Cabdi Cali Bacalwaan Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥Iyo Heesta "NABAD GELYO"

  Рет қаралды 670,899

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

3 жыл бұрын

🌟Heestan waxa curinteeda
A/ Maxamed Adam Dacar 1976
🌟Laxanka
U/ Axmed Nuur Jaangow AHN
HEES CUSUB
MUUQAAL XIISO LEH
HEESHA CUSUB
HEES SOMALI OO QORAAL AH
SOMALI LYRICS
HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
HEESO QAARAMI AH
HEESO KABAN AH
HEESO NON STOP AH

Пікірлер: 156
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 3 жыл бұрын
uff maaha waxa weeye haddaad geed noqon layd ufiyo naw ha soo celin.
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 3 жыл бұрын
Niyow fanku herkuu gaadhey Ma filayo in aynu mar danbe gaadhey o never ever walaahi bal music Codka dha dhanso
@duceysanowdulmidiid1566
@duceysanowdulmidiid1566 3 жыл бұрын
@@mustafadiriye6870 Saaxib kahabiir suganeed mareykana yiri"SOMALIDU MASRAXA MEEL LOO XASDEY KA GAARTEY!!"
@Abdifitahabtidoon
@Abdifitahabtidoon 3 жыл бұрын
@@mustafadiriye6870 muusic iyo cod kala soocan oo isku dhex qasneen cod iyo kaban isku dheelitiran
@AliAli-iw8tg
@AliAli-iw8tg 3 жыл бұрын
Khadar thanks. Uff maaha ufiyo
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo 3 жыл бұрын
Waa Runtaa Meelo badan baa Qaldan Qoraalka ,Sida Adna Nasiibkayaga iga leexisee
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 3 жыл бұрын
Aun Cabdi cali bacalwaan wuxuu tii Alla u timi maanta ayuu ku dhintey isbitaal ku yaal jarmalka 24 12 2020 Alla kitaabkisa midigta haka siiyo aamin
@ahmedguled7313
@ahmedguled7313 16 күн бұрын
Riwaayadii Bad jacayl badanaa ee Abwaan Maxamed Aadan Dacar ayay ku jirtay Heestani, aLLE HAW NAXARIISTO LABADOODABA.
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 3 жыл бұрын
Labadan fanan inta heesod Ee daadis ah Ee ay isla leeyihin wan yabay. Allaha u naxaristo labadoda ba Amiin
@abdihassan3836
@abdihassan3836 3 жыл бұрын
1975 ayaan ku dawawaday the National Theatre of Somalia Mogadishu. Walaashay oo Hal ticket ah ayaa I kaxaysay madama aan yaraa aniga wax lacag ah la ima weydiin. Macaana Somali is Jecel. Macanaa Somalia. Anigu marka waxaan ka soo cararay gumaysigii Axmarada dhulka Somali Galbeed.
@cayushmohamed
@cayushmohamed Жыл бұрын
Abdi Hassan ma dhawid hada xiligaas daawa neese atuun macantiisi waadsoo aragte👍
@nadifahassan5859
@nadifahassan5859 3 жыл бұрын
Hees iyo miyuusig original ah oo aanan aheyn waxan daasad leysku gadhaacayoo hadana wax dareen ah iyo macaan midna laheyn oo sanadahan dambe na waalay. Bal qiyaas orchestraha iyo ritmada dhaceysa wallee duni ina dhaaaftay weeyaan waayahii wacnaa. waar yaa inaga qabta ciyaalkan dhan xiirka wada ahee fankii aasay.
@axmed_deeq
@axmed_deeq 3 жыл бұрын
Nadiifa Hassan Marna la gaadhimaayo heerkii fanka iyo madadaaladu ahaayeen waqtigaa. Sintoosaynu u daawan jirnay heeso, jilid iyo tumid live ah oo teebadoodu isla wada haysato. Mahadsanid sida wacan ee aad u dhigtay dadkeeda tahay.
@ahmeddhuuli2440
@ahmeddhuuli2440 2 жыл бұрын
Mar la wareysani fanankan waxu sheegay heesahisa heesta uu ugu jclyahay ina tan tahay Allaha u naxaristo 2 duba
@abdiwahidbotankl4652
@abdiwahidbotankl4652 3 жыл бұрын
Alle ha u.naxaristo labadoodaba. Bacalwaa oo maanta ku geriyoday jarmal 22/12/2020 khamiis 11:21am From.hargaysa village m moge
@faatumahassannur108
@faatumahassannur108 3 жыл бұрын
Allahuma Ameen
@cabdallaqataar2492
@cabdallaqataar2492 3 жыл бұрын
Somaali
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 3 жыл бұрын
Aun labadoodaba janadii fardowso allaha ka waraabiyo aamin yaa allah 😭😭😭
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Aamiin.
