguna Tiyaatarkii xamar baan ku galay waxayna ahayd Riwaayadii iigu horaysay ee aan tiyaatarka Xamar ku daawado intaan reerkayagiii ka soo baxsaday habeenkaas
@osmanabdi8274
@osmanabdi8274 7 жыл бұрын
Abdirizak Mohamed Sxb labadiinuba waa saxan tihiin. Markii hore 1984 ku beegnayd oo riwaayaddu cusbayd stadium muqdishaa lagu dhigay, markale oo aan filayo inay 1987 ahaydna waxaa lagu dhigay theater ka. Anigu habeenkaa tiyaatarka waan daawaday.
@abdijugnuu8449
@abdijugnuu8449 5 жыл бұрын
Ruwayadan waxaa curi yaay abwan singub alaaha uu naxaristo
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 2 ай бұрын
Haleys.dabaqabtio
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 2 ай бұрын
Love..🥀🥀🥀🥀💐💐calana💐was.isu.soodhawaaada💐🐝🐝🐝
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 4 жыл бұрын
Wadankeenii musuqmaasuq baa sidaa ugalay
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 2 жыл бұрын
Riwayadan waxa ku dawaday National theater hargeysa magacedu waa madesy Adunyad dadku wey matelyan waxay Aheyd Riwayad Qaliya waxana Alif AHUN maxud cabdilahi cise sangub
@kawsarhashi3296
@kawsarhashi3296 2 жыл бұрын
23.6.2022
@maxamedabdiraxmanqadar8019
@maxamedabdiraxmanqadar8019 3 жыл бұрын
ilaah kukalsoonow
@nimcofuj7596
@nimcofuj7596 8 жыл бұрын
Abwaan Singub
@gacanlibaaxchannel4710
@gacanlibaaxchannel4710 5 жыл бұрын
Riwaayadan waxa sameeyey abwaan Xasan Xaaji Cabdillaahi "Xasan Ganey".
@abukarabdi4220
@abukarabdi4220 Жыл бұрын
MURTIDA EREYGEE U WAYN
@bashiirhassanolad1159
@bashiirhassanolad1159 4 жыл бұрын
22/02/2020
@kudaare
@kudaare 14 жыл бұрын
@Abdiilko waxaad ogtahay ma jiraan sxb ee waxaa isk leh riwaayada huryo ta kale sangub maba dhimane waa uu noolyahay
@abdibarrenooh7563
@abdibarrenooh7563 5 жыл бұрын
cunaaye jaamac qooqane yaan dadku ku maqal
@abdimuuse4919
@abdimuuse4919 4 жыл бұрын
Wali mamaql maanta kahor maqal qof murangalinaya inuu sangub leeyahay Waayo abwaanadu waa riwaaday kaga hadheen sangub uguna qireen inuu aabaha riwaayadaha yahay
@xabsaaxmed8790
@xabsaaxmed8790 3 жыл бұрын
Aza😍😍
@xabsaaxmed8790
@xabsaaxmed8790 3 жыл бұрын
Fdsuruebx🤣🤲😭
@safiyomacalindhagey3932
@safiyomacalindhagey3932 5 жыл бұрын
Waxaan ku dawaday stadio konis
@user-id7uk9mt4q
@user-id7uk9mt4q Жыл бұрын
Hhh
@yusufsaidjama8007
@yusufsaidjama8007 11 жыл бұрын
maadays iyo masiiba waxaa iska leh xasan ganay sxbyaal waad la weydeen waana kaas odayga matalaya sidii masiibo .waxaa la sheegaa inay huryo iska kaashadeen sangub ,gar buu lee yahay .iyo xoriyo
@deelbeel2043
@deelbeel2043 5 жыл бұрын
Yusuf said jama kaadib beenta qabyaalad miyaa ku badey qof walba oo soomaali ah wuu og yahay sangub inuu sameeyey dhaqtar tag murtida iyo suugaanta qabyaalad ka reeban
@abdirizackbuullale603
@abdirizackbuullale603 5 жыл бұрын
Aan Ku saxee maadees waxaa ladhigay 1984 waa abuuray Mohamed ABDILAHI singub . masiibadana waa sameeyey Hassan abdilaahi
@amcamc3949
@amcamc3949 Жыл бұрын
Bro aan ku saxo maadeys waxaa lahaa AHU abwaan sangub
@hassanrashidhussein1568
@hassanrashidhussein1568 11 жыл бұрын
Heesta Ciyawgii dhawaaqay.... Wa hees muti badan. Cajiib Heesa maanta iyo kuwii hore aad ayay u kala fog yihiin dhanka murtida. Riwayadan waxaa sameeyey Singub ninkii shaki kaga jirana halkan haka daawado Singub laftiisa oo laga waraysanayo riwaayadihii uu sameeyey kzbin.info/www/bejne/ZpfXp52PgrKsrLc
@cabdiraxmanyuusuf4185
@cabdiraxmanyuusuf4185 4 жыл бұрын
Hasan Rashid.
Waa Maadeeys Adduunyadu, Dadkuna Way Mataleyaan - Q3
9:54
Xasan Gacaliye
Рет қаралды 191 М.
Cute kitty gadgets 💛
00:24
TheSoul Music Family
Рет қаралды 21 МЛН
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 68 МЛН
طردت النملة من المنزل😡 ماذا فعل؟🥲
00:25
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 32 МЛН
RUWAAYADII MASIIBADU ADUUNYADA IYADAA U MACALINA QAYBTII AFRAAD
31:03
Hawraar Music Production
Рет қаралды 845 М.
Waa Maadeeys Addunyadu, Dadkuna Way Matalayaan - Q6
9:01
Xasan Gacaliye
Рет қаралды 85 М.
Cabdi Cali Bacalwaan Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥Iyo Heesta "NABAD GELYO"
9:03
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 698 М.
Waa Maadeeys Adduunyadu, Dadkuna Way Mataleyaan - Q8
9:54
Xasan Gacaliye
Рет қаралды 107 М.
waa Maadeeys adduunyadu - Raggii Turuqyada adkaa
4:49
AllSntv2
Рет қаралды 30 М.
Waa Maadeeys Adduunyadu, Dadkuna Way Mataleyaan - Q4
9:02
Xasan Gacaliye
Рет қаралды 396 М.
RUWAAYADII MASIIBADU ADUUNYADA IYADAA U MACALINA QAYBTII LABAAD
22:54
Hawraar Music Production
Рет қаралды 218 М.
Riwayaddi Beenay Waa Run Qaybta 5aad
15:20
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 700 М.
Cute kitty gadgets 💛
00:24
TheSoul Music Family
Рет қаралды 21 МЛН