No video

Burco | Gobolka Ragga | yaa dagi jiray? Goormaase la yagleelay? Waaberi Show | Xalqadda 10aad

  Рет қаралды 43,863

Waaberi Media

Waaberi Media

Жыл бұрын

Waa mid ka mid ah magaalooyinka ugu magaca wayn geyiga soomaaliyeed sidoo kalena kamdi ah sadexda magaalo ee ugu wwyn somaliland, waxa ay dhacdaa Gobolka Togdheer, waa magaalo dadkeedu ay inbadan ka dhiidhiyeen ku hoos jirida heeryaddii gumaystaha, magaaloo uu gumaysthu ingiriisku u haystay in dadkeedu ay wax wlaba yeelayaan siduu rabanna uu ka yeelan karo kahor intuusan ku war helin iyada oo maalin cad shacabkii deegaanku hogaamiyihii ciidnakiisa ku dilay bartanka magaalada, waxaynu u jeednaa magaalada burco oo aynu muqlakeena maanta ku eegi doono soyaalkeeda, magacaygu waa cabdoraxman cumar halkaniana waa waaberi media, ku soo dhowaada daawadayaal muqlakeena maanta.

Пікірлер: 316
@Zhiino434
@Zhiino434 Жыл бұрын
My home burcadydii💚💭❤🖐 reer burcoyy is mujiya from October ❤
@Xamaaza110
@Xamaaza110 Жыл бұрын
Ad io ad October ✊🏻
@xasancolaad1595
@xasancolaad1595 Жыл бұрын
Burco aktobar anigah wlkey degenahay ❤
@SUHAYBJOKEF2021pk
@SUHAYBJOKEF2021pk Жыл бұрын
Xaafadaha qasabka
@AishaHassan-ck7dv
@AishaHassan-ck7dv 12 күн бұрын
Burco waxaa leh 🇸🇴 somalia 🇸🇴 somalind waxa leh ethiopia 🇪🇹😠😠🫡
@Khalidmaxamed24
@Khalidmaxamed24 5 күн бұрын
​@@AishaHassan-ck7dv somalia state of ethiopia 🇸🇴🇪🇹
@mustafecumar7800
@mustafecumar7800 Жыл бұрын
Reer burcoy is muujiya From Hodan qayLo 🤣
@boybad3529
@boybad3529 Жыл бұрын
xge nio aaga cabdi buur weyee
@abasosman9429
@abasosman9429 Жыл бұрын
Kkkk aaga barsigo 😂
@boybad3529
@boybad3529 Жыл бұрын
@@abasosman9429 😆
@mmcc4347
@mmcc4347 Жыл бұрын
Aaga cawaale suqaar
@barwaqomohamed3679
@barwaqomohamed3679 Жыл бұрын
​@@boybad3529 😂aaga wadada hawdka
@faridyare6253
@faridyare6253 Жыл бұрын
Burco❤ mid ka mida magaloyin ugu jeclay from hargaysa
@essaalsomali2352
@essaalsomali2352 Жыл бұрын
awlaadu caasima❤
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 Жыл бұрын
Burco Caasimada Xoriyada Xaruunta Gobolka Raga Jamhuuriyada Barakaysan
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
ما شاء الله Waa magaalo qurux badan runtii😊 ❤
@amiirfilms6278
@amiirfilms6278 Жыл бұрын
@amiirfilms6278
@amiirfilms6278 Жыл бұрын
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
@@amiirfilms6278 ❤❤
@shiinesaqiirofficial1719
@shiinesaqiirofficial1719 Жыл бұрын
Burco waxy ku taala xididada tin iyo cidhib tabinyaa dhiige❤❤😍
@qanciye5249
@qanciye5249 Жыл бұрын
Waan idiin wataa reer burco ❤
@apdiqaniuthman
@apdiqaniuthman Жыл бұрын
My Home Burco 💯♥️🔥
@aarkamudugofficial28
@aarkamudugofficial28 Жыл бұрын
