Waayojoog: Dhaawicii uu u naafoobay Halgamaa Cabdi Dhulqiyaas, Macalinkii Tiknikada SNM.Qaybtii 5aad

  Рет қаралды 40,305

CBA TV

CBA TV

Күн бұрын

Waayojoog: Dhaawicii uu u naafoobay Halgamaa Cabdi Dhulqiyaas, Macalinkii Tiknikada SNM.
Qaybta 5aad (5/5).
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 128
@siciidaxmed2963
@siciidaxmed2963 Жыл бұрын
Mujaahid Cabdi dhulqiyaas aad ayan ku salaamaya. Waxan jeclaan laha meeshu ku noolyshsy in la ii sheego waa balan in aan soo booqda. Noolow Mujaahid
@goobemohamoud1806
@goobemohamoud1806 Жыл бұрын
Burco ayuu hada jooga
@daauudabdiwaaxid244
@daauudabdiwaaxid244 Жыл бұрын
Burco ayuu joga dadkana markad weydiiso wa lagu shegaya indr
@Xareed26
@Xareed26 Жыл бұрын
Habar yoonis ha laga daayo aflagadada waa niman ilma-adeeraden ahe wadankana waynu wada leenahaye aynu nabada kawada shaqayno
@faaraxladane2460
@faaraxladane2460 Жыл бұрын
afxumada iyo edeb-darada isaaqa yaryar waxba uma aragno haku ciil baxaan dul baanu u leenahay
@husseinmohumed282
@husseinmohumed282 Жыл бұрын
Mujaahidku xaqiiqo badan ayuu iftiimiyey laakiin hadalkiisu wuxuu dhibayaa dadka aan libinta u ogoleyn beesha garxajis oo xaqiidii dadka iyo dalkaba xoreysay. Hore ayaan u maqley in siilaanyo diidana in snm gudaha u gasho magaalooyinka waaweyn ee gobolada woqooyi galbeed gaar ahaan hargeysa iyo burco. Ha dhibsanina xaqiiqda jirta in laydin soo gudbiyo.
@mohamedabdikadir5710
@mohamedabdikadir5710 9 ай бұрын
garxajis ki xaqira wa mid illahay caqliga ka qaday wa sda ninka xaqiraya in h.awal iska laha galitanki hargeisa sda garxajis burco ugu suntanyhy
@sacadjamac8891
@sacadjamac8891 Жыл бұрын
Tusaale Ninkan aniga oo ciise muuse ah ayaa ku raacsan dhaman wuxu sheegayo.
@yuntanigimma
@yuntanigimma Жыл бұрын
Geesi dhashii ORIGINAL-ka sheekha maydh yaal, dadkeennii ayay fulayaasha nooli isu bahalo geliyeen xabbadda roodhida ah kala jkeexanayey ee halganka ku wada jirey. Tusaale anigoo HY immisa mujaahid oo ciise muuse ah oo dhintay ayaan garanayaa bal dhawr nin oo keliya iga qabo: 1. Axmed cabdillaahi xasan loo yaqaanney SAKATUURE maamulhii dugsiga hOsse Sheekh 1986 ilaa 1988 ( Deerayahan) 2. Mujaahid iddiris Cabdillaahi Diiriye (Addaraxmaan Muuse) 3. Axmed Cabdillaahi Diiriye ( Dubbad) (addaraxmaan muuse idiris walaalkii) sannagkii 1984 ayaan maalin ku arkay Aadan Maanyare isagoo mujaahidiin badan oo xorfadda kasoo lugaysay la socda waanu is dhunkannay oo isku ooynay. 4. Cadhaysane (Ina dhiqle) wuxuu ku jiraa wareysiga ugu danbeeya ee WAAYO JOOG ee lagu wareysanayo ninka dhakhtarka SNM ahaa 5. Mujaahid filin ( Ina maxamuud Guutaale) waxay walaalo ahaayeen Taliye Guutaale taliyihii booliska Ooadweyne, iyo Burcoba ee dawladdan Muuse biixi hoggaamiyo iyo tii Siilaanyo. Markaas inaadeer dadkeennii waxaa isKU DIRAYEY ILAA 1991-KII WAX MA TARAYAAL REER MIYINNIMO KUSOO KORAY OO IYAGOO WAAWEYN WAXBARASHADII INGIRIISKA BILAABAY OO XATAA DIINTU KU YARTAHAY BAL ARRINKAAS SOO BAADH INAADEER oo research samee. Dabeeto reer hebel iska eega miooyee wax kale ma yaqaannaan.
