Raysal wasaarihii turkiga ee loo dilay aadaanka daraadii | Cadnaan Mandares

  Рет қаралды 58,094

Waaberi Media

Waaberi Media

Күн бұрын

Shahiidkii aadaanka | Cadnaan Mandares
Muuqalkan waxaynu uga hadlaynaa taariikhda iyo sooyaalka raysal wasaarihii ugu horeeyay turkiga ee ku yimaada doorasho cadnaan mandares
Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
Facebook: bit.ly/2JycRdj
Instagram: bit.ly/2TPlYrR
Twitter: bit.ly/3mOR27D
Muqaalo ku qancin doona:
- Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
- Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
- Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
- Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Пікірлер: 162
@Waaberi-Media
@Waaberi-Media 3 жыл бұрын
Ha ilaawin inaad la wadaagtid asxaabtaada oo aad sii share garaysid si uu u faafo muuqalkan. Mahadsanidiin🙏🏾
@bastakingbasta5494
@bastakingbasta5494 3 жыл бұрын
Waana ogtahay janaraal 😊
@zhakiip.8.x75
@zhakiip.8.x75 3 жыл бұрын
Ok wll nagu halee WAABERI media
@farhanahmed3893
@farhanahmed3893 3 жыл бұрын
Zxb Download Maxaad Uxirtey inoo fur sxb.
@bastakingbasta5494
@bastakingbasta5494 3 жыл бұрын
@@farhanahmed3893 vimate ku dagso BRO
@Mohameth_xc
@Mohameth_xc 3 жыл бұрын
ᴡʟʟ ᴊᴀᴢɪɪʀᴀᴅᴀ ᴋʜᴜʙʀᴜꜱ ʙᴀʀɴᴀᴀᴍɪᴊ ɴᴏᴏɢᴀ ꜱᴏᴏ ꜱᴀᴍᴇᴇ ꜰᴀᴅʟᴀɴ ᴀʟʟᴀʜᴀ ᴋᴜ ꜱʜᴀʀꜰᴏ ᴡʟʟ
@xudeyfamaxamed1118
@xudeyfamaxamed1118 3 жыл бұрын
Hadaad jecshahay nabiga like isaar🇸🇴🇹🇷❤❤
@yusufuk9925
@yusufuk9925 3 жыл бұрын
Scw
@FerhanAhmed-zo6og
@FerhanAhmed-zo6og 29 күн бұрын
Scw scw
@asraar
@asraar 3 жыл бұрын
My top 5 favourite KZbin chanels 1:waaberi Media 2:ogaansho 3:sahanka xogaha 4:Dadweynaha 5:Asraar Media Adna nala wadaag
@omarmohamedjama709
@omarmohamedjama709 3 жыл бұрын
Xuseen kurdi Xogta daahsoon
@aliarole9715
@aliarole9715 3 жыл бұрын
Radio buluxubey ♥️
@abdirizaqmaxamuudalli3755
@abdirizaqmaxamuudalli3755 3 жыл бұрын
Hindise tube Waaberi media Ogaansho Ogaalka dunida Dhiirigaliye My best favourite channel
@shortsRecap4321
@shortsRecap4321 3 жыл бұрын
Alameyey ugraar media🤣🤣🤣
@xamsexikmaawi5387
@xamsexikmaawi5387 3 жыл бұрын
Waaberi media ogaansho s xogaha xogta dahsoon taleexi media waygan production iwm
@Mohaad-media_24.
@Mohaad-media_24. 3 жыл бұрын
Waala calool xumaadey wllhi xaqdarada laga galey Allah ayaa laxisabtami doona maalinta qiyaamo
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 Жыл бұрын
Dhibka loo geystay maanta faaiido ayuu ka heysta waayo Allah o raali ka ah buu geeriyotay lkn sheydaankii mustafa kamal muxuu ku jiraa maanta aawe mareykankii wax may u qaban karaan
@mohamedsaid8398
@mohamedsaid8398 3 жыл бұрын
Sxb wxaan kaa codsanaya in aad muuqaal kasoo samaysid necmettin arbekan ra'iisul wasaarihiiro hore ee turkiga ahna macalimkii erdoğan ahna aabaha islaamiyiinta sayaasadda ee turkiga ninkaas somalidu wax badan kama taqaan waana shakhsiyad Islami ah oo muhim ah.