Ustaad Abdirahmaan Omar Waad Ku Mahadsantahay Sida Aad inoogu Soo Gudbineyso Arimaha Sooyaalka Iyo Taariikhda Magaalooyinka Soomaalida Ku Wooda ugu Maga dheer 🙏 🙏
@tomandjerry6262
@tomandjerry6262 Жыл бұрын
Allan giib oo Qudhaa May Dilin ee waxay Xiyaa Dileen ragii ka Taytal sareeyay Xitaa. Sida 1:Lawrance 2:Sir archer(Caarshe) 3:Fernad(Fedhole) 4:Allan Giib 5:William (Waji Xume)❤
@hoodocali421
@hoodocali421 Жыл бұрын
sii quraaco hasoo qada tagin ayaan isinkasoo salaamaya burco soomaliyey ramadan wanaahsa❤😊
@essaalsomali2352
@essaalsomali2352 Жыл бұрын
Sii shuxuuro oo hasoo afur tegin ayaan idinka soo salaamaya ana🤣🤣🤣🤣
@AhmeTt___136
@AhmeTt___136 Жыл бұрын
​@@essaalsomali2352 plasa ayaa la yiraahda shp 😂
@user-xx8od8sx8y
@user-xx8od8sx8y 11 ай бұрын
WAN ka qadany
@apdiqaniawil7302
@apdiqaniawil7302 Жыл бұрын
My HOme BurCo From kiniyada burco ❤ismuujiya reer burcooyyy
@najmaadan9529
@najmaadan9529 Жыл бұрын
From burco to hodan qaylo 😂😂❤
@z-updilahi8648
@z-updilahi8648 Жыл бұрын
hhh
@arday661
@arday661 Жыл бұрын
Form burco to qasabka
@anisaahmedabdallah758
@anisaahmedabdallah758 Жыл бұрын
Waawareey m.a❤waa magaalo abaal taqaaanee halgamaayaalkii bay ugu magac dareen xaafadaheeda❤gaal&islaam ileen waa magaalo dhabkasta lagu tacadiyey dadkeedii😢alx hada waa tan unabdoon gayiga soomaalidu degto❤
@emraanahmed
@emraanahmed Жыл бұрын
Waa arin fiican in magaalooyinka soomaliyeed aad na bartay waana ku mahadsan tahay sxb Allaha ku sharfo
@cumaryare9189
@cumaryare9189 Жыл бұрын
Masha allah xog fiican ayaad iga siisay burco waan iskaga noolaa uune kkkkkkk
@khaalidmaxamuud6017
@khaalidmaxamuud6017 Жыл бұрын
Burcooy ismuujiya from ciyaal saylad🤣
@aminaadem1771
@aminaadem1771 Жыл бұрын
BURCO TO FROM AFGOOYE😂😂
@Dawlad252
@Dawlad252 Жыл бұрын
*Gobolka ragga (Burco)* ayaan kaa soo salaamayaa Ustaad.
@jamaaltalosame789
@jamaaltalosame789 Жыл бұрын
From burco xog muhiima ayaad ka diyaarisay ustaad thanks ❤
@Maxamedmubaarik11
@Maxamedmubaarik11 28 күн бұрын
Burco 🫡🫡🫡🫡🫡 From berbera ❤
@khaderalta7661
@khaderalta7661 Жыл бұрын
Halgamaagini snm kaso hadhayban Ahay Reer Burco😅🔥
@kabadhe9575
@kabadhe9575 Жыл бұрын
Asc wr wbr waaberi medi mahadsanid xog waafiya ayaad ka soo gudbisay guud ahaan taariikhda burco afarta xaafadood ee aad sheegtay waa degmo hoosaadyo burco ka tirsan ee maaha xaafado Waa walaal burco kaa soo salaamaya
@mowliidabdi6030
@mowliidabdi6030 2 ай бұрын
Illaaahow u naxariiso xji faarah oomaar oo janatul fardowsa allaclaa
@metro1803
@metro1803 Жыл бұрын
daraawishtu waa reer burco
@AbdirahmanCM2002
@AbdirahmanCM2002 Жыл бұрын
Burco Burco Burco Hoygaygi Gobolka Raga❤❤
@nadiirbakaal2109
@nadiirbakaal2109 Жыл бұрын