@M.OMohamed
@M.OMohamed Жыл бұрын
Awoowgay Muj. Cabdi Dhulqiyaas Alle Caafimaadka hakuu barakeeyo. Libaax aarsaday oo soo halgamay.
@fadxijano9364
@fadxijano9364 Жыл бұрын
Gar gardaba waanku wataa from habar awal lkn dadku yaanay eegin mujaahidka hadaladiisa waxa ka keenaya waa wax la.aan iyo daryeel la.aan ciduu u cawdayna ma hayo cidii uu ka cabanay ayuunba arkaya dayaca mujaahidiinta aadbay inuugu badatay haday dawladu wax u qaban wayday dadkeena inaynu is xil qaano oo bulshadu urur u samayso wax loogu utuuriyo waxay usoo dagaalameen ayay waxba ka arag faai dada kaliya hayaan waxa weeye inay caruurtoodu guumaysi ka baxdo aynu kacno reer soomaalilaanoow
@siciidaxmed2963
@siciidaxmed2963 Жыл бұрын
Aad iyo aad aysn ugs xumahay in la gabay dhsmaan mujahidiinti SNM abaalkii ay galeen Allah haka abaaliyo dambigoodana ha dhaafo. Reer Somalilandow yaynaan iloobin geesiyaasheni SNM
@abdiqanihandule7811
@abdiqanihandule7811 Жыл бұрын
Wariyahan iyo mujaahidkuba way salaamanyihiin
@JimaaleKhadarAbdillahi
@JimaaleKhadarAbdillahi Жыл бұрын
Maansha Allah cabdi dhulqiyaas mujaahid xalaal ah ALLE cimriga iyo caafimaadkaba hakuu barakeeyo
@najmaapdirisaaq2166
@najmaapdirisaaq2166 Жыл бұрын
Mujaahid ha u Dudin in yar ee Xaq Soore waa Alle swt mujaahid ha Taraarixin hadalkii Quruxda badnaa ee aad hore ugu soo hadashay huube ha noo Raacine Hoooddi Hooddi.
@mohametsultan7395
@mohametsultan7395 10 ай бұрын
Apdi dhulqiyaas alle hakaa raali noqdo insha allh waa balan in aan kuu imaado hadii alle yidhaahdo ❤
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 3 ай бұрын
HALGAMAA. Abdi dhulqiyaas . Waa SNM tii xalaasha ahayd ,noolow mujaahid
@Madadaal
@Madadaal Жыл бұрын
Cabdi Dhulqiyaas. Qofkii Ilaahay dilayo ayuun baa dhinta, boqolaal dagaal baa Ilaahay ka nabad galiyay. Ilaahay ha xafido.
@AbdiMohamud-wu9kp
@AbdiMohamud-wu9kp 10 ай бұрын
Ninkan anagoo hj ayaanu ku Eaacsanahay
@HMS33
@HMS33 3 ай бұрын
Walahi wa Geesi khalid binu waliid binu dhul Qiyaas Binu ku cabeeye fifa
@hanaaden9901
@hanaaden9901 3 ай бұрын
Mash Allah Adeero ilahay ha ku xafido wax badanbad na fahan siisay
@awshan571
@awshan571 Жыл бұрын
Alle hadaayo cabdi dhulqiyaas 💯mujaahidku hadalo badan oo xaqiiq ah buu sheegay ✅
@AhmedHassan-r9n
@AhmedHassan-r9n 7 ай бұрын
Subxaana allaah .samir iyo iimaan mujaahid ...