@baashifx703
@baashifx703 3 жыл бұрын
Masha Allah Bro Waa Muuqaal Runtii Wax badan Laga FAA'iday Hore Usoco Wax Ku Istaajinaa Iska Yar I.a
@abdirazackkhalief1343
@abdirazackkhalief1343 3 жыл бұрын
Waaberi media is one of my favorite channels
@mohamedosmanofficial481
@mohamedosmanofficial481 3 жыл бұрын
Zhp adpaad ugu mahadazanatay ziida quruuxda padan ee ad uga zheekayzo quruuxda islaamka
@Cabdilaahi452-
@Cabdilaahi452- 3 жыл бұрын
IsLam ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@Just2facts2
@Just2facts2 3 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا إلى اليوم الدين امين يارب العالمين
@yahyeali9696
@yahyeali9696 3 жыл бұрын
Alle haunaxariisto mujaahid
@mohamoudgurreh949
@mohamoudgurreh949 3 жыл бұрын
ALLAAH haw naxariisto cadnaan shahiid ayuu ahaa
@Awesome-ww7zj
@Awesome-ww7zj 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@kingsomaliofficial
@kingsomaliofficial 3 жыл бұрын
Wcs Wll qli ah alle haku xafido 👌✍️🤝🤝✍️✍️🤝✍️✍️👌✍️🤝🤝✍️✍️🤲
@luqmaanbarkhad7551
@luqmaanbarkhad7551 3 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto oo ha unuuro xabaasha
@hassanediting7890
@hassanediting7890 3 жыл бұрын
Abdirahman omer zhp video yada u samee time code yacni wxan uga jeeda chapters ka u samee KZbin ka video yada si aya dadku si fudud u fahmaan inshallah ......keep going 👏👏
@ahmedfantastic7264
@ahmedfantastic7264 3 жыл бұрын
M.a wll ilaah qeyr haku siiyo
@kanaalkashacabka4841
@kanaalkashacabka4841 3 жыл бұрын
Kanaaalka shacabka lik sara aarya dadow
@mahadrooble4369
@mahadrooble4369 3 жыл бұрын
Soo badi muuqalada kusaabsan taariikhdii turikida lahaayeen
@baraarujiyemedia2579
@baraarujiyemedia2579 3 жыл бұрын
ALLAHU AKBAR
@Mohameth_xc
@Mohameth_xc 3 жыл бұрын
wll khubrus barnaamij nooga soo samee
@mascuudozil8751
@mascuudozil8751 3 жыл бұрын
turki wuxu ka soo baxay taarikh madoow soomalidana illahay ha ka saaro midnimo illahay ha aniga dhigo
@xamsexikmaawi5387
@xamsexikmaawi5387 3 жыл бұрын
aamiin aamiin
@romanticstudio2141
@romanticstudio2141 3 жыл бұрын
Wll ka soo hadal minxooyinka wax barsho ee hada furan sida bilkent university kadir has university iyo kuwa lamidka ah fadlan wll thankz
@mohameddeeeqocali1880
@mohameddeeeqocali1880 3 жыл бұрын
MASHA ALLAH ALLAH HA U NAXEIISTO🥺
@MOHA-jg4se
@MOHA-jg4se 3 жыл бұрын
KZbinr ka ogu jeclahay wa abdirhman waberi cod mcana mashaallah
@abdulahiabdirahmaan6041
@abdulahiabdirahmaan6041 4 ай бұрын
Allahu Akbar Alle ayaa waxwalbo kaween Qofku donana wucizeyaa.
@mohamedhassan-yc2cw
@mohamedhassan-yc2cw 3 жыл бұрын
Allaha unaxariisto
@mohameddeeeqocali1880
@mohameddeeeqocali1880 3 жыл бұрын
Wll Maxaa ka dacayo Maxakamdda ICJ Sxb na daba geey arintaas meele wax u socodaan wax kama ognin ee No sheeg ilee Dacwada Somalia iyo kenya meel ee Ku dhamaato Xata Channalka kale noo Soo galiy wll Si aan la socono Badeena iyo Xaledeeda
@abdirizaqmaxamuudalli3755
@abdirizaqmaxamuudalli3755 3 жыл бұрын
Janalada Aan ugu jecelahay. Waaberi media Hindise tube Ogaalka dunida Dhiirigaliye
@abdulhadimahamed1035
@abdulhadimahamed1035 3 жыл бұрын
Wll najmudiin arbakaan noogu xigsii mahadsanid
@Maxamed-zi8te4m
@Maxamed-zi8te4m 18 күн бұрын
Good thing❤❤
@mustafhassanhusein6941
@mustafhassanhusein6941 3 жыл бұрын
first Comment ♥️♥️♥️♥️♥️
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 3 жыл бұрын
shaqsiyadka taaarikhda ku leh somalidena ma inoo diyaarisid sida. Sayidka, axmed gurey, wiilwal raage ugaas dadkaas muuqaalo noogaso diyaari wll mdsnd
@Assahafi
@Assahafi 3 жыл бұрын
Dhicitaanka diyaarada ayaa ka horeysay soo celinta eedaanka carabiga ah
@dayibdowlo5121
@dayibdowlo5121 3 жыл бұрын
Ka soo hadal najmodiin arbakaan
@dawladrobleh295
@dawladrobleh295 3 жыл бұрын
Waxan ahay shaqsi kugu xidhan Xiseyana barnamij yadada ama xog baahintada mahadsanid
@cqaadirmaxamed4315
@cqaadirmaxamed4315 3 жыл бұрын
Sxp vidio Gan masoo dagsan Karin maxaa jira
@zacka.j3976
@zacka.j3976 3 жыл бұрын
Halyey walba marku door wayn gaadho aya ladila sababtana lama garanayo sadam xusen cadnan mandares boqor faysal iyo kuwakalo lamida Erdogan way udanbaysa malin mal maha kamida ayun ba ladilaya sabab la'aan madaxda islamka malinba midba la midladilaya
@maanock363
@maanock363 3 жыл бұрын
Keep going
@kingnour2546
@kingnour2546 3 жыл бұрын
Fadlan muuqaal nooga soo samee najmadiin arbagan
@kiikolyrics143
@kiikolyrics143 3 жыл бұрын
Asc asxpta qaaliga ah
@ramsehoveryumyum6930
@ramsehoveryumyum6930 3 жыл бұрын
Hello maqal majiraa ninkan aan ka war hayno😇😇
@betterdaysarecoming1881
@betterdaysarecoming1881 3 жыл бұрын
Alla maxaa jab iyo dhibaato soo maray turkida xasbinalaahu wanicmal wakiil somalidu iyaguna dhib ayay mareen
@ahmeddanan4618
@ahmeddanan4618 3 жыл бұрын
CUSMAANIYIINTA HADAY DARAAWIISH SI XOOG LEH LOO RAACI LAHAA OO AY U TAAGEERI LAHAAYEEN SIDAA TURKI LOOMA GALEEN DARAWIISH MARKAY DHACDAY DAWLADII ISLAAMKA WAY DHACDAY WAAYO WAXA HALGAMAYEY WAQTIGAAZ WALIBA SI DHIIRAN WAA SOOMALI
@ismailgaraad3873
@ismailgaraad3873 3 жыл бұрын
M.a wll shaqo fican baa qabatay
@dawladrobleh295
@dawladrobleh295 3 жыл бұрын
Fadlan waxan ka codsanaya xogo xaqiqa oo ku sabsan kenya iyo somalia gor gortanka xebta
@bishaar765
@bishaar765 3 жыл бұрын
Keep going wll
@husseinabdi5204
@husseinabdi5204 3 жыл бұрын
MAHADSANID
@AhmedMohamed-zs3bz
@AhmedMohamed-zs3bz 3 жыл бұрын
Wll waxa aan ku waydiiyay sidee lagu heli karaa cashir video edting cartoon ah
@musasal2525
@musasal2525 3 жыл бұрын
ألله أكبر يحيا مسلمون يحيا تركي ألله أكبر يحيا صومال
@abdifatahfarahhamud6426
@abdifatahfarahhamud6426 3 жыл бұрын
Waxaan ookale wadno aan ku daawado mahaayi waa iska ooyi mooyaane xaqdaro maadawan karo
@abdihakiimabuukar5229
@abdihakiimabuukar5229 3 жыл бұрын
I am the 33th
@raji6644z
@raji6644z 3 жыл бұрын
Nin walba oo diinkawarama ama diin ugargaara ah gaalkastaa wuu usoo soofaysanaa,ma'iswaydiisay;waayo diintaadu haday hagaagto arimaha aduun oodhan way hagaagi hadii maanta soomaalidu qaadato kitaabka iyo sunnada ALLaan kudhaartee meesha aanugaadho waalayaabi.
