Waa maxay balanka SIN-WAR uqaaday reer Falastiin, fekerka SIN-WAR iyo Falsafada guushiisa "2QODOB"

  Рет қаралды 90,995

Gaylan Media

Gaylan Media

Күн бұрын

Пікірлер: 80
@CismaanahmedYusuf
@CismaanahmedYusuf 2 ай бұрын
Mahadsanid suxufi sare Farah gayllan nin afkiisa ugu hiiliyay reer falastiin
@fikradkoob
@fikradkoob 2 ай бұрын
Allow la jir sinwaan guushana sii reerfalastiin cadawgoodana jebi aamiin
@IkraanSharif
@IkraanSharif 2 ай бұрын
Aamiin insha Allah
@sultansomalijr990
@sultansomalijr990 2 ай бұрын
Allaha xafido yehye sinwaar waa geesi uhalgamaaya sidiii uuu uga xorayn kahaa dhulka muslimiinta palestine 🇵🇸 gaalada soo duushay
@AbdinasirCirro-w9i
@AbdinasirCirro-w9i 2 ай бұрын
Shabakada Gaylan media waxaa ku bogaadinayaa wararka sugan oo xaqiiqda iyo xogagaalka ku salaysan ee ay bulshada somaliyed uso gudbiso👏🙏
@Diamond-y6b
@Diamond-y6b 4 күн бұрын
YAXYA SINWAAR. OO KALE ALLOOW NOOSOO BADI YAA QAWIYU INSHAA ALLAAH ALLOOW RIYADIISII ADUUN EE XORAYNTA FALASTIIN URUMEE DADKIISII AAMIIN YAA QAWIYU JABAARU💐
@MaslaxJanuzaj-ue2ii
@MaslaxJanuzaj-ue2ii 2 ай бұрын
Mahadsanid' Warriye...
@CabdikhadarIsmaaciil-f5i
@CabdikhadarIsmaaciil-f5i 2 ай бұрын
Gesi wadsnkisaa uso baxay nin an ka kaftamin misjidka barakeysan ee al Aqsaa ❤❤❤❤❤
@AadamAbdullahi-e9z
@AadamAbdullahi-e9z 2 ай бұрын
أللهم أحفظه وكن عونا له ❤❤❤❤
@tasneemmohamed8524
@tasneemmohamed8524 2 ай бұрын
İn shaa Allaah wey gaareysaa İlaahay Sinwaar riyadiisa ha urumeeeyo
@SiciidDalmar-y7d
@SiciidDalmar-y7d 2 ай бұрын
Allah u akbar
@IstaahilAli-uy1tv
@IstaahilAli-uy1tv 21 күн бұрын
Geesi guul insha Allah will ✅️ ❤❤❤❤
@AbdiIbrahim-h2t
@AbdiIbrahim-h2t 2 ай бұрын
Geesiga sinwar guul nolaw insha alah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@BIN-muumin
@BIN-muumin 2 ай бұрын
Wajiga sharka!! Sinwaar sharka goormuu noqday farahoow ereyada galbeedku ugu yeeraan mujaahidiinta reer falastiin inta aad maqasho annaga hanala hor iman ee shaandho-miir u qaado
@Warsame.-ru6ls
@Warsame.-ru6ls 2 ай бұрын
Walaal si aad ufahamtey ma ahan wariyeheynu wuxuu ulajeedaa cadawgiisa ayaa sidaas u arka inuu shar kuyahay.mafahamtey Walaal
@IkraanSharif
@IkraanSharif 2 ай бұрын
walaal ujeedka hadalku waa sidda u warsame yidhi
@ahmedseidhassan5147
@ahmedseidhassan5147 2 ай бұрын
Degdega iyo inaad qof xukunto iska ilaali waa wariye ma waxad doonaysa aragti ama caadifad inu ku shaqeeyo hadii uu dhahay yahuudu waxay utaqana wajiga shirka ma khaladbu ku leeyahay mise waadan ogayn yahuudu inay hadalka iyo kuwo ka xunba ku oran karto ifkayba kuugu necebtahaye
@abdixasan501
@abdixasan501 2 ай бұрын
Noosiiwad sxb walibi tabinta wariyahan ayaan jecelnahay
@BashiirDiiriye-p1x
@BashiirDiiriye-p1x Ай бұрын
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@baladomar7798
@baladomar7798 2 ай бұрын
Ilaah ha barakeeyo ya sta sinwaar
@AhmedSaed-s9y
@AhmedSaed-s9y 2 ай бұрын
Maxamed dayf part3 kasodhig mudane🙏
@SidaamXusseen
@SidaamXusseen 2 ай бұрын
Soo badi ustaad gaylan
@ibrahimcabdullahi3339
@ibrahimcabdullahi3339 2 ай бұрын
Allhu akbar
@Fartun-k4b
@Fartun-k4b 2 ай бұрын
Allaha run haka dhigo riyada sinwaar
@zeinababdi5130
@zeinababdi5130 2 ай бұрын
Allah xifdiyo cimriga ha dheereyo guusha Allah siiyo hadafkisa illahay haku guuleyo cadowga Allah ka qabto
@cabdilaahiwali6144
@cabdilaahiwali6144 Ай бұрын
Alle ha xiftiyo Sinwar iyo falastiinba
@yusufmohamed5202
@yusufmohamed5202 2 ай бұрын
Maasha allah Geesigii Qarniga Khalid ibn waliidka sabankan Yahye Sinwaar
@mohamedabibadam3758
@mohamedabibadam3758 2 ай бұрын
Ilaahy ha Guuleeyo Reer Palestine.
@Mohmud-vu1eu
@Mohmud-vu1eu 2 ай бұрын
Masha alh
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 2 ай бұрын
Insha allaah wuu gaaraya hamigiisa wacan ee alle uu lakaashaday cadawgooda allaha jabiyo aamiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@waabarimania2216
@waabarimania2216 2 ай бұрын
Insha allah
@mustafosmanbakol5024
@mustafosmanbakol5024 2 ай бұрын
Alle ha guuleeyo walaalahen falastiin
@umuyahya6866
@umuyahya6866 2 ай бұрын
لله أكبر.
@aasiyafaarax4278
@aasiyafaarax4278 2 ай бұрын
Falastiin iyo sinwaar guul insha allah
@abdixasan501
@abdixasan501 2 ай бұрын
Shabakada gaylan media. Waxaan udirayaa. Mahad Celin. Sababtoo ah xog Muhima ayay noo Soo gudbisaa m, a intaas kadib. Waxaan rabnaa warka kusaabsan qasa iyo geesiyaa sheeda iyo taariikhdooda
@nastehodirieh7083
@nastehodirieh7083 2 ай бұрын
Allahu akbar
@cabdixoog70cabdixoog70
@cabdixoog70cabdixoog70 2 ай бұрын
Xamaas guul in sha allaha
@MohuudBashka
@MohuudBashka 7 күн бұрын
Allhu Skbaar
@AxmedIbrahim-rm9xg
@AxmedIbrahim-rm9xg Ай бұрын
Yaxye man shallaah🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🌹🌼🌺🌷🌷🪷🪷🍃🍀🪴🍀🌿🌾🌲🌳🌳🌳🌲❤❤❤❤❤
@cabdirisaaqabdullahi27
@cabdirisaaqabdullahi27 2 ай бұрын
Maashaa Allah waa faallo ideeqday aniga
@Qms-v6h
@Qms-v6h 2 ай бұрын
Marshall alaah ilaahaw guulee beer falastiin iyo hamiga sinwaar
@Abdourahman-we2vv
@Abdourahman-we2vv 2 ай бұрын
Insha allaah ilaahaw xafid mujaahid yaxya sinwaar iyo dhamaan mujaahidiinta qasa
@xabiibkooshin7149
@xabiibkooshin7149 2 ай бұрын
Insha alaah Way guulaysaneysaa falastiin
@Cumaridiriscali
@Cumaridiriscali 2 ай бұрын
Insha allah wuu gaadhi sinwaar guusha
@deeqabdikariimjama4902
@deeqabdikariimjama4902 2 ай бұрын
Insha allah wuu gaarayaa hadafkiisa xornimada falastiin iyadoo duliyada xukaamta carbeed indhahoodu shan yihiin
@sadiiktomny1730
@sadiiktomny1730 2 ай бұрын
Insha allah way xorooowi falastiin mardhaw
@cabdiaxmed231
@cabdiaxmed231 2 ай бұрын
guulayso yaxaye idam ilahay
@ibrahimcabdullahi3339
@ibrahimcabdullahi3339 2 ай бұрын
Alhmdllh 😊
@moustaphaamoudmoussa5188
@moustaphaamoudmoussa5188 6 күн бұрын
Allaha uu naharisto ameen ameen ameen
@Muxiyadiincabdi-wf1bl
@Muxiyadiincabdi-wf1bl 2 ай бұрын
Ilahay ha rumeeyo hamigiisa
@nastehodirieh7083
@nastehodirieh7083 2 ай бұрын
Asc xamas guul allaw guul
@sakariyemusejama9117
@sakariyemusejama9117 2 ай бұрын
Yaxye sinwaar waa halyeey reer falastiin insha allah falastiin wey xoroobi doontaa goor ay ahaataba
@yaxyeclnuur8687
@yaxyeclnuur8687 2 ай бұрын
Allow cimrigiisa dhereeh
@IsxaaqCali-mu7mb
@IsxaaqCali-mu7mb 2 ай бұрын
Geesiga guul
@yuusufcaliboy4970
@yuusufcaliboy4970 2 ай бұрын
Mash Allah guulesta xamaas
@CabaasXaaji-du6lz
@CabaasXaaji-du6lz 2 ай бұрын
Waa maad santhy sxb noosii wad war bixinadaan waa muhiim
@Xalad.degdeg.ahmedia
@Xalad.degdeg.ahmedia 2 ай бұрын
Asalamu calaikum Wrt MAXA KUDIDAY INAD SALANTA ISLAMKA NAGUGU BILAUDO BRNMIJKGA WALAAL
@warsameahmed585
@warsameahmed585 2 ай бұрын
Yaxya siwar Guleyso mar walbo insha Allah
@Alinoor-zm2hm
@Alinoor-zm2hm 2 ай бұрын
Inshaallah weey gaari dontaa
@Barkhad-Films
@Barkhad-Films 2 ай бұрын
Allow reer Falaatiin xornimo u qaddar
@alcamaarifardo7334
@alcamaarifardo7334 2 ай бұрын
Sinwaar malaga waayey somalida 😢
@axmednuurmaxamed5407
@axmednuurmaxamed5407 2 ай бұрын
Allow cadawga sinwaar dhulka lajar war amiin soo dhaha
@ahmedtaajir8
@ahmedtaajir8 2 ай бұрын
Magaciisu waa yaxye! sinwaar waa magaca awoowgii
@MohaInanor
@MohaInanor 2 ай бұрын
Sxp waa sugeyna tan iyo malanti 7 October waxaad aheyd warbahinta kali ah ee soomaliyed ee qaab damiir iyo dadnimo ku jirto u tabiyey dhacadadaan
@CaanJaamac
@CaanJaamac 8 күн бұрын
Alle hajabiyo yahuuda
@DarbiAlbaab
@DarbiAlbaab Ай бұрын
❤❤❤
@AbdiMaxamed-b2g
@AbdiMaxamed-b2g 2 ай бұрын
Alaha kuuleyo falstin
@CabdiGurhan
@CabdiGurhan 2 ай бұрын
Geesi sinwar
@Mohmud-vu1eu
@Mohmud-vu1eu 2 ай бұрын
Warbixin layaableh
@YussufSomali
@YussufSomali 2 ай бұрын
Halyey muslin ah yaxye sinwarr ilaahay haguuleeyo
@aardhaylsoofe1762
@aardhaylsoofe1762 2 ай бұрын
Libaax
@Warsame.-ru6ls
@Warsame.-ru6ls 2 ай бұрын
Noosoobadi walaal
@Warsame.-ru6ls
@Warsame.-ru6ls 2 ай бұрын
Insha Allah waan sugi la'ayahay
@maxamedxuseen6643
@maxamedxuseen6643 2 ай бұрын
Noso badi barnaamij yadaaas
@Mohmud-vu1eu
@Mohmud-vu1eu 2 ай бұрын
Waybahakle nosoo dadajiya hhhh
@AhmedHassan-f9w2b
@AhmedHassan-f9w2b 2 ай бұрын
Mujaahidka Maxaad ugu yeereysaa magacyada xun xun,
@CfitaaxMacalin
@CfitaaxMacalin 2 ай бұрын
Mhdsanid suxufi sare
@WehliyeCabdi
@WehliyeCabdi 18 күн бұрын
Xxxxx
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 2 ай бұрын
Gaylan media mahadsanied Hamas support xiisbuulaah yamane iran Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
MY HEIGHT vs MrBEAST CREW 🙈📏
00:22
Celine Dept
Рет қаралды 86 МЛН
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 2,6 МЛН
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 60 МЛН
Prince Of YEMEN Meets President TRUMP!
12:23
Dulla Mulla
Рет қаралды 325 М.
The Counter-Terrorism Committee conducts a follow-up visit to Tanzania
0:59
SHURUUDII SADAAM XUSEEN KA DIIDAY MAREYKANKA EE NOLASHIISA GALAAFAY
13:19
MY HEIGHT vs MrBEAST CREW 🙈📏
00:22
Celine Dept
Рет қаралды 86 МЛН