KZ
bin
Негізгі бет
Қазірдің өзінде танымал
Тікелей эфир
Ұнаған бейнелер
Қайтадан қараңыз
Жазылымдар
Кіру
Тіркелу
Ең жақсы KZbin
Фильм және анимация
Автокөліктер мен көлік құралдары
Музыка
Үй жануарлары мен аңдар
Спорт
Ойындар
Комедия
Ойын-сауық
Тәжірибелік нұсқаулар және стиль
Ғылым және технология
AWALE ADAN OO SUAALO CAJIIB AH LA WAYDIIYAY
27:21
WhizBi & Amran Dagan| Dartaa| Albumka Hirarka Jacaylka #4 Video 2025
3:42
Пилот обманул смерть ракета пролетела рядом с ним #shorts
00:10
☝️☝️☝️МАЛЫШ-СИЛАЧ 14 лет притворился НОВИЧКОМ | Школьник сделал то, чего не смог качок
00:50
Tuna 🍣 @patrickzeinali @ChefRush
00:48
Он ждал ДВА ГОДА, чтобы преподать наглецу УРОК СКРОМНОСТИ #shorts
01:00
Waan Mabsuuday "Hees Macaan & Madal Boqran"
Рет қаралды 304,107
Facebook
Twitter
Жүктеу
1
Жазылу 1,3 М.
Chama
Күн бұрын
Пікірлер: 278
@kg6987
2 жыл бұрын
Eesh cala mirqaan!!! mirqaanka reer Djibouti waan ku haysta wllhi😂😂😂 from hargeisa
@cabdikariimsiciid5989
2 жыл бұрын
Waar reeer hargeysa
@cabdikariimsiciid5989
2 жыл бұрын
Waa baslayaal sxp
@MustafeCadaawe
Жыл бұрын
@@cabdikariimsiciid5989 ayaa kaa yidhi waxaas sxb ? mid mid ayaan u garanayaa Farxaan, abadiid , houssein 2pac , mustafe siclo etc ....
@proudcitizen4883
Жыл бұрын
Waakusalaamay Muwaadin ❤️🤍💚
@Username11249
9 ай бұрын
@@cabdikariimsiciid5989waa reer Djibouti kala baro
@aminaali2334
Жыл бұрын
Dhalinyarad Reer Djibouti uqdad malaha every day waa happy ❤❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@mohamudibrahim6558
3 ай бұрын
Sidan haday happy tahay it’s ok
@Beerdilaacshe14
11 ай бұрын
Markaa kaligay mirqaamayo Kuwaan baa daawadaa
@Baabkasool
3 ай бұрын
Kkkkkk wlhi inan la jogo cml ana iska dhiga 😂
@charkodeqsalampeace1919
2 жыл бұрын
Waa 2 heesood waxa ay is daba dhigeen : 1 Heesta "waan mabsuuday" uu lahaa AUN Muuse Faarax. 2 Heesta "ma is weheshennaa" oo uu lahaa abwaan Aadan Faarax Samatar. Kuwan ku mirqaamayna waa reer Jabuuti.
@Mr-qoslaaye
2 жыл бұрын
sax 👍
@omareleyehmoussa7993
2 жыл бұрын
@@Mr-qoslaaye û
@sangemohammed2057
2 жыл бұрын
Mid sadexaad baa ku jirta labadaa u dhaxaysa Oo Abees qaadi jiray intaan laygu wiirsan ee waali lay badin
@SAFTV22
Жыл бұрын
@@sangemohammed2057 Waa hal hees uun kaliya
@AhderMusse-g4z
9 ай бұрын
Xagee laga helaya heestan sidan isu daba taala zxp
@Zaky_garad
2 жыл бұрын
RaGGeediiii MalaHa Halkii Sare BaY Ka GaadhaY😃👏❤
@mustaphekiiko8856
7 ай бұрын
Oooooo Waa marqaamay Ooo oooo Waa marqaaamay 😂😂😂😂 esha calaa marqaan❤🥰
@abdirahmanholat1284
3 жыл бұрын
Kabaax kuwan jaad ayey isin raba wan arkaa 😂😂😂😂😂😂🔥🔥
@bartanabada2906
2 жыл бұрын
😅😅
@PSA4
2 жыл бұрын
Iska jir🤣🤣🤣🤣
@guledjama448
2 жыл бұрын
Caawa anagay heestaasi noo baxaysaa Saturday night 23 04 2022 in paris france 🇫🇷😎 ahyaa mirqaam 💊🙏
@Maxchama
2 жыл бұрын
Aad ayan idiin salamayaa Akhyaarta 🙌🏽 👊🏽
@muntasayanle1879
2 жыл бұрын
@@kinghamze7486 🤣🤣🤣
@Maxchama
2 жыл бұрын
@@kinghamze7486 Hhhhhh wa caynkaas legend. 😂
@ubaxyusuf9834
2 жыл бұрын
Heestan waxay isoo xasuusitay yaraantaydii secondary schoolka waxaan filayaa inay ahayd btn 2002-2003
@daauud77
11 ай бұрын
Anina markaas kadib dhashay adina markaaz secondary dhignysay😂❤
@ramiizabokor602
2 жыл бұрын
We we axyaa murqaan wlhy jawiga igu shidan ninka ragaa nclaa shydaan kuyaale jawigaasan ku jiraa caawe aalla mxaa legend is helay
@cabdiqaadircabdidaahirqaad7645
Жыл бұрын
wlhy manta oo ah:2023 waxaan soo xasuustay murqaankii waayo waayo iyo aroisyadii miiga 😜👌
@abdiiswaberiiis3036
2 жыл бұрын
Abadid machallah abtii vs êtes un grand chanteur. Et également tes amis ...
@mukaram__studio3976
2 жыл бұрын
Yaa waduud waala Yaabay rageediii is helay ninkii mirqaama baa garan Kara marqaanka xeerkiisa✅✅✅✅😋
@MahamedNoor-um5nr
Жыл бұрын
Xariifka shaatiga madow marqankiisa saaid waye
@abdirahmansalah3461
2 жыл бұрын
ninka shaadhka madow waa dhal magaalo
@liibanibro8314
2 жыл бұрын
Zxp wixi baa ku duban
@farxiyosimanfarxiyosiman882
2 жыл бұрын
Waanba kahelay shaar madoobahe yaa iso afduuba
@Xulkaqaraamka
Жыл бұрын
@@farxiyosimanfarxiyosiman882Ninkii ma heshay 😂
@dekragueh8731
2 жыл бұрын
Mashallah les Djiboutien nous sommes les meilleurs mirkan à 100%
@abdirahiinmohamud6611
Жыл бұрын
Kkkkk dhulka majoogan dadkan wlhi waa iga qoslisiiyeen heesta 100% isla jabinta waa 100% marqaanka 1000% reer jabuuti umad fani ah waaye kkkk
@D-j46
Жыл бұрын
Qaad anaa hada mudo 8years anan cunin, ragaan hadaan is heli lahayn waan kusoo noqon lahaa kubadaas
@mahamudmahamed9893
5 ай бұрын
Adeyg kuu taalaa😅
@abdiaddam1484
2 жыл бұрын
The real mean of madaxa na furan 💯
@macoeahmed1923
2 жыл бұрын
Ama wadku idi dil wax wax ma ii taraysaa ❤❤🙏🙏
@AhmedMohammed-sy9jt
2 жыл бұрын
Taasi waamapsuuday mahee. Waan murqaamay weeye😅
@Baabkasool
3 ай бұрын
Saad udhan tihin Reer Djapuuti Gacmuhu wa qol foofe Qalpigaan idinka sala May 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 From Goojacade ❤🤚
@peacenharmony2034
2 жыл бұрын
Waan mirqaamay ku fiicneyd heestu😂
@sagalali8612
2 жыл бұрын
Waa marqaamy waa sakhraamay
@ayaanlecadeabdullaahi1754
2 жыл бұрын
Best marqaan iga dheh wan ku heesta asxabtan 😍
@moabdi2784
2 жыл бұрын
Murqaankii ugu kacasanaa labadii boqol ee laso dhaafy
@face_king1
2 жыл бұрын
Heestii raga cawa iyada ii baxaysa wlhy 😁😆🤣🤣😂
@najibhassan7018
Жыл бұрын
Heestan rageedi baa helay weyna shidan hesta runti reer jabuti 🇩🇯🫡❤️🔥
@NuurxuseNuurxusee
Жыл бұрын
Fanaankii qaaday wuuku jiraa
@cabdiqaadircabdidaahirqaad7645
Жыл бұрын
caawa murqaan wanaagsa from buuhoodle 2023/3/12
@KhalilAli-q8h
2 ай бұрын
Waa berbera of samaliland raga heesaya weeye no jabuti
@cabdicaliofficial7101
4 ай бұрын
2024 baan ku qayilayaa heestan ragan baa iga so horbaxy sida wcn u jiibinaaya heesta cirkaas baan maryaa mirqaan 2024/10/5 wajaale somaliland 9:01 hbenimo🔥❤️
@Afi_haryan
Жыл бұрын
Rageedi 😂😂😂
@Usedtobehim
2 жыл бұрын
Let’s gooo my people 🇩🇯❤️
@Baul454
2 жыл бұрын
Caawa o ah 15/05/2022 ayay inu gu socota from Moscow 🇷🇺
@Maxchama
9 ай бұрын
Dal aan aad u jeclahay una taageero caasimadiisi ayad joogta, Russia 🙏🏽
@sportschannel3137
2 жыл бұрын
Dhalin yarooy waa niila duufsaday😭💔 Yaarayt maanta hadii aad waxbara laheydeen asaagiina la tartami laheyden maanta aduunku wuu tilaabsaday dhalinyaro dalkiina idiin baahan dadkiina idiin baahan Marqaanku waxba ma soo siyaadiyo wlhi😞🥲 Dalkeena Somalia maxaa ka dhigay dalalka ugu hooseeyo aan wax hormar gaarin waa dhalinteenii oo ka dhacsan at least walaalihiina waxbarta ku dhaha hadii aadan idinku awoodin inaad wax barataan😭💔 Allah idiin soo hadeeyo Walaalayaal🙏
@abdulaziizabiib4690
2 жыл бұрын
Hooyadaa waxbarashada ka was halkee waxbarasho taalaa Mirqaanka waa nafis iyo nimcad
@dekaaliaden3488
2 жыл бұрын
@@abdulaziizabiib4690 Abahaa jaahilka kawas uu ku waaniyee ka qaado
@ugaasgelle4455
8 ай бұрын
Waxna waa la bartaa mar marna waala raaxaystaaa😂
@proudcitizen4883
Жыл бұрын
Reer Jabuuti Farxad Iigunoolaada . Salaan Katimi Jamuhriyada Somaliland ❤️🤍💚
@Nabaddoon.
4 ай бұрын
Mahadsanid walaal, sidoo kaleh rayrayn ku nooloow.
@WEELEEMAHADHADA
2 жыл бұрын
Jawigan oo kale maan arag noloshayda ee fadlan wiilka shaadhka madow 0:39 telkiisa hala doono "U fiirso sida gobanimada leh ee uu inoo dhex geynayo goobta isaga iyo wiilka cumamada cad wata". MIRQAAN KAN BAS HA AHAADO 🙉, SCORE CUSUB AYAD XIDHEEN AKHYAARTA DHAMAANTIIN 🙏.
@sangemohammed2057
2 жыл бұрын
Labadaas amba way iga yaabiyeen meeshaba iyagaa shiday
@MohmedAhmed-fv5ob
2 жыл бұрын
Shaadh. Madawe waa ciyalkii magalada.
@hamzahussein6364
2 жыл бұрын
From Nairobi weynagu socota
@Helenebakers
2 жыл бұрын
Viva réer Djibouti un vrai ambiance miss my homeland Djibouti Jano
@yahyemahamed9011
2 жыл бұрын
my people are the funniest when they are mirqaan
@marwaanxasan448
2 ай бұрын
caawa anagay heestan noo baxaysaa Axyaa Murqaan🤸♂️🤏😂
@a.b6942
2 жыл бұрын
Cirkay galeen Madaxey furteeen 😅😅😅😅🇩🇯
@keepgoing1695
2 жыл бұрын
Reer Djibouti 🎉. IOG WALLHI SUUN BU KU MUUDEY😂😂😂😂
@ayafaiseli45
2 жыл бұрын
Khadar cali osman🥰
@the_kaarto
2 жыл бұрын
Everyday, everymonth, every year kama daalo dhagaysiga heestan❤🪕🎸
@AhderMusse-g4z
9 ай бұрын
Zxp xgeen ka helaa hestan wnku daale
@the_kaarto
9 ай бұрын
@@AhderMusse-g4zfanaanin badanba qaada lkn khader ko ba ugu cod macan
@zakariyebilecumar7981
2 жыл бұрын
Hala ya hala cawa anagay heestani no baxaysa inamada kaliyee iga mirqanka wanagsan
@jaamaccawil-jagle
2 жыл бұрын
Ka dhac nolosha oo farax baan maqli jiray Yeelkee ragani cirkay marayaan xidigahay tirinayaan🤣
@nuurdheere
3 ай бұрын
Mataanaha Ciyaal Jaam bay Ahaayeen😂😂😂😂😂
@mosjunk7764
2 жыл бұрын
1:40 min ......Xaasidka mirqaanku ha dhaco 😂😂😂
@zudayzijuxa6847
2 жыл бұрын
Waakuwa arg now ..😍😅🤗
@halimoa4348
2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@mosjunk7764
2 жыл бұрын
@@zudayzijuxa6847 waad ila aragtey....kkkk
@hamihassan6555
2 жыл бұрын
Video gan in ka badan 100 mar waan dawadey lol waa jow aad u qaali aha
@CkACKA-cc8mo
2 жыл бұрын
This would be one hella ofa video shoot for that song lol mirqaan gang lit 🔥 wallahi
@Nikkah00
Жыл бұрын
😂😂😂
@farxiyosimanfarxiyosiman882
2 жыл бұрын
Wiilaashaas yaa haayo heeso kale ay isku soo duubeen cajiib
@tanhang8697
2 жыл бұрын
War inaanta yar ma layla arka way mabsuuday😂😂😂😂😒
@proudcitizen4883
Жыл бұрын
Can you believe Maanta Markaan Shaqadayda Kujiraan Degeysabayey Heestan By Arido
@ramadaan-sj4dm
3 ай бұрын
Ax yaa murqaan😊
@hassangahnug605
2 ай бұрын
Laandheeranimo hadaad maqasho waa sidan oo kale❤
@NuurxuseNuurxusee
Жыл бұрын
Ninka garanka madaw ee bidixda xiga ayaa ugu haysta
@fiinjr3062
2 жыл бұрын
nin bil uso dhacday ayaa garankara wakhti gaas fadhigiisah jawi badalasho
@Dhagaxle9
2 жыл бұрын
Jawi dan hadeer hal xaboo royal ah baa afka igu jirto marqaan wcn
@AmiinCabdilaahi-o7h
Ай бұрын
Oof caleek mirqaankii aduunka
@maxamuudcabdi1002
Жыл бұрын
Halkan wllky bashiir baa iiga muuqda cuiyaalkii horre Djibouti 🇩🇯 ♥️
@yacnick
Жыл бұрын
Ma joogaa hada dhalinyaradani ma nooshahay se
@Usedtobehim
2 жыл бұрын
101k vue let’s goooo ! Inchallah soon 1 million
@Qaraamiyahan
2 жыл бұрын
Siidaa naga sii daa 🎧🙏❤️
@deero1231
2 жыл бұрын
waa mid kamida nasiibdarada haysata dhalinyaradii soomaaliyeed halka aduunyada kale ay ku fikirayaan han iyo himilo jaad qayrkeen buu inaga reebay
@AishaIdirisIsmacilAishaBilan
Жыл бұрын
Waawo Mon garçon du quartier mhllh
@SuperAbdul0000
2 жыл бұрын
Waa qasidada xerta reer magaalka
@samawadeahmed4380
9 ай бұрын
Dadkaan marka waagu baryo ha isku salaamina 😂
@Nabaddoon.
4 ай бұрын
Sbb 😂😂😂😂😂😂
@hafzina2473
2 жыл бұрын
Wow eshcalaa marqaan xidigaha lagu wada jiraa hhhhhhhh omg
@nefertaryminato788
2 жыл бұрын
Vive mes Djibs anihay
@Ziraad
2 жыл бұрын
Ee waali lay badin😂😂😂 Wllhy Ragga somalida bahlkasa la haray😂 Hadna waa kuwoda ugu Fariid san yaab!
@mohamettahmettjama4278
2 жыл бұрын
Been maad sheegin wlhi raga fariidada ah ayuunbaa lagu saliday
@abdirahmanmaanka.143
2 жыл бұрын
Jawi Badalasho ❤️❤️❤️
@yaasir1936
Жыл бұрын
Caawa waxan ku murqaamayaa minneapolis Minnesota , 27/5/2023 ,6:00 Subaxnimo
@safaeleyeh4816
2 жыл бұрын
Don’t let Djiboutian adeeors touch khat 😂😂
@mustafaabdiasis8738
2 жыл бұрын
Cirka lamaraya 🤣
@XasanMohamad-ks5qm
2 ай бұрын
16/11/2024 what aday 🎉❤
@kabtanakhwaanbaaba4304
2 жыл бұрын
farmaajo dabadii manta ayaa cadhadaa isku dhafinayaa 16 /5/2022 😪😪😪😪😪😪😪😪
@mariamahmed9936
2 жыл бұрын
Soo noqoshadiisa no balana
@kabtanakhwaanbaaba4304
2 жыл бұрын
@@mariamahmed9936 haddii alle idmo oo la nolado sow mahaan wllo
@jaamaccawil-jagle
2 жыл бұрын
Intuu maqanyahay mute hala gali miyaa arinku
@towxiidaxmed4303
Жыл бұрын
@@jaamaccawil-jaglealle nakuma soo celiyo majnuunka
@barack3846
2 жыл бұрын
Ayy Ilmaa iguso Istaagtay From Myanmar 🇲🇲
@traderessacademy1679
2 жыл бұрын
Myanmar miyaa jogtaa bro
@suhaybadams877
2 жыл бұрын
Waar myanmar na ma somali ba joogta? Oo inaader ma macdaaaan baad ka qoddaan meesha kk
@barack3846
2 жыл бұрын
@@suhaybadams877 my lkn company weye
@zaki-rd6jv
2 жыл бұрын
Cawada ana hestaan jawi kuhaayo ax jawigu macana🙈
@HodanOthman
9 ай бұрын
Yaa heesahan badan ee isku dhex jira qaada bal igu caawiya wlalyaal😂 !
@ahmetramos8928
Жыл бұрын
Mirqaankii aduunka caawo oo kale 06/04/2023 habeen khamiisa😮
@maxamedtiyo7833
2 жыл бұрын
Ragii rag ahaa waay murqaameen waay lahaystaan
@ibrahimalidideh6391
8 ай бұрын
Waar sidan u mirqaama ama iska daaya bahalka
@yaasir1936
Жыл бұрын
Jabuuti Murqaan baa yaalaa , maxaa rag murqaamay
@khalidjamac7650
2 жыл бұрын
Wllhi qadku waa wxkle mirqanku macana nio😅😅😅😅😅
@hanadbazhe1563
3 жыл бұрын
Weey ✌🏻
@amiirasiciid9359
2 жыл бұрын
Inanka shadhka madow Haa lay doono🤣🤣🤣
@maarigrashiid3407
2 жыл бұрын
Thanks waykan
@ubahabdullahi767
2 жыл бұрын
Ya i geeyo Meshan 😂
@nawalnalka6366
2 жыл бұрын
Heestan hees yar maaha blhi💔🥺
@c.black9560
2 жыл бұрын
Hal habeen marqaan diyaar ma utahay😅
@MohamedMohan-oe5ct
3 ай бұрын
Jawigaa hadlaya 😂
@mohametabdisaahid5171
Жыл бұрын
Way mirqaameen 😂😂😂
@MohamedIBRAHIMISMAIL
2 жыл бұрын
Vive Djibouti
@shabcaanahmed140
2 жыл бұрын
Nin Mirqaamay waa lagu yaqaan inuu ciyaaraa.Caqligaa laga Abaaroobay.
@mayacatt
2 жыл бұрын
Wiilkaas garamada cad ii raadiya pls 💕😢
@dhuuxyarechannel1486
2 жыл бұрын
Lambarkiisa makuusoo qoraa
@edebsan9049
2 жыл бұрын
Kkkk maxad ku fali wax mirqansan wax miyir qabo allah ha ku sahlo
@mrfarxaan
2 жыл бұрын
yaa salaam I m from samalia thanks I fill good
@abdifatahmohumed5640
Ай бұрын
Waa runtii Qabiilkaan dhaqan qiiqu kama damo
@abdirisaqsalat8849
Жыл бұрын
Eesh calaaa inabaa cadii mahaan
@HamzerShorts10
Жыл бұрын
Djibouti iyo Marqaankan Waan Ku heesta From Hargaisa ❤😂
@KathureManilla
Жыл бұрын
Kkkkkkkk mashalllah marqaaan ajaaab
@abdulmajid-tc9pz
Ай бұрын
Germeny io mirqaan jawi dagan baan ku dhagaysan heestaan 🫡🫡😁 2025
@mmhhgg22
2 жыл бұрын
Waa qoom dhan oo nolosha ka dhacay
@cabdiladhifmaxamed9123
2 жыл бұрын
2022 4:25 hawenimo 😂
27:21
AWALE ADAN OO SUAALO CAJIIB AH LA WAYDIIYAY
Dhambaal Digital
Рет қаралды 230 М.
3:42
WhizBi & Amran Dagan| Dartaa| Albumka Hirarka Jacaylka #4 Video 2025
Tusmo Films
Рет қаралды 434 М.
00:10
Пилот обманул смерть ракета пролетела рядом с ним #shorts
ТАЙНА НЛО
Рет қаралды 5 МЛН
00:50
☝️☝️☝️МАЛЫШ-СИЛАЧ 14 лет притворился НОВИЧКОМ | Школьник сделал то, чего не смог качок
Nikita Zdradovskiy
Рет қаралды 7 МЛН
00:48
Tuna 🍣 @patrickzeinali @ChefRush
albert_cancook
Рет қаралды 148 МЛН
01:00
Он ждал ДВА ГОДА, чтобы преподать наглецу УРОК СКРОМНОСТИ #shorts
BalcevMMA_BOXING
Рет қаралды 10 МЛН
4:45
KHADER KO MAWADA JIRNAA 2014 HD
caamir Studio
Рет қаралды 353 М.
6:45
Djibouti: Sheeko Mijliss
Assajog Studio
Рет қаралды 414 М.
10:44
To our New Home/The List
william carson
Рет қаралды 2
2:16
Maa wada jirna ❤️caadi maha raag is heelay 🎹🎼🎤
Waberi hassan
Рет қаралды 49 М.
4:13
Wan,maqsuday
Sabrie Libaan Ali
Рет қаралды 15 М.
4:35
Cabdikarin Jago | Intaan La' Iigu Wiirsan Ee Waali La I Badanin
Djib-LiveTV
Рет қаралды 274 М.
4:49
Hees Qalbiga Taabanaysa ❤️ Hooyoy Yaa Ku Heli Kara🙏
Dal Jire Tv
Рет қаралды 1,5 МЛН
21:21
Riwaayad Cusub Qaabka Colaadaha Beelaha loo abaabulo Amiin sayid iyo suldaanka Umada
ilyaas Ibraahim Cali
Рет қаралды 167 М.
15:20
Heestii Banadir Hobalada Wabari Iyo Hodan.Idil.Rasta.Idle Yare In Mugdisho By Aflaanta Studio 2016
Aflaanta Studio
Рет қаралды 9 МЛН
5:28
ХЕДА ХАМЗАТОВА на армянском. HEDA HAMZATOVA.
Bratukan
Рет қаралды 36 МЛН
00:10
Пилот обманул смерть ракета пролетела рядом с ним #shorts
ТАЙНА НЛО
Рет қаралды 5 МЛН