No video

Waa Maxay Trading Psychology? Goorma ayaadse U baahanyahay?

  Рет қаралды 31,355

Moalimuu fx

Moalimuu fx

Күн бұрын

Muuqaalkan kooban waxa uu ka mid ahaa zoom dheer oo aan aniga iyo ardaydu galnay, codsi soo noq noqday oo dhankiina ah darteed ayaan intaan yar gaarkeeda usoo jaray waxaan rajaynayaa in aad wax uun ka faaidaan
🔊 🔔 Waa Kanaa Linkiga Discord Server-ka Publica ah ee loogu talogalay dhammaan dadka ku xiran KZbin-keena MoalimuuFX ✅
/ discord
🫱🏻‍🫲🏽🙌🏾 My Social Media Accounts
✅ Instagram: / moalimuu
✅ TikTok: / moalimuufx
✅ Wesbsite: moalimuufx.com/
✅ Discord: / discord

Пікірлер: 114
@mohamednor4158
@mohamednor4158 Жыл бұрын
1. Learning 2. Backtesting market with demo 3. The final one is to test yourself what you learnt.
@ahmedabdinasir2005
@ahmedabdinasir2005 Жыл бұрын
1- research and Learning 2-test in demo with your strategy 3- real trade. 4- psychology
@saadaqal-cadaala2662
@saadaqal-cadaala2662 Жыл бұрын
Usdaad xaqiqda ayad ka hadashy 1:inaa wx baradid 2:inaad waxa bartay Baratico keso Demo oo Nafdada Tijabiso 3: Real account markas ku trade Karen 4: psychology kadib iyo discipline 💪 👌 👍 🙌 Anig wajika 2aad kasoo boday😮 hada bilawaya Mahdsanid Janokale Allah ku janeeyo
@user-dc8yi1nn3j
@user-dc8yi1nn3j 10 ай бұрын
One day I will become millionaire insha Allah 🎉
@BulbulTradingYt
@BulbulTradingYt 7 ай бұрын
Take a screenshot from your comment, that's enough to get motivated 😈
@ayaanmuse8755
@ayaanmuse8755 6 ай бұрын
Insha alh
@SabirShariffsadak
@SabirShariffsadak 3 ай бұрын
Did u becomes or
@abdikadialigedi9761
@abdikadialigedi9761 Жыл бұрын
My Mentor ILLAH hakudhowro intaan aat sheegtay waa inta kaliya umada kunool Dunidan kalasaaray waana sababta inyar oo fara kutiris ee yihiin BILLIONAIRE inta soohartayna 3qodob aat sheektay aaba ku ah dhib lkn ismana oga inee dhib kutahay sababtana waxee tahay waxuu sameesanaayaa QIIL.
@maxamedabdirahman2581
@maxamedabdirahman2581 Жыл бұрын
Ma'aha waxa la tijaabinayaa strategyada, risk management, and whatever so in the market but waxa tijaabinaya waa adiga that's really really fact. Thank you ustaad.
@haidar873
@haidar873 Жыл бұрын
Moalimuu waxaa tahay qofkii itusey the new lifestyle generation, manta lajoogo qof anku xisabsamo majiro dhanka lacagta waxan unoolahay sidii an kuriyoonjirey yaranteyda😍My ustaad jiro oo joog inta nolaal jirto❤
@dekaliosman5333
@dekaliosman5333 Жыл бұрын
Ma igu cawin krta ma fahmine
@abdirisakabshir497
@abdirisakabshir497 Жыл бұрын
Anna sidoo kale sxp
@abdibasidosman2017
@abdibasidosman2017 Жыл бұрын
Very interesting topic in the industry which needs alot of understanding and concentration.thank you soo much ustaad for the deep explanation.
@CabdiFataah-uu7mn
@CabdiFataah-uu7mn Жыл бұрын
Wax badan ayaa sii faaiday ustaad masha Allah
@engmohammed3535
@engmohammed3535 Жыл бұрын
Ustaad Nooso badi mawduucan insha allaah isbuuci Hal video nosoo diyaari haday macquul tahay🥰
@ahmedbeder10
@ahmedbeder10 Жыл бұрын
Masha Allaah ustaad, Alle haku xafido, thanks a lot our teacher and mentor #Moalimuu.
