Laascaanood | Magaalo badashay Masiirka dalka 50kii sano ee u dambeyay | Waaberi Show | Xalqada 5aad

  Рет қаралды 87,356

Waaberi Media

Waaberi Media

Күн бұрын

Laascaanood | Magaalo badashay masiirkii somaliyeed 50kii sano ee u dambeeyay | Waaberi Show | Xalqadda 4aad
Muqaalo ku qancin doona:
Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Пікірлер: 572
@mohamuttabdulahi6333
@mohamuttabdulahi6333 Жыл бұрын
Jiida hore Ee magaalada Laascanod baan Kaa soo salaamayaa.
@alcamaarifardo7334
@alcamaarifardo7334 Жыл бұрын
Ina adeer guuleyso waa lagaa gardaranyahay insha Allah waad kabaxaysaan
@AishaHassan-ck7dv
@AishaHassan-ck7dv 2 ай бұрын
Idinka waxaa tihin halgamayal waadna ka ficantihin shcabkakle ee somaliyed sabbata oo ah inaad nicibtihin gumeysiga somalinimadana idinku weynthy mashaAllah ❤
@malikjaanuu6870
@malikjaanuu6870 Жыл бұрын
Ilaahow dhibka ka saar lascanod iyo dadkeda yaa rabbi🤲
@safiyayasin7946
@safiyayasin7946 Жыл бұрын
Aamin yaa rabi
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Жыл бұрын
Aamiin laakiin iyagaa isku haya
@ruqiachannel1434
@ruqiachannel1434 Жыл бұрын
ameen
@malikjaanuu6870
@malikjaanuu6870 Жыл бұрын
@@jamalskp7280 side yacni iskugu hayan?🤔
@jibrilahmed8035
@jibrilahmed8035 Жыл бұрын
🥰🥰🥰🙏🙏
@abdilahiyusuf5779
@abdilahiyusuf5779 Жыл бұрын
Laascanod Baan Kaala Soo Hadlayaa C/raxmanow Insha Allah Waanu Guulaysan Doona Somalid Diidkana Waanu Ka Adkaanaynaa💪
@ahmedaadanweli4731
@ahmedaadanweli4731 Жыл бұрын
Darood balaadhisiga joojiya
@IbrahimYusuf-dy6ok
@IbrahimYusuf-dy6ok Жыл бұрын
Kkk wan idin so ducaynaynaa
@midnimodoon8724
@midnimodoon8724 8 ай бұрын
Maanta kwrn xgee ka soo hdlaysaa ?!
@NadiaAhmed-o9q
@NadiaAhmed-o9q 8 ай бұрын
​@@midnimodoon8724 gayigo nabadu ka soo hadlaya 😅
@TewodrosBethlehem
@TewodrosBethlehem 6 ай бұрын
Muqdisho u cararay😂😂
@mubarakadem479
@mubarakadem479 Жыл бұрын
m.a laascaanood my city sool somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@cabdaleyare2518
@cabdaleyare2518 Жыл бұрын
Sool Af Kuma Noqonayso ee Lascanood Oo Baaba qaata 😂
@abdulqanicismaanibrahim2279
@abdulqanicismaanibrahim2279 Жыл бұрын
Sool somaliland 🤣
@unknownjacky7430
@unknownjacky7430 Жыл бұрын
​@@cabdaleyare2518 hhhhh waar dadkii lafaha la ordayay way joogaan ilayn ma hargaysa dhafayan hadaad burburisam العين بالعين adeer waa laydin wasi waliba markale
@unknownjacky7430
@unknownjacky7430 Жыл бұрын
​@@cabdaleyare2518 hhhhh waar dadkii lafaha la ordayay way joogaan ilayn ma hargaysa dhafayan hadaad burburisam العين بالعين adeer waa laydin wasi waliba markale
@cabdaleyare2518
@cabdaleyare2518 Жыл бұрын
@@unknownjacky7430 De Ma afbaad igula Dagalami 🤣 Reer ordaayow Soo socodka libaxyanta iyoo sii cararka Kala daya xasuuqi 1977kii Markii laga Soo Noqday Laydin Gaystay Soo Baadh intan Kaga Dilay Xasuuqa Xita 1% igamaydaan Dilin Xoolo Faanaya
@zakimohamed3228
@zakimohamed3228 Жыл бұрын
Waberi media 4sano ayaan si jooogto ah ugu xirnahy MeeeLo badan oo uu isagu nalajeclays tay waan dhegaysanay waaana sugaynay maalin uun inuu page kiisa kaga hadli dooono gopolkygii aaan uxiiisay wax badan❤
