Mahadsanid ABDIWALI AHMED ALI (MOALIMUU), walaal/saaxiib/macalin noloshayda dhan intan hadaan fahmi lahaa wax weyn qaban laha waa hore, muuqaalkan waaa halka aaku soo laaban doono mar walba oon u baahdno hadaf cusub inaan gaaaadho. Thanks more than trillion times ustaadi. Respect. 🙏✍🧠
@mustafali710426 күн бұрын
This Video I watched two years ago but I didn't get it throughly and after I watched it again today it was really mind blowing and I understood many many things that I didn't before Thanks Ustaad Abdiweli Ahmed Moalimuu❤
@Abdirahmaanyare12 жыл бұрын
Ustaad waan kaaga mahad celinayaa sida ay kaaga go,an tahay in aad wax ka badasho , qaab nololeedka , iyo waliba mustaqbal qurux badan in ku dhiiradaan oo ay ka baxaan waxa looyaqaan qaab _NOLOLEEDKA CAADIGA AH _ in qofku si caadi ah uu u dhashay qaab caadi ah u koray_barbaaray_ qaab caadi ah uu wax u bartay qaab caadi ah u guursaday ugu danbeyna uu qaab caadi ah uu u geeriyoodo ,Taas oo ka dhigan in uusan qofka wax hadaf ah xaqiiji sidoo kalena uusan aduunyaduba yadan waxba uusan ku soo kordhin , mahadsanid ustaadi@Abdwalimoalimuu #qofkiinoolnatiijaainoobalanah✌
@libanabdijaliljibril85092 жыл бұрын
Very interesting shortcut documentary, I'm so passionate the way you build teenage's mindset. The main Key points i learned from this documentary view are 1: If you sensitive to life you'll realise that you're the biggest issues in your life, 2: don't interest how much somebody is doing, despite that, interest how they're doing it, and then you can dare what someone does in 10 years you can do in 1 year. All of these goes up in perfect motion if you strategic and timing are well planned. Thank you so much our role model ustaad abdiwali mo'alimu you're de blue print in my life according to FX.
@market_makers_maker2 жыл бұрын
❤وإذا سألك عبادي عني فإني قريب أجيب دعوة الداع إذا دعان (فليستجيبوا لي واليؤمنوا بي) لعلهم يرشدون
@MuhanadAhmed-p1k Жыл бұрын
One day I will become millionaire insha Allah 🎉
@Ukashmoha123Ukashmoha126 ай бұрын
I.a
@DAZIzMoah4 ай бұрын
Xage wax marinysaa hada 😂
@internationaltech1699Ай бұрын
One day I will become a millionaire
@itsamin57762 жыл бұрын
Tabaraka Allah ustad, wx aad nagala hartay ma lahan wlhy, xirfad lagu shaqeysto iyo Psychology ayaad na bartay hadana hab fikirkeyna ayad badashay intaas abaal bad noo gashay ustaad adigon 1 shilling naga rabin, run ahaantii manaqano wxa aan abaalkaga ku gudno, Allah haku xafido adiga iyo ehelkaga wana kuu duceyna ❤
@ramla77322 жыл бұрын
mnshlh ustaad i have to listen again and again so it can go to my subconscious mind thanks mclin
@ardocumar67792 жыл бұрын
BAARAKALLAAH Ustaad Runtii dadka waxaa ka mida qof qof ay adagthy in isagoo kale la arko, waana sababta ay u yarthy in uu jiro 1: qof daacad ah, b : hawlkar ah t : naxariis badan, j : aftahana. oo fikirkiisa dadka ka dhaadhicin kara, x : aqoon leh, kh : dulqaad badan oo dadkoo dhan wadi kara, waxaana aaminsahay qofkaasu inuu adiga yhy ANIGA WAXAAN KUU DOORTAY MIDEEYAHA IYO HOGAAMIYAHA AAYATIINKA UMADA SOOMAALIYEED OO DHAN MUSTAQBALKA DHAW, WAAYO waxaad hormuud uthy jiilka cusub waxaadna thy qofka dadkiisa tusaya dariiqa lagu liibaano aakhiriyo aduunba Guulayso INSHLLAAH waxaa kugu dayandoona da yar wanaaga kaa dhaxla ,! 😍😍😍
Masha Allaah ustaad, Alle haku xafido, thanks a lot our teacher and mentor #Moalimuu.
