Aniga aya ku arkay. Waxa dhacday in an daboolka si fiican u daboolin se saacad kadib qudhanjo badan aya gashay waxan soo qatay shandho wana shandheyay se sonkor badan ayan ku arkay waxayna ahayd 50% oo ah kalabadh wana ka joojiyay caruurtayda oo an sini jiray sanad ku waxu aha 2018❤
@quenmaida13768 ай бұрын
Wll wan siyaa carurteyda lkn manta igu danbeysa mhadsanid wll
@axmedduqoow17148 ай бұрын
Hadii Aad U Jeedo Magaca Allah (الله) 🤍
@Suhayb1_48 ай бұрын
Allahu akbar
@maxamedyuusuf12288 ай бұрын
@@Suhayb1_4😊😅😅0
@Fridedegogle7 ай бұрын
Allah akbar❤❤❤❤
@abdulqadirsuleyman15188 ай бұрын
sheekh mustafe khayr alle hasiiyo isga ayaa hore uga waramay
@farxaanibraahim52688 ай бұрын
anu ku wada salino nabigayni muxamed scw
@Waaberi-Media8 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم
@KayseahmedXuseen-tg8dr8 ай бұрын
Scw
@SagalNiito8 ай бұрын
Scw scw scw
@jamalmohammad11158 ай бұрын
Scw
@liilbaliil_official11138 ай бұрын
Scw scw scw
@khadiijohassan84548 ай бұрын
Alla anaga hadaa sii nahay somalia 🇸🇴 maba nolinbaa dadkenii xanuuna Aan la'aqoonba wada haya ayaga dhan waana baaris la'anta iyo cunto nacay iyo caano dhacay allaha na'amansado😢😢
C/raxman shukran sxb Halkaa ka siiwad hawsha qiima badan ee aad noheyso. Runti waxan ad ugu bogay taarikhda islam iyo carabta oo an uxiseeyo ee noo soo badi insha allah. Mahadsanid bro.
@NSalah20068 ай бұрын
Sonkor caano lagu soo qariyay iska daayoo, tiiyoo nool-nool , jawaan - jawaan, rufuc - rufuc ayay somaalidu soo dhitaan guryaha bil walba! Yacni Soomaliya Sonkortu waxay ka midtahay ”raashinka” daruuriga ah ee aadka loo jecelyahay! Yacni laa mushkila hadii caano Niidowga sunkor lagu soo daro, kolayba sokor baan ku dari lahayne way noo soo fududeeyeen !!!❤😊
@libanabdulkadirnur28768 ай бұрын
War dhamaan caano booro wa wadasun shirkad walbo haso sartee qof walbo ha iska joojiyo wayo walogu talo galay dhamantood sokor aya kuwada jirto wana balwad😢😢
@khadiijacabdiraxman13088 ай бұрын
Mashaa Allah alxamdulilaah mahadsanid ilaahay haynaga badbaadiyo sharkooda
@omarhasan56688 ай бұрын
Africa ilaa ey wexeeda kasoo saaraneyso dhimasho hurimaayan😢
Fadlan ereyga Caano waa caano ee ma aha Ereyga Caanayaasha. Fadlan sidaas ula soco. Raalina igu ahaw. Thanks
@XafsaMaxamuud-pd3dk8 ай бұрын
Subaxanallaah gaaaaalo gurigiin ba soomali ama africaaan ama ☪️ muslimiin badan ay daba u dhaqaaan illhoow na Illaasho
@xasanrabiic37908 ай бұрын
Wan arkay dabcan anay igu dhacdaý 2 caruura dhalay 1 inan iyo inan Inaantu 3 sano ayaay jirta waligeed caanaha hooyadeed ma cabin waayo dhakhatirta ku tiri canahaga uma bahna ilmahan sidii ayaa dhacday ilaa manta caanaha la siya wax aan ka badali karo ma jirto hooyadood waxa ka dhadhiciyen Inankana sidas oo kale canaha hooyadi iyo caano boodhe isku dareen Allah ha ka qabto dhagar qabayashan dadkan
@aligamer-jp5ro7 ай бұрын
14beri isku dey ina ka jojisi oo boskas fruit ogu badashi detana caano lo'aad ubilow
@kaderdempele35698 ай бұрын