@cumarcabdisalan4223
@cumarcabdisalan4223 Жыл бұрын
Ilaahow dhibka kasar kascaanod from muqdisho🇸🇴🇸🇴
@Asadchanel-z9q
@Asadchanel-z9q 7 ай бұрын
Kaascanood 🚫 Lasanod ✅️
@khadraomar914
@khadraomar914 Жыл бұрын
Baladweyn taariikhdeda ka hadal waaberi media insha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nugaal7690
@nugaal7690 Жыл бұрын
Ariirow hh mxa yaal
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Haa, kasoo hadal dheh🥺❤
@AhmedMohamed-vf6nl
@AhmedMohamed-vf6nl Жыл бұрын
Mahadsanid waaberi. Laascaanood damal-jano waa caasimada ruuxiga ah ee halganka iyo midnimada umada soomaaliyeed
@hassankahie6139
@hassankahie6139 Жыл бұрын
Lascanod waa magaalo qurux badan weeye oo togag leedhay iyo durdur oo biyo maran labada dhinaca mid waqooyi ka maraa oo xargaga ah la dhaho iyo durdur oo mara koonfurta waa durdur qurux badan oo biyo badan soo mara oo xoolaha ka cabaan biyaha sidoo kale buuro waaweyn oo wada taxan ayey leedhy sidoo kale waxay u dhexeysa dooxada nugaal iyo hawdka ❤❤
@ayaanaadan9597
@ayaanaadan9597 Жыл бұрын
🤴❤️
@FaadumoFaarax-wc2gs
@FaadumoFaarax-wc2gs 9 ай бұрын
Ayyy tnx inadekyyyyyow❤
@abdinajiibmaxamed9447
@abdinajiibmaxamed9447 Жыл бұрын
Laascaanood dalkaygii hooyo waan kuu xiisay❤❤
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 Жыл бұрын
MashaAllah Tabaraka Allah, ماشاءالله لا قوة إلا بالله اللهم بارك Allow Lascaanood Barakee, kana dhig Hoy ey Ummada Somaliyeed oo idil Kafaa'ideysato dhanka wanaaga iyo Barwaaqada iyo Midnimada
@rayaanali6721
@rayaanali6721 Жыл бұрын
Laascaanod wa magalo soomaliyeed kusuntan taariikh mug iyo miisaan leh waxaan rabi uwaydinayaa hormar waara💙🤍🐎
@Waliyullahjafaal
@Waliyullahjafaal Жыл бұрын
Lascanod waxay udub dhexaad utahay midnimada soomaaliyed weligeedna ma qayibin gumeysi insha allah dhawaan waxa sabbateeda kusoo laabanaysa midnimadii somaliyed waxana kusoo afgoaya argixisada somali diida ee snm Home❤
@Cawlmediachannel
@Cawlmediachannel Жыл бұрын
Tariikhda lascanod waxba kama ogayn iminka moyee thnkz waaberi media❤❤
@abdirizackalixaad2419
@abdirizackalixaad2419 Жыл бұрын
Magaalo halgan iyo taariikh ku suntan hadeerna ku jirta halgan xaq ah alle ha GuuLeeyo
@khayrehassan8501
@khayrehassan8501 Жыл бұрын
Maan sha allaah caasimada ssc khaatumo guul iyo gobonimo
@Mustafeindho879
@Mustafeindho879 Жыл бұрын
Ustaad lascond jiideedan ka daawanaya guulayso❤️
@asadcrashiid8564
@asadcrashiid8564 Жыл бұрын
Rabi haku nabad yeelo wll
@kamal-hassan
@kamal-hassan Жыл бұрын
Rabi haku ilaaliyo wll adiga iyo inta kale e dalkooda difaacaya
@Mustafeindho879
@Mustafeindho879 Жыл бұрын
@@kamal-hassan aamin sxp
@Mustafeindho879
@Mustafeindho879 Жыл бұрын
@@asadcrashiid8564 aamin wl
@SakariyeAbdi-d7v
@SakariyeAbdi-d7v 2 ай бұрын
Ma nooshy😂
@deeqyare8773
@deeqyare8773 Жыл бұрын
Magaalo madaxda dowlada khaatumoland laascaanood DeeQa❤❤❤❤❤
@shukrijama5399
@shukrijama5399 Жыл бұрын
