WAA SIDEE XAALADDA DAB DAMISKA OO DADKII DEGANAA LAGA RARAYO?

  Рет қаралды 3,017

KNN

KNN

Күн бұрын

WAA SIDEE XAALADDA DAB DAMISKA OO DADKII DEGANAA LAGA RARAYO?

Пікірлер: 17
@mohamednoor6248
@mohamednoor6248 2 ай бұрын
War nimanyahow Gaza Yahuud baaba muslimiinta barakicinaysee bal dadkaan muslimiinta ah kuwa barakicinaayo maxay yihiin
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 3 ай бұрын
Dowlada dhulka ayadaa leh garta alle taqaan
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 3 ай бұрын
MEEQAA DIGNIIN LA IDIN SIINAAYEY EE AAD BOOTEENEYSEEN 34SANO OO BILAA NIDAAMA WAA DHAMAATEY
@yahyiemohamed7273
@yahyiemohamed7273 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂 meeqaa lagu lahaay ka guura Walaalayaal inaad ka baxdaan meesha dabdabiska loogu talo galay😅😅😅😅😅
@accuracyabey8705
@accuracyabey8705 3 ай бұрын
Warkagura mesha
@hassanbardacad5600
@hassanbardacad5600 3 ай бұрын
Guriga inaysan bananka uga bixi karin waaba noshegtee garbasaarka ama jalbaabka maxey kaxera weysay bananka malaguso iloobay xalay
@maxamedabkow9461
@maxamedabkow9461 3 ай бұрын
Digniin nalamasiinin sas aye ucabadee xagudajiyay dhul doladed ilen dolad watii awod sharci leh 30sano ayad baraten sharcidaro wa in niilabaraa sharciga wxa uu yahy dadka barakacayasha dagan tabeelaha ilaa celsha wa somali dalka qax aye kuleyihiin sas etahy meshas aye kadaganyihiin xaniidiiday ama qabiil wen ayad kadhalty😅😅
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 3 ай бұрын
Dhulka wey degan yihiin weyna degnaanayaan Xasan Tuug Xabaale Qoto meyto qaxiyo isagaa ku dhimanayo oo meeydkiisaa maanta galay.
@maxamedabkow9461
@maxamedabkow9461 2 ай бұрын
@@sucdisiad3316 Aay ooto haooyin adunku weydhamanee kkkkķ ismaqal majiraa abay
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 3 ай бұрын
BEENWAAYE KU JIRA GANACSATO DHISTAA IDIN DHAAN TA CAASIMAD WADA JIIN GADA LAMA QAADAN KAREE JIINGADI DEGMO IÝ TUULEY KU ROONTAHEE GEEYA XAGA IYO XAGA LOO DHAQAAQI MAAYO LA IDINKA YEELI MAAYEE CAASIMADEENA CAASIMADIHII DERISKEEDA AHAA WEY DHAAFEEN IDINA JIQ IYO JIINGAD BAAD DOONEYSAAN MAYA MAYA MAYA
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 3 ай бұрын
AMARKA DAWLADA HALA QAATO WAA DHAMMADAY WAQTIGI U.S.C.
@Ami-q9x
@Ami-q9x 3 ай бұрын
Hala baxsho,qabiilkooda dhul hasiiyo
@MaxamednuurXuseen
@MaxamednuurXuseen 3 ай бұрын
Adeer somalilan iska daaye ee soomara sharciga iyo nidaamka daladnimada😂😂
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 3 ай бұрын
Isaq land dolad hayan ma jirto wayo wxa tihin dad cuqdad qawo oromo amxaro wato marka xilga dumiska ku jirtin
@MaxamednuurXuseen
@MaxamednuurXuseen 3 ай бұрын
@@AbuukarMohamed-v4t waa iska cadahay in aad naan dadladnimo Rabin hadaatihiin ree dabdemis
@MaxamednuurXuseen
@MaxamednuurXuseen 3 ай бұрын
@@AbuukarMohamed-v4t teeda kale wax waa la boobaa lkn hadii awood kaa badan oo sharciyaysan timaad waa loo hugaan samaa. Sida ree OODWAYNE camal
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 3 ай бұрын
Soomaaliland maatadooda ma qixiso meeydkeedana ma quftaan oo ma canshuuraan ee Xasan Tuug umada Ilaahay ha ka qabto
Xog Culus: Sh Abdirahman Bashir "yaa badali doono Ismail Cumar Geele"
1:01:37
Do you choose Inside Out 2 or The Amazing World of Gumball? 🤔
00:19
How To Get Married:   #short
00:22
Jin and Hattie
Рет қаралды 27 МЛН
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 16 МЛН
WARKA HABEEN EE KNN 06 10 2024
15:22
KNN
Рет қаралды 2,7 М.
WARKA DUHUR EE KNN 06 10 2024
18:13
KNN
Рет қаралды 3,4 М.
Cadeymaha dhagartii Khawaarijta ee Suuqa Bakaaraha, qaar ka mid ah xubnihii geystay.
15:19
WARKA SUBAX EE KNN 06 10 2024
11:39
KNN
Рет қаралды 5 М.
Do you choose Inside Out 2 or The Amazing World of Gumball? 🤔
00:19