Waa Maxeey Digital Marketing | Sidee Lacag Uga Sameeyn Kartaa

  Рет қаралды 141

Abdiaziz Amjad

Abdiaziz Amjad

Күн бұрын

Ku Dhawaad 5 Billoin Users Oo Active Ah ayaa isticmaala Social Media Sanadii Lasoo dhaafay 2021 Shirkada Google Waxaa Xayeeysiinta Kasoo Galay Dakhli Dhan $209 Billion Sanad ba Sanadka Xiga kor Ayuu usii Kacayay . 81% Dakhliga soogala Google Waxuu Kasoo galaa Xayeesiiska .
Waxaa Lamida Shirkada Meta Sanadii 2021 waxaa kasoo galay $114 Billion .
Meshaa waxaa inooga muuqda Muhiimada Uu Leeyahay Digital Marketing .
Waa Maxeey Digital Marketing ?
Digital Marketing Ama Loo Yaqaano Online Marketing Waa Xayeeysiis Kasta Oo Ka dhaca Internet Gudihiisa Sida Social Media marketing ( SMM) , Email Marketing , Contact Marketing , search Engine Optimization ( SEO ) .
Qeeybaha Digital Marketing
Si guud Digital marketing Waxaa loo Qeeybiyaa qeeybo kala duwan Kuwa ugu waaweeyn waxaa kamida
1.Social media marketing ( SMM )
Social media marketing ama loo soo gaabiyo SMM waxaa Xayeeysiimaha Organic ah iyo kuwa Paid ka ah Ee Lagu soo Bandhigo Social meda platforms Sida Facebook , Instagram
2. Display Advertising
Waa Xayeeysiimaha kasoo Muuqda Website Yada , Applications Loogu isticmaal badan yahay Iyo KZbin Waana Xayeeysiin muuhiim ah Ganacsiga qofkana ka caawinayo in uu Baaho Ganacsigiisa si dhaqsi ah Kana wanagsan Xayeeysiimihii hore ee TV yada Iyo Radio Sababtoo ah waxaa Target ka dhiganeeysaa Audience aad adiga rabtid
Hadii aad rabtid in aad abuurtid Display Ads waxaa u baahan tahay in aa Baratid Google Display ama ee Ku Sameeyaan Qubaro Aqoon sare U leh Sida SomAds
3. Search Engine
Waa qeebta Google Search Waxeena Kaa cawineeysaa in Website kaaga uu Qeeybta Hore ee google Search kasoo muuqdo waxaana Loo Qeeybiyaa labo
Search Engine Optimization ( SEO )
Waaa Qeeybta kaa Cawineeyso in website kaaga ama Qoraalkaaga uu kasoo muuqdo Qeebta Hore Ee Google Search waliba adigo sameen wax Xayeeysiin ah
Search Engine Marketing ( SEM )
Waxee kaa Caawineysaa in Website kaaga uu kaso muuqdo qeebta ugu horeeysa ee google Search adigoo Sameenaya Xayeeysiin Google Search

Пікірлер
BARO XIRFAD | SOCIAL MEDIA MARKETING COURSE LESSON 3
18:21
Abdiaziz Amjad
Рет қаралды 860
НАШЛА ДЕНЬГИ🙀@VERONIKAborsch
00:38
МишАня
Рет қаралды 2,8 МЛН
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 343 М.
НИКИТА ПОДСТАВИЛ ДЖОНИ 😡
01:00
HOOOTDOGS
Рет қаралды 2,7 МЛН
10 Steps That’ll Turn You Into A Sales Machine
28:15
Simon Squibb
Рет қаралды 1,1 МЛН
Were Israel’s Actions in the Gaza War Justified? Eylon Levy vs. Mehdi Hasan
1:06:50
SIFUDUD FACEBOOK ADS U BARO  | LESSON 1
22:39
Abdiaziz Amjad
Рет қаралды 5 М.
Digital Marketing Complete Course in Urdu | Lecture 01
21:09
Green Learn Academy
Рет қаралды 962 М.
How To CRUSH Google Ads with a Small Budget
23:57
Ben Heath - Google Ads
Рет қаралды 27 М.
$50 Sidee Maalin kasta Affiliate Marketing Oga Sameyaa
7:34
Gelle Bashir
Рет қаралды 21 М.
НАШЛА ДЕНЬГИ🙀@VERONIKAborsch
00:38
МишАня
Рет қаралды 2,8 МЛН