@GuledAhmed-kz5ts
@GuledAhmed-kz5ts Жыл бұрын
Walahi ninkani imikuu jabhad yahayba warninkaaa halacaawiyo
@hanaaden9901
@hanaaden9901 3 ай бұрын
o nag qarsona lkn Anu xan ku maqli jirnay ❤❤❤❤
@sihamahmed415
@sihamahmed415 Жыл бұрын
Noo naso ader anaka hadda dabka sarayna oo wllhiye
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka Жыл бұрын
Wallaahi wuxuu ka haray ragii hore ee daacada ahaa
@mohamoudfarah197
@mohamoudfarah197 Жыл бұрын
Wariye abdinaasir intii aad bilawday waraysiyada halgamayaashìi SNM oo dhan waan daawaday way fiicnaayeen lakin Odaygan dawakhay waraysigiisa inaad faaf reeb kusamayso ayey ahayd oo aanad soowada dayn, waayo meesha cay,qabyaalad iyo qudhun ayaa ka buuxa waraysigiisa.
@zidiikabdirahmaan1199
@zidiikabdirahmaan1199 Жыл бұрын
Mujaahid cabdi dhulqiyaaas rabbi raali ka noqoy geed labkiii isaaq🔥
@fatxicabdi2384
@fatxicabdi2384 5 ай бұрын
Masha Allah ❤❤ Waa mujaahid dhaba
@daahirtaliye2165
@daahirtaliye2165 7 ай бұрын
Mujahid dhulqiyaas ilahay cimriga iyo cafimadkaba hagu dayo
@AbdiAhamed-r8p
@AbdiAhamed-r8p Жыл бұрын
Gesi.wad.heli.xaqaga
@KhaatumoState-dk7yk
@KhaatumoState-dk7yk Жыл бұрын
Mansha allah soo dhawaada walaalayaal Yusuf Harti.
@xundubcade-uq5cw
@xundubcade-uq5cw 3 ай бұрын
Kolay waydhaman kuwa cadanka qoodha ujaqaan 3ninki kabaa gacanta kuqty gojcade 4hidobis dadka hablahida lagu kireyo dadka isaq cayd usojid
@salahhassan50
@salahhassan50 Жыл бұрын
Libaax cabdi dhulqiyaas
@hiigsimedia1892
@hiigsimedia1892 8 ай бұрын
Walaahi ninkani waa geesi geesi dhalay waanuu gardhigtay heegooy dhago yeelo
@Isaakmafia
@Isaakmafia Жыл бұрын
Abaalkaaga janno eebe haka dhigo awoow 🙏
@khalidMohamed-rw9ij
@khalidMohamed-rw9ij 4 ай бұрын
Kani wuxuu kamid ahaa garxajiskii xalaasha ahaa walaahi ee halgamaaga wayn ahaa
@Burco4ever-rh8pi
@Burco4ever-rh8pi 7 ай бұрын
Legend weeye
@awshan571
@awshan571 Жыл бұрын
❤libaax libaax dhalay ❤ina dhulqiyaas ❤
@ducaaleali4250
@ducaaleali4250 20 күн бұрын
Kada warisiyadada waxyabahaa cuqdada aburayaaa ku eekada halganka please imankiii ayuu ilahay idinka qaaday😮
@abdirahmanhussein6328
@abdirahmanhussein6328 Жыл бұрын
Waalahi Mujaahid run sheet ah, siday tahay iyo wixii run ka sheegay , isagoon isagoon buunbuunin nin aan ka baqin, midna u xaglin, munaafaqadna ka fog. Muj. Dhulqiyaas is a straight talker , if you agreed the before the movement of SNM after the SNM and current messed up situation. It is untold story about the struggle and some individuals who were trouble maker before , hesitant to sign to wage war against a barre regime 1988, bold decision of military wing to conquer Buroa and not considering to care rest of veterans of SNM.