@nimcushyusuf57602 жыл бұрын
Cajiib waxaa ah in 40 daqiiqo oo aan daawaday muuqaalkaan aan dareemaayo in mushkiladaha iheystay xalkooda aan helay oo waxa iga qaldanaa ay aheyd hab fikirkeyga oo eysan aheyn dhibaatooyinka kale ee aan sawiranaayay Guriga ijaarka ah ee aan ku jiro kiradiisa ma heleysid bishaan & korontada ma iska bixin kartid ayaan ku fikiraayay tan & saakay oo dhan lkn hda waan tijaabanayaa hab fikirkeyga inaan dhinaca aan rabo u badalo kadibna aan sawirto waxa aan rabo Natiijadana isla halkaan ayaa kusoo gudbin doonaa Aad & ad ayaad u mahadsantahay macalin ilaahey kheur fara badan haku siiyo Waxaa kaa codsan lahaa qudbada sheekh mustafa magaceeda inaad iisoo sheegtid adoo mahadsan
Masha allah, ustaad runtii waa vedio macno weyn xamaarsan oo ka hadlayo dhibaatooyin ina haysta iyo xalkooda allaha ku barakeeyo ustaadii🙏🤩
@qoraneofficial36132 жыл бұрын
mhdsnid ustaad jazakalaah qodob muhiime ayaad ka hadashy
@DhantaFX2 жыл бұрын
mashaalah. Ustaad aad baad u mahadasantaahy, Mawduucan markii hore maan fahansanaayn , lakiin iminka markaan fahmay oo aan dib u raacay xasuustayda waxa isoo baxday inaan marar badan isticmaalay oo aan warba kahayn. iminkana isagoo faahfaahsan ban noolashayda ku dhaqan galindoonaa. MAHADSANID MAR 2AAD.
@yusuffuad21512 жыл бұрын
This is beautiful video ustad Thank you 🙏
@Queen.fx-12 жыл бұрын
Macalin noo soo badi mawduucan thank you so much
@nasracadey85862 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad video wax badan baan ka faaidey isbadal weyn daremay iyo waxi iga qaldana thankis ustaad kun mar
@Abdisalam-j4t2 жыл бұрын
mahadsanid ustaad moalimuu
@abdikanimohamed38852 жыл бұрын
mnsha allh ustaad waa muuqaal qiimo badan alle hakaa abaal mariyo
jasaka allah ustaad cashar qiima badan weeye runtii
@mahadabdirizaksulaiman72522 жыл бұрын
mansha allah ustaad waa mawduuc baahi wayn loo qabay, markii iigu horaysay ee aan mawduucan maqlo waxay ahayd bilowgii sanadkan waxyaabo badan oo nolol maalmeedkayga kamidana waan ku dabaqaa qaar aan ku guulasytay iyo kuwo aan weli sugayaba. mahadsanid boqol jeer ustaad.
@khadarcaydiid47402 жыл бұрын
Masha allah ustaad cashar human development ah oo aan daawado kii ugu qiimaha badnaa oo aan daawado noloshayda
Masha Allah Ustaad waa Cashar in lafahmaa aad aad u fudud aadna u muhiinsan sida nolosha dhan muhiim u tahy ookle waxaan arkaa in dad badan oo daawaaday muqaalkaan ee soo saari doonaa wax dunida dhan kucusub oo dadka dhan muhiin u ah insha Allah
@abdikadialigedi97612 жыл бұрын
Janogale arintaas aat kahadashay waa xalada hada aan kusugnahay markan jifto anigoo soojeedo intaba waan arkaa waxaan kuhamiweynahay mustaqbalka waxaan radinijiray fursada hadana Alxmdlh fursadii waan helay horena waan isku diyaariyay waana iskudabaritay waxyaalaha aan sameenilahaa. @hadii la noolyahay natiijo ayaa inoo balan ah in sha ALLAH .