Dalkeena djibouti maa sokalan cuntoo ay dawladu War kahayn miise Somali wax Walibo sogala waa kotraba oo dawladu warkamahayso dalka Somali wuxu kudusanyahay ganacsaduhu inu sokaliyo wuxirabo 😥😥
@axmedcali91288 ай бұрын
Saxib horey waxan dad badan ugu sheegy inaan cano nidoga cafimad kujirin wayo waxay kasmaysanyihin manaqano
@OGAAWDIINTA.18 ай бұрын
noo law sxb guu layso guul ayan ku rajenayaa❤❤❤❤❤❤❤
maasha,allhah kheyr Allaha kaasiiyo sida wacan ee aad noogu iftiimisay balse hadaan ku daro hal mid kale annaga Afrika wax walbo oo naloo keeno sharciyo naga celiyo majiraan marka cunta walbo wayka duwan tahay kuwa kale ee la geeyo wadamada horumaray waxaana keenaayaa caqliga wali kama korin annnaga cidna nooma maqna ceelna nooma qodna
Abaayo anaa 2022 Somalia ka imaday dadka waxaa dhahay caanaha lo’ada 🐄 maa cabtaan wexey dheheen waa nagu qaali marka gasac aa ka fcn oo $18 u ah oo bil heesan karan
@Hasaam9308 ай бұрын
Dee afrika iyo asia alle ayaa umaqan waan labad qarad ee ugu dadka badan
ABDURRAHMAN CUMAR"WAABERI MEDIA" DADAALKAN ILAAHAY HAKAA ABAAL MARIO WLL❤🎉
@qadarabaada7 ай бұрын
Waa ku wataa sxp guuleyso
@ikraanbaeuty7728 ай бұрын
Wllhi gabdhayda iga xanunsatay 22 sac gudahoda illahay baa iga qabtay wan ka joojiyeey Alxm
@Ahmedalbani8 ай бұрын
Waa yaab walaahi 6gr oo sokor hadii ay dhibaato u keeneyso caruurta maxay hooyooyinkeena caanaha ugu daaraan hal ama laba qaado oo sokor ah caruutooda. Halkaas waxbaa ku jira.
Qeer allaah haku siyo wllo bal canaha ankar noo baar
@ibraahimfaaraxaxmed15988 ай бұрын
SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺
@youssoufhassan90788 ай бұрын
Golden voice ❤❤❤❤❤
@cabdijibarxirsi8 ай бұрын
waa rajeynayaa in cunooyinka kala duwan ee dalka soo gala dowladu usamyso haayado dabagal ah
@cabdizamedkhayre89458 ай бұрын
Manshaa Allah barnaamujyadaasoo kale ayaa loo bahan yahy
@AhmedMohamed-zh2yb8 ай бұрын
Shirkaddan lama aamini karo madama dhowr jeer oo hore balan qaad beena ay samaysay
@MunaMukhtaar-l8p8 ай бұрын
Waa mahadznthy wllo wx badan kaa faa'idey wllhi
@habibamursal39428 ай бұрын
Islamka waxa lagu dhigayo uma jeedan joojiya ka ganacsiga Nido
@ibraahimfaaraxaxmed15988 ай бұрын
SUBXAANALLAH☝️🥺💯
@somalilandigabadan75888 ай бұрын
Africa alle uun umaqan
@qeysbadmaceeye.8.248 ай бұрын
Waan ku salaamay saxiib cabdiramaan waabari
@zakirboss1438 ай бұрын
ka raali ahaada dilmadaan dilaynay caruurtiina iyo jiilkiina danbe 😢😢😢
@Ilyaasabdirahman8 ай бұрын
Maa joogineyso maxa yeelay waa fikraad ganacsi balse waa iskaa hadal ineey joogineyso oo waa aay dhaayalsaneysa hadalkan iyo sheekoyinkan loo so jeedinayo Mahadsanid wll waaberi guuleyso ❤🫡
@ontirebreezy25778 ай бұрын
You right man ❤
@MoustaphaAden-yd3pr8 ай бұрын
Afrikoy hurudoy waliged halabay alha ugargar
@DarbiAlbaab8 ай бұрын
❤❤❤good mashallaah cumar❤❤❤❤❤1❤❤
@Maryama-idil8 ай бұрын
Caruurta ilaa ay ka gaaraan 2 sano waa in la siiyo Naaska hooyo Markay intaa dhaafan hala siiyo caanaha asalka ah ee dhulkeenu Qanniga kuyahay sida Caanaha xoolaha aanu dhaqano.
