Waayojoog: Halgamaa Cabdillaahi Liji & Dagaaladii SNM ee qadhaadhaa & Dilkii Taliye Cali Geedi

  Рет қаралды 95,069

CBA TV

CBA TV

Жыл бұрын

Waayojoog: Halgamaa Cabdillaahi Liji & Dagaaladii qadhaadhaa ee SNM iyo Ciidamadii Dawladda,iyo Dilkii Taliye Cali Geedi, iyo sidii ay dhaawacii SNM ay cidlada ugaga tageen...
Qaybtan waxa kale oo uu ka waramayaa sidii ay uga tageen dhaawacii Halgamaa Ibraahim Xagar.
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 163
@rooblemuusecabdidable
@rooblemuusecabdidable Жыл бұрын
Wxn rajaynaya in aan waraysi kazoo qaado aabahay muuse cabdi cilmi dable insha allah oonkasii daayo tvgan waayo wuxu joga meel fog oo miyi ah dabagoryaale iyo xayndaable dhexdooda waxan bartay rag badan oo ay soowada jabeen aabahay muuse dable alx maanta way wada noolyihiin💚🤍❤s/land hanoolaato midhihii lanoo beeray
@abdilaahijaamac6644
@abdilaahijaamac6644 Жыл бұрын
sxb aabaha anigaan arag ayaan hadana magaciisa maqlay allaw idin xafid dhamantiinba
@maazimali4310
@maazimali4310 Жыл бұрын
Wll si kal iyo laab ah ayaan ku salaama kuguna ducayna waxaad tahay dhal mujaahid dadki dhigooda iyo dhecaankoodaba dalka ushubay magaranayo waxa uu noqon doona abaalkoodu dadka noocaasa adna waan kusalaamaya from berbera director of revenue in berbera municipality
@rooblemuusecabdidable
@rooblemuusecabdidable Жыл бұрын
@@maazimali4310 wll qli waanka qaaday sid kale taa tulamida hawadan kuso marinayaa alle haku barakeeyo Allena hau naxariisto waalidiinteen inta dhimatay ee shihiiday inta noolna waahalkaage alle hajaneeyo nimanka qaranka birta uso calaashaday 😥😢
@khaalidbinuwaleed8103
@khaalidbinuwaleed8103 Жыл бұрын
@@rooblemuusecabdidable walal ilahay mujaahidiintii dalkan uso hlgan tay dhmanatood intii dhimatay h u naxariisto inta noole ee abaha ku jirna ilahay cisi iyo sharaf iyo cafimaad ha siiyo waxad tahay dhal mujaahid waxanad ka dhalatay geesi dhiigisii walal salan baan kuso dirayaa from hargiesa
@rooblemuusecabdidable
@rooblemuusecabdidable Жыл бұрын
@@khaalidbinuwaleed8103 wll aamiin sido kale alle adigana haku barakeeyo karaamo badan wll qli ayaban kuhayaa madaxd iisaarantahay wllkyow salanta tu laqiimaa hawadan kuuso marinayaa wll sido kale hargeisa insha allah khayr thanks wllo mcn 🙏
@abdilaahijaamac6644
@abdilaahijaamac6644 Жыл бұрын
Gabigiisa tvgan waxaan ku jeclahay waraysiyada Halgamaayada sxb naasir alle haku xafido walahi rag badan oo naga qarsoonaa ayaad na bartay
@mohamoudfarah197
@mohamoudfarah197 Жыл бұрын
Cabdilahi liji waxbadan ayaan ka maqlay magaciisa sida ginije oo ka sheekaynaya waa nin wadan kiisa usoo halgamay markii labaadna walid kii xaqii aykulahaayeen guday sigana Alle cimariga hawdheereeyo.
@NimcoCabdi-ve2qn
@NimcoCabdi-ve2qn 3 ай бұрын
❤❤😢
@husseinmohumed282
@husseinmohumed282 Жыл бұрын
