Xildhibaannimooy xaalqaado By Waagacusub Tv

  Рет қаралды 213,895

Waagacusubmedia

Waagacusubmedia

Күн бұрын

Hees Xildhibaannimooy xaalqaado Kooxda Qeeyladhaan ,daawasho wacan

Пікірлер: 48
@mohalegend6369
@mohalegend6369 Жыл бұрын
2023 dhamaadkeeda yaa ila mid ah❤😅
@liibaanmaxamed1918
@liibaanmaxamed1918 Жыл бұрын
xushmad ba laga donaya hada xildhiban tahay xerko ilalisa habon iyo xumaha o dido qar an xilkaba qadi karin ba laso xulaye xebaha kuwi ibsado weliba xurteysan aya weliba xurteysan aya xuluf dagal nagu wado xerna u qabanin xabado dhaceysey raban xolo boliya e xildhibanimo xal qado amison bey xendab ugu jiran xera yaro odan xabaduhu waxay dilan malinti mato xog darane xafad qurey ku wada nol yihin xamarti weyneyde xinjiraha shacabkey dadiyan kuna xashashane xildhibanimoy xal qado xafafka nabarada qarson xanafta no laban xalufka iyaga nogu wacan xisadaha tagan xaququl adan key jebshan xer ma dhowran xurkad ma laha ruxi dad yahow xaran ku naxo ila ay lalush xabsadan xukun ka goyan xarbiga inu si socdey donayan tani xixaye xurkad ka laha ruxi xaran ku naxaya xafadaha kaso wada baxo shegta xubintina ila ad xaqini heshan yan la hagar dacin
@halaneabdulahi5887
@halaneabdulahi5887 7 ай бұрын
Fanka hada jirah maxa loga wayay kuwan oo kle dhiri giyaal bay no ahayeeh kuwa hada fanka lacag ba kasoo radsadaaan 😢
@muniishmohaa2963
@muniishmohaa2963 Жыл бұрын
Aadban ugu faraxsanahy heestan 12sano kadib inaa markale anoo 20jir ah dhageyso marki iigu horeysey ee an maqlo waxey aheed 2012 7jir ban ahaa niicle Wallashey ey ledahay ka dhageysan jirney😢mantana 20jir ban ahay alxm ilahey cimriga ha inoo barakeeyo❤
@ahmedfaatah2894
@ahmedfaatah2894 Жыл бұрын
11 jir ahay ani lkn inta kle kalamid xasuus weyn
@mohodinPliano
@mohodinPliano Жыл бұрын
Cimri cafimad iyo camal wnsgn aya lagu ducesta mahadsanid hadalka soqoreso kafikir marka hore thanks 😊
@muuminmaxamad6173
@muuminmaxamad6173 11 ай бұрын
War tani been waa dhaaftay 2012 wan dhageysan jiray oo 7jir ban ahaa iyo manto aan 20jir ahay 1sno buu bunji laqsiiyay kwrn 😂😂😂
@qasin344
@qasin344 11 ай бұрын
​@@mohodinPlianopwwoWPOOORWORWorwwoopwroWpowqwprowowwwawwwr
@luushaxuutexasan6418
@luushaxuutexasan6418 Жыл бұрын
Aqyaartaan intee ka baxeen 😮
@AhmedSaeedissa
@AhmedSaeedissa Жыл бұрын
6:08 xoldhibaan nimooy xaal qaado whli waa run tasi xaqiiqa 😂😂😂😂
@liibaanmaxamed1918
@liibaanmaxamed1918 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂vote for voucher 15.5.2022 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@baarliincabdullahi1948
@baarliincabdullahi1948 Жыл бұрын
Xaqir bey naga dhigan hayaan anagoo dowlad xoog badan ah😊❤ 2023 inti dawaneysa like igu qata wlhi somalia allahey qabtaa😢🇸🇴
@Akram_Eprahim
@Akram_Eprahim Жыл бұрын
Heestan MiCnaheeda MafahanSaneen wlhi Mnta Si fcn U fahaMaY anoo Dugsi Dhigta MaqLi jiraY Maantaan Taariikhdu waa 25/12/2022 WadiniYaaL waaYe kuuxda QeYLo Dhaan