@Mucad_abdi1
@Mucad_abdi1 Жыл бұрын
Wad na garabgashey adna Illhy Haku garab galo ustaad ❤
@abdirizaqmoha9037
@abdirizaqmoha9037 Жыл бұрын
Mhdasid ustad muuqaal aan waqti dheer sugaye well done 👏 🎉 ustad
@maxamedrabiic5577
@maxamedrabiic5577 Жыл бұрын
Ustaad waxad nasiisey aqoon iyo talo billions uqalma ilahey haka abalmariyo Thank you very much mach ❤🙏
@omarabdulkadir4952
@omarabdulkadir4952 Жыл бұрын
Ustaad moalimuu waxan kaala yaabay talo kasta waqtigeeda oo aan aad ugu baahanahay ban kaa helaa tan iyo 2019 kii allah kaa abaalmariyo anigoo si jogto ah profit usameeya hadana mararka qaar ciladaas wan lakulmaa thanks ustaad
@cornelahmed9727
@cornelahmed9727 Жыл бұрын
Aad iyo aad alla hakaa abaalmariyo ustaad runtii wax aad u wayn baan ka faaiday muuqakan tradin physcology ga kusaabsan
@khaalidshroff7915
@khaalidshroff7915 Жыл бұрын
welldone janegale waan kaga mahadelineenaa waqtiga aad nagu bixise waxaana ku balan qadenaa inaan ka miro dhalino waqtiga aad nagu bixise😊😊
@Kingmeysar
@Kingmeysar Жыл бұрын
First comment Ustaad Moalimuu Guuleyso jano gale
@qaabsanconstructioncompany
@qaabsanconstructioncompany Жыл бұрын
Alx ustaad allaha janad firdawsul allaha ku galiyo amiin
@SadiqAbdikadir
@SadiqAbdikadir Жыл бұрын
Msllh true story Ustadkena long life insllh you are behind my continuing struggle in studying forex and first Teacher I ever heard forex thnks 100 times I wish one-day I met you
@ahmedshariif9951
@ahmedshariif9951 Жыл бұрын
THE best Advice teenegers Ustad THanks so much
@suheyb4224
@suheyb4224 Жыл бұрын
Needed this. Thanks
@Hoorri-Tailor
@Hoorri-Tailor 4 ай бұрын
Our mentor Abdiwali moalimuu❤
@zakimeilla9888
@zakimeilla9888 Жыл бұрын
Ciid mubaarik mocalim aa umahadsan tahay.waxa kaasugnaa Fundamental veido part2
@abbasabdikarimmohamed4608
@abbasabdikarimmohamed4608 Жыл бұрын
Jazakallahu kheyr moalimu
@shaahidcarab1669
@shaahidcarab1669 Жыл бұрын
20 jeer kabadan inlagusoo ceshto buu vedio gaas uqalmaa ❤❤ thanks moalimu.
@user-kb9nz2td1v
@user-kb9nz2td1v 8 ай бұрын
wax badan oo an muddo ku jaho waerersana aya hely mahadsanid ustaad 1. learning education 2. backtesting and pratical Demo 3/ final relax education and hbit life style
@cabdishakuuraadam6816
@cabdishakuuraadam6816 Жыл бұрын
Mshaa allah ustadkyga moalimuu ❤❤❤❤❤ wn sugyay wllhi
@mohamudmahad4117
@mohamudmahad4117 Жыл бұрын
Ganagale alaha Ku barakeyo aqon tana ha Ku siyadiyo waxan aminsanahay qof Ki si Dhaba U dhaqan galiyayna U Mel layaqan ka gaarayao nolosha tradingka .
@saadaqal-cadaala2662
@saadaqal-cadaala2662 9 ай бұрын
Mashallah usdaad sida aad inooku fududeysay barshada forex training ❤❤ Allah kaa abaal mariyo usdaad
@MubarekDahirOsman
@MubarekDahirOsman Жыл бұрын
mahadsanid our mentor ✅
@user-ml3nj9fg7p
@user-ml3nj9fg7p Жыл бұрын
M.a ustaad waxyabo iga dhimanaa ayaan kaa faaiday ilahey ajar hakaa siiyo
@noorbaaje5133
@noorbaaje5133 Жыл бұрын
Guuleyso aduun iyo aaqira janogale❤
@Bixiile-pt7kf
@Bixiile-pt7kf Жыл бұрын
Thanks you teacher ❤ Choch and bos waa maxay
@najaxseid9489
@najaxseid9489 Жыл бұрын
Change of character and break of structure
@dalxasofe4083
@dalxasofe4083 Жыл бұрын
Kollay macallinka ayaad weydiisay ha yeeshee si shakhsi ah ayaan kaaga jawaabayaa. Choch = change or character (suuqu marka uu jihadii uu ku socday beddesho, waana reversal), BOS = Break of structure (suuqu marka uu jebiyo structure hore, waana continuation). Mahadsanid.