Ku soo dhakhso weriye naasirow, wadanka raggii xoreystay waxba kuma hayaan halka kuwii herer iyo jigjiga joogay mujaahidiin sheeganayaan
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 Жыл бұрын
✅✅❤
@hadafbeegsade
@hadafbeegsade Жыл бұрын
Waryuhu wuu mahadsanyahay. Inaadeer Muuse dable soo warayso isna. Inaaaadeer Sanduuuuuq Qaadhan usameee, si markaaad uwaraysato aaaad uwanaaajiso.
@omerabdillahi5996
@omerabdillahi5996 Жыл бұрын
Sc JAAMAC Ligiyaw if iyo Aakhiraba wad u shaqaysatay.Iyo Somalilanta Cusuba.Aabana Raxima hullah Ducadii waad kala hadhay waxan kuGUALA TALINAYAA RAGGA AAD HAYSO DHIS.GUULAYSO WAA MUJAAHIDKII OMAR-MIINO
@mohamudmohamedabdiwahab6483
@mohamudmohamedabdiwahab6483 Жыл бұрын
Waar omar. Miino waxan ku leeyahay sxb waraysiyadii aad waday waad nagu badh jartay sxb soo celi guulayso inshaa allaah
@smeshcel3025
@smeshcel3025 Жыл бұрын
Thank you adeer for your sacrifice❤
@hooyohoooyo9140
@hooyohoooyo9140 Жыл бұрын
hoyga taariikhda cba tv wax badan oo dhacay oonan ogayn waa halkaan ka raadsho
@husseinmohumed282
@husseinmohumed282 Жыл бұрын
Wadanka dhibaato badan ayaa loo soo maray,ilaahay intii dhimatay haw naxariisto inta noolna cisi iyo sharaf alle haku nooleeyo...
@alinuromer5876
@alinuromer5876 Жыл бұрын
Dalkan Dhiig Ayaa loosoo shubey. Intii dhimatey Allah Ha u Naxariisto Aamiin.
@bushaaromaxamed2611
@bushaaromaxamed2611 Жыл бұрын
Ninkii xaaji saalax barageheeda qarxiyay hadii adiga dhaawacaagu sabab u noqday dhimashadiisa alle ha ku xafido intii dhimatayna alle how naxariisto
@bilan9135
@bilan9135 Жыл бұрын
Barnamihkan sooyaalka tarikhdii SNM aad baanu u sugnaa hadanan daawan waxan dareemaa in ay wax iga maqan yihiin intii u shihiiday.Rabi jano ha ugu deeqo inta noolna nolol raaxo badan baa ilahay u way diiyay walal noogu soo dhaqso si dagdag ah Isugu kaaya xiji insha alle wariye si wanaagsan oo waliba dagan oo sidii lagu yaqaanay suasha u waydiiya maansha alle mahaddsanid adigaaba Mujahid ah
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 Жыл бұрын
Wxd kmid tahay kuwa damiirka nool ee dhiigii xalasha ahaa ku jiro wllo
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 Жыл бұрын
halganka xalaasha ahaa SNM ❤️
@bashman345
@bashman345 Жыл бұрын
Mujaahid baari ah weeye, Allaha weyni ha xafido
@farhiyakahib4435
@farhiyakahib4435 Жыл бұрын
Abtigay oo an ad u jecela aya isagana ciidla lagaga tagay isgo dhawaca ilahaay hau naxariisto isaga iyo inti ku dhimatay Amiin Amiin Ya Rabi 🤲
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 Жыл бұрын
Ax ax bal kwrn wllo wdnkn cadabaha loo soo maray
@casuuseahmed979
@casuuseahmed979 6 ай бұрын
Abtiga magacis wllshey Mujaahidka alle ha u naxariiste
@sakiaxmedabumiski3229
@sakiaxmedabumiski3229 Жыл бұрын
Waraysiga soo kordhiya oo tariikhda Magaalo iyo miiba halgamysha ka soo duub intii dhimatyn alle how naxaristo inta nool ilahy khaatima wngsan ha siiyo