Reer burcoow waa idin salaamaaa
@saadomaxamed24
@saadomaxamed24 Жыл бұрын
Magaladaydii allow iidaa Amiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohammedhasan4499
@mohammedhasan4499 Жыл бұрын
❤❤❤marka Beled la sheegaan Burcadii xasuustaa
@cabdishakuurcasse4901
@cabdishakuurcasse4901 Жыл бұрын
Waad mahadsantahay wll
@abdihafittism9422
@abdihafittism9422 Жыл бұрын
❤❤❤❤😊 The legend 🤞
@mohamedawilmeramann8872
@mohamedawilmeramann8872 Жыл бұрын
Thanks waaberi madia from gobalka ragga
@iidoiido2685
@iidoiido2685 5 ай бұрын
waad mahadsan tahay waa.beri media burco magaaladaydii waan u xiisay illaahlow i gee anigoo nabad qaba aa miiin yaa rabi
@Akvlogs_2023
@Akvlogs_2023 Жыл бұрын
Burco❤
@fiymamuse3650
@fiymamuse3650 Жыл бұрын
Xafadeyda miyay burco kabilamaty my home ceel gooni😂😂
@adanabdulle4477
@adanabdulle4477 Жыл бұрын
Xeetahay sxpow Somaliland Lee ku dhex wareegooysaa😢😢😢😢😢 Sxp soo samee 1 #joowhar #cadale #warshiikh Evan soo samee #mahadaay 😢😢
@Businessflip
@Businessflip 9 ай бұрын
Sxb taariikhda gumeysi diidka iyo xornimada soomaaliyeed waxay ka bilaabanta kuna dhamaataa Somaliland thanks
@cabdiqani-we5hr
@cabdiqani-we5hr Жыл бұрын
Thnks waaberi media
@dekacizman4024
@dekacizman4024 Жыл бұрын
Abdiraxman omar wad mhdsanthy from burco keep going❤⭐
@maryamahmed-le8uk
@maryamahmed-le8uk Жыл бұрын
Masha allh wll qali burning ❤❤
@saynab9743
@saynab9743 Жыл бұрын
My home land ❤😂 burco waa gobalkagii an ku dhashye kuma barbarye ❤
@aamiinjamac789
@aamiinjamac789 Жыл бұрын
Magaladydi burco gobolka raga❤
@SadaamMohamed-un4pp
@SadaamMohamed-un4pp Жыл бұрын
Thank u walaal.🙏
@omarkhadar2931
@omarkhadar2931 Жыл бұрын
Gobolka Ragga first comment
@user-os7cf8md2e
@user-os7cf8md2e 3 ай бұрын
I love burco my home❤
@lander_man
@lander_man 7 күн бұрын
Waar Hodan Qaylo Ayaan Joogaa adna😂😂😂
@sagalmohamedhassen7468
@sagalmohamedhassen7468 Жыл бұрын
Mahadsanid wllo Gobalkaygii❤❤❤
@kingjeeztaawi8110
@kingjeeztaawi8110 Жыл бұрын
Abdirahmon Omar keep going pro
@abdiali3365
@abdiali3365 Жыл бұрын
Ninkii giib dilay faacul buu ahaa oo xirsi cismaan, rer wayda alle haku naxaristo awowo
@Muna_qaali
@Muna_qaali Жыл бұрын
Thanks waabari media from burco😘😘😍
@hamzemandela2435
@hamzemandela2435 Жыл бұрын
Waberi media dhalinyarta jiilka afraad iyo jiilka shanaad kaayd aada UU muhima ayu ukaydiyaay runta shaqo adaag ayad haysa wari maayside wear haa Ka hadhoo MARKA XIGTA DIRE DAWA ETHOPIIA THINKS
@ayaanleahmed9819
@ayaanleahmed9819 Жыл бұрын
Burco💚 Halyay dhala💯🔥🦁
@somaliashorts4929
@somaliashorts4929 Жыл бұрын
Wuxuunba like saari kara qof Gobolka Raga kasoo jeeda ❤❤
@KING_ZACK_275
@KING_ZACK_275 Жыл бұрын
From Burco Xaafada Ilaahaw waad na aragtaa 🥰