@fatimajama8271
@fatimajama8271 3 жыл бұрын
Beenta maha wll lkn yaa dadkeena fahansiiya badankood ma fahansane
@farxiyofooschannel1976
@farxiyofooschannel1976 3 жыл бұрын
Fast tw
@Mohameth_xc
@Mohameth_xc 3 жыл бұрын
wll khubrus barnaamij nooga soo samee
@dawladrobleh295
@dawladrobleh295 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@mustafemuxumed989
@mustafemuxumed989 3 жыл бұрын
Wllo marka hore aad ban kaga mahad celinaya waa mawduuc muhiim ah oo hore waxa uga ogaa najmu diin arbakaan isna mawduuc muhiim ah nooga soo diyaari insha Allah
@252Qasaalimedia
@252Qasaalimedia 3 жыл бұрын
10 mint 1 viose 200 like 28 commnt KZbin maalamhan Hadana dib ayuu u waashy🤔
@mjd7710
@mjd7710 3 жыл бұрын
Caqliga futada kagalay views tiris tahy wasee
@abdifatahfarahhamud6426
@abdifatahfarahhamud6426 3 жыл бұрын
Sbbta ay usameeyeen Sidaa waxaa waaye wxy ogaadeen in Dadka caalamka lagu kasban karo oo Been loogu sheegi karo Gorta aan qabsano warbaahinta ugu weyn caalamka; fiiri bal meesha ay ka fikireen
@mareegtaxogaha376
@mareegtaxogaha376 3 жыл бұрын
Fan xalaal ah iyo heeso bilaa music-ah halkan kala socda sxbyl kzbin.info/www/bejne/h368f4aVn691h9k ♥️☝️
@Mohameth_xc
@Mohameth_xc 3 жыл бұрын
wll khubrus barnaamij nooga soo samee
@1Ilyasin.
@1Ilyasin. 3 жыл бұрын
Walhi Turkeyga Meel fog baa la geeyay, blse illahey ayaa soo celiyay Alxamdulillah
@Mohameth_xc
@Mohameth_xc 3 жыл бұрын
wll khubrus barnaamij nooga soo samee
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 3 жыл бұрын
allaha unaxariisto
@Mohameth_xc
@Mohameth_xc 3 жыл бұрын
wll khubrus barnaamij nooga soo samee
@Mohameth_xc
@Mohameth_xc 3 жыл бұрын
wll khubrus barnaamij nooga soo samee
@Mohameth_xc
@Mohameth_xc 3 жыл бұрын
wll khubrus barnaamij nooga soo samee
@Mohameth_xc
@Mohameth_xc 3 жыл бұрын
wll khubrus barnaamij nooga soo samee
@Mohameth_xc
@Mohameth_xc 3 жыл бұрын
wll khubrus barnaamij nooga soo samee
@Mohameth_xc
@Mohameth_xc 3 жыл бұрын
wll khubrus barnaamij nooga soo samee
@abdifatahfarahhamud6426
@abdifatahfarahhamud6426 3 жыл бұрын
Yahuud sida loo maleeyo ma'aha, 13 qoys ayay yihiin; WhatsApp group ayay leeyhiin cunugii caawa udhasha horay ayaa laga ogaanaa, Warbaahinada caalamkana ayagaa iska leh
@hasnoabukar8371
@hasnoabukar8371 3 жыл бұрын
Abdirahma si kala umaqlay wll iido qisad ah ayaa waxa ku maqlay asigoo diyarad saaran ayay lahalawday markas ayuu alle balan laga galay inuu ubadali doono adanka carabi hadii alle badbadiyo balse waa uu badbaday kadibna sidaa ayuu ku dhaqaqay balankii mhdznd👋👋
@abdulhadimahamed1035
@abdulhadimahamed1035 3 жыл бұрын
Wll cabdiraxmaan mahadsanid wll wallahi waad dadaashay wll
@Mohameth_xc
@Mohameth_xc 3 жыл бұрын
wll khubrus barnaamij nooga soo samee
@cbasidismail715
@cbasidismail715 3 жыл бұрын
Runtii qiso cajiib ah weeye Bro abdi Rahman Cilmaaniyada barnaamuja ka so daiyaari hadaad taas ayaan rabaa in aan waxa ka ogaano cilmaaniyada iyo sida ay u shaqayso
@beydanfarah3590
@beydanfarah3590 3 жыл бұрын
Allaah u naxariiso janno Fardowsa allaah geeyo Inshallah wu galin
@madaromar9660
@madaromar9660 3 жыл бұрын
Halyay ayuu aha waana shahiiday alleh Naxariistio jano Haka warabiyo😰😰🇹🇷💪
@xamsexikmaawi5387
@xamsexikmaawi5387 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@Mohameth_xc
@Mohameth_xc 3 жыл бұрын
wll khubrus barnaamij nooga soo samee
@ismailguruxibrahim106
@ismailguruxibrahim106 3 жыл бұрын
Wxn filayaa inaan ahay qfki ugu horeyay ee muqaalkan furay 🤩😍
@24hours10
@24hours10 3 жыл бұрын
Mawduuc cajiib ah run ahaantii , hala share gareeyo wllyl.