@abdiqaniaxmed6703
@abdiqaniaxmed6703 8 ай бұрын
ax ax inaadeer wax la iloobo maaha
@cigecabdi7934
@cigecabdi7934 Жыл бұрын
Ragi soo halgamay ee barnamijkan lagu wareesatay ninkani waa mujahidka kaliya ee si geesinimo leh uga waramay wuxu u soo jooga Waa mid ka mid ah astamaha geesiga in hadalkagu cadyahy Beerka ka ogsoowni adeer abaalka noo gashane dhamantin si gara waxan ugu mahad celinaya daadihiyahay barnamijkan
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 5 ай бұрын
Anigoo ah Jibril Abokor oo waliba ah Hassan Yonis Habane walaalkii waxaan leeyahay Habar Yoonis waa GOB iyo geesiyaal Isaaq xoreeyay. Ilmadeerayaal waalidan Habarjeclo iyo Afar sacad muuse ah oo taageera ayaa wada. Dalkana waad leedihiin cidna umadaynaysaan. Hadaanu nahay Jibril Abokor abaal ayaanu uhaynaa Habar Yoonis. Waanu idinla jirnaa
@khalidhusein8410
@khalidhusein8410 4 ай бұрын
Wllo numberka muj ❤iso dir
@maxamedcige-b3j
@maxamedcige-b3j 7 ай бұрын
Mujaadid cabdi dhulqiyaas libaax libaax dhalay waxanu abaalka kugudno walahie garan mayno adeero
@ahmedcabdirisaaq6539
@ahmedcabdirisaaq6539 Жыл бұрын
Mahadsanid wariye Mahadsanid mujaahid
@axmedcaabi3194
@axmedcaabi3194 Жыл бұрын
Tiifiigani Naxli Iyo Nacayb Cadho Hagayso Ayuu Caadaystay
@bashman345
@bashman345 Жыл бұрын
Waxaan ka yaabay garashada mujaahidkan ku jirta iyo geed adaygnimadiisa الله يحفظه
@maxamedaminqalinle7670
@maxamedaminqalinle7670 Жыл бұрын
Ninkani waa adke walahi
@GoogoosMediaProduction
@GoogoosMediaProduction Жыл бұрын
Alla Been weynidaa Ma Dalkoo dhan baad Xoreyseen .... Reer aan Degaankooda ka Dagaalamin ma jiraane
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg Жыл бұрын
Kkkkkk ciyalki xafada seexo
@ahmedcabdirisaaq6539
@ahmedcabdirisaaq6539 Жыл бұрын
Soo badi wariye qaybtii 6 soo daa
@MaxamedCabdi-k1z
@MaxamedCabdi-k1z 7 ай бұрын
Cabdi dhulqiyaas waa ragii diigoda ushubee la hagraday walee
@MaxamedCabdi-k1z
@MaxamedCabdi-k1z 8 ай бұрын
Kk Illaah habar jeclo wakii ka tahay ku lahaa
@MUKHTARGAADE-l6j
@MUKHTARGAADE-l6j 4 ай бұрын
Reerkaa waa reer wanaagsan lkn qaar uskaga ayaa dadka u diray 2024 kurisiga bilaa shuruud lagu saarayaa lkn ninkani wax badan oo runa sheegay maantaa raggii halgamay waxba hayn
@mohamedfaarah6767
@mohamedfaarah6767 Жыл бұрын
Horta waa sax garxajis ama habaryoonis dagaalkii dalka lagu xoreeyay qayb libaaxle ayay kasoo qaateen lkn waxay kuligood wada aaminsan yihiin inay isaaqa kale ka buruud iyo xoog weyn yihiin waxay saas ugu soo dhimanayeen ragii lalahaa markad quuudhsataan ee hush laydin ku yidhaahdo cadaawad iyo hadalxumaad tirisaan reer kale oo isaaqa oo wuxuu isaaq usoo halgamay ama wada leeyahay isleh dumi oo ku xumee reer hebel habar yoonis maahee reer kale kuma arag markaa nimanyahow hadalxumo colaadna waxkaagama tarto nabadna way kaa fogaysaaye aamina dadka inaydaan waxba dheerayn dadkana wax la qaybsada oo hadal wanaagsan iyo siyaasad ku kasbada maanta anagaa leh ee hadii naloo dhiibi waayo waanu ciidaynaynaa cidina idin ka yeelimayso
