SOMALILAND waxaan arki doonaa sanadaha Soo socdaa iyado noqotay gate way africa laga galo sido kale taiwan waxay technology dii uu Soo raraysaa SOMALILAND insha allah sanadada Soo socdaaa bright future baa muuqdaa hadii la helo madaxdii sidaytahay ugu shaqeeyaa
@abdull_haji773 жыл бұрын
I.a wan sugidona anago maamulayna 💚🤍❤
@philipemohamet66253 жыл бұрын
Riyadaan gormeed ka kacesaan kkkk
@fuaadnokia93573 жыл бұрын
@@philipemohamet6625 hhhhh waa dad riyo ku nool
@mouktardjiboutichannel3552 жыл бұрын
Warun ta saxib somaliland
@khalidismaaciil32842 жыл бұрын
Waa ka xun miiran hadalkiinu waa noo dhiri galin
@somalimusic45913 жыл бұрын
Masha Allah marka xigta kuma aqano zxip lkn ilahay haku barakeeyo Wanad ku mahadsan thy macluumadkad noosoo gudbiso Somaliland ismuujiya walalayal❤❤
@abdull_haji773 жыл бұрын
Allaha barakeyo wllken 💗❤
@qacqacosman57163 жыл бұрын
Berbera Jamhuuriyada Barakaysan
@hanimuuse62663 жыл бұрын
ilaahay hal mar ituus somaliland oo noqtaa africa waadan kaliyaa ku nool barwaaqaad
@sanchomohamed34663 жыл бұрын
I LOVE SOMALILAND♦️🥰
@abiibabiib41083 жыл бұрын
Berbera waa dakeda ugu mihiinsan Geeska. Dadka reer Somaliland waxaa ka go’an in ay dalkooda dhistaan. Waxaa kale oo la dhisidoonaa dekedo kale oo Somaliland yeelato.
@awarsame16113 жыл бұрын
Waa run sifeentada oo dhan. Waayo nin dukaanleh ma jecla in dukaankale laga agfuro. Sidaa darteed Djibouti warwar badan ayaa soo wajahay
@nimcomohamed15032 жыл бұрын
Waa hadii lahelo dad sifcn ugashaqeeyo iskuna howlo waa xaqiiq weyla wareegi kartaa waa hadaan aragno Somaliland tan maanta joogto mid kaduwan insha Allah guul wacan baan leeyhy Somaliland 👍☺️
@libaaxasomaliland10662 жыл бұрын
Long life the Republic of Somaliland forever 💞💞
@aweysmuqtaar14083 жыл бұрын
Finally the king is back macluumaad 😍😍😍😍❤❤❤💯 1000000 like ta aan gaarsino wllyal😍💯💥
War Mansha alllaH, Waa IlaheY Mahadii Hadan Soo Kabaneyn0 Hadan Nahay Reer Berbera, Sababta oo ah Baryahan Iyo Sanado Badan ka Horba Dhaqalaha Dalka Somaliand WaX Kobciyaba Wan Weyne, Hadan Dhaqale Fican Ka Sameyn Karn0 Waxba Cid yeeli mayn0, jabuutina Wax Jeeli Mayn0 Hadan Nahayn Reer Berbera Waxa Naso Gala Wan Kala Qayb San, Idunkuna Saaxibay Dadka Hasku Dirinaaa
@shabeel74674 ай бұрын
Sidaa aad sheegtay Berbera 2000 sano ka hor ayey xidhiidh ganacsi la lahayd Africa khaasatan Itoobiya oo inta doonyo yimaadaan Berbera Awr alaabta lagu rari jiray oo ilaa Africa la gayn jiray, waxay aad u sii camirantay xiligii dawladihii Umawiyiinta iyo Cabasiyiinta xataa Berbera waxa ku taal xaafad qadiimiya oo la yidhaa Bandar Cabas, waxa u ganacsi iman jiray Carabta, Hindida, Persians ka,\. Waa magaalo istraatiiji ah mid ganacsi iyo mid ciidan, dawladii burburtay ee Somalia waxay xiligii uu jiray dagaalkii qaboobaa ee Soviet Union ka iyo Maraykanka ka kireysay labada laba waqti oo kolba mid ay la coloowday, markaa waxa jirtay Jibouti oo Frances ka oo gumeysan jiray xiligaa uu deganaa laakiin deked kale oo sida Berbera loogu tartamayey may jirin. Maanta waxay Berbera isku xidhaysaa min Berbera ilaa Banana port oo ku taal Congo ilaa galbeedka Africa ilaa koonfur waxay ku xidhmi doontaa jadadka tareenka oo ilaa Berbera isku xidhmi doona, dawladaha aan lahayn bada ee Afrika waxay kafaaiidaysan in ay dekada Berbera oo u dhaw bariga fog ee dhaqaalaha caalamku xooga uga socda ay waraabiso sida India, South East Asian countries, China, Korea ilaa japan liano Africa waxay qani ku tahay Xadiidka-birta, Saliida cayrin iyo gas ka, Aluminum, Cobalt, Zinc, Lithium iwm markaa waxaas waxa iyana ka faaiidaysan doonta Berbera oo laga dhisi doono wershado sifeeya oil and gas, shiila birta, aluminium, zinc, lithium iwm. Maanta Somaliland caalamku wuxuu markhati ka yahay khaasatan Africa in Somaliland aanay wax dhibaato ah u gaysan Jibouti laakiin ay iyadu dagaalo ku soo qaaday iyo xaalad abuur iyadoo maskax xumadooda ku xumaynaya in Somaliland horumarka dekadahooda joojiso taas oo ah khalad caalamku tartan ayuu ku jiraa ee tartan waxaan dhawaan newspapers ka akhriyey tujaar Itoobiyan ah oo ka ashkatoonaya in Container ka Asia ka yimaadaa uu min 20 ilaa 30 cisho ku soo gaadho Jibouti laakiin container kasi ay ku qaadato ilaa 18 cisho in uu ku gaadho Itoobiya, markaa waxaad aragtaa in meesha service koodu yahay Sifir oo keliya ay iska qayilayaan liano containerkii ka imanayey Asia 20 cisho haku yimaado kii Jibouti ilaa Addisababana 18 cisho waa poor service waa waxa World bank u qiray in wadamada Sahil sahara ka hooseya Berbera number 1 u gashay. Aan kaftamee oo talow Ictiraaf ma haysato Somaliland ee siday number 1 u gashay KKKK, Waa riwaayada cadowga Somaliland isku maaweeliyo dawladiihii ictiraafka haystay ayaanu number 1 ka qaadnay markaa Ictriaafku waxba ma taro waa in dawlada iyo shacabkeedu is ictiraafaan iyo taladii EEBE subxaana watacaalaa, Ilaahay ayaa mahad oo dhan iska leh. Alxamdulilah Walaahu Yaclam.
weriyahan warbixin aaad u qoto dheer oo uu ku sameeyay baadhis ama research ayuuu sameeyay waaan kula in berbera port ku samaynayso saamayn aad u wayn Dijouti port no Doubt
@abdull_haji773 жыл бұрын
Waxbadan kadip mawduic aad umuhiim ah❤❤❤
@aboubakersadik1762 жыл бұрын
Brother waxa kaliya een jabuuti geeska Africa kaga horayso waa xasiloonida iyo amniga dalka ka jira ta labaad wax saamayn ah Kuma yeelan doonto berbera dhaqaalaha jabuuti shirkada DP World waa shirkad ay jabuuti kala noqotay heeshiis keegi jabuuti waa wadan xasiloonida lagu gaadhayn
@hibaaqcalihasan48642 жыл бұрын
Berbera miyaa xero dhagaal ah markaa 😂😂😂😂
@pharroekemet5292 жыл бұрын
1)Berbera is not a danger for djibouti because they complete Each other. 2)Secondly djibouti have a Train that will transport the container to djibouti. 3) Djibouti port is managed by Chinese company China Chipping who garantee the traffic for Djibouti port and for The 5 billion dollar Train build by Chinese Companies that go straight to Addis
Somalia iyo Djibouti ayaa in badan heshiis ku ahaa inay Berbera aan tisqaadin. Waana sababta waagii Afwayne dekadda Berbera albaabada la iskugu dhuftay, oo xoolaha laga dhoofin jiray Muqdisho.
@SanaagSomaliland3 жыл бұрын
Laakin maanta Berbera hiil ayay heshay oo halkay taariikhda uga jirto gobolka ayay dib u hiigsanaysaa.
@ahmedqumbe36443 жыл бұрын
$442 million oo dollar baa lagu dhisay lacagtaas imaaraad baa baxshay 100 sano buu dekedda maamulayaa taasoo dhabar jab ku ah dhaqaalaha somaliland 30% kaliya ahay somaliland leedahay.
@SanaagSomaliland3 жыл бұрын
@Ahmed Qumbe Ka soo qaad hadii aad dukaan yar leeday, bishii ku soo gasho 1,000 dollar. Ka soo qaad, hadii aan idhaah dukaankaagu meel fiican ayuu ku yaal, waxaan maal-galin (investment) ku samaynaya 1 million, laakin 70% macaashka aan lahaado mudo 20 sano ah, wixii intaa ka danbeeya adiga ayaa iska leh dukaanka oo dhan. Maal galinta ka dib, dukaanku waxa la saadaalinaya inu samayn doono lacag dhan bishii 20 kun dollar, oo u dhiganta 6 kun adiga aad leeday iyo 14kun oo maal-galiyuhu leeyay.
@SanaagSomaliland3 жыл бұрын
Hadii aad adigu kalidaa dukaankaaga aad iskaga samri lahayd, waxa laga yaaba inay kugu qaadato 10 sano inaad 6kun bishii ku samayso. Laakin madaama maal galintu timid, isla bisha ugu horaysa ayaa macaash intii hore ka badan ku soo galayaa. Waliba waxa laga yaaba inaad business kale aad furato oo laba income ku soo galaan. Fursado badana aad heshid.
@SanaagSomaliland3 жыл бұрын
Sidaa si la mid ah, ayay maalgalinta Berbera u saamaxaysa Somaliland inay lacagtii hore mid ka badan isla maanta hesho, isla markaana ay la jaanqaado horimarka aduunka.
@maryamciid8710 Жыл бұрын
Waa biyo- kama - dhibcaan ah, inay dekedda Berbera cidhiidhi gelin doonto dhaqaalaha Jabuuti.
@khady42063 жыл бұрын
Siyaasiyiinta somalida waa caruur oo kle dowlada iyo Shirkada Db world
waad ku mahadsan tahey macluumadka aad noo soo gudbisey, lakiin Ethiopia saami kama iibsan dekeda berbera waxey kireysatey 19% mudo 30 sano ah oo aleady 5 sano tagtey
@warsamejamal98283 жыл бұрын
Berbera it's a most power full port in horn of Africa we don't know jabuuti port but Berbera is most important port in horn of Africa
@nuurqarri12563 жыл бұрын
Masha allaah somaliland horumarkeeda ayay ka talinaysaa iyo daldhisa shadeeda
@Ogaahiye203 жыл бұрын
Horey usoco isoo booqo anna idin alle😍✊👏
@SharmaFarah-dm6hb Жыл бұрын
ON NO NO❤❤❤❤❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@ayubpro3 жыл бұрын
Horumar wanaagsn
@safanabafana65192 жыл бұрын
*Ethiopia 🇪🇹 maxa dhax kenay oo 19% dakada ugu leedahay may mal gishatay mise sland eeba ledahy*
@amedsiciid55982 жыл бұрын
Waxba kaamay galin😎
@ilyaasofficial86822 жыл бұрын
Ethopia 19% ku leh somaliland 39% waxasi maha mashruuq la qadan karo dakada raga dp world dhisida haday ka qayb qateen maha 51% xata inay helan 30 bay ahyd lkn siyasinta somaliland siday wax uwadan ma fahmin ethopia sida dakada ledahay 19% faidada ha qadato waxani ilayn waa profite waa dhaqalaha so gala weyi
@khaludizuldaan68932 жыл бұрын
Warbixin kaso diyaari dakada saylac hadii la dhiso
@abdiaziizahmed78272 жыл бұрын
Berbera waa deked aad muhiim u ah waxaana markhaati u ah hantida badan ee gashay ama lagu hor mariyey waana guusha umada reer somaliland
@MrDaud6380 Жыл бұрын
Stop pitting against each other Jabuuti is are brothers Their dhiir Walalo and will Always will be In shaa Allah
@warsamejamal98283 жыл бұрын
Hoogey Hoogey Hoogey waxba baq yiri boowe geeska Africa waa puntland Hoogey Hoogey Hoogey waxba baq leh ma dhuusa boowe ma xaar baa waxba baq leh
reer SL na tus waxa aad awooddo. Aad ayaanu uga horumarnay dhinaca kaabayaasha dhaqaalaha iyo tignoolajiyada. Dekeddeenu aad bay u tiro badan yihiin, waa kuwo casri ah oo ku raaxaysanaya kalsoonida dhammaan quwadaha caalamiga ah. intii aad beegsan lahayd jabuuti, ka baqa dekedaha Boosaaso iyo Muqdisho oo dhawaan la dhisi doono.
@mooral_media5 ай бұрын
❤❤❤❤❤Mansha allah ❤❤❤❤
@zad00zed3 жыл бұрын
Waxaad ogaataan inaytahay badii somaliland oo la affuubtay imaaraadkuna aanuu midh kusoo kordhinayn inuu dhaqaalihii sa iyo dakadihii ku ilaashado mooyaane
@ismailabdi45492 жыл бұрын
Djibouti 🇩🇯 enemy number 1 of somaliland
@suhaybomer72412 жыл бұрын
Djibouti iyo somaliland labaduba waa iskumid wanna dad is jecel
@ismailabdi45492 жыл бұрын
@@suhaybomer7241 adaa moodaye
@saliimiskandariya54733 жыл бұрын
Haa way saamaynysaa shakilaan
@darwiish10962 жыл бұрын
Mahadsanid wariye lkn laamu waa dhul somaliyed ee maahan kenya marka dhulkeena yeynaan cidkale ku magacaabin
@robleahmed25582 жыл бұрын
Ma aha dhul soomaaliyeed iyo dhul Faqash, waa dhul ka mid ah dhulka barakaysan ee JAMHUURIYADA SOMALILAND.
@warsamejamal98283 жыл бұрын
Hoogey Hoogey wax baa baq yiri dekeda jabuuti wax yeeli kadhaa boowe waa garacad waa dekeda ugu weyn somalia Hoogey boowe wax baa baq yiri berbera boowe waa been dekedi waa garacad dhuunta Ethiopia boowe waa garacad dekedi garacad dadna boowe waa maxamuud saleeban boowe Hoogey Hoogey ma somali kalaa jidha walaahi abay axmed dabka ayuu naga ridey suu noo soo garaacahayey asaga oo raba in uu dekeda soo codsado laakiin kama aanan qaban phonka because uma baahnin
@shaataahood75522 жыл бұрын
51 smllnd 30 pdw 19 ethiopia
@promahamedaxmed12743 жыл бұрын
Saamayn way yeelanaysa eaayo somaliland cashuur adag oo maalinba maalin sii kordhaysa aay hadeer ba kaqaada hupka ka daga dekada la wado dhismaherda ee barbara
The advantage of Djibouti over somaliland is that its head of somaliland in terms of major development but its disadvantage is no natural resources in Djibouti where as somaliland oil and gas reservoirs
@bnki96742 жыл бұрын
Maya maa saalayn doonto jubuuti
@s.n.r73022 жыл бұрын
Lagama yaabo inay qaadato 🇪🇹Ethiopia 50%
@baassmidioonline94312 жыл бұрын
Haa si wayn ayay usaamaynaysa
@aamiinalihassan16752 жыл бұрын
somalia kumajirto hhhhhkkk
@maahirabdalla40992 жыл бұрын
Jabuti by by hello berbera
@yuusufqaasim56553 жыл бұрын
Love barbara
@Mulla-alyusufi2 жыл бұрын
Magaalada boorama ayaa laga bilaabayaa 5 sanno ee soo socota dekad casri ah waa magaalo ku taala xuduudka itoobiya Marka laga hadlayo galbeedka somaliland wa magaalda ugu dhow addis umana baahno wado Hore ayayba udhisnaayeen wadoooyin.
@onlyme5622 жыл бұрын
war Berber way dhacan tahay, 30% kali yah in ey hesho waa wax laga naxo wlahi
@Tourism24 Жыл бұрын
Ha weyla wareegeysa berbara
@maxamedaxmed33612 жыл бұрын
maxaa Ethiopia soo geliyey
@buufiyahaweyn74302 жыл бұрын
HHHHHHH YAA FAQASH ANAA SOO GALIYEY MAD KA SAARI KARTA
@shafiismail29012 жыл бұрын
51 wa somaliland wll e halka kunoqo
@abdiaziizahmed78276 ай бұрын
BOOWE HADII AAN KU HADLO ARAGTIDA DAAROOD WAXAAN KU LEEYAHAY MA JIDHO WAX BERBERA LA YIRAAHDO BEEN WEEYE BEEN WEEYE MA JIDHO WAX DEKED AH OO BERBERA KU TAALO BOOWE CIDLO WEEYE
@mouktardjiboutichannel3552 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk
@khalidismaaciil32842 жыл бұрын
1999 yaad soo maraysa qoraka lagu qori jiray (kkkk) qudhac wallhi [lol ]yaa loo qora
@abdellahia51172 жыл бұрын
Kkkkk faan iyo been bedankt ninku
@daahirjimcaale-mz9xo8 ай бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa waa khuraafaad iyo been aan sal iyo raad toona lahayn. 2 0. Marnaba kama badna 20.0 million oo doolars intay ku maal gellisay dawladda UAE/DP world. 3.0. Haddaba waxa habboon in laga saaro dekedda berbera iyo dalka somaliland oo dhanba.
@MubaaRik17 ай бұрын
20 million oo maxaya waxan oo kalaa umada isaga dhex jira wiishka containers ka qaadaya ayaa 20 m kabadan xataa ee waxbaro