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 18 күн бұрын
Alla ha u naxariisto sahra axmed jaamac iyaduna hargaysa ayey ku dhimatay 4/04/2018 maalin arbaca ah 10:15Am
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 3 жыл бұрын
LAXANADA NOOCANA KHUBARADA MIISGA, EE SOMALI AHYN WEY LA DHACEEN!!!WAAN RAKAATA SIDI RAARANE!!👍👍👍
@axmed_deeq
@axmed_deeq 3 жыл бұрын
Oof oof waa riwaayadii Bad Jacayl Badanaa. Waxay ka mid ahayd heesihii heysan jiray Radiyow Muqdisho iyo Hargeysa barnaamijkii Imaqashii imadadaali. Allow wakhti ma ahaa. Mahadsanid Waayo Waayihii Wacnaa
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
Hees loo dooray aroosyo badan. I maqashii oo 5:30 soo geli jiray. Waxaan xusuusataa galab dabayaaqadii 1978kii barnaamijka lagu soo daray hambalyada guur usbuuc ka hor dhacay. Dadkii magacayadooda la xusay waxaa ka mid ahaa abtigay.
@axmed_deeq
@axmed_deeq 3 жыл бұрын
@@roblemaer4834 mansha Alaah. Mahadsanid.
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
@@axmed_deeq Durbaanka iyo darbuugada (boonge) sida la iskugu dhafay ma la dhacday billowga? Ragga muusigga ayaa xaq nagu leh in la xuso magacyadooda.
@axmed_deeq
@axmed_deeq 3 жыл бұрын
@@roblemaer4834 Haa waa ka helay qudheydu, waxaan kaloo ka helay Gitaarka codka dheer oo meel fog dhawaaqiisa ka dareemeysid. Waa sax in la xuso raggaa Muyuusiga micnaha u sameynayaa oo taariikhyadooda laga hadlo iyo weliba aan ku daree Farsamo yaqaaniintii Idaacadaheena oo iyagu isu miisaamay dhawaaqyadaa aynu ku raaxeysanayno. Mahadsanid
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 7 ай бұрын
Waa Labadii Fanaan Ee Heesa Isku Laadka Ah Wada Qaadi Jiray Abdi Ali Bacalwaan Iyo Sahra Axmed Jamac Riwayadahay Wada Dhigeen Waxa Ka Mida Dabjacal Kariwaa Jini iyo Jacayl Iyo Bad Jacayl Badanaa Alle ha u naxariisto labadoodaba
@abdikarimsalah936
@abdikarimsalah936 3 жыл бұрын
Bacalwaan Jarmalka ayaan kukulanay ilaahay baa mahadle. Wuxuu ahaa qof somalidu isugu midtahay oo qabyaaladi kujurin wuxu noosheegay markii dawladu Jirtay inay lahaayeen sumcad iyo karaamo. maantana aanay cidba waxba kasoo qaadin. Ilaahay hawnaxariisto dhamaantood. Ilaahaw somali mida iyo dawladnimo wanaagsan ayaan kaa barinay. Jimace 09.April.2021
@qadarsaeed
@qadarsaeed 2 жыл бұрын
Aad iyo aaad i agree with you sxb
@misterniceguy67
@misterniceguy67 3 ай бұрын
Fanaaniintii Soomaaliyeed ee hore kuligood waxay sheegeen qiimihii dowlad nimo. Khadiija Foodeey oo illahay ha noo daayee ku nool Kenya, waxay sheegtay sidoo kale. Hiba Nuura iyo Aamina Cablillahi (Alle ha u naxariisto) sidoo kale ayay tidhaahdeen.
