Waayojoog: "Harag-Waafi ayaa igu yidhi Ciidanka adigaa ka masuul ah sibaan ahay" Halgamaa Dable 2aad

  Рет қаралды 18,179

CBA TV

CBA TV

Күн бұрын

Пікірлер: 55
@saybeeriyaboorama390
@saybeeriyaboorama390 18 күн бұрын
Barnaamijkan aad ayaan ugu xidhanahay inkastoonan ahayn dadka ku abtirsada SNM ama reer sh Isaaq hadana raga libintooda lama xaqiro, sida raga ayaad usoo halganteen, Allena waa idinku guuleyay, Muuse Dable waxan marar badan ka maqlay rag hore loosoo waraystay oo SNM ahaa, wan xiisaynayay inaan arko isagoo la waraysanayo.
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 17 күн бұрын
Muuse cabdi dable waraysigiisa waxaa ka muuqda run sheeg iyo daacadnimo waxa uu tusaale cad uyahay reer sheekh isaxaaqii xariirta ahaa mansha alah nooloow ilaahay cimriga hakuu barakeeyo
@Adenrayid
@Adenrayid 18 күн бұрын
Thanks muse dable sxb ogaa boday dabaylina way dhacaysa tarikhbada way kudugantay my dable ee noogu celi waraysi badana kaqaad meel bilaa dabayla
@mahamedibrahin6598
@mahamedibrahin6598 18 күн бұрын
Ax ax ax ax walaahi waan qiirooday ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo mujaahid haragwaafi, muuse dable guulayso adeer nin adag ayaad tahay.
@MuuseMaxamed-b3w
@MuuseMaxamed-b3w 14 күн бұрын
MUUSE Dable ilaahay Caafimaad ha siiyo
@WardaMustafe-l5b
@WardaMustafe-l5b 18 күн бұрын
Wariye cabdi naasir nin rageed rageenii iyo cadawgeena ina baray Ilaahay mujaahidiinta ha unaxariisto inta noola caafimaadka hau siyaadiyo😢😢
@abdirzk
@abdirzk 18 күн бұрын
Muuse dable maanta hadhkaakiiban hadhsanyenaana alle cimrika iyo caafimaadka hakuu dheereyo
@JaylaniYusufIsmacil
@JaylaniYusufIsmacil 18 күн бұрын
Mujaaahidkaa inbadaqn ayaan sugaayey lln sixun ayaas uduubtay lama maqlaayo
@mohamedarts8485
@mohamedarts8485 18 күн бұрын
CBA iyo Nasir barnaamijka aadban ugu xidhanahay. fa'ido tarikhiya ayan ka hela waliba hadan qayb cusubi jirin qaybo hore ayan dawadaa. mr Nasir wax fiican ayad qabaten. adiga CBA iyo hawl wadenada kale sida camera mans ka iyo editors jasakum lahi wllo
@jimcaalesaleebaan1902
@jimcaalesaleebaan1902 17 күн бұрын
Ax wa kuwaa ragii insio shuby dhigisa ayanan̈ garnen manta waka miga iska silcay😢
@Abdulla336-gp9lr
@Abdulla336-gp9lr 17 күн бұрын
Axx axxxx sory illahay haw naxariisto dhamantood
@abucubayr8517
@abucubayr8517 17 күн бұрын
Mujaahid muuse dable sharaf ku noolaw waa geesi geesi dhalay wllahi waa raggeedii
@AliHussien-o2k
@AliHussien-o2k 18 күн бұрын
Waa buuq inaad gaar ulabaxdo bay ahayd
@yusufmussa733
@yusufmussa733 16 күн бұрын
Waa barmaamij qiimo leh, laakiin codku saafi maaha.
@abdulakdirmohammedahmed917
@abdulakdirmohammedahmed917 18 күн бұрын
Asc aad baan u dawaadaa barnaamijkan waa geesi muse doble waxaad ka boodeen ood ku celisaa qaabkii uu u dhintay hargwaafi alaya raxmee fadlan intaas ku celi nasir inader mahdsanid
@MohamudMohamedAbdiwahab-qe2nu
@MohamudMohamedAbdiwahab-qe2nu 18 күн бұрын
Rag horaa ka waramay qaabkuu u dhintay kaasoo daawo illaahay how naxariistee
@AbdiWarsame-e3c
@AbdiWarsame-e3c 18 күн бұрын
Waan soo joogay galabtaasi werarkii goada weyn.sheekada wax badan waqti kale sii mujaahidka waa sheeko dahabi ah
@nimcoibrahim4333
@nimcoibrahim4333 18 күн бұрын
Waar waraysigani waa ku celis Ninkani waa nin wayne waxa ay ahayd inaad maamuustid oo aad meel fiican aad ku waraysatid Naasirow waraysigan waaad ku fashilantay
@cabdirisaaqmaxamed3145
@cabdirisaaqmaxamed3145 18 күн бұрын
Haa waa fashil waraysigani mida kale inu taariikhdiisa so bilaabo oo siday iskugu xigto ka waraysto ayay ahayd
@mohamedibrahimex-burao596
@mohamedibrahimex-burao596 18 күн бұрын
mujaahid muuse dable adeero alle abaaalkaaga jano haka dhigo geeesi geesi dhalay
@MuhAliH-b1t
@MuhAliH-b1t 13 күн бұрын
Codsi, fadlan mar labaad si faahfasan usoo duub sxb.
@dr.basheahmed7069
@dr.basheahmed7069 15 күн бұрын
ALLLLHOOOW KUU NAXARIISO😭😭😭😭😭😭😭😭 SXP NINKA MAAD KAYN CIDLO AH WARAYSIGA KAGA QAADID GEESIGA GEESIGU DHALAY MAANTA BAADIYE AYUU ADHI KU DHAQDAA NUMBERKIISANA COMMENT NOOGU REEB FADLAN
@Abdi123-w2x
@Abdi123-w2x 18 күн бұрын
ilaahay hawnaxiisto dhamantod munaahid
@maftuuxmediapro3626
@maftuuxmediapro3626 18 күн бұрын
Muuse dable adeero alle cimriga iyo caafimadkaba ha kuu barakeeyo snm iskumay jirine snm tii xalasha ahayd ayaad ahayd ee intay xoreeyen xoolohooda raacday halkay rag,na xoola ka samaysaneen
@adanakalb8708
@adanakalb8708 17 күн бұрын
Wariye soomaaliyeed oo kasta waxkasta oo uu duubaayo duubo sawaxan iyo shanqadh dabayleed lagama waayo
@AbokorEgal
@AbokorEgal 18 күн бұрын
Libaax Libaax Dhalay Mujaahid Muuse Dable.
@mohamedosman-fq5tn
@mohamedosman-fq5tn 15 күн бұрын
Barnaamijka Keliya ee aan sitoos ah ugu xidhanhy lkn dabaylbaa dhacaysa wxba lama maqlo
@farhanhussein8267
@farhanhussein8267 16 күн бұрын
Shucaac plz ka biiya. Muqaalku waa dhaxal ee dhaxalka somaliland ilaaliya
@mohamedmohamed-dl3jj
@mohamedmohamed-dl3jj 16 күн бұрын
Cod fiican malèh
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 18 күн бұрын
Mujaahid muuse cabdi cilmi muuse dable rabi ha xafido.
@YuusufCabdi-fg1jn
@YuusufCabdi-fg1jn 18 күн бұрын
Ax ax ragii halgamay
@KhadarAbdi-v2g
@KhadarAbdi-v2g 14 күн бұрын
Ax Ax walhi wuu qiirooday
@gureyhamze
@gureyhamze 16 күн бұрын
Inader odaga maad maryo fiican u sii qaadid niyow naga raga silcaya ee aad soo waraysayso, Waxaan ku odhan lahaa markaad waysi soo duubayso marka hore waxaad soo xiirta oo baldhamada si fiican u xidha meel wacana kaga soo duub
@abdirzk