I MISS MY HOME LASCAANOOD DEQA GUUL INSHA ALLAH ♥️💔💖💜💙🤍😍🦁🦁💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✍✍✍✍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙🤍💙💪💪💪💪🦁🦁🥰😍😍🥰🔥🔥💞💞💞
@dailycontent3955
@dailycontent3955 Жыл бұрын
Lascanood insha allah nabad way noqonee somaliana way midoobee insha allah
@mousamohammed7355
@mousamohammed7355 Жыл бұрын
laasa caano waa magaalo somaaliyeed Somali diid lagama rabo ilaah waxaan ka rajaynaayaa in ay naqato dowlad goboleed somaaliya wax la qaybsata in shaa alaah
@bashiirdacar
@bashiirdacar Жыл бұрын
LAASCAANOOD BAAN KAALA SOO HADLAYAA ZXB CABDIRAHMAANOW CADOWGA WAA LAGA XORAYNAYAA BOWE❤🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdellamohamedaden
@abdellamohamedaden Жыл бұрын
Mansha allah allaha ku xafido huuno Godey gacalo ayaan kaa sugaynaa inaad warbixin kasoo diyaariso ❤❤❤❤
@XiisMedia1436
@XiisMedia1436 Жыл бұрын
Shiidaalkii Aaway lagu Arkay Waa meesha Kaliya Ee lagu Hubo Shiidaalka ugu badan ee somalia
@haajimouse5646
@haajimouse5646 Жыл бұрын
Shiidal iyo waxaas inoo qari❤
@cabdaleyare2518
@cabdaleyare2518 Жыл бұрын
Waxba Kama Fuuqsinayso Somalia 🤔🤣 intaan Noolahay Waa Layska ladagayaa Uun
@Istiqaamatv
@Istiqaamatv Жыл бұрын
Laascanod waxaa balan ku qaadaya inaan ka hormariyo muqdisho iyo garooweba oo ah labada magaalo ee ugu hormarsan somalia 🇸🇴🇸🇱🐎
@teg2132
@teg2132 Жыл бұрын
My lovely city Caasimadii dawlada khaatumo ,Allow noo dhowr
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын
Maansha Allah ❤❤❤❤❤ Rabbiyow nabad ka dhulkayga ❤❤❤
@buunisyare3612
@buunisyare3612 Жыл бұрын
Taariikhda laascaaood si fiican umaad sheegin ma aad sheegin in laascaanood ahayd xuduntiii iyo lafdhabartii xoraynta dalka
@abdirashid0
@abdirashid0 Жыл бұрын
Qisooyinka Nabiyada Noosoo Badi Ilaa Aad Xabiibkeena Muxamad Kukeento❤️
@ARDAYSAME
@ARDAYSAME Жыл бұрын
My hometown 😢❤ ilahey nabad hanooga dhigo
@mohamednashiid
@mohamednashiid Жыл бұрын
🎉 Laas caanood waxaa taala midnimadii umadda Somaaliyeed
@cabdicasiisdaahir
@cabdicasiisdaahir Жыл бұрын
Ilaahay noo barya in dhibaatada magaalada nooga dul qaado hadda qaxooti baanu magaalooyin kale يارب اكشف عنا الضر
@ruqiachannel1434
@ruqiachannel1434 Жыл бұрын
allah ha idinka saaaro cadawgana ha jabiyo 🤲
@ASAD-988
@ASAD-988 Жыл бұрын
Garaadkaagu ma ogola inaad noolaato gala dagaalka oo madha ana haan iska dharko oo aan dhaho dadkayga soo caawiya kadibna jeebka kushubto dilaal buu noqday garaadkiinu dal ba ayoow yaakule cidii uhadha
@jamalyare2214
@jamalyare2214 Жыл бұрын
@@ASAD-988 War Garadka Dhulka Isaga Is Ka Leh Adi Meshad le Dahay Aad shekada wa Inta Qurxy
@mahamedyasiin633
@mahamedyasiin633 Жыл бұрын
Aamiin aamiin rahmanku haka dulqado dhibka
@ASAD-988
@ASAD-988 Жыл бұрын
@@jamalyare2214 anaa sool leh anigoo somaliland ah ayaa leh garaadka hooyadii ha iga qaado macal isaga ayaan futada katoogan
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Golden voice❤💯🥇✊
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Жыл бұрын