@Janno190
@Janno190 2 ай бұрын
Illahay haw naxariisto sahra axmed iyo cabdi Cali bacalwaan illahay janooyinkiisa hoy hawga dhigo Aamiin aamiin 🤲🤲🤲
@user-jm9bd5dm8f
@user-jm9bd5dm8f 19 күн бұрын
Allah uu naxaristo labadoodaba waxay ahayeen laba qofo qaaliya
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 3 жыл бұрын
Riwayada waxan ku dawadey tiyetaarka hargeysa waxa ku jitey riwayadii BADA JECEL BADAN Waxan samey Fananaka ama Abwanka qaliga ee maxed Adan (dacar)
@xasanburcohamsheri6995
@xasanburcohamsheri6995 3 жыл бұрын
#waayo waayo. Halkaa inoo fadhiisi.... "Naxliga iga daa Nuxriga wadnaha ka gooyoo Nagta uun hays taagin nabsi iyo naxsaa jiree Hadmaad nasiibkayga ila neef-heshiin" Mahasanid
@safiyalowra6510
@safiyalowra6510 3 жыл бұрын
Woow Waqtigii Wacnaay Dad Waaa Dadkii Hore Heesna Waaa Heesihii Hore Thanks Waayo Waayahii Wacnaay 🙏🙏
@MubYus
@MubYus 3 жыл бұрын
Safiya.. uf & naw ha soo celin.
@safiyalowra6510
@safiyalowra6510 3 жыл бұрын
@@MubYus Saas Waaye Walaalo Hadaad Geed Noqon Laheyd Uff iyo Naw Hasoo Celaninee Niyada Meel ay Rabtaa Lugu Nasin Karaaa Saxiiix Waaye Aleylahee
@AhmedMadhiin
@AhmedMadhiin 17 күн бұрын
Ilaahay haunaxariisto. Labadaba bacalwaan iyo sahra Ahmed jamac maalaha wacnaa EE ina dhaafay good old days
@user-ed4xu1ts5c
@user-ed4xu1ts5c 6 ай бұрын
Naxliga igada Nuxriga wadnaha Kagooyo. Meel Uun ha istaagin Nabsi iyo Naxsaa jiree😢😢
@xogsanmedia2981
@xogsanmedia2981 3 жыл бұрын
Heestii waaa heesta aan u jaclayaay nugaal iyobeele nabadeee
@ahmedabdiismail6900
@ahmedabdiismail6900 2 жыл бұрын
correct
@greenworld2048
@greenworld2048 2 жыл бұрын
Maaha waayo wacan!!! Waa markii aan jidka ka lunnay.
@keenoosman3991
@keenoosman3991 Ай бұрын
KKKKKKKK😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@keenoosman3991
@keenoosman3991 Ай бұрын
Sidaas ayay sax ku tahay
@WALAALAHAHARGEYSA
@WALAALAHAHARGEYSA 3 жыл бұрын
Kol hadii albamkii riwaayadiihii dacar ku dhex jirto sxb waxaan kaa codsan laha heestii "qooraansi"sahra axmed iyo axmed mooge Aun wada qaadayeen ee ku jirtey riwaayadii bad jacayl badanaa.
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 3 жыл бұрын
Always connected waayo waayihii wacnaa Mahadsanid sxb
@zakipaalo7987
@zakipaalo7987 3 жыл бұрын
Ilaahayhaw na Xariistolabadaa Canaan we heesta qaaday cabdi c baclwaan iyo Santa a jaamac waana riwaayadii bad jacayl badanaa we uusameeyey abwaanka wayn we max,ed aadan dact waxan Dawaday markii labaad eelagabdhigo hargaysa 1984
@zakipaalo7987
@zakipaalo7987 3 жыл бұрын
Waxaanu wadasoconay saxky cabdi xasan cabdi OÖ had hargaysa degen
@MubYus
@MubYus 3 жыл бұрын
Erayadii , Maxamad Aadan Dacar.. Abwaan, Comedian, heesaa , jilaa.
@MubYus
@MubYus 3 жыл бұрын
Waa hees shukaansi ah jacayl ah.,, liyaayirka naxliga iska daaa.. way is shukaansanayaan.
@abiyow10
@abiyow10 3 жыл бұрын
انا لله وانا اليه راجعون اللهم اغفر Manta ayu dhintay fanankena allah unaxristo cabdi cali baxalwaan allah ya raxma asiga iyo inte dhimaty 24/12/2020
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 3 жыл бұрын
Aun janatul fardowsa allaha ka waraabiyo aamin yaa allah 😭😭😭😭😭
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 3 жыл бұрын
AUN WAXAY AADEEN SAFKI LO BADNAA!! ALLAH SW HA YELO KUWA JANADA KU KHAMRA JANADA !
@huseinmohameddad9726
@huseinmohameddad9726 Жыл бұрын
hees aan aad utaageero weeye aalla ha u naxaristo bacalwaan iyo sahraba
@MubYus
@MubYus 3 жыл бұрын
Waa hees wanaagsan shukaansi ah. Cabdi cali Baacalwaan, waxa uu shukaansanayaa , Sahra axmad... ma aha daadis..