@hiigsimedia1892
@hiigsimedia1892 Жыл бұрын
Hhhhh koley hadalkaasi waa sacad muuse miyaad howlgalkii birjeex c/laahi askar ragii cadaabta kala baxa jabintii jeelka madheera libintuu walaalkaa leeyahay mansha ALLAAH calayk dheh
@mahamedaxmed6817
@mahamedaxmed6817 Жыл бұрын
Waar indr adiguunpa iz yidhi taaz ee anagaa garxajisa oo h yooniza oo ma aaminzani taaz in aan ilmadeerday wax dheerahy amba aan u zheegto in aan ka baruud waynhy lkn kula yaabi maayo wax aad tahay dadka garxajis looga dhigay dad cun lkn aamin in aan kula dhazhay oon inaadeerka ahy ee izka saar cuqdiga io xumaanta kurzigana kii ilaahy u qoray ayaa fuuliye kii qaptana waa indrkeene amba somaliland ta kle
@faaraxladane2460
@faaraxladane2460 Жыл бұрын
garxajis ama habaryoonis dawladii kacaanka iyo horteed ba xorbay ahayd balse waxanu dhibsanay isaaqa oohintooda iyo baroortooda markii dalka la qabsaday af xumo iyo xaasidnimo waxaan ahayn kama qabno tolkayo dalkana anaga cid nooga lexe jeclo badan ma jirto oo walaahi waxanu u dulqaadano ee afxumo iyo gardaro iyo masabid ma jiro reer kale oo dulqaadan lahaa shalay oo u danbaysay markii cidanka qaranka la jabiyey nalagu sheegayey basaasiiin iyo cadaw hadaanu is nidhaa dumiya dalka walaahi 3 sacadood naguma qaadanayso waa xabada oo mar kaliya aanu ka bilawno Hargeisa berbara burco cerigaabo
@MohamedAminJibrilmamiin197
@MohamedAminJibrilmamiin197 Жыл бұрын
Waa Gob HY, GX. ILLAAHAY HA SHARFO. LAAKIIN WAXAAN ODHAN LAHAA, SHEEKHA SANADKA INTA AAD DUCADIISA QABATAAN! ALLANA INOO BARYA INUU MUWAADINIINTA SL isfahamsiiyo. 3xanuun oo siyaasiyiinta inagaga dhacayna ALLAH ha inaga daweeyo. 1. Siyaasi xaasid ah, 2. Siyaasi kibir badan 3. Siyaasi isku dira ah. ALLAH HA U DHIIBO awoodda hogaamiye Garxajis ah oo ka midha dhaliya himiladii halganka, Isla markaana noqda mid aynu ku wada faano sida lixle.
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 Жыл бұрын
Geesi halgankii xalaasha ahaa
@munasagal2496
@munasagal2496 Жыл бұрын
Waa ragii xirsi cisaam ee dalka xoreeyey....lkin ka du'day ee gaashamo iska fadhiistay....
@siraad8026
@siraad8026 Жыл бұрын
Waa runtii reerka abaalGAD ka leh, kolba kooda RAG ah eryada
@ahmedabdirahman3042
@ahmedabdirahman3042 Ай бұрын
Cuqdadba gogoysay
@AbdiladifAbdulahi
@AbdiladifAbdulahi Жыл бұрын
Wariye mujaahidka warka utoosi
@AbdiladifAbdulahi
@AbdiladifAbdulahi Жыл бұрын
Mujaahid sheekadi waad kharibtay
@khadarahmed1898
@khadarahmed1898 8 ай бұрын
NINKANI WAA MISKIIN AAN WABA OGAYN
@mussali3427
@mussali3427 Жыл бұрын
maxamed kaahin wuxu yidhi cirro ayaa ciidan ka keenay xamat, muu odhan habaryoonis baa ciidan keentay,
@ahmedmamahed7454
@ahmedmamahed7454 Жыл бұрын
Snm wixii la qsrin jirey waa soo baxday waleee
@najmaapdirisaaq2166
@najmaapdirisaaq2166 Жыл бұрын
Mujaahid Cabdi Dhulqiyaas waa Farshaxan Sawir dhamays Tiran kaa Siinaya wakhtigaa Xaaladihii Rasmiga ahaa anoo aad uga Arabkaa Galbeedku waa Sacad Muuse Nasakhan.