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Жыл бұрын
2011 dhamaadkeda Heestana bartay xiligaas xilidhibanada Kursiga isku garaaci jireen /25/12/2022/
@ahmadyusuf3360
@ahmadyusuf3360 4 ай бұрын
Xafdaha ka so wada baxo shegta xubintina ila xaqin heshan ya la xagal dacin ime na xabdeyn 😂xgal dacin meaning lkn hest wow
@ahmadyusuf3360
@ahmadyusuf3360 4 ай бұрын
Xillban nimo xal qado ine hantida qarnka ine dhacan aye isku daglen moye matida uma maqno iyo qarn ine dhisan habart aye ka tahy 😂
@amuunahmed5955
@amuunahmed5955 Жыл бұрын
Alx heestan wxan dawan anago dawlad leh inksto aysan awood saasa lhyn lkn tii waqtga way dhnta😢 ilhow soomali qalbiyadoooda isku so jeedi
@user-amshingaani
@user-amshingaani Жыл бұрын
DADKAAN EE KU DAGAALAMAYAA.KAABA QABIIL AYAA SOO XULAYAA KURSIGA LACAG AYUU.QADABAYAA XILBANKA A.M.SALIM SHINAANI VIDA LEH MAAMULEYSEY SAFARADA USA SHINGAANI MUQDISHO OO IJAARKA UGU JIREEN ABUKAR SHOOBLE. QAYBTAAS WAY IIBSADEEN EEDOYINKA CARUUR TOOB BIBITA IYO XALWADA CABALE MASCUUD UMA QIYAAL AY KUUSTO IYO. AWOOW IYO Wlashi biibito macmacan sanbuus iyo wiki lamid ah A.M.SALIM SHINGAANI
@dhaadeey1
@dhaadeey1 14 жыл бұрын
aad iyo aad ayaan ugu farxay hees taan aay kooxda wadaniga soomaliyeed aay ku cabirayaan wax tar la aan xildhibaanada somaliya oo aan dhib mooyee wax tarin
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Inti rabtay in heshis bada Kenya lo saxixo garab ka sharif bijo iyo ina mako kurasta lagu garaco lafta laga garacay guul
@AL_shahada
@AL_shahada Жыл бұрын
Afhayenkee dolar mase doowlad dalka gudihisa joga mase dibadisa neyrobi unawakil safaradaha fadhiya rugta doolarka fiso madoneyssa dhof dalkale fisoudono boliz carta qalib suq geyay qaranki kuqasba basabor jabuti kabadlo ama kagoso basabor
@khalidqaran-bille3653
@khalidqaran-bille3653 Жыл бұрын
2022 nov 4
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Koxda qeylo dhan wa waray wadani dhab ah
@Cumarmuxumdcumar
@Cumarmuxumdcumar Жыл бұрын
3:26 3:31
@Dhabarweyne
@Dhabarweyne Жыл бұрын
Anoo dugsi dhigto ba dhagaysan jiray macnhedana ma fahamsanen lkn hadda wax walbo wala dharagsanahay ilahey wadankena hano nabadiyo
@XanaanOsman-pu4ns
@XanaanOsman-pu4ns 7 ай бұрын
Ilaaa ay lalalush xabsasdan xukun magoyaaane welii tiii 2013 laga hadlya nahaysta manta o ah march 4 2024 inshaa alh waxn rajynayaa malin an manta ka awod badanhy ka abnibadany ka hogmin wcnhy ka midayn wcn nahy inan muqlkn daawandoono insha alh 30 sano kadib nadoqoto hady rabto❤😢
@cabdisamadjama3147
@cabdisamadjama3147 6 ай бұрын
Heestu waxay soo baxday 2010
@cabdisamadjama3147
@cabdisamadjama3147 6 ай бұрын
Ninka heesta sameeyey xildhibaan buu noqday 2017-2022 wuxu ka mid noqday ninka ugu laalush cunka badnaa
@liibaanmaxamed1918
@liibaanmaxamed1918 Жыл бұрын