@abdikarimsalah936
@abdikarimsalah936 3 жыл бұрын
Jarmalka ayaan kula kalumay bacalwaan intaanuu dhiman eebe ilaahay hawnaxariisto labadoodaba😪
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Baacalwaan.. waa Fanaan weyn... alah raxma
@MubYus
@MubYus 6 ай бұрын
Alah raxma
@Somalia5
@Somalia5 7 ай бұрын
(Nayaayirka ) = Calaacalka iska daayoo nabad galyo 😂😂😂😂😂 waaw what a lyrics
@qasimmohamed1338
@qasimmohamed1338 3 жыл бұрын
Aad baad ugu mahadsan tahay heestan Waayo waayihii wacnaayow
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 3 жыл бұрын
Naxliga iga daa nuxliga wadnaha ka gooyoo,naxtuun ha istaagin nabsi iyo naxsaa jiree. Weeye.
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii m.a.dacar laxankii a.n.jaangow codka bacalwaan iyo sahra axmed
@maxamedcartan2773
@maxamedcartan2773 3 жыл бұрын
legend ahmed nor nora idow laxanka
@abdihakiim938
@abdihakiim938 3 жыл бұрын
Inta imika ogaatay inuu dhintay like iisaara alah ha unaxariisto
@MubYus
@MubYus 3 жыл бұрын
Nayaayirka iyo baryada iska daaa , bye baye ,nabadgelyo.
@qadarsaeed
@qadarsaeed 2 жыл бұрын
Heestan kama cajiso. Dhagaysigeda✌️✌️✌️
@mubaarakdaacad4720
@mubaarakdaacad4720 3 жыл бұрын
Alle hu naxariisto Sahra Axmed jaamac 😭
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo 3 жыл бұрын
Sxbayaal Qoraalka Inaga Saxa Heesta ,Waa Adna Nasiiba kayga iga leexisee
@mohamedfarahmire4287
@mohamedfarahmire4287 3 жыл бұрын
Mostly legends waaberi all passed Away,Sorry(Baa-Calwaan & Zahra Axmed....الله يا رحمه)....thanks all.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Waayo waayo.iyo Hargaysa
@ahmedsadak2
@ahmedsadak2 25 күн бұрын
Wan idin salamay habda kabanka Hetsan xasuteda 2023 xili an uber driver aha magalda xebedka Capetown ayan ad u dhageysan jiran jecelna la liata iney aniga igu soctaba modi jiray
@dhakoaxmedmusbar5776
@dhakoaxmedmusbar5776 2 жыл бұрын
Aalle hawnaxariisto
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 2 жыл бұрын
Erayadii abwaan maxamed aadan dacar
@abdiwahidbotankl4652
@abdiwahidbotankl4652 3 жыл бұрын
Adoo nugaaliyo ku nool.beelo nabaded Oo aad naftaydiyo wadnaha nudub ku beerte Ayaa nabarada jacaylka. Ka naaxsun waayoo intaan ku naawilaayo mana nastee Ayaa
@siciidbashiir1299
@siciidbashiir1299 3 жыл бұрын
Rabi ha unaxariiso dhamantood 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia Жыл бұрын
😢Allah yaa rahma
@qaasimlucky1191
@qaasimlucky1191 Жыл бұрын
Waayo waayo kama daalo dhageesigeeda
@colmlander3447
@colmlander3447 3 жыл бұрын
Hargaysa iyo xasuus waayo waayo
@khamisohalafo4820
@khamisohalafo4820 3 жыл бұрын
Waayihii wacnaa iyo bari samaadkii.
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 3 жыл бұрын
bacalwaan zahra hanti qaran ummadda soomaaliyeed
@hadraawialihussein9789
@hadraawialihussein9789 3 жыл бұрын
Cabdi Cali bacalwaan iyo Sahra Axmed jaamac
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Heestan Muusiga la tumayo ayaa ka wanaagasn.
@osmanb8446
@osmanb8446 3 жыл бұрын
Heesta midhaheedu sidaas uma sii cusla laakiin waxaa cirkaa mariyey laxanka, muusiga iyo codka dahabiga ah.