@farahboss9600
@farahboss9600 10 ай бұрын
Siilaanyo miyaad u baryo tagtay oo wuu ku qadiyey
@jamaabdullahi4736
@jamaabdullahi4736 Жыл бұрын
Siiraanyo laftiusaad eedaynaysaaye sowkii ithopia khiyaameeyey ee shidaalkana idiinkasoo qaaday cid walba ma mucaaraday
@Shacayb-o8m
@Shacayb-o8m 6 ай бұрын
Runtuu sheegay mujku ee reer khaladka halaga daayo
@MaxamedCabdi-k1z
@MaxamedCabdi-k1z 8 ай бұрын
Reer miyigu libaax ay arkayaan OO halkaa maraya ayay yidhaahdaan dacawo dacawo
@ahmedmamahed7454
@ahmedmamahed7454 Жыл бұрын
Adeero ciro ayaa ka bixinaya mujaahdiintii dhimatey qaantaa aad sheegtey iska sug
@zakariyaahmed9029
@zakariyaahmed9029 Жыл бұрын
Xasan kafaaro so warayso
@ahmedcabdirisaaq6539
@ahmedcabdirisaaq6539 Жыл бұрын
Mujaahid qalbi nadiifa wye wlhi Lkn aan abaalkiisii loo gudin wlhi ax aan madaxwayne noqdo alle wan ku maamuusi laha
@dahirfarahhassan225
@dahirfarahhassan225 Жыл бұрын
Tukaan baan sigaar ka dhacaya qoryaan xaday oo iibsaday qaadka wadooyinka kuu dhici jirnay. Dagaalkii sokeeye habeen kamaan bixin. intaa waxa dheer reero iyo hebel cay baa ka ka buuxa waraysiga fadlan barmaaijka intaanad soo dayn si fiican u soo tafatir mujahidkana ilahay iyo umadiisuba waa u haysa dhibtuu umada u soo maray
@abdihakimmmohamud7230
@abdihakimmmohamud7230 Жыл бұрын
Waa raga ku xoreeyey ee ilaa maanta aad libintoodu kaa daadegila,dahay waana keentay in 10cisho ka dib maxaabiistaadii Dhulbahante ayda kasoo qaqabanayo ee hubkaagii hadhka cad lagaa tirsaday markii raggii aad xiniinyahooda ku daaqaysay ee ninkan qoladiisa ahayd isaga baxday.
@DrhusseinosmanYousuf
@DrhusseinosmanYousuf Жыл бұрын
Muj madhadhawa wanjalaad been abuur sixiroole cadaawad naxli ah wa shaqadooda inan gumeedo iga dheh waxbaa ina helsy
@KhadarAxmed-qp3du
@KhadarAxmed-qp3du 4 ай бұрын
War kusiga aqon kuhanta
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 Жыл бұрын
BEENTII IIDOOR WAAGAAN SNM AHEYN WAAGAN FAQASHTA 1000 NIN AH U 1 NIN SNM UU FIIJISTE WAXAAS BEENTIINA AH 25 AGOSTO AALASO AFJARAY FEYSAL ABDI BOOTAN UN SOW MAAHEN SNMTA AA SHEGEYSEN FULEY UNBA SHEEG SHEEGA WIXII LASO DHAAFAY
@csamedaxmed2757
@csamedaxmed2757 Жыл бұрын
Haadkii iga hellay habaaswayn Hororkii iga helay hayaha bari Hartaan ugu tagay harada shiikh Yaa yidhi hayb bay wadaaagan Gaalkii lala dagaalamaybaa yidhi wll Ina dhulqiyaasow
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 Жыл бұрын
Daawo wareysiyo Cumar Miino waa raggii halganka ururkii Daalaco fadhigiisu ahaa, aniga iyo Cabdi Caato ayaan degaanka ahayn ayuu yidhi, Miino waa nin reer Sahal ah Ciise Muuse, Cabdi Caato Habarjeclo, Reer Biniin, Inta kale Habaryoonis ayay ahaayeen,, waa ragga lama xaqiro hadalkaas nin Habarjeclo ah ayaa kuusoo qoray
@aminamahmuud7712
@aminamahmuud7712 Жыл бұрын
Magaca ha jiro adeero lipaax aaanu dhuxiisa ku xorownay
@jamaabdullahi4736
@jamaabdullahi4736 Жыл бұрын
Mujaahidka sheekadii way ka yara weecweecabaysaaye wariye toostoosi haye da ha gurine
@guleedciise4497
@guleedciise4497 6 ай бұрын