Laascaanood waa xarunti gumaysi diidka waa xarunti Geesi yaasha Soomaaliyeed ee Daraawish guul SSC Khaatumo State guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta from GK
@AhmedMohamed-vf6nl
@AhmedMohamed-vf6nl Жыл бұрын
@Maansha Allah mahadsanid Inadeer
@NasirHaji10
@NasirHaji10 Жыл бұрын
One Love to SSC Brothers Love drom Qabridahar❤
@Baabkasool
@Baabkasool 3 ай бұрын
muqalkan lascanood Banku dawa naya Gaar Ahaan xafadeyda Capdi bile cabdi stadiom ❤
@Abdifitahabdullahi8654
@Abdifitahabdullahi8654 Жыл бұрын
Laasocaanood waa magaalo taariikhdi Oo aad ugu muhiim ah dadka soomaaliyeed , Alle haka dulqaado dhibaatada iyo dagaalada.
@ayaanaadan9597
@ayaanaadan9597 Жыл бұрын
magaladayda lasacaanood 🐎🤍💙 rabi dhibka haka qaado rabi haka dhigo haaf london 🤲🐎🤍💙
@kurana289
@kurana289 Жыл бұрын
Mashaalah waad ku mahadsan tahay kun jeer ustaad sida aad noogo soo gudbisay taariikhda magaloyinka soomaaliya markan ka soo hadal kismayo tariikhdeda insha Allah alle haku sharfo aaqiriyo aduunba ustaad cadiraxman cumar 👑😍❤🙏
@alayuubi3456
@alayuubi3456 Жыл бұрын
My home balan weeye in aan ciqaabo mustaqbalka cidkasta oo dhib u gaysatay ilaahay baan balan la galay in aan dumiyo magaalooyinkooda xasuuqana dadkooda cida kusoo duushay maanta ee yada duminaysa dadkaygina xasuuqaysa👏
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 Жыл бұрын
Ilaahy nabad iyo walaltinimo dhexdeena hadhigo hadaanu nahay Somaliweyn
@عبدالرحمانعبدالله-ز5ر
@عبدالرحمانعبدالله-ز5ر Жыл бұрын
افضل صوتك ماشاءالله عليك يا اخي
@muunasiciid2300
@muunasiciid2300 Жыл бұрын
Masha allah my city Sool somalilnd 🥰💪
@Qoordheere77
@Qoordheere77 Жыл бұрын
Adigoo reer Hargeysa ah ayaa magaaladeyda dhahaysaa 😂😂😂
@fadumoali7402
@fadumoali7402 Жыл бұрын
Sool waa somalia🇸🇴💯
@muunasiciid2300
@muunasiciid2300 Жыл бұрын
@@fadumoali7402 wll hays xiijin ila malinti sayidka dagey ila wixi ka horeyy ila wixi ka dambyy sool wxy ahed jamhuriyda barakaysn u duceh wxba ka ma gelin xgey ka tirsanteh wa ta mnta laga barakacyeh ama afka hayso deh
@muunasiciid2300
@muunasiciid2300 Жыл бұрын
@@Qoordheere77 hdn hargeysa jogo macneh3du maha rer hargeysa ahydeh
@AlisaladAhmed
@AlisaladAhmed 3 ай бұрын
​@muunasiciid2300 😂😂, maaanta xagee joogtaa, anaga dhulkeena reeer xun oo qabiilaysan ma sheegto, meeel jamhuuridaya somalia lagu kala gooyo ma nihin, cuqdad iyo soomaali nacayb nama hayso sidiina, Hadaaad dhul goosanayso orod hargaysa iyo burco gooso anaga dhulkeena haysku soo jiidin
@mohamedwardi8218
@mohamedwardi8218 Жыл бұрын
Burco ayaan kaa sugaynaa wlal abdirahmanow ❤👍
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 Жыл бұрын
#Alxamdulilaah_Alxamdulillah Allow Guushaad kugaladaysatey Reer Lascaanood (SSC) mid barakeysan oo warta, Ummada Somaliyeed oo idil na anfacda Allow kayeel. ماشاءالله لا قوة إلا بالله
@Harriss223
@Harriss223 Жыл бұрын
Laascaanood waa magaaladi cadow Isaaq Somalia 🇸🇴 si rasmiya ugu GOYSAY. Forever. Waxaanu balan qaadaynaa qof u dhashay cadowga Isaaq inuusan dhulkayagana Somalia 🇸🇴 iu maraynin isagoo nool. Waanu ku dilaynaa qofkii isju daya.
@abdulqanicismaanibrahim2279
@abdulqanicismaanibrahim2279 Жыл бұрын
Kaliya afka uun baad ka leedahay car kaalay naga saar magaladadaa ka waxay waa adigu uun
@fadumoali7402
@fadumoali7402 Жыл бұрын
Kuwii idoorka aha waxay ku waasheen laascaanood🇸🇴💙🤍
@ZerKhalid
@ZerKhalid Жыл бұрын
Wll Cabdiraxmaan cumar Ismaaciil nabadgelyo iyo naxariista eebbe weyne kor kaaga ha ahaato. Barta ama dagaalkan waxan ku soo gudbiya waxyaabihii ugu danbeeyay ee ka dhacay caalamka iyo Tariikhaha ba, waxan huba inaanad ku khasaari doonin La joogayaga.
@sakisagaro9177
@sakisagaro9177 Жыл бұрын
Laascaano sool Somalia magaladi xoriyada 💙🤍🐎
@mahamedyasiin633
@mahamedyasiin633 Жыл бұрын
Ilahay dulmiga haka dulqado ree lascanod
@King_royall
@King_royall 6 ай бұрын
LaasCaaNood🎉❤❤
@nabadoonshaybe2108
@nabadoonshaybe2108 Жыл бұрын
Wllo Abdiraxmaan waberi jawalay xaafad ladhaho ma jirto aan intaa kuu saxo mahadsanid
@yahye8559
@yahye8559 Жыл бұрын
Sakariye ansaari 💚 🤍 ❤ somaliland 💚 🤍 ❤ guul somaliland 💚 🤍 ❤ guul somaliland
@halimasaid2826
@halimasaid2826 Жыл бұрын
Maxaa somali land😂😂😂😂😂
@ahmetqadi2054
@ahmetqadi2054 Жыл бұрын
Barnaamij 100% dhankasta ka dhameystiran ❤️❤️
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 6 ай бұрын
Mashallah ilahay guusha idin siiyay aya mahad iska leh 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@fatumanoor3261
@fatumanoor3261 Жыл бұрын
Sool waa xaruntii daraawiishta Mahadsanid c/raxmaan
@apdirizakmohamed5885
@apdirizakmohamed5885 Жыл бұрын
Burco shaw wa magaalo fac wayn mar haday sool iyo sanaag ba laga xukumi jiray😮😮😮😮
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Alle mahadii weye sodaa muqaal keena maanta mahadasanid ciraxmaan omar
@عبدالرزاق-ض8غ6ك
@عبدالرزاق-ض8غ6ك Жыл бұрын
لاسعانود او دراويش ..هذه مدينة المفاجأت ومدينة الاحرار ومدينة الثوره مدينة المنعطفات التاريخيه الكبرى في الصومال والغرن الافريقي ..منها بدأت حرب التحرير ضد الاحتلال البريطاني وتوجت بهزيمة ومقتل القائد Cofi كوفي ..ومنطقة الدلبهنتي هي موطن الخيول ولهذا محمد عبدالله حسن اختارها لتكون قاعدة الدراويش بالاضافة ان دلبهنتي خوال السيد ..والان انشالله منها تنطلق الوحده من جديد
@abdiqanibulshaawi3308
@abdiqanibulshaawi3308 Жыл бұрын
Thanks wllo waxaa balana in aan midayno insha alaah jamhuuriyadii Somalia sidii aan umidaynay 1960 insha alaah hadana jiida ayaan kaasoosalaamayaa insha alaah
@dailycontent3955
@dailycontent3955 Жыл бұрын
Insha allah somalia midoowday allaah natauso
@iamamiin4862
@iamamiin4862 Жыл бұрын
Laaska❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdiqani3478
@abdiqani3478 Жыл бұрын
sool somalia❤
@cabdiwahaabnadaara7945
@cabdiwahaabnadaara7945 Жыл бұрын
Las anod Las anod deeqa my city❤🇸🇴. Waxan urajenaya nbad qab iyo nabad warta insha allah dhibta way ka bxysaa huwanta kusoo dushay waa la kicinyaa insha allah viva Las anod sool somalia 🇸🇴.