insha allah mar un wan yelan doona shirkado waxsoosaar
@umunishaad59598 ай бұрын
Almdullh markan caruurteyda canaha ka joojiyo cudurba wuu nadayey isbuuc wlbo isbitalka ban joogi jirey yab
@CabdiraxmanCali-w1h8 ай бұрын
Haleska jiro rer galbedka waa lagu yaqaan warkas malin walib marge fashilmaan sidan ayee leyihiin😢😢😢😢
@youtubercreator558 ай бұрын
Ustaad waxaan kaa codsan lahay inaad sida usamaysay vediogaan noogu soo biiriso cource da
@nadiradaher5198 ай бұрын
Merci beaucoup
@aaqilka51588 ай бұрын
Waxaa jira reer dhalay 4 caruur ah oo 2 ama 3 ilmo uu uga dhacay xanuunka macaanka
@ZuSubayr8 ай бұрын
Wll qali cabdiraxman kolay waxa le kuwa ku fikira adunka maxa la kala cuni ee allah aminsanay marka waxba jojin mayane
@CabdiXaafid-yb9vl8 ай бұрын
war sxp Abdirahman wanku salaamey marka hore war nio sxp YouTub ayaan furtay ee nio codka markaan mobile kuduubo een mp3 kadhigo sidee computer ka ugu diraa sxp
@abdirisaqzuuzi3268 ай бұрын
Google it
@ShucaybAhmed-i5b8 ай бұрын
Wll daawooyinka kiniin yada maxaa laga sameeya
@Kingston123708 ай бұрын
Zxp caanaha amis ka so hadal tasa aad somalidu u jeceshahaye waliba mudo dheer
@aligamer-jp5ro8 ай бұрын
Kliya hda rbti ina ogati in caanahas sokor ka buxdo xoga ka so qaad bananka dhig hadey quranjo ku hoobato ka carar caanahas
@kubayoacademyfordevelopmen10858 ай бұрын
Asc ilama aha iney jojinayso maxa telay cid xisabaysa ma jirta
Anigu waxaan ka shakin jire in ay ku daraan wax Sonkor ka xun oo caanaha Doonfaarta oo kale ilaahey hanaga ilaaliyo Shirqool kooda.
@crisaaq38778 ай бұрын
Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin aamiin from awdal state soomaaliya waa muqadas guul guul Somalia turkey and Eritrea 🇪🇷 Well come Well come Well come turkey 🇹🇷 turkey 🇹🇷 turkey 🇹🇷 turkey 🇹🇷 sea Somalia 🇸🇴 Insha allah aamiin 🇵🇸 🇪🇷 🇹🇷 scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw free free free Palestine 🇵🇸 free free Palestine 🇵🇸 free free Palestine 🇵🇸 insha allah aamiin 🇵🇸 🇪🇷 🇹🇷
@khalidfantastic50078 ай бұрын
Africa waa guri ba,aw yaa ku leh
@A...A098888 ай бұрын
Caanaha Nido aragtidiisa waa hore iigu danbaysay xitaa tukaanadu ma iibiyaan .... Africa qashinka kaste ayaa lagu soo tuura cid daba galaysa ma jirto ...gaaladu waa qashin runtti lacagta unbaa udaran
@AllaaaminMaiisho-wx6kd8 ай бұрын
Kolay hadaan ka Hadlo fikirkayga Maqabo inay ka dhabaynayso hadalkeegaas ..
@AhmedMohamed-b9d9e8 ай бұрын
Cabdiraxman . Umalayn maayo inay ka runtahay.
@ilhanibraahim18 ай бұрын
Caana nido xaasasiyad ay😢😢😢 ka qaaday
@jamalomar63878 ай бұрын
Yaaaanan la isticmalain baatatanba mana joojin doonta maadaama oo markii horeeba ay joojin wayday.
@Abdirahmanbritish8 ай бұрын
nio waa laygu soo koriyay waana caafimad qaba
@adanbile42378 ай бұрын
Waddamada afrika waa inay dacwad ku oogaan, iyo Qaan-sheegasho shirkaddan
@abshirdhere6998 ай бұрын
Horey Aya ula yabaney ano yurub joga in 35 euro an kabixiyo gasaca wen ee NIDO halka u Somalia inta kayar kajogo