@saidaliyasiin342 жыл бұрын
Thanks ustaad alle ha kaa abaalmario
@abdiwaliahmed33012 жыл бұрын
Mansha allah ilahay ha kaa abaal mariyo wax badan ayaan ku dhabakhi doonaa casharkaan .
@khalidismail59602 жыл бұрын
Mansa Allah ustad mahadsanid 💯💯 waa cashar aad u qiimo badan.
@abshirbilekuryare10132 жыл бұрын
Masha allh جزاك الله خيرا
@omarzanto27162 жыл бұрын
Mnzha allh mclin guuleyso if iyo akhiropa ❤️
@yasingole2 жыл бұрын
masha allaah mahadsanid usataad, waxweyn oo iga maqnaa ayaad maanta ii iftiimisay waxaana dhihikaraa maanta inaan garanayo meesha dhibku kajiro ama waxa iga horjoogsan kara inaan horay usocdo. ilaahay hakaa abaalmariyo❤
@mahadhussein2832 жыл бұрын
mahadsanid Ustad
@MumtasAbdirizak6 ай бұрын
Jasakallhu khayr macalin❤
@amaldahir55002 жыл бұрын
Hala conference gi na dhaafay Kan baa inoo badalay🥰 Jazaaka allh macalin
@mohamedhassan-bl3ev2 жыл бұрын
mash allaah ustaad wax badan ayuun ka faa iiday waxbadan oo aan fahmi waye ayaad ii iftiimisay allaah haku dhowro
@abdyrahman88512 жыл бұрын
mansha allah brother waa dhiiri gelin aad u muhiima thanks
@fahadibraahim12512 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad. Runtii video gan waxa aan ka fahmay wax aanan hore aanan u fahamsaneen .suaalo badan oo iswaydiin mudana waa uu ka jawaabaya .. Waxyaabaha ugu cajiibsan ee video gan ku dhex jira waxa kamida qaabka aad maskaxda ugu diyaarinaysid inay isbadal sameeso intaadan ficilkii ku dhaqaaqin m.a runtii video daawashadiisa in la badiyo tahay weye oo wax badana laga qaato kadibna nolosha lagu dabaqo ..alle haka abaar mariyo ustaad mahadsanid
Waxan odhan karaa waaa siduu uga mudnayd ee qof bini aadma wax loogu sheeko waxan rajynayaa inaaan kudhaqmi doona inzha allah. Mhd wll❤🙏
@MohamedAzhari-ic6cm Жыл бұрын
congrats macalin xalay 100k ba gaarnay thanks ustad
@Engineerka_Fx2 жыл бұрын
Janogale thanks in badan inaad buug nooga dhigtana waan rajayn aqoonta ilahy haku siyaadiyo ustad 🙌🤗
@mohamedcidhib25962 жыл бұрын
mahadsanid ustaad videogan wxbadan buu naftyda ka badalay alle hakaa abaal mariyo
@abakaromar42792 жыл бұрын
Mahad Sanid ustaad Moalimuu 💯 🙏🙏
@shugrimohamed36422 жыл бұрын
thanks ustaad wlhi wax badan ayaad ii iftiimisay
@abdikariimkhadar68212 жыл бұрын
Mashalaha ustaaad Alle ha ku barakeeyo Wax badan baa ka faaiday
@adnaanalleel213 ай бұрын
Mnsha allah ❤
@mohamatguraymohamatguray29602 жыл бұрын
Ustaad wlhi video gani reality ga ku hareeraysan dhalinyarada soomaliyeed weye. iyo siday ubadali lahaayen una rumayn lahaayen hankooda. Ustaad cimri dheer iyo caafimaad ayaan kuu rajaynaya ❤👏👏
@mohamedkoronto33892 жыл бұрын
@Moalimuu Ustad Allaha Khayr kaa siiiyo waanada iyo cilmiga aad nagu shubayso haben iyo maalin
@abdiqaniibraahimabdi13282 жыл бұрын
Aad baad umahadsantahay Real life teacher Abdiwali moalimu abaal wayn baan kuu hayaa macalin