@abdiaziiz6097
@abdiaziiz6097 Жыл бұрын
My home buroa ayaad sogadhay manta akhii thank you❤
@Khalidyuusuf-ep8kx
@Khalidyuusuf-ep8kx Жыл бұрын
Thanks wallal qali ❤❤❤❤
@boybad3529
@boybad3529 Жыл бұрын
My homE BurCo ❤
@ibrahimhassan2023
@ibrahimhassan2023 Жыл бұрын
Dad baa u haysta in Burco Britain 🇬🇧 soo dhawaysay laakiin taariikh kasta oo gumayste lagaga hor yimi wuxuu u noqonayaa Burco xitaa sayidku reer Burco ayuu ahaa daraawiishtu sidoo kale
@IlyaasismailNur-rl3nr
@IlyaasismailNur-rl3nr 2 ай бұрын
kkkkk futadaa udhaqasay gumaystaye aamus❤
@kurana289
@kurana289 Жыл бұрын
Mashaalah Alle haku sharfo aaqiriyo aduunba ustaad cadiraxman cumar 👑😍❤🙏
@mustafesiciidismaaciil357
@mustafesiciidismaaciil357 Жыл бұрын
SANAAG MEEYEY 😊 GOBOLKA AWOOWAYAASHA❤
@saedmoh1450
@saedmoh1450 Жыл бұрын
My home burco xfda Tuurta
@cabdiquduusbinuaxmed8003
@cabdiquduusbinuaxmed8003 Жыл бұрын
Magalo ay Ku nool yihiin 1m
@wiilhoogkomando4991
@wiilhoogkomando4991 Жыл бұрын
Musuqmaasuqa, qabyaalada, haybtakoorka, cadaalad darada waa cadawga horumarka soomaaliya ee aan u istaagno dabargooyntooda. Somaliyeey toos tooso isku tiirsada Hadba kiina taag daran tagero waligiin🇸🇴
@cabdishakuuraxmed6191
@cabdishakuuraxmed6191 Жыл бұрын
Reer burco salaan sare ❤
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 Жыл бұрын
Good job 👏 waaberi
@CismaanMohamed-di7ys
@CismaanMohamed-di7ys Жыл бұрын
Burco magaladaydi Gobolka Raga❤
@AbdirisaqMohamoud-wx3cy
@AbdirisaqMohamoud-wx3cy 6 ай бұрын
Burco waa hoyga halyeeyada umada soomaliyadeed
@osman.b.b
@osman.b.b Жыл бұрын
Mansha allah my home burco 🎉❤❤
@Yooco.
@Yooco. 10 ай бұрын
Erayga burco micnihiisu waa "meesha banaanka ah ama il banaanta ah"
@naciimadiomond3505
@naciimadiomond3505 Жыл бұрын
Ramadaan mubarak wllo wad ku mahadsantay inad macluumad anan ka aqoon naga bartay magaalooyinka soomaliyeed Jasakallah khayr walalo ✨️🌷🥰🌙
@sheekhmaxamadshaafi7563
@sheekhmaxamadshaafi7563 Жыл бұрын
Dhagaxbuur kaama hayo ustaad soo samee😊
@ibrokhan7399
@ibrokhan7399 Жыл бұрын
Taariikhda magalada mandheera
@Judy567
@Judy567 Жыл бұрын
Burco halyeey dhalay ❤xaruunta afka soomaliga laku asaasey❤
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 8 ай бұрын
Masha allaaah reeer burco iyo reer somaliland nooooolaaaaada abid inshaa allllllah❤
@kamalyusuf6211
@kamalyusuf6211 Ай бұрын
Ceelagoni waa xafaadn ku dhashaye Waa la Baabaye ceelashi haddde
@mukhtarapdilahiyacqub5715
@mukhtarapdilahiyacqub5715 Жыл бұрын
Burco Hoygi mujahidinta👏💯
@fikradkorodhso2591
@fikradkorodhso2591 Жыл бұрын
Burco allow adaa mansha aalah❤❤❤❤❤
@xamseyuusuf1841
@xamseyuusuf1841 Жыл бұрын