@ayuub___nayga
@ayuub___nayga Жыл бұрын
Majirto waxaas😂😊
@cabdiwahaabnadaara7945
@cabdiwahaabnadaara7945 Жыл бұрын
@@ayuub___nayga kkk way jirtaa waad arki dontaa mustaqbalka pro.
@abdulqanicismaanibrahim2279
@abdulqanicismaanibrahim2279 Жыл бұрын
Sool somaliland ha qaldamin 🤣
@cabdiwahaabnadaara7945
@cabdiwahaabnadaara7945 Жыл бұрын
@@abdulqanicismaanibrahim2279 orod sheko xumada igalatag nio.
@cabdiwahaabnadaara7945
@cabdiwahaabnadaara7945 Ай бұрын
Maanta kawaran😂😂​@ayuub___nayga
@haajimouse5646
@haajimouse5646 Жыл бұрын
Next NFD ama Gaarisa iyo wajeer ku xigsii❤❤
@abdirahmanmadani387
@abdirahmanmadani387 Жыл бұрын
Laascaanood sool Somalia 🇸🇴 my city
@rayaanali6721
@rayaanali6721 Жыл бұрын
Khaatumo state of somalia
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 Жыл бұрын
Wll #Waberi_Media Qeyb labaad nooga soo hagaaji Magaaladan uu ilaahy barakeeyay oo aanu rajeyneyno ilahay idankii ineey noqon doonto magaaladii Ummada Somaliyeed Mar labaad mideen lahayd si kama dambeys ah insha Allah
@AhmedMohamed-vf6nl
@AhmedMohamed-vf6nl Жыл бұрын
Inshallah wey noqon
@ayuubcaahiyuusuf9347
@ayuubcaahiyuusuf9347 Жыл бұрын
Thank you my brother cabdi rixmaan
@NordinMohamed-m7y
@NordinMohamed-m7y Жыл бұрын
Waw muqal aad u wangsn Lascanod
@Aasiyayr277
@Aasiyayr277 Жыл бұрын
Mansha Allah Ilaahay nabad waarta hakayeelo Laascanood meel nafta loo huro way tahay Insha Allah dadkeedaan u tashan doona 🇸🇴🤍💙
@nabadoonshaybe2108
@nabadoonshaybe2108 Жыл бұрын
Aamiiin wllo mahadsanid
@craxmaancnuur7733
@craxmaancnuur7733 Жыл бұрын
Maanshalah❤❤
@garaaadibnuahmed8664
@garaaadibnuahmed8664 Жыл бұрын
Alle dhibaatada haka dulqaado wllhn reer laascanood
@FaadumoFaarax-wc2gs
@FaadumoFaarax-wc2gs 9 ай бұрын
My home lascnod janoyyyyyyyyy🐎❤ wa wadan fiiicen ❤
@maxamedsomaali1104
@maxamedsomaali1104 Жыл бұрын
Berber, Bosaso, Togdheer, Sanaag, Saylac, taxane tarikh ah kasodiyari inta bosharabadaan, sxb, mahadsanid.
@elshariif3571
@elshariif3571 Жыл бұрын
Oh my city 🥰🤏
@khadarhi6589
@khadarhi6589 Жыл бұрын
What a nice history 😊☺️😌🙂🤠
@SscKhaatumo-f3q
@SscKhaatumo-f3q 9 күн бұрын
My home las anood❤
@axmed_beereed
@axmed_beereed Жыл бұрын
Laascaanood magaalo u dhiig baxaysa midnimada dalka
@abdulqanicismaanibrahim2279
@abdulqanicismaanibrahim2279 Жыл бұрын
Magaalo dad bilaa macni iskaga dhimanayaan iyadoo aanay jirin sabab
@axmed_beereed
@axmed_beereed Жыл бұрын
@@abdulqanicismaanibrahim2279 waxaa bilaa micno u dhimanaya wiilka hargeysa iyo burco kasoo duulay ee dulmiga usocda
@abdulqanicismaanibrahim2279
@abdulqanicismaanibrahim2279 Жыл бұрын
@@axmed_beereed de wllo ma run mise been hadii aad xaqiiqo doonayso waxa ka socda halkaasi waa uun isaaq nacayb iyo dada la khalday
@fatisait7576
@fatisait7576 Жыл бұрын
​@@abdulqanicismaanibrahim2279 Caqligaaga saa kuyiri ee waxaa laysku dagaalaya dhulkayga iigabax soomali baan Ahay ee ma ihi Adoon kadaba dhareeriya ingiriis ma Aamisanayn wax ladhaho xuduud😊saad shalay udiiday inaad somalia kamid Ahaati baan Ana udiiday inaan birtish somali kamid Ahaado
@fadumoali7402
@fadumoali7402 Жыл бұрын
Laascaanood, laaska canah🩸My home town🇸🇴❣️🐎
@abdicash8787
@abdicash8787 Жыл бұрын
Iga qor , hirta dadkiilasdhiig wn qaxiyey doolo ka doon. Inta hadhay dhakhso baan u saaynaya guul sland
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 10 ай бұрын
Heros is what they are the avengers of somalia brave people to the bone
@AlisaladAhmed
@AlisaladAhmed Ай бұрын
Soomaali diidkii taariikh madow baa ka raacday Sool 💖🇸🇴💯🇸🇴. Mid reer burco ah oo meel kawada shaqayno wuxuu yiri, walhi waan iska ogaa in Somaliland laascaanood lagasoo saari doono aakhirka, lkn isma lahayn khasaaraha intaa le'eg baa ka dhalan kara ,
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 Жыл бұрын
Masha Allah
@HaykalMoha88
@HaykalMoha88 Жыл бұрын
NEXT #GALKACYO ❤
@maxamedabdi4322
@maxamedabdi4322 Жыл бұрын
Laascanood Waa Somaliland 💚★❤ diid ama yeela adeero
@deeqyare8773
@deeqyare8773 Жыл бұрын
Burco waa khaatumoland diid ama yeel
@mustafekamaal3313
@mustafekamaal3313 Жыл бұрын
ᴍᴀʀᴋᴀ ʟᴀɢᴜ ʟᴇʏᴀʜʏ ᴅᴀʟᴋᴀ ᴇᴇ ᴡᴀᴀ ᴅᴀʟᴋɪɪ sᴏᴍᴀʟɪᴀ💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤍💙🐎
@Aasiyayr277
@Aasiyayr277 Жыл бұрын
Riyo ku noqon mayso Snm oo 30 sano rio ku jirta illaa hadeer talow goormaad ka bixi doontaan😏Lascanod Khatumo Somalia🇸🇴🤍💙
@Ziidanipio12
@Ziidanipio12 Жыл бұрын
😅😅😅iiiiiiii.
@tuura5460
@tuura5460 Жыл бұрын
Burco waa khatumo state
@khadijaguled994
@khadijaguled994 Жыл бұрын
Manshaa Allah well done
@abduweliabdukadir5685
@abduweliabdukadir5685 Жыл бұрын
Sool khaatuumo ssc guul iyo gobonimo 🤍💙💙Somalia 🦁💪🏾🐎🐎🐎
@RamadnMohamedXusen-wf7ud
@RamadnMohamedXusen-wf7ud Жыл бұрын
Mnsha Allah Wllky Cabdi Raxman Waxad Barnamijka Labad Ka Dhigtaa Godey
@apdi-phatahmoha44
@apdi-phatahmoha44 Жыл бұрын
Keep GoiNg ❤❤❤
@claahihanad8809
@claahihanad8809 Жыл бұрын
Abdirahman waaberi Aad ayad u mahadsan tahay madama aad magaaladayada kasoo hadashay
@irser5562
@irser5562 Жыл бұрын
Shp waa mahsanthy from lasacanood
@MuuseAbdirahman-dr4hu
@MuuseAbdirahman-dr4hu Жыл бұрын
Waaberi media best you tube channel
@muniirmaanka9641
@muniirmaanka9641 7 ай бұрын
I m from Lascnod ❤🐎
@TheDjfowzi
@TheDjfowzi Жыл бұрын
Masha Allah Waa magaalo muhiim u ah midnimada somalia
@cabdirahmaanismaciil8889
@cabdirahmaanismaciil8889 Жыл бұрын
Lasacnood mar walba waa somalind waana dhulka somalind waxa somalia yidhaana ma jirto somalind guul iyo gobanimo somalind ❤️🤍💚
@winloss176
@winloss176 Жыл бұрын
Laascaanood Anigaa iska leh Waana Khaatuma state of somalia 🇸🇴❤SooL Sanaag and Cayn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪 Adigu BaL KaaLay isaaqland Ka DhiG Hadaa awoodeeda LeedahaY iska HadLe🙌👋
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re 9 ай бұрын
Sanag iyo caynaba calankayga ka taagan kastuumo 😂😂
@yasinadan6128
@yasinadan6128 Жыл бұрын
Laascaanod magaalada halganka ❤
@Halmaal202
@Halmaal202 Жыл бұрын
BOORAMA KUSO XIJISI WLL CABDIRAXMANOW
@haajimouse5646
@haajimouse5646 Жыл бұрын
Hadaan Nahay reer Laascanod. Inaga oo aan qabiil ka hadlayn. 2007 wixi ka horeeyey watii puntland ina haysatay ee mxay inoo qabatay😢😢😢. Wllhi marka runta ka hadalno somaliland 💚💭❤ aya noo Wangsan oo magaalada heerkaas gaadhsiiyey❤
@caishasaed8170
@caishasaed8170 Жыл бұрын
Haye alaha isku kiin barakeeyo idinka iyo somali land
@nasraahmed9791
@nasraahmed9791 Жыл бұрын
Waad iska hadashay runtii
@tuura5460
@tuura5460 Жыл бұрын
Idoorow burco waa khatumo state
@haajimouse5646
@haajimouse5646 Жыл бұрын
@@nasraahmed9791 wllshy runta miya diidaysa. Caruurta la barakiciyey mustaqbalkooda ka wrn😌😌😌
@ipcapital4747
@ipcapital4747 Жыл бұрын
Isaaq batahay dhulphante ha iska dhigin reerkada sheego nio hh
@RamadnMohamedXusen-wf7ud
@RamadnMohamedXusen-wf7ud Жыл бұрын
Reer Sool Allaha Ka Saro Dhibka Ay Ku jiran
@Apoudiclever
@Apoudiclever Жыл бұрын
Zombie versus ka so hadal plz wll 😮
@winloss176
@winloss176 Жыл бұрын
Laascaanood, Sool , Somalia🇸🇴 SOOL , SANAAG AND CAYN KHAATUMA STATE OF SOMALIA❤🇸🇴
@nafisaCrashiid-wm1ds
@nafisaCrashiid-wm1ds Ай бұрын
From sanaag khaatumo forever ♥️
@zuzumoha8844
@zuzumoha8844 Жыл бұрын
My City marnaba noo hoos...🤍💪
@mohamedcabdi7473
@mohamedcabdi7473 Жыл бұрын
wll c/ cumar wa ku baryaya dhulka somaliyeed oo dhan ka sameey video jazirada suqadra xata
Galka Baarista: Intee le'egtahay awoodda Al-Shabaab?
19:42
VOA Somali
Рет қаралды 73 М.
Enceinte et en Bazard: Les Chroniques du Nettoyage ! 🚽✨
00:21
Two More French
Рет қаралды 42 МЛН
Chain Game Strong ⛓️
00:21
Anwar Jibawi
Рет қаралды 41 МЛН
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
00:27
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 16 МЛН
LASCAANOOD: DAGAALADDII KADDIB MAXAA IS BEDELEY?
12:04
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 30 М.
لماذا الجميع يكرهون ( الأكراد ) ؟
20:19
Hamza Abdrzaq
Рет қаралды 1,3 МЛН
Enceinte et en Bazard: Les Chroniques du Nettoyage ! 🚽✨
00:21
Two More French
Рет қаралды 42 МЛН