@abdibasidosman2017
@abdibasidosman2017 Жыл бұрын
Change of character Choch.break of structure bos
@ahmedcade9202
@ahmedcade9202 Жыл бұрын
ustadka marki uu ka hadlaayo mowduucyada ka baxsan tech mrkas ayan dareema ina forex trader ahy shukran ustad
@Hafsahubi
@Hafsahubi Жыл бұрын
Masha allah ustaad allaha ku barakeeyo❤🤲
@xadaarisom1782
@xadaarisom1782 Жыл бұрын
Ustaad ilhy haku barakeyo❤❤
@abdiqani6217
@abdiqani6217 Жыл бұрын
Masha Allah macalin qaabkaan noogu wad hadba mowduuca aad ka hadleeso insha Allah
@liibaanabdigaraad1514
@liibaanabdigaraad1514 Жыл бұрын
Wa mowduc aad iyo aad umuhim ah macalin thank you 🙏❤️👑📊📈💯
@user-ui3ym1br9f
@user-ui3ym1br9f 3 ай бұрын
One day I will become millionaire inasha allaah
@yaxyemacalim1356
@yaxyemacalim1356 Жыл бұрын
M.a guleyso ustad 😊
@sharmaakemaxamed4552
@sharmaakemaxamed4552 Жыл бұрын
Mansha allh ustaaad Wadadaas qofkii cata saare guusho adoo soconaysa aye hor imaane bil xaqii
@axmedabdirashid2530
@axmedabdirashid2530 11 ай бұрын
Allh ha ku xifdiyo janagale faido badan ba ka helnaye❤
@maankacade_7784
@maankacade_7784 Жыл бұрын
M.a ustaad qodob muhiim ah ayaad ka hadashay mahadsanid
@DoshAli-zb2yt
@DoshAli-zb2yt Жыл бұрын
Thanks ustaad❤❤
@somtik5462
@somtik5462 Жыл бұрын
Macalin all Psychology points dhan hal video dheer kasamee, All trading Psychology!
@abdirizaaqhussain8069
@abdirizaaqhussain8069 Жыл бұрын
M.a ustad shukran jazaakalaahu qeyr
@CABDiKARiiMMAXAMED-ub2qx
@CABDiKARiiMMAXAMED-ub2qx Жыл бұрын
Ciid mubaarak barre Allehaku sharfo
@suldaanhassan7531
@suldaanhassan7531 Жыл бұрын
Thanks 😊
@hamseabdilahi9876
@hamseabdilahi9876 Жыл бұрын
Realityga ayaad kahadashay teacher ala yabarak
@shaaficicali1625
@shaaficicali1625 3 ай бұрын
Mhdsnd bro❤
@wadanigadhabtaa165
@wadanigadhabtaa165 Жыл бұрын
Warki oo koban hadaa maqli jirtay waa kanaa mahadsanid ustaad
@abdirahimmohamedabdalle6223
@abdirahimmohamedabdalle6223 Жыл бұрын
Masha allah ustd ❤
@hamzebouhaden
@hamzebouhaden Жыл бұрын
Mash allah 💖 , Thank 😊 you 💖 very👏 much 😍🙏 I will not forget you for the rest of my life, and you have taught me a skill that I do not need💪 So my teacher, I wish you 🤲a long and happy 😀life💥
@samatarxasan778
@samatarxasan778 Жыл бұрын
asc ustaad
@MohamedAzhari-ic6cm
@MohamedAzhari-ic6cm Жыл бұрын
THANKS WELL USTAD
@safwanpro
@safwanpro Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad 🙏
@somalipirates
@somalipirates Жыл бұрын
God bless you macalin 👍
@Abdirahiim
@Abdirahiim Жыл бұрын
Ustaad mahadsanid
@mohedrashiidmohamed5720
@mohedrashiidmohamed5720 Жыл бұрын
Shukrn ustad❤
@AhmedRijal
@AhmedRijal 9 ай бұрын
mahadsanid ustaad
@naajiali7835
@naajiali7835 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@xamsemaxamed5632
@xamsemaxamed5632 Жыл бұрын
Thnks leader 🎉
@shaaficicali1625
@shaaficicali1625 3 ай бұрын
Waa cashir qiimo badan wanna ka faa'ideysan doona
@saihicade6198
@saihicade6198 Жыл бұрын
jazakallah ustaad
@user-iy2js7ye8b
@user-iy2js7ye8b Жыл бұрын
Ustad wali manan furan real wlina waxan wada wax barashadi blse baratikadiya igu adag mana aqan
@najaxseid9489
@najaxseid9489 Жыл бұрын
WONDERFUL VIDEO ❤
@abdulahiomar7933
@abdulahiomar7933 Жыл бұрын
Gulayso ustad 👏
@sommovies9651
@sommovies9651 Жыл бұрын
Thnks ❤
@darmaantube9258
@darmaantube9258 Жыл бұрын
Tnxs ustaad
@libaanali2468
@libaanali2468 Жыл бұрын
Video-gan Qof ki sifcn u daawada wxu oganaya 3-dan Phase mid ka uu joogo 1-Wax barasho 2-Tijaabo 3-Shaqo (Business)
@sakariyeaxmed9488
@sakariyeaxmed9488 Жыл бұрын
tnk you ustaat
@user-uj9rl6gt5c
@user-uj9rl6gt5c Жыл бұрын
MHDSNID USTAAD
@Rashidfx
@Rashidfx Жыл бұрын
Thnks
@ashkiromohummad9077
@ashkiromohummad9077 Жыл бұрын
Walalayal waxan rabaa inaa bilaabo Forex as beginner please ila wadaaga mesha dhabta ah aan ka baran karo
@TraderLii
@TraderLii 9 ай бұрын
Waxaa ugu fiican groupka macalimuu, igu soo darso wajibuuk waxaa iigu qoran( TRADER LII) Sawirka iisaaran waa sawir Trade ah oo before iyo After ah..mahadsanid...GUUL Baan Kuu Rajeyn walaalo insha ALAAH
@Abokormoha
@Abokormoha Жыл бұрын
thanks❤😊
@somalidocmantery9692
@somalidocmantery9692 Жыл бұрын
intad nozhy uztad zharf bd k nolanyza mrkad dhimtana ajarkagu ma iztagayo ado dhinty bu camalkagi zoconya wyo wxd cwizay od wx brty arday bdn i.a abaalkaga jano alle ha ka dhigo❤
@cabdiquduusbinuaxmed8003
@cabdiquduusbinuaxmed8003 Жыл бұрын
Maclim mahadaanid
@abdibilledaud459
@abdibilledaud459 Жыл бұрын
Thanks ustaadkay Tankle mclinow discord ka link website xita wan kadhax waye sideen kuhelaaa
@keynanfan7012
@keynanfan7012 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@mahamedabdullahihasan5728
@mahamedabdullahihasan5728 Жыл бұрын
Ustaad
@nuuradiinsalbey5969
@nuuradiinsalbey5969 Жыл бұрын
aad ayaa umahadsantahay ustaad
@maxamedsaalax5182
@maxamedsaalax5182 Жыл бұрын
Waxaad tahay qof masuuliyad qaadi karo waan kugu faanaa moalimuu fx
@zakariahazzan143
@zakariahazzan143 4 ай бұрын
Ganna gale videoga ano macansanayu iga dhamadhe wllhi. sharaf iypo karamo
@abdirisakabshir497
@abdirisakabshir497 Жыл бұрын
Ustaad waxn rabaa inaan ardayda kusoo biiro ee halkee kala soo xiriiraaa
@AxmedYuusuf-dj9kj
@AxmedYuusuf-dj9kj 3 ай бұрын
Ustaad suuqa hadda ayaan so galay 1/5/2024 saas oo ay tahay qofkii u horeye oo micanaha suuqaan aaan kafahmaa tahee maanta 10% suuqaan wuxuu yahay waan fahsanhebin aa sidyda kle sii barto ban rabaa casharadaa ilaa 10 fiidiyow baan soo daawaay buugaagtaa qortyna waaa gaty aqtintoodii wadaaa lknse wepsitka hayaa ama discord meel aan kala socdo ardy wali maclnikaan wax baray oo isku xiran hddii ay jiraan linkiga isiiya pls , waayo waan kashalayaa xiligii maclnaan dadka waxbaraayyey in aana fursdaas helin lknse maadam cashardii intoodii bdnyd ay duubanyhiin waan kafaaiidysna ahdd lknse wxaa rabaa meel aan group of students aaan kehelo qofkii yaqaanow pls iisoo jwb
@mohamedhukun8212
@mohamedhukun8212 Жыл бұрын
Goat
@abdielmiali6555
@abdielmiali6555 Жыл бұрын
Tlye for ex iyo pictoin maxey ka yihin
@ABDIRAHMAAN_ZEER-20
@ABDIRAHMAAN_ZEER-20 Жыл бұрын
Asl macalin waxaa ahay ardaycusub halkee kaheli karaa cadharada aan public ahayn Sidoo kale waxa maqlay inaad tahay maclinka ugu stretegyada wanagsan mclinkay waa kaaga mahad celina
@abdisalanalinor
@abdisalanalinor Жыл бұрын
Website macalimuu waanaaa free
@FARDOWSORAFLE
@FARDOWSORAFLE Жыл бұрын
Lbx angaba bublicka kabaraana❤
@abdirisakabshir497
@abdirisakabshir497 Жыл бұрын
​@@abdisalanalinorwalal nahag khayr allaha ku siiyee
@HanadIbnuDoel
@HanadIbnuDoel Жыл бұрын
Asxabey haddaan rabaaa inan forex bilaawee ila taliya plz 🙏🏻.
@jamaabshir8866
@jamaabshir8866 9 ай бұрын
🙏
@user-ys6qe2rl3r
@user-ys6qe2rl3r 9 ай бұрын
❤❤❤
@user-dx4jx4cr6n
@user-dx4jx4cr6n 9 ай бұрын
@user-ys6qe2rl3r
@user-ys6qe2rl3r 9 ай бұрын
❤❤
@fifafootball544
@fifafootball544 3 ай бұрын
2025 i come back this comment 😊
@ahmedMohamed-dl2zr
@ahmedMohamed-dl2zr Жыл бұрын
M.a
@user-go6ky3wi5b
@user-go6ky3wi5b Жыл бұрын
Usdaad xaqiqda ayad ka hadashy 1:inaa wx baradid 2:inaad waxa bartay Baratico keso Demo oo Nafdada Tijabiso 3: Real account markas ku trade Karen 4: psychology kadib iyo discipline 💪 👌 👍 🙌 Anig wajika 2aad kasoo boday😮 hada bilawaya Mahdsanid Janokale Allah ku janeeyo
@user-ju8ee5tg3d
@user-ju8ee5tg3d 5 ай бұрын
Sxb hada wajiga 3 ma ku booday
@proffcuukeabdinasir459
@proffcuukeabdinasir459 Жыл бұрын
Thanks ustaad ❤
@ashkiromohummad9077
@ashkiromohummad9077 Жыл бұрын
Walalayal waxan rabaa inaa bilaabo Forex as beginner please ila wadaaga mesha dhabta ah aan ka baran karo
@mahamedabdullahihasan5728
@mahamedabdullahihasan5728 Жыл бұрын
M.a
Xoree Fikirkaaga Xaqiiji Hankaaga (Khudbadii Maal Visionary)
41:29
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44
I Took a LUNCHBAR OFF A Poster 🤯 #shorts
00:17
Wian
Рет қаралды 8 МЛН
Falsafada | Philosophy | maxaa laga wadaa falsafo ?
16:56
OGAANSHO
Рет қаралды 226 М.
Waraysi Dhammaystiran || Moalimuu ||
21:13
Moalimuu fx
Рет қаралды 130 М.
Ganacsiga Forex with Abdinasir Sola
33:49
Sola Portal
Рет қаралды 25 М.
Waa maxay price Action ?
20:02
Hussein Jama
Рет қаралды 12 М.
7SABAB OO AY DADKA FOREX UGU QASAARAAN
13:44
Hudda Tajir Abukar
Рет қаралды 45 М.
Waa Maxay Forex? (Af-soomaali)
11:42
Moalimuu fx
Рет қаралды 293 М.
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44