@abdirzk 18 күн бұрын
Ax wlhi waan ilmeyey
@goobemohamoud1806
@goobemohamoud1806 18 күн бұрын
Ragii raga ahaa muuse dable in badan ayan jeclaa in lasoo waraysto
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 16 күн бұрын
runtii tariikh aan isaaq cusub ka qarsoon buu sheegayaa snm maa aheyn buu yadhi kuwa qoriga sita kaliya lakiin isaaq oo dhan marka laga reeb shaqsiyad basaas ahaa taasnina bila admaka kala simaney falsastin maanta madaficda lagu gaaacyo qaar ka dhashaa basaasin u ah
@MohamedElmi-ly1dv
@MohamedElmi-ly1dv 17 күн бұрын
Adeer maxad faiday no sheeg wa adigan gaajada u dhintay e dalim dalkisa burburiyey bad tahey
@whatamancandoeverymancando1023
@whatamancandoeverymancando1023 17 күн бұрын
Weriye ma tihide iska dhaaf Waayo oday baad taariikh ka duubaysaa Khatar ah maqaaxi waad kaga duubaysaa! Bilaa ixtiraam baa tahay,maxaan dhegaysanaa waa buuq iyo waxaro iyo dad reer miyi Ah oo aan caqli lahayn
@MohamedElmi-ly1dv
@MohamedElmi-ly1dv 17 күн бұрын
Mujahid duruuf ka muuqato qasri weyn in lagu sharfo ayey aheyd snm xaraan iney ku dagalameyso odeygan ba marqaati ugu filan
@ahmedmarso289
@ahmedmarso289 18 күн бұрын
Shaarub ninka loogu magac daray ee kaligii gaadhiga faqash kala hadhay fadlan noo doon hargaysa jooga
@MachetiIsmael
@MachetiIsmael 18 күн бұрын
Waraysigani waa ku celis si quman looma maqlayo
@IsmailMaxamedi
@IsmailMaxamedi 18 күн бұрын
Ragi raga ahaa
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 16 күн бұрын
Libaxan isaaq ee nool waxu ka qiirdey dhashii mujadika Hagara waafi ee uma qiirn saxiib kii alllaya raxme way isga iyo geesaginba iney dhintan daqiiqad kasta xaadir u ahaaayen dhasha mujahdiinta snm malin bay gadhi isaaq u abaal gudi
@AbdiWarsame-e3c
@AbdiWarsame-e3c 18 күн бұрын
Fari kama qodna sheekadani ilaa. Goadii ku celi waraysiga
@medicalshafi
@medicalshafi 17 күн бұрын
Wxpa lmga maqleyo ku celis wye
@maxamedcabdicilmi6181
@maxamedcabdicilmi6181 18 күн бұрын
Ninkan isku magacbanu nahay waa nin adayg nin adayg dhalay
@MohamoudGuuleed
@MohamoudGuuleed 14 күн бұрын
Snm dadku dhambaa ahee.isaaq not eas. Abtiye ugadh cumar
@SuldaanSadaad
@SuldaanSadaad 18 күн бұрын
Waad boodsiisay intii dhaawaca ku celi
@SuldaanSadaad
@SuldaanSadaad 18 күн бұрын
Noogu celi naasir
@abdirzk
@abdirzk 18 күн бұрын
Axax xasuusu buu xasuustena axaxa
@gureyhamze
@gureyhamze 16 күн бұрын
Inader odaga maad maryo fiican u sii qaadid niyow naga raga silcaya ee aad soo waraysayso, Waxaan ku odhan lahaa markaad waysi soo duubayso marka hore waxaad soo xiirta oo baldhamada si fiican u xidha meel wacana kaga soo duub
@Yahyeqaysmustafe
@Yahyeqaysmustafe 12 күн бұрын
Wuu iska. Warestay uun 😊
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 53 МЛН