Gobolki ragga aad bad uga hadashay inkaston tuulooyin ka hormarisay anan fahmaynba ustaad inaad xita mogdishu ka horaysisay ahayd waaku side ustaad
@sagalmohamedhassen7468
@sagalmohamedhassen7468 Жыл бұрын
Daad madheedh ka soo hadal wllo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sarahani7280
@sarahani7280 Жыл бұрын
2500😅 halaaad soo funny engriiska diyee qateene ma ogeen walhi😅😅
@mutosalax2099
@mutosalax2099 Жыл бұрын
burco casimada labaad ee somaliland super beautiful city
@hamzeclraxmaan9775
@hamzeclraxmaan9775 Жыл бұрын
Reer burcoY waa inoo gooja cade 😂😂😂
@naag-weyn
@naag-weyn 6 ай бұрын
Burco ❤❤
@IfrahAbdisalah-ci5ko
@IfrahAbdisalah-ci5ko Жыл бұрын
Thanks brother❤❤❤❤
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 5 ай бұрын
Absolutely 💯
@madaromar9660
@madaromar9660 Жыл бұрын
Next saylac magaladii xadarada iyo tarikhda iyo soo galadii islaamka wali kama hayno❤
@nazismail1300
@nazismail1300 7 ай бұрын
Thanks
@amiirwax7376
@amiirwax7376 Жыл бұрын
My Home 🏡 ♥ GOBOLKA RAG
@mrabdu1805
@mrabdu1805 Жыл бұрын
My home burco❤❤❤
@imaamraashid
@imaamraashid Жыл бұрын
Wooow burco
@Mohan_Abdullahi
@Mohan_Abdullahi Жыл бұрын
Raga burco kaliya miyee joogaan😂😂
@user-sh4hd1cn1q
@user-sh4hd1cn1q 6 ай бұрын
My home town
@hamdasaed1432
@hamdasaed1432 Жыл бұрын
❤❤❤
@mxmdcmraxmd4552
@mxmdcmraxmd4552 Жыл бұрын
M.a waad ku mahad santay in aad wax naga barto tarikhaha magloyinka somalida
@MohamedHassan-pu6wk
@MohamedHassan-pu6wk Жыл бұрын
Gobolkaygii burco waan ku faana meel kasta oo aan joogo
@mancado8635
@mancado8635 Жыл бұрын
THnkz apdirahman
@abdiazizmohamed2386
@abdiazizmohamed2386 Жыл бұрын
Burco❤❤❤
@KefahApdul
@KefahApdul Жыл бұрын
Hello reer burco 🌸
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 Жыл бұрын
Waa magaalo aad uweyn 1 million ku dhawaad ayaa kunooL togdheer
@yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu
@yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu Жыл бұрын
zxp inkasto ragu anay salanta kasinayn lakin gobolka raga salanba kaga wada
@haajiabdiqani2896
@haajiabdiqani2896 Жыл бұрын
From burco to maxamed cali
BURCO MAXAY KAGA DUWAN TAHAY MEELAHA KALE
12:52
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 207 М.
小宇宙竟然尿裤子!#小丑#家庭#搞笑
00:26
家庭搞笑日记
Рет қаралды 16 МЛН
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 7 МЛН
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,5 МЛН
Baladwayne | Janadda Somaliyeed | Waaberi Show | Xalqadda 7aad
9:24
DOOD-WADAAG | HABLAHA MOROCCO IYO HABLAHA SOMALIDA?
24:34
Dhambaal Digital
Рет қаралды 47 М.
DEG DEG: XMASS OO KU DHAWAAQDAY QOFKA BEDELAYA ISMAACIIL HANIYA
11:27
HBN Online TV
Рет қаралды 14 М.
小宇宙竟然尿裤子!#小丑#家庭#搞笑
00:26
家庭搞笑日记
Рет қаралды 16 МЛН