@ibraahimsaalax22372 жыл бұрын
Shukran moulimuu
@ibrahimhassan37692 жыл бұрын
Masha Allah ustaad jenagale
@somaenglish46232 жыл бұрын
macalin xaasid baad tahay muuqaalkaan hurdo wuu ii diiday hadda kahor dhowr jeer adigoo nagula jira zoom ayaad ka dhawaajisay waad nagala soo daahday godka lagu janeeyoow aduunkana nolol wanaagsan aakhirana janadii fardow waanku jecelnahay macalin erayga aan adeegsaday ee 'xaasid' xushmad daro in aadan u arkayn waan ogahay oo aad dareemaysid dareen xushmadaada la caadifadysan in uu kuyimid we love you zxp/walaal iyo macalin🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@Beyraad2 жыл бұрын
Thank u ustaad cilmi an laso kobi karin ayad nala wadagty💯
@Osman-zf9xm2 жыл бұрын
Mahadsanid macallin👋buugeyga iyo qalinkeyga waa ii diyaar
@isaknakeye69352 жыл бұрын
Mashaa allah macalin mahadsanid muqalkaan waxbadan baan sugaynay 🙏🏾
@abdirahmanmohamed42422 жыл бұрын
Qof saan wax iigu sheefo waligey ma arag macalin guul ayaan ku rajaynaa.
@abdulahiomar79332 жыл бұрын
Thanks ustad respect 👏
@saidkarshe29292 жыл бұрын
Waaaw Video Aan Daawadey kii igu Qiima Badnaa👏 Moalimuu Aad baad Umahadsanatahay Hadiii ay Kadhaadhacdey Hab fikirkaan Waxbaba Aduunka Maba Kudhibayaan xaqiiqdii
@mostaphavx98852 жыл бұрын
Thank you ustaadiii it makes me feel like ,,, don't know wlah how I describe it but i do watch many videos about paradigm shift from Bob proctor thanks ustadiii☺️
@yusufabdikadir96582 жыл бұрын
Masha Allah ustad allha kusharfo labda darodba
@Naamir032 жыл бұрын
Wllhi, Sidan kuu taageero hadad ogaan lahayd, waxan rajaynayaa waqti un inan kula kulmo insha allah🙌😭
Thnkz ustaad✨♥️dadaalkaaga iyo energy kaaga waana video aan sugaayey
@mahamedabdullahihasan57282 жыл бұрын
Ustaad Alaha Ku barakeeyo
@jamamaxamed5368 Жыл бұрын
Mahadsanid macalin
@abdirahman16302 жыл бұрын
Mhadsanid ustaad
@xasanadan83522 жыл бұрын
Alle hku shrfo ustaad 🙏🙏
@Jiheey2 жыл бұрын
Ustaad waad mahadsantahy
@apshirahmed565010 ай бұрын
ilhy ha ku daayo ❤
@AyaanleFX Жыл бұрын
Waa video aad u qiimo badan ❤❤❤
@SHUAYBHARED2 жыл бұрын
M.a ustaad keyga qaaliga ah aduun iyo aaqiro ilhy garabkaaga ha ahaado nolosheyda waxbadan baad ka badashay Oo ay ugu horeeyso in aan nafteyda xoreeyo Cidna aanan ku tiirsanaanin
@mohamedaliomar56412 жыл бұрын
Xoree Fakirkaaga Xaqiiji Hankaaga (Low Of Attraction ) waa moow duuc aad umuhiimsan oona xiligiii dhalin somaaliyeeed eey ugu baahida badneed aad na soo garsiisay waxaana aamin sanahay in uu wax badan natari doono si wanaagsan oona faahfahsan ayaad noogu sharaxday oo hore qof soomaali ah sidan ookle aan usharxin maclin aad ayaad ooga mahadsan tahay video-gan qiimaha badan aad nala wadagtay🙏🙏🙏
@Zamiir213552 ай бұрын
Wanagii o qof ah sidaa nogu hagar baxday oo aad waxa gudahaga ku jira aad dadka uguso bandhigtay Allaha ku naxrizto