@faaraxmaxamedcalimaxamedca6739
@faaraxmaxamedcalimaxamedca6739 3 жыл бұрын
Mansha Allah
@qaraztaboy4358
@qaraztaboy4358 3 жыл бұрын
Masha wll cabdi raxmaan aad baan kuu jeclay
@hamzehazzanezze892
@hamzehazzanezze892 3 жыл бұрын
Turkiga allow ka qabo gaalda weerar Ku sooqaadayza Aamiin Aamiin
@abdinajiib6807
@abdinajiib6807 3 жыл бұрын
Waxad muuqaal Noga soo diyaarisaa Ninkii iraaqiga ahaa ee dilay Ku dhawad 600 oo askar mareykan ah Kuna dilay Toogasho
@calikaafi1400
@calikaafi1400 3 жыл бұрын
xafaad mgciisa la dhaho ayaa kecioren ku taalo izmir AirPort keeda asiga ugu magac dareen sehit cadnan mandares
@aslimgamer4389
@aslimgamer4389 3 жыл бұрын
m.a sxb keep going pro
@ansaariaxmed4049
@ansaariaxmed4049 3 жыл бұрын
Walaal kasoo hadal najmadiin arbakan mahdsanid
@wacdiwaano1350
@wacdiwaano1350 Жыл бұрын
Waxa uu aha geesi an gaban Waxana uu u qabtay dalka turkiga wax badan oo wanag ah Dadkana waxa u ku hogamiyey Wado wanag adun iyo akhiroba leh
@cmc1154
@cmc1154 3 жыл бұрын
Mhdsnd wl sida aad noogu soo gudbiso wanaaga Noo soo badi taariikhda hogaaminta gaar ahaan kuwa Muslimiinta ah
@yoonisibraahim7447
@yoonisibraahim7447 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 ilaahey ha unaxariisto
@abdinajiib6807
@abdinajiib6807 3 жыл бұрын
Hadii an Somali nahay ilaa maanta waxan isku cayna ama Ku doodna qaladkii u sameyay siyad barre AUN Turkiga oo an u jeedno qaladki madaxdisa sameysy maantana ma caayan mana Xumeyan wayo aduunkaba ma joogan Qofkii cayana waa ciqaab
@wacdiwaano1350
@wacdiwaano1350 Жыл бұрын
Waxa uu galaya janada cadnaan mandaros Waa islaam gesi ah
@elminoor
@elminoor Жыл бұрын
Illaho unaxaariso janadal firdos
@maan8746
@maan8746 2 жыл бұрын
Alaha unaxariisto halyey cadnaan
@omarnaasir
@omarnaasir 3 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto
@nimcoabokor3566
@nimcoabokor3566 3 жыл бұрын
Arbakan muqal kaso same zxp horumar ban ku rajaynaya zxp
@shukri04ali38
@shukri04ali38 3 жыл бұрын
Walla shirkada Netflix kasoohadal plz plz plz plz plz plz
@abdirahmanabdiwahab8448
@abdirahmanabdiwahab8448 3 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto cadnaan madirid
@rahmaabdi2214
@rahmaabdi2214 3 жыл бұрын
Www m.a waku mhdsantthy sida taarikhda inoogu so diyaarisid wxaa thy channelka kaliya ee taarikhda kahadla wxbadan kafaaifag❣️
@hideeyes8565
@hideeyes8565 3 жыл бұрын
ApdiraHman omer wl wax tarleH💯💯
@wardhiigleymaxamed2971
@wardhiigleymaxamed2971 3 жыл бұрын
Zxb a aadaanka mala maqlaayo🤔🥰
Turkiga iyo Griiga | Sirta colaadeed ee labadan dal..
13:41
Waaberi Media
Рет қаралды 103 М.
отомстил?
00:56
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
Amazing Parenting Hacks! 👶✨ #ParentingTips #LifeHacks
00:18
Snack Chat
Рет қаралды 22 МЛН
Cute
00:16
Oyuncak Avı
Рет қаралды 12 МЛН
Duulaankii Tataarkii Mongolia | #OGAANSHO
9:26
OGAANSHO
Рет қаралды 140 М.
Cimraan Khan | Halyaygii hiilka waayay!
13:51
Waaberi Media
Рет қаралды 74 М.
Waamaxay Cajaaibta 7 ah ee aduunka ? | Cajaaibta 7 ah |
10:41
OGAANSHO
Рет қаралды 270 М.
Qadar | Dal yar oo awood u leh inuu iibsado aduunka oo dhan!
12:32
Waaberi Media
Рет қаралды 106 М.
отомстил?
00:56
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН