Waayojoog: 'Annaguna waxaanu noqonay niman tolkood qiimo ku leh oo diyaarad loo af- duubay"Alfa Q10

  Рет қаралды 10,083

CBA TV

CBA TV

Күн бұрын

Пікірлер: 57
@amalabdi6617
@amalabdi6617 Ай бұрын
Aadan maanyare guri Cali siciid ❤❤❤❤ maxamed Cali family
@ahmedomar2274
@ahmedomar2274 Ай бұрын
Jzakalah taariikhdaas cba iyo crisaaq tasroikh dahaba oon u soo joogay waqtigay dhacaysay aan ahaa ardaydii first july maamulahaygii wagtigaas geesiga aha allah haw naxariistee cali action
@SALMANAli-n4h
@SALMANAli-n4h Ай бұрын
Cabdirisaq alpha alle Haku karameyo runtimii tarikh muhiima ayaa soo bandhigtay alle haka abaal mariyo
@Halgame334
@Halgame334 Ай бұрын
MUJAHID ALPHA MUJAHIDKA TELL KIISA SOO DHIG WERIYE SHACBIGIISU HA SOORYEYAANE
@Abdirahman-x5c
@Abdirahman-x5c Ай бұрын
Waa wax weyn... Wax la ilaawi karo maaha....
@dacarabdi726
@dacarabdi726 Ай бұрын
Mujaahidkii koowaad aad waraysataan ilaa Caawa Hal habeen imuu dhaafin,mujaahid kale Soo qabta isha Allah aad ayaad umahadsantihiid
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 Ай бұрын
(مَّا يَلْفِظُ مِن قَوْلٍ إِلَّا لَدَيْهِ رَقِيبٌ عَتِيدٌ) ِق ( HADALKII WAXAA KULA SOCDA RAQIIB IYO CATIID -2 MALAG OO QORAYA WAXAAD KU HADLAYSO ) (وإن عليكم لحافظين كراما كاتبين يعلمون ما تفعلون ) الانفطار ( WAXAA IDIN LA JOOGA WAAR DIYAAL QORAYA WAX KASTA OO SAMAYSAAN , WAX FIICAN AMA XUN) ADEER XUSEEN
@Abdirahman-x5c
@Abdirahman-x5c Ай бұрын
Waa taariikh lama ilaawaan ah....
@mussasheikh143
@mussasheikh143 Ай бұрын
I like c/risaaq's his history
@mussasheikh143
@mussasheikh143 Ай бұрын
Very nice story
@mussasheikh143
@mussasheikh143 Ай бұрын
I love this story. That is what happen in somaliland
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h Ай бұрын
8 blood oo aad madaafiic joogta ah la dhacaysay Lasanod weli ma cadhaysan tahay iimaanka laga qaad?
@ahmedwarfaa3541
@ahmedwarfaa3541 Ай бұрын
Cabdirisaaq alfa Waa nin aan sheekada xadhigiisa iyo siddii jeelka looga jabiyay aan aad ugu cel ceshado , sababtuna waxa weeye hal eray oo been ah kuma daro waxna kuma siyaadiyo Waanu mahadsan yahay
@wacayscaanood2984
@wacayscaanood2984 Ай бұрын
Munaafaq baad u egtahay qabyaaladi hayso oo doonaya taariikh dad leeyahay inuu baabiyo. 3 jeer ayaa jeelka mandheera la jebiyey saddexdaba Garxajis ayaa ilaahay usoo direy
@MmiMmi-ih7hh
@MmiMmi-ih7hh Ай бұрын
​@@wacayscaanood2984 yaa yidhi garxajis jeelka mayjebin cid idin dafirsan iyo cid wx idiin diidanba majirte xged adigu ka keentay sheeko xumadanad wdo😢
@AbdiMuse-kb6fz
@AbdiMuse-kb6fz Ай бұрын
​@@wacayscaanood2984markii 1983 iyo 1988 labadaas jeer ayaa la jabiyey adeer mar sadexad ma jirin reerkad duraysana labada jeerba way ku jiren ciidanka jabiyey snm waa ragi aas aaskeda lahaa
@Halgame334
@Halgame334 Ай бұрын
ADOO DHIN YARAD DHIB NOO MUDATAY ILAHAY ABALKA SNM DHAMANTOOD HAGUDO
@yasinyusuf5629
@yasinyusuf5629 Ай бұрын
Maxamed cali waa nin waalan waa kelmad taariikhda gashay oo laga fahmi karo isdiidooyinka siyaasadeed iyo jaahwareer ja ay soomaalidu ku dhex nooshahy ilaa xoriyaddii soomaalidu heshay kadib
@MABDI-nj4pz
@MABDI-nj4pz Ай бұрын
Nimankaa tolka ah ee uu sheegayaa ee diyaarada afduubay waa sarkaalkii Feysal cadami ee operation ka fuliyay ee hubka la fuulay diyaarada waxaana uu sii kaxaystay saaxiibkii Macilin Baashe diig iyo nin kale oo isagu diyaarada dhexdeeda kaga biiray.
@Nagiibmqulumbe
@Nagiibmqulumbe Ай бұрын
SNM waxey hayd taarikh incredible ah ama cajiiba 🎉
@hadsmohamed5671
@hadsmohamed5671 Ай бұрын
Xashiish kkkkkkkkk
@gamgamsalonstyle2808
@gamgamsalonstyle2808 Ай бұрын
wakaaa
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Ай бұрын
FAQASH SHALAY MAANTA DHAQASH FAQASH=DHAQASH
@AbdiMuse-kb6fz
@AbdiMuse-kb6fz Ай бұрын
Ma cadawgii gudaha hhhh
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Ай бұрын
@@AbdiMuse-kb6fz DOQONI QUFACDAY MEEL LAGA HAYAA MA GARAN!!!!!YAAB CADOWGAAGA WAA ETHIOPIAN KA KU DULFADHIYA,INDHAHA KALA FUR
@hassanmohamoud-t7p
@hassanmohamoud-t7p Ай бұрын
Adigu faqash u ooy nadalyahow
@hassanmohamoud-t7p
@hassanmohamoud-t7p Ай бұрын
​@@mohamednur1696adeer somali cid iiga cadawsani ma jirto markaas adigu faqashtii u barooro
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Ай бұрын
@@hassanmohamoud-t7p DHAQASHTAN MAANTA KA WARRAN FAQASH HADDEY JIRTEYBA TAGTAYE TAN MAANTA TAAGAN MAXAA KAAGA MEEL YAAL MISE WAXAAD YAHAY KUWA MUUSA JUUDAAN KU INDHABEELAY?BERRI AYAAD GARAN DOONTAA MARKUU KORO OROM KA HARGEYSA KULA JOOGAA OO UU BADH SHEEGTO HARGEYSA
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Ай бұрын
SHEEKH IYO FAAL ISMA GALAAN
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Ай бұрын
DOUBLE AGENT
@abdinasirmohammed4595
@abdinasirmohammed4595 Ай бұрын
SNM ha noolato
@AbdiMuse-kb6fz
@AbdiMuse-kb6fz Ай бұрын
Ninkaa cali yari mujahidka c risaq alfa u dir haysku kin so xidhe oo warysi kaso qaad
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 Ай бұрын
Mujaahid kani waa halgamaa weyn,kaasoo sadex dagaal ku dhaawacmy waa in dawladii u abaal gudaa dadkuna u ogaadan halgankaa dib u xoreynt.
@wacayscaanood2984
@wacayscaanood2984 Ай бұрын
Sheekadani waa copy lagu tirtirayo tii originalka ahayd ee uu Cabdiraxmaan Daahir Caynaashe ee uu sida rasmiga uga sheekeey wallaahi waa yaab
@AbdooAli-r9i
@AbdooAli-r9i Ай бұрын
Haye isla sidan ayu ina dahir caynashena u shekeyay ee labada nin e waawayn keba be shegaya
@maazimali4310
@maazimali4310 Ай бұрын
Labada sheekaba waa isku kid ee adigu maxaad aragtay anaga labadaba daawanayne
@AbdooAli-r9i
@AbdooAli-r9i Ай бұрын
@@maazimali4310 dee lipax hal qof qisadiisa ayumbay labaduba ka shekeyen malaa labada barnamij si fican umad daawan
@AbdooAli-r9i
@AbdooAli-r9i Ай бұрын
@@maazimali4310 wa run oo way wada xidhnayen lkn dhacdooyin uu ina dahir caynashe sheegtay ayumbuu abdi rizaq alfana shegtay markaa halkee wax ka qaldan yihiin
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Ай бұрын
SHEEKA HABAR AWAL ,SNM HABAR AWAL IYO HABAR JECLO AYAA KU FAA'IIDEYSAA, RAG AYAANA NAF IYO MAAL BA U HURAY ILLAA MAANTANA LAGA HORJOOGAA INEY MIDHIHII WAX KA XUMAAN🪻🪻🌷🌷🌷🌷🌺🌺🌺🌺😀😀😀🫶🫶🫶🫶🫶😄👍👍👍💕💕
@YAHYEXUSEEN-h5m
@YAHYEXUSEEN-h5m Ай бұрын
Sacad muuse iyo habar jeclo marking horaba shaxaad kumay noolayn Isaaq abti ayuu iiyahay Waxay u kala baxaan dad lacag haysta iyo dad shaxaad ku nool
@CaliIbraahim-d8n
@CaliIbraahim-d8n Ай бұрын
Waar Snm Qolo Ma ahayn Qaabiil Isaaq layidhaa bay ka koobnaayeen dhamaantood Ee snm iyo Isaaq Gudihiisu yanay isaga kaa qaldamin
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 Ай бұрын
Ragga hawlgalkaa fulinaayey waa hubaal inay Habaryoonis ubadnaayeen , waana qirayaa qaybta ay halganka kulahaayeen habaryoonis ay ahayd boqolkiiba 60%...!!!!!.
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Ай бұрын
@@YAHYEXUSEEN-h5m WAA LAGAA NOLOL fiicnaa WAANA LAGAA RAGANNIMA badnaa rag AAD dhaliinaysid AYUU ALLAAH WEYNE KUU BIXIYEY,MIYAAD LEEDAHAY rag U dhigma MAXAMED XABASHI diiriye LIXLE IYO IBRAAHIM i koodbuur Adigoo ashteray LAGAA DHIGTAY kuwii KU XOREEYEY IYADOO dumarkaagii la QABEY LAGAA qaaday OO DIB LOO guursadey KUWII KUU damqaday ,WAA adduun
@CaliIbraahim-d8n
@CaliIbraahim-d8n Ай бұрын
@@sahalmohamed3477 dee waa beentaa Hadaad Reerkaaga iska caashaqsan tahay kaligaa iska faandee guusha malaha somaliland oodhan inta habaryoonis degto ayaad utaqaanaaye
@osmanhassan5344
@osmanhassan5344 Ай бұрын
❤❤❤❤Viva Le somland Snm ❤❤❤
@AbdooAli-r9i
@AbdooAli-r9i Ай бұрын
War haaye isla shekadan ayuu ina dahir caynashena ka shekeyay ee side wax uqaldanyihiin labada nin ee waawayna midkodbaa been shegaya odhan kari maynee
@yousufabdi74
@yousufabdi74 Ай бұрын
Sida beenta iyo runta loo kala saaro soo baro adeer
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 Ай бұрын
(مَّا يَلْفِظُ مِن قَوْلٍ إِلَّا لَدَيْهِ رَقِيبٌ عَتِيدٌ) ِق ( HADALKII WAXAA KULA SOCDA RAQIIB IYO CATIID -2 MALAG OO QORAYA WAXAAD KU HADLAYSO ) (وإن عليكم لحافظين كراما كاتبين يعلمون ما تفعلون ) الانفطار ( WAXAA IDIN LA JOOGA WAAR DIYAAL QORAYA WAX KASTA OO SAMAYSAAN , WAX FIICAN AMA XUN) ADEER XUSEEN
@AbdooAli-r9i
@AbdooAli-r9i Ай бұрын
Haye isla sidan ayu ina dahir caynashena u shekeyay ee labada nin e waawayn keba be shegaya
@yousufabdi74
@yousufabdi74 Ай бұрын
Adigu ma been baad raadinaysay
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 Ай бұрын
(مَّا يَلْفِظُ مِن قَوْلٍ إِلَّا لَدَيْهِ رَقِيبٌ عَتِيدٌ) ِق ( HADALKII WAXAA KULA SOCDA RAQIIB IYO CATIID -2 MALAG OO QORAYA WAXAAD KU HADLAYSO ) (وإن عليكم لحافظين كراما كاتبين يعلمون ما تفعلون ) الانفطار ( WAXAA IDIN LA JOOGA WAAR DIYAAL QORAYA WAX KASTA OO SAMAYSAAN , WAX FIICAN AMA XUN) ADEER XUSEEN
КОГДА К БАТЕ ПРИШЕЛ ДРУГ😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 7 МЛН
Trick-or-Treating in a Rush. Part 2
00:37
Daniel LaBelle
Рет қаралды 42 МЛН