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 3 жыл бұрын
Makhruuq isnacay dheh, Dahab NIN waayaa caaya ummadu kaa badan maxaa reer xinato meel walba niic la joogaan ma ninka qoraalkiisa wada khaldanbaad aragtay
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
@@shankaroonland7480 Ma laha hees kale ayuu laxanka la jeclaa ninka ereyada duray! Ereyo macaan baa laxan macaan hela.
@MubYus
@MubYus 3 жыл бұрын
Waxay tidhi hadaad geed noqon lahayd.. uf now ha soo celin.. aan heshiino weeye hadalka xikmadu.
@ahmedeycalool6306
@ahmedeycalool6306 3 жыл бұрын
Yaasameeyeyheestaa
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 3 жыл бұрын
Hees xusuus mudan
@Mohamed-fg8zw
@Mohamed-fg8zw 22 күн бұрын
Xassan Gani ayaa heestaas sameeyey 1978kii
@abdirisaqqanyare6458
@abdirisaqqanyare6458 3 жыл бұрын
Alaha u naxariisto aamin
@MubYus
@MubYus 9 ай бұрын
Kuma necbi waan ku jeclahay.
@arazaqeissa7099
@arazaqeissa7099 Жыл бұрын
فنانة من الطراز الأول في البادية والحضر وعلى مر الزمان ولا فخر واعتزاز
@nuromarabdi7680
@nuromarabdi7680 3 жыл бұрын
Ruwayadan waxaa curiyey mahmed adan dacat abtigay. Dab jacel kariwaa
@cabdilaahishafeec2447
@cabdilaahishafeec2447 3 жыл бұрын
Aun sahra Axmed jaamac
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 3 жыл бұрын
Xusuus waayo
@arazaqeissa7099
@arazaqeissa7099 Жыл бұрын
الله يرحمك ويغمد روحك الطاهره الجنة يارب العالمين امين
@MubYus
@MubYus 3 жыл бұрын
Heees wanaagsan.
@saedabdifar
@saedabdifar 7 ай бұрын
Adigoo Is Nacas
@MubYus
@MubYus 9 ай бұрын
Naxliga iga daa macaaaan
@faisalabdi1187
@faisalabdi1187 2 жыл бұрын
Meel xun ha istaagin nabsiyo naqsaa jiree woow 😜😜😜
@nuuraxasannuura1239
@nuuraxasannuura1239 3 жыл бұрын
wayo wayo
@soomalissc.2293
@soomalissc.2293 10 ай бұрын
Dabshacayl kariwaa ❤❤❤
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 3 жыл бұрын
Waxay ku jirtay Bad Jacayl badanaa.
@nevergiveup-ej3iy
@nevergiveup-ej3iy 2 жыл бұрын
Waa gabooye iyo garxajis inay is guursadaan bay ahayd illaahayow u naxariiso labadoodaba iyo dhamaan islaamkoo dhan anagana nooga daba naxariiso
@mustafeaxmed8807
@mustafeaxmed8807 2 жыл бұрын
Qabyaalda maxaa kenay meesha
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
evergive up. gaboooyha in la waso ma aha Xaaraan.
@MubYus
@MubYus 3 ай бұрын
Maxaaa qabiil keenay, heeees ayaan dhegaysana
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 3 жыл бұрын
Heesihii bari samaadkii
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 Жыл бұрын
Ahun labadoodaba
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Ano nugal iyo ku nol belo nabad aya nafteyda iyo wadnaha nudub ku bertay aya nabarada jacelka ka nuxsan wayayo inta ku nawilayo ma nasto
@ahmetapdi6744
@ahmetapdi6744 3 жыл бұрын
Asc waayo waayihii wacnaa adban kusalamaya saaxiib caawa su aal banqaba hadaad awodo waana arayga ? iga neefishiin ee heestan kujira
@Happy3DModel-nt8xe
@Happy3DModel-nt8xe 2 ай бұрын
Eeshcala hees io sawdka oo ka daran
@SaalaxSheeqxaaji
@SaalaxSheeqxaaji Ай бұрын
Ws
@mohamedadanhussein7537
@mohamedadanhussein7537 4 ай бұрын
Interested
@medaden3157
@medaden3157 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@raagedirir9171
@raagedirir9171 3 жыл бұрын
hhhhhhhh adoon is nacasaynin baa eebe kaa dhigay intaa xigmad badan ayaa ku jirta kkkk
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Uf iyo naw ha soo celin.
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Bad jacayl badanaa
@cabdiwaaxidukaash1890
@cabdiwaaxidukaash1890 5 ай бұрын
shiinees
@abduqadircolow4512
@abduqadircolow4512 2 жыл бұрын
Go
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Baacalwaan. nasan maaayo.
@MubYus
@MubYus 3 жыл бұрын
Uf iyo naw. ha soo celin.
@abdikadirahmed2271
@abdikadirahmed2271 2 жыл бұрын
Jinsi waa jeclaan karaa jinsigiiisa kale sida dhadig iyo lab hada waxaa soo baxay waliba magaalada garowe nin leh waxaan jeclahay nin hebel maalinta jacaylka looga xuso aduunka 14 February flantino day Bay si qarsoodi ah ♥ ugu kulmaan meelo iyaga u gaar ah Waagii hore nin raga waa ilwaad ruuxiya ilaahay siiyay waa la arki jiray oo lagu soo hirto 1.habdhaqan 2.allaah aqoon 3.geesinimo 4.deeqsinimo 5.xishood 6.eexasho la.aan 7.run sheegid 8.dhawrsasho Sifo kasta oo ka mid ah kuwaan Qofka kulansada waa waalid Umadi ku majiirato wanaagiisa Waxaase la tabaa maalinka Allah Ifka ka wado intuu nool yahay Dharaaraha aduunnyada waayi Maayo gabiil la.aan mid ku colaadinaya
@siciidbashiir1299
@siciidbashiir1299 3 жыл бұрын
AX AX AX WALEE WAA LADHIBAN 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@haleelo1613
@haleelo1613 3 жыл бұрын
m.a
@shiqalshiqal7982
@shiqalshiqal7982 3 жыл бұрын
Hadaad geed noqonlahayd uf iyo naw hasoo Celine mafahmin
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 3 жыл бұрын
Shiqal shiqal maxaad fahantaa? Bakar bakar-tiinii I naad dhagaysataa malaha kuu roonaan lahayd
@abiyow10
@abiyow10 3 жыл бұрын
@@shankaroonland7480 hhhhhhhhh aryaa wllo ka daa
@MubYus
@MubYus 3 жыл бұрын
Shankaroon. Sheekhaaaal... waan ku jecalahay .. uf & now ha soo celin.
@siyaaraentertainment6973
@siyaaraentertainment6973 3 жыл бұрын
Iga neefishin miyaa mise waa iga nefinee
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Sahra axamad , waxay tiri jacayl beeen ah ma rabo, nabadgelyo.
@khadarcali8609
@khadarcali8609 3 жыл бұрын
Hhh
@kadardayib9755
@kadardayib9755 2 жыл бұрын
D
@MubYus
@MubYus 7 ай бұрын
Iska sug,, dul qaaado.
@abdihassan3836
@abdihassan3836 3 жыл бұрын
Heestan waxay ku jirtay riwayadii dab jacayl kari waa ee uu alifay Abwaan Dacar 1974. Sorry waxaan isku khaldaa dab jacayl kari waa iyo Bad Jacayl badanaa. Inta ha la ii soo saxo qofkii yaqaana.
@suleimanweraro751
@suleimanweraro751 3 жыл бұрын
Waa badjacayl badanaa riwaayadaan waxaa lahaa Maxamed aadan dacar
@keenoosman3991
@keenoosman3991 Ай бұрын
Bad jacayl badanaa
@maxamedaxmed4397
@maxamedaxmed4397 3 жыл бұрын
L
Axmed Mooge Liibaan Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥Iyo Heesta "CAASHAQA I SOO RIDAY"
8:25
Зачем он туда залез?
00:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 2,9 МЛН
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 13 МЛН
Cabdi Cali Bacalwaan Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥Iyo Heesta "GUURKA HA CEEBEYN"
7:11
Xasan Adam Samatar Iyo Shankaroon Axmed Sagal 🔥Iyo Heesta "XEERKIISA MUDANBA"
9:49
Cabdi Cali Bacalwaan Iyo Hibo Nuura Maxamed 🔥Iyo Heesta "HAYE NABADE"
6:20
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 349 М.
Cabdi Cali Bacalwaan Iyo Khadra Daahir Cige 🔥Iyo Heesta "FAALIYE"
7:49
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 383 М.
Heestii Dhoof caashaq magool iyo kuluc best qaraami
9:26
IRMAAN TUBE
Рет қаралды 368 М.
16 июля 2024 г.
0:14
Кира Доронина
Рет қаралды 3,1 МЛН
tom and Jerry 😱🆕 #trending
0:23
Nemi Shorts
Рет қаралды 19 МЛН
Три с половиной в дюймах, ууу..😂
0:56