Xildhiban lagu amusiyay koxda qeylo dhan wa warey 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@shaaxmcn
@shaaxmcn Жыл бұрын
Somalia 🇸🇴🥰💗
@shaaxmcn
@shaaxmcn Жыл бұрын
عبد الفاتح
@shaaxmcn
@shaaxmcn Жыл бұрын
عبد الله
@MohammedQashabir
@MohammedQashabir Жыл бұрын
Imikana waxa kasoregatay 12 sano imika dhaman wa allashabab masakita cuna
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Barlamanka 8 sharif bijo so dortay kuwas shacab careysan hotels ugu gala gubay dariqa hadey so maran la dili jiray
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Barlamanka 8 haweenka iyo carur ta dili jiren meqa baburta ka carara hoyoyinka iyo carurta cersaden hotel lagu gubay kan 11 sida rabo
@dhaadeey1
@dhaadeey1 14 жыл бұрын
waa runteed kheer malahan ruux xaaraan ku naax ah
@caaishaxuseen5479
@caaishaxuseen5479 Жыл бұрын
2023 la maraayo weli waa sidii xildhibanada waa ciyaal weera waaweyn 😂
@dhaadeey1
@dhaadeey1 14 жыл бұрын
thewaiting22 sxb cimaada miyaa ku dhibtay cimaamada u deyn meyno kooxda shayaadiin ta ah ee lagu til maamay qawaarijta qar niga kan aniga kula hadlayo aduunka ayaan ugu necbahay nimanka shayaadiinta shabaab sheegta saas oo aay tahay cimaamada uu xiran yahay al fanaan yuusuf aadan jeego aniga ayaa xirta marka walaal adiga oo aad u mahadsan yaa naan kooxdaas cimaamada uga cararin marka walaal fanaanka yuusuf aadan jeego waa fanaan caan ah kooxdaasna ilama ahan in uu u dhaafayo cimaamada
@sagalmohamudibrahim1158
@sagalmohamudibrahim1158 Жыл бұрын
Astaqfurallah intaa dawadey
@Abdiwali-ot7fw
@Abdiwali-ot7fw Жыл бұрын
Xasus ya so boqday 2023
@alluakbar2372
@alluakbar2372 10 ай бұрын
😂
@osmaan7523
@osmaan7523 Жыл бұрын
Watching in 2022 November 22
@AdanCabdi-gp4md
@AdanCabdi-gp4md Жыл бұрын
❤guulguul soomaaliya
@MaxamedNasiir
@MaxamedNasiir Жыл бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Jooqle & Xuseen (Ogoow Dhulka Hooyo) official song 2015
7:14
Warbaahinta Dhacdo
Рет қаралды 568 М.
Qeylodhaan, Qaylodhaan
7:11
KOOXDA QEYLODHAAN
Рет қаралды 4,9 МЛН
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 70 МЛН
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 11 МЛН
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 4,8 МЛН
Hees Cusub Galmudug State-Waagacusub Tv
6:10
Waagacusubmedia
Рет қаралды 750 М.
somali songs wadani - ma islaanimaa tiri
8:43
Abdi Ahmed
Рет қаралды 973 М.
FARXIYA FISKA IYO FARAAX MURTIILE MUUQAAL CUSUB HEESTA HIBO.
6:58
Jamila Garruun
Рет қаралды 12 МЛН
hadaan dibadey ku joogo
9:56
Hasan Ali
Рет қаралды 136 М.
coma coma - shamsa Mohamed Foot & Mandela
6:03
eyeforaphoto
Рет қаралды 2 МЛН
Hees:  Eebow Mahaddaa | Hobolada Horseed
9:56
Somali National Television
Рет қаралды 68 М.
QEYLO DHAAN HEESTA MOOSHINKA SHACABKA 2016 HD
7:08
Abukar Mahdi
Рет қаралды 828 М.
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 70 МЛН