Ninkaan xaqiiqo badan oo laga been sheegay buu sheegay in Siilaanyo diidanaa gelida gudaha
@SAYFUDIINBAIBARS
@SAYFUDIINBAIBARS 6 ай бұрын
Dee siilaanyo mengestu xayla maryam ayaaku yidhi waar somalia waanu heshiine imika cidanka adiss ababa iigu keen hubka aan ka dhigee silanyana wuxu ahaa siyaasi siyaasiguna waa laba wajiile la soco snm qeybtii siyaasada iyo qeybtii military we dagaalyhanada ahaa waxa daacad ahaa militarygii snm siyaasiyiintii uu siranyo kow ka ahaa waxay ahaayeen laba wajiilayaa iyagu isu xun 😢😢😢
@QadanMuuse-fc2qh
@QadanMuuse-fc2qh 5 ай бұрын
Adero wajibkga wad gudatey anagay no taala isaaq xisaabta hadhey alxm hdii adno sheegty wxii nalaga qariyay cadaw nala leeyay wa tolkken hdana kafantada tolya hdanu cid waxfahansiisa g36 weliba dhelinyaradiisa g36 heeslo qaada mu jiren ola maweliyaa waxbeynu iska celinlahyn
@Mohamed-k9c9w
@Mohamed-k9c9w 6 ай бұрын
Waar waxani tv maaha bal waxan xabusanaya eega tv xanuun wllhey waa waa reer halganka dabada hayey hadana somaliland luggage haya
@CabdiYare-p6s
@CabdiYare-p6s 4 ай бұрын
Oday cuqdad meel lafadhiya ayaa laga hadliyay
@musamohamed5778
@musamohamed5778 Жыл бұрын
Caadifada laga fiican,subhanallah ,
@jamaabdullahi4736
@jamaabdullahi4736 Жыл бұрын
Mujaahidku nasasho muu helin wuxuu ku nasan lahaa rag aan soo rafaadin baa cunaya markaa la yaab ma le
@zakariyaahmed9029
@zakariyaahmed9029 Жыл бұрын
Xasan kafaaro waraysi kaso qaad
@jamaabdullahi4736
@jamaabdullahi4736 Жыл бұрын
Ina kaahin sowkii snm oo intaa ka awoodyar buuraha ka dagaalamay xagay fulaynimadu uga timi mujaahid shaqshi nacaybka iska daa
@mukhtarfarah969
@mukhtarfarah969 Жыл бұрын
faan
@gouledxidig32
@gouledxidig32 Жыл бұрын
CBAtv anigu tallo ayn idiin soojeedinaya mujaahidiinta illaaaahy raali haka ahaado lkn dhalinyaradan danbe wa qaar ujilicsan qabyaalada iyo qarjajacda maanta marka wixii xanaf dhexyaaley ragga jabhada ahaa fadlan haduubina hana soodeynina ,snm waxey ahydba wey guuleysatey anaga ilaa doqonkoodu geesi ayuu nooyahey marka dhalintan danbe waxa magaranayaan ee tiktok iyo cey ayaa dhexyaaala waxaasina dadka wey kaladilaan .cabdinaasir inkastoon dareemayo inad laftaadu iskayara jilicsantahy ood faanka jeceshahay hadana waxan kuleeyahy bal hoos udhig
@maxamedbaashe-hu6zd
@maxamedbaashe-hu6zd Жыл бұрын
Cabdi dhul qiyas xagga dambe ayad ka xumatay wan dawaday barnamigka
@fuadmohamud4801
@fuadmohamud4801 Жыл бұрын
Heego meelba ku damqatay😂
@w410921
@w410921 Жыл бұрын
Qabyaalad ayaa madax martay kan.
@farahboss9600
@farahboss9600 10 ай бұрын
Dayday buu ahaa beenawaas iimaanlaawe ahi
@geeljire1658
@geeljire1658 Жыл бұрын
immisa qof oo muslimiina oo soomaali ah ayaad dishay ?
@Yasin-bq5pn
@Yasin-bq5pn Жыл бұрын
Wixii faqash ahaa xaga naarta ayuu u diray mujaahidku.
@Faarax-op5bh
@Faarax-op5bh 5 ай бұрын
Hadaad dad ahaydeen oogweyne ayaad xoraysan lahayd
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky Жыл бұрын
Horta halgankiisii dagaal sokeeye oo uu amaanay ayaa qayb la degay. Waxaad weydiisaa Imisa Isaaq ah baad dishay ?
@dahirfarahhassan225
@dahirfarahhassan225 Жыл бұрын
Sumcada mujahidka ayuu dhulka la galay wariyuhu
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky Жыл бұрын
@@dahirfarahhassan225 haa waxay ahad inuu u sii sheego inuu wixiisa laabta ku haysto
@M.OMohamed
@M.OMohamed Жыл бұрын
Suufalool badan wuu cunay wallaahi waana tabtaa uu sheegay oo Gx oo dhani wuxu rumaysan yahay in dagaalkii aanu Maryaloolka la galnay ahaa mid xaq ah oo kaba jihaadsan kii Faqashta.
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky Жыл бұрын
@@M.OMohamed bukaan-socodka liitaa dadka wuu ku badan yahay
@CabdiraxmaanmaareeyeMaar-sg6mx
@CabdiraxmaanmaareeyeMaar-sg6mx 10 ай бұрын
Izaak wu is dilayey reerqudhana leysugu tegey waana waxlaso marey maantaba se hdana dagal sokeye bolawyay
@mahadmahamoud5261
@mahadmahamoud5261 Жыл бұрын
War balaayo laga gudbay xasuusteeda cidna dooni mayso. Doorashada Somaliland gacanta dadka Soomaaliyeed bay ku jirtaa maanta.
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky Жыл бұрын
Xagga Silaanyo run buu ka sheegay. Siilaanyo fulay xun oo Somaliland-na qabyaalad ku soo dhex tuuray buu ahaa. Qasab baa lagaga saxeexay dagaalka in la galo
@mohakabadhe3142
@mohakabadhe3142 Жыл бұрын
kan been baa ilka kariday
@ahmedfarah9648
@ahmedfarah9648 Жыл бұрын
Faankii iyo beentiii aad odhan jirteen mujaahiintii u badneyd ayaanu la haydn ayaaa tv u furateen gun gun dhashay ayaad tihiin
@husseinmohumed282
@husseinmohumed282 Жыл бұрын
Waa markaan maxastaada xoreeyey inan gumeedyow, goormad taariikh yeelatay
@CabdiraxmaanmaareeyeMaar-sg6mx
@CabdiraxmaanmaareeyeMaar-sg6mx 10 ай бұрын
Wll halgankii snm isaaq oo dhanba galey leysma caasiye reerka garxajis aya igu badnaa cuqdada iskadaa wllka libtisa lama xaqiree miyayku dhibaysaa libtiisu walalka libintiisa lama xaqiro
@MUKHTARGAADE-l6j
@MUKHTARGAADE-l6j 4 ай бұрын
Dadka ka xishood inder
@mohamedjamma3279
@mohamedjamma3279 Жыл бұрын
Odaygani wuu xanaaqsanyahay waxaanu I nacsiiyey sheekoyinkii taarikhda ahaa ee bilaa turxaanta ahaaa wuuna bukaaa kani adeer nin walbaa wuxuu guday iyo wuxuu galayba waa la ogyahay ma habaryoonis keliya qabsatay Burco iyo Hargeisa adeer Abdinasirow adeer meesha ka daa xaafdiinan xisbiga la dudsysa eed noo soo waraysanyso
@maxamedsiciid8390
@maxamedsiciid8390 Жыл бұрын
Wariyahani dadka xanuunsanaya ee qabyaaladu madax martay inuu waraysto may ahayn laakiin reernimaa qaaday
@mohakabadhe3142
@mohakabadhe3142 Жыл бұрын
waxaaa uu kusheekaynayo intabadani waa been
@aomar9195
@aomar9195 Жыл бұрын
Waa Mujaahid soo dagaalamay sida uu sheegay lkn belo wuxuu ku-dhigay cay qabiil dagaal sokeeye cay shikhsi iyo cuqdad waxay ahyd in aan lasii dayn waxan xitaa qof xishoonayaa ma’daawan karo waxa cay ka-baxaysa afkiisa
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Жыл бұрын
odaygan madhan mjnuunka muxu aha ee iska amuudon qof walaba caya isgiina aan is ogyan inu doqon yahay wa oaygan kale
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 126 МЛН
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 69 МЛН
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 5 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 53 МЛН
DEGDEG AXMED MADOOBE XABSI GURI (4738)
1:13:26
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 1,3 М.
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 126 МЛН