Waatanaa su aalihii jawaabtooda by

  Рет қаралды 12,828

nasriin Official

nasriin Official

Күн бұрын

Пікірлер: 105
@shukriabdullahi4231
@shukriabdullahi4231 7 ай бұрын
Wallahi wa runtaa wa tiir adag Hooyo mcn
@siradm
@siradm 7 ай бұрын
Khayr Allaha siiyo wiilkaas, meeshan ayaan ka salaamayaa. U soo duceeya wiilkaas saqiirada dariiqa kala qaaday hooyo kurbaysan, la jabay ilaa uu meel ka geeyo, gobanimo tan waaye, shaqsiyadda waaye qabiil maaha. Ilaahay swt waxan uga baryayaa aakharo iyo adduun taaam ah.
@JAPHETKIVUYO
@JAPHETKIVUYO 7 ай бұрын
Wlahi Abayo manta le ku Arkay qisadada bilow ila iyo damaad wan so dagesan tahy wlahi wan ooyay hoyana jannatul fardowsa Allah ha geeyo Adigana ilahey ha ku Amaanyelo wlahi wa qiso xanun badan
@NaciimosheekhMahamed-wz3mc
@NaciimosheekhMahamed-wz3mc 7 ай бұрын
Walaahay waaqiso xanuun badan ilaahay hooyo haunaxariisto
@salmajaamac9034
@salmajaamac9034 29 күн бұрын
Asc, wllo,hoyo,ale,haunaxaristo
@aminaibrahim2268
@aminaibrahim2268 7 ай бұрын
ILAHAY HA U NAXARIISTO HOOYO AAMIIN AAMIIN🤲🤲
@NurtoMahamed-z2v
@NurtoMahamed-z2v 7 ай бұрын
Masha Allah tabarakallah Abayo Alah subhanawatacaa hakubarakeeyo hoyo macaan Allah subhanawatacaa haynaxariisto Alahuma aamin yaarabi
@somalimaxamed-f7z
@somalimaxamed-f7z 3 ай бұрын
Pls walshena nasrina 100k aan karsino yey😊
@sacduushpea8259
@sacduushpea8259 7 ай бұрын
Wiilka yar mubarak abihis makala tagten
@hamda-vanessa
@hamda-vanessa 3 ай бұрын
Allah ha Ku xafido wllo adii iyo Awladada wa qisad qiraa lee wlhi.
@Umuam
@Umuam 7 ай бұрын
Mansh Allah 3
@abdibarre7520
@abdibarre7520 7 ай бұрын
Masha allah❤❤❤
@najahmohamud4702
@najahmohamud4702 7 ай бұрын
Allaaah hakugu xiftiyo meshaad joogto Hooyo mcn allaaah haw naxaristo janatu firdawsa haka warabiyo wllo
@f.mohamed4638
@f.mohamed4638 7 ай бұрын
MashaAllah hoyoo adag aya tahay illahey haku barakeyo hana kula koreyo owladada quruxda badan. Hoyoo macaan iyo inte muslim ahba oo dematay illahey haunaxaresto janatul firdows AL aclaa illahey hoygoda haka digo. Ameen thuma Ameen ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fahiimadacar4801
@fahiimadacar4801 7 ай бұрын
Ilaahay hooyooyinka intii dhimatay haw naxaristo inta noolla cimri dherer iyo cibaado suuban hawgu deeqo
@Fariidochanal
@Fariidochanal 5 ай бұрын
Ax 😢😢😢😢😢wlh wan kula ilmeeye
@SamiiraSaleeban-o7i
@SamiiraSaleeban-o7i 7 ай бұрын
Walashay waad mahadsan santhaay qaliyyaayy
@TerrenceGoodrich-wc2om
@TerrenceGoodrich-wc2om 7 ай бұрын
Strong YOUNG girl ❤❤❤
@udbihusseinali3485
@udbihusseinali3485 4 ай бұрын
Wiilkii ilmaha Gaarigga kasoo dhex qaaday Aaway walal Su aashaas waan rabnay in aan Ogaano
@AmalIbrahim-hg9sq
@AmalIbrahim-hg9sq 7 ай бұрын
Hooyo adag❤
@FilsanAbdillahi-c5n
@FilsanAbdillahi-c5n 7 ай бұрын
Allah u naxarito hoyo amine 😢
@rayanbinuobeid
@rayanbinuobeid 7 ай бұрын
Allah ha unaxariiso hooyo
@IfraaxAbdirizak-h6z
@IfraaxAbdirizak-h6z 6 ай бұрын
Mnsha Allh Hooyo adag ayaa tahy Alle ha ku xifdiyo wllshy mcn❤
@MunaChannel-292
@MunaChannel-292 5 ай бұрын
Hooyo ❤ mcn rabbi ha unaxariisto Wllhi qisada Hal maalin baan ku dhagaystay bilow ilaa dhamaad aad baan ula ooyay 😢😭
@Hafsa-._Mohamed1
@Hafsa-._Mohamed1 7 ай бұрын
Ustariya intey katirsan tahay itena lakalaso xiriirka xbbti mcn ❤️
@dekaosman7483
@dekaosman7483 7 ай бұрын
Yurub waye Abyo
@Hafsa-._Mohamed1
@Hafsa-._Mohamed1 7 ай бұрын
@@dekaosman7483 Thanks xbbti ♥️
@ilhanaliapdulahi
@ilhanaliapdulahi 7 ай бұрын
Alle ha u naxariisto hooyo hn
@xalimoxilkas1470
@xalimoxilkas1470 7 ай бұрын
Hoyo ale haunaxaristo abayo ilmahana ale hakuu xafido hana kula koriyo
@hodoadam7781
@hodoadam7781 7 ай бұрын
Maashaaa allaah been maaha qofwalba wxu gaystaa uyaal
@TerrenceGoodrich-wc2om
@TerrenceGoodrich-wc2om 7 ай бұрын
Masha allah ilmihii hada way kula koreen it's their past story insha allah BEAUTIFUL future ❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 7 ай бұрын
Ilahay ha u naxaristo naxdinti ugu weyned ku soo martey walaahi markat dukato quluwaha 😊
@maariyacalixasanmaariya
@maariyacalixasanmaariya 7 ай бұрын
Ilaaheey hauraxmado hooyo Mcn inta muslimiin oodhi matay naxriisti Jano alaah hasiyo kuligeena naxriis baan ubaahanahay ilaaheey hanoo wada naxriistio hooyo Mcn marwalbo udiceey kuwi janatul Fardooso isku arka ilaaheey hanaga wadadhigo Insha Allah teedakale abaayo cafisbadne ilaaheey waaye iska caka cafi qofwalba ooaad caloosha kuheeso Sido ilaaheey kuucafiyo abayo mcn guul ayaan kuurajenayaa abayo insha alaah❤❤❤
@XabsoMohamed
@XabsoMohamed 7 ай бұрын
Hooyo mcn rabul cizah janadiisa hakuirsaqo abaayo adikana samir jamiil ah hakugu irsaaqo 🤲🤲🤲😭
@Fatima11-by
@Fatima11-by 6 ай бұрын
Allah unaxariisto hooyo
@MUNAArab-md1vy
@MUNAArab-md1vy 7 ай бұрын
Allaha unaxariisto hooyo wllshy
@FardowsaSaciid-b9s
@FardowsaSaciid-b9s 7 ай бұрын
Iska cafi abaayo ilaahay sharci ha u sahlee. Inallaah Macasaabiriin
@maariyacalixasanmaariya
@maariyacalixasanmaariya 7 ай бұрын
Ilaaheey hauraxmado hooyo Mcn inta muslimiin oodhi matay naxriisti Jano alaah hasiyo kuligeena naxriis baan ubaahanahay ilaaheey hanoo wada naxriistio hooyo Mcn marwalbo udiceey kuwi janatul Fardooso isku arka ilaaheey hanaga wadadhigo Insha Allah teedakale abaayo cafisbadne ilaaheey waaye iska caka cafi qofwalba ooaad caloosha kuheeso Sido ilaaheey kuucafiyo abayo mcn guul ayaan kuurajenayaa abayo insha alaah
@saramohamud4297
@saramohamud4297 7 ай бұрын
Sanadke imaty yurub
@Abdallason21
@Abdallason21 7 ай бұрын
xbbti waxa thy hooyo Karti leh Masha Allah❤
@ShukriAbdi-kl1wy
@ShukriAbdi-kl1wy 7 ай бұрын
Aabyo Allah haunaxristo Hooyo
@Ifa-Aden34
@Ifa-Aden34 7 ай бұрын
Masha Allah qli Hooyo ku dayasho mudan ayaad tahay mantana Alhamdulillah ducadadeedii waa adiga ka meel maraya Alle iyadana naxariistii janno haka waraabiyo hana idinku kulansiiyo janooyinkiisa waana run Qof kasta waxa uu beerto ayu gurta Xaasidnimadii ay beerten ayunbey midhaheeda gurteen Wax kale ma aha Mar hadii manta ubadkaagii kuu korey Ku laale' ekadana intas ayaaba raaxo kuugu filan farxad ku waar karti badan ❤
@somalisareone6198
@somalisareone6198 7 ай бұрын
Ilaah ha unaxariisto hoyo mcn
@nadiifohassan1220
@nadiifohassan1220 7 ай бұрын
ilahay ha unaxriisto hoyo mcn abayo ilamahad ilahay ha kula koriyo😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@maxamedburunte9024
@maxamedburunte9024 3 ай бұрын
Lkn 500kun aan garsino
@fartunalovely
@fartunalovely 7 ай бұрын
Allaha unaxariisto hooyo mcn qabrigana allaha uwasaciyo makankedana janada allaha kadhigo
@umusaara6789
@umusaara6789 7 ай бұрын
Hooyo allh u naxaristo
@abshiroabdikarim3348
@abshiroabdikarim3348 7 ай бұрын
Waa iska kaa jeclahay nasriin Hooyo lagu daydo ayaa tahay oo waaye arak ah Allaha unaxariisto Hooyo macaan iney ehelu kheir ahayd gabadheeda cadeeny u ah ❤❤
@qatranoor2801
@qatranoor2801 7 ай бұрын
❤ Nasriin habo you are Over 1000000 woman's of the world Best Hooyo dunida manta Alle haku xifdiyo adiga iyo caruurtada. Isha xasadka alle haka hayo Hooyana alle ha u naxariisto Adkaarta afka ku haay
@Hafsa-._Mohamed1
@Hafsa-._Mohamed1 7 ай бұрын
Ilahay haunaxaristo hooyo abayo 😢🤲
@raximohealthyfoodbeauty6842
@raximohealthyfoodbeauty6842 7 ай бұрын
Walashay alaha idin xafiido adiiga iyo awuuladada hooyo na alaha u,naxariisto amiin yaraby 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@Quen12978
@Quen12978 6 ай бұрын
❤❤❤
@FardowsaSaciid-b9s
@FardowsaSaciid-b9s 7 ай бұрын
Hooyo Allaha u naxariisto
@qatranoor2801
@qatranoor2801 7 ай бұрын
Wan daremaya xanuunka hooyo because aniga iga dhimatay Alle ha u naxariisto hooyooyinkeen Aniga oo UK diyarad ku imaday Caruurta oo iiga rafaaday guri la,aan Iyo jahwareer igu qabsaday UK Waan rafaaday an dhihi jiray Mardanbe la igama maqlaayo Markan qisadada dhageystay Habo you are strong maam Alle haku dhowro Habo waxan ku weydiinaya Randa iyo maxamed wan gartay waa laso tahriibtay Baby biga yarka alle ha inoo xifdiyee caloosha miyuu ku jiray markas Mise kabacdi ayaad guursatay
@dekaosman7483
@dekaosman7483 7 ай бұрын
Kadib e gursatay
@maxamedburunte9024
@maxamedburunte9024 3 ай бұрын
Walhi 10 vedio wakula joogey
@NurtoMahamed-z2v
@NurtoMahamed-z2v 7 ай бұрын
😍😍🥰
@dahaboawale1009
@dahaboawale1009 7 ай бұрын
Masha allah abayo qali ❤❤❤
@Hindahussein123
@Hindahussein123 6 ай бұрын
Bilow ilaa dhamaad wn soodawadey qisada Wllhi waxaa tahay hooyo karti iyo diin ku dhaqanba leh Hooyo mcn Alle ha unaxariisto 🤲wllshy
@Magool99
@Magool99 7 ай бұрын
Allah haw naxariisto hooyo mcn😢
@umusaara6789
@umusaara6789 7 ай бұрын
hooyo adak tahay allha ku barakeyo
@shukriabdullahi4231
@shukriabdullahi4231 7 ай бұрын
Nasriin maadaama uu ilaah kuu gargaaray iska cafi oo u sheeg si uu ilaah noloshada dambe kugu naxaristo
@Xaawoyuusuf-nh3gs
@Xaawoyuusuf-nh3gs 7 ай бұрын
Strong women hdaad maqasho watan yar
@sumayosiman5995
@sumayosiman5995 7 ай бұрын
Allaha unaxariisto
@HamdiMohamed-n7s
@HamdiMohamed-n7s 7 ай бұрын
Alle hawnaxariisto 😢
@FathimaFathima-rz6yl
@FathimaFathima-rz6yl 7 ай бұрын
Allah u naxaristo hooyo mcn ❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Somaliweyn2024
@Somaliweyn2024 7 ай бұрын
Allah u naxariisto hooyo abayo
@ladan074
@ladan074 7 ай бұрын
Waa hooyaday oo kale ayadoo caafimad qabto ayay dardaarantay ilaahay ha unaxariisto dhamaantood waalidkeen
@AashaHassan-i6s
@AashaHassan-i6s 7 ай бұрын
Hooyo allah ha unaxriisto 🤲🤲🤲
@laylamohamed1144
@laylamohamed1144 7 ай бұрын
Oo abyo carabta hadii ilmo lagi dhalo somaliya loma ogala miyaa mise
@deqomohammed194
@deqomohammed194 7 ай бұрын
ASC WAAN KUSALAMAY ABAAYO HOOYO YINKEN ALLAHA UNAXARISTO WAAN KULA DAREMAYA ANIGA AYEY ISO MARTAY HOOYO XILI EY I GA DHIMATAY ANIGO QURBO JOOGO WALIBA UURLEH ILLAAHEY DHAMANTOT HAUNAXARIISTO JANATU FARDOWZA HAKU CAZUUMO SAMIRNA HANAGA SIIYO WAXA QASKA KU AHNA SIDA AAD OGA SHEKENIN WAAN KUGU MAHAD CELINAYA DADKA WAXEY JECELYIHIIN INEY OGADAN WAXYALAHA QASKA AH GUULESO WALAASHEY MACAAN MAR WALBA
@laaaramadrid8930
@laaaramadrid8930 7 ай бұрын
Caruurta aabahood mee qisada meelna kumaad soo darin
@nasriinofficial
@nasriinofficial 7 ай бұрын
Qasab maaha inaa kusoo daro qisadaan aniga iyo ilmahayga soo marnay
@suleekhacismaan5662
@suleekhacismaan5662 7 ай бұрын
Thanks xbbti 🙏🥰
@faadumocabdullahi5908
@faadumocabdullahi5908 7 ай бұрын
Abyo nasriiney hooyo wanagsan ba tahay walahy jeclahy ilaahy dartiis hooyo dayasho mudan
@aminaibrahim2268
@aminaibrahim2268 7 ай бұрын
CARUURTAADA aabahood MEEYAY
@Ifa-Aden34
@Ifa-Aden34 7 ай бұрын
Su'aaLaha qaar wa Laga wacanyhy inaad qofka weydiiso wayo halkan nolosheda privacy ga kagama hadleyso I think hadad xalqadaha so dawatey waxey ku xustey In ay jiran su'aaLe privacy ah iyadana u khasa misna aysan ka jwabi donin jawabtana ay Nafteeda u xifdisey se aminay qli hadad ogato maxa so kordhaya 🤔😁😉
@aminaibrahim2268
@aminaibrahim2268 6 ай бұрын
Adidas Abayo kunaan waydiinine faduul badanidaa naa heedle AFKAAGA QADHMUUN YAANUU ISOO GAADHIN GABADHU IYADAA TIDHI SUALIHIINA ISOO WAYDIIYA ADIGUNA AFJOOGA LOOMA ADEEGO DADKA HASOO DALAQ ODHANIN WALEE WAAN KAA YAABAY ifrah UGU QORANTAHAY ABAYO DHUQDHUDAADA MEELAHAA LAJOOG🤣😏
@aminaibrahim2268
@aminaibrahim2268 6 ай бұрын
​@@Ifa-Aden34NAA HEEDHE ANAGAA YAAB ARAGNEE HAIGU SOO SHAAC BIXIN WICILADYAHAY USGAGA WAYNI ABAYO AFJOOGA LOOMA ADEEGO HA ISOO GADHIN WASAKHAD YAHAY WICISHA sheet 🤣😏😒
@Ifa-Aden34
@Ifa-Aden34 6 ай бұрын
@@aminaibrahim2268 FaduuL hadii laga hadlayo waa adiga Keliya inantu in ay tidhi su'alaha Qar wa privacy oo kama jawabayo ayan ku shegay se dee wa run maxey kuso kordhin qofka hadu Kuso dhaweyay macnahedu ma aha in noloshiisa u ku fasaxey CamaL la'aan ku haysa runtuna wey qadhadhey Quruxey. Faduulbad u dhimaneysa 😂😂 yaan laga daremin sis
@Ifa-Aden34
@Ifa-Aden34 6 ай бұрын
@@aminaibrahim2268 Hadalkaga ka cadahay waxa tahay io kena ah waxad shegayso Intad marmarsiyaha deyso u quudh dadka wa Loo qudha oo cudurka faduuLnimada iska dawe wa iga Talo noocaga wa La yaqan an hadalka aqoon ee cay miciin bide
@saabiriingk9520
@saabiriingk9520 7 ай бұрын
Anah ugu horreyah 😊
@anisaali5020
@anisaali5020 7 ай бұрын
Wlhi wan la ooye qisadada abayo 😢😢
@salmahoney5804
@salmahoney5804 7 ай бұрын
Hooyo adagba thy wll imahaga yare danbe caruurtada abohod miya isna dhalay mise reer kala samaysay
@Talowanaagmedia
@Talowanaagmedia 7 ай бұрын
Iska cafi abaayo Dadkas
@EngshukriNoor
@EngshukriNoor 7 ай бұрын
Ninka ilmaha kaa dhalay away
@tigerlivegamer7080
@tigerlivegamer7080 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AmaalYaasiin-nb3vk
@AmaalYaasiin-nb3vk 6 ай бұрын
😢
@SuusuSiman
@SuusuSiman 7 ай бұрын
😢😢❤️
@sabariinnuuraxmed8898
@sabariinnuuraxmed8898 7 ай бұрын
❤❤😢
@shukrihassan-878
@shukrihassan-878 7 ай бұрын
Sorry abayo mcn hooyo haunaxaristo hooyo adag bad tahy ilmaha rabi hakula koriyo farxad kunolada hooyana janada Rabi haidinku kulmiyo
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 7 ай бұрын
alle hauwada naxaristo inta hooyo mcn kadhimatay o aniga kamid ahay💔😭🤲🤲🤲
@LaylaAbdullah-s8n
@LaylaAbdullah-s8n 7 ай бұрын
Aamiin yaa Rabbi
@ifkamedia8334
@ifkamedia8334 7 ай бұрын
Nasriin macanto watsapka igasojawab pls❤❤❤
@FardowsaSaciid-b9s
@FardowsaSaciid-b9s 7 ай бұрын
Ma guursatay oo lamaane ku dhaqa oo jaceyl kusiiya ma heshay mise wali?
@hindaawbixi922
@hindaawbixi922 18 күн бұрын
qisada inad naga dhamayso mayna ahayn cida ku qaday iyo wadankad tagtay siduu ku noqday kugu bilwday
@inasaciidsaciid-wr9rr
@inasaciidsaciid-wr9rr 7 ай бұрын
Garoob maatahy aan kushukansado
@nasriinofficial
@nasriinofficial 7 ай бұрын
😂😂😜😜
@FARDSOWSOHirsi
@FARDSOWSOHirsi 7 ай бұрын
Wlleey ma fiirsan inyaraa ka fiirsaday calooshaa ihurtee randa makuu joogtaa hada ma caadiyaa u weysay mise waa heshay
@nimcoanfaconline8941
@nimcoanfaconline8941 7 ай бұрын
Way heshay ❤
@HafsaqosolWanaagTT
@HafsaqosolWanaagTT 7 ай бұрын
Abyo noga soo shekee nolsha qurbha iyo markaad kucusbeed Saad u wajahday
@nimconimco7203
@nimconimco7203 7 ай бұрын
Abyo Mubarak randa iyo Muhammad isku aabo mahan miyaa cfwn hadaan suaal khaas ah kuwydiiyo fuduul waye
@deqadalka9953
@deqadalka9953 7 ай бұрын
Randa iyo maxamed waa isku aabe
@ZakariaHassan-sy7ny
@ZakariaHassan-sy7ny 26 күн бұрын
❤❤
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.
Xanuunka waa imtixaan🧕🏾
6:12
Aisha keef
Рет қаралды 965
Sirta Suuratul kahf .
15:43
OGAANSHO
Рет қаралды 43 М.
Qiso Cajiib! bisha RAJAB, Dulmiga iyo Dhibkiisa ll Dr Ahmed Al-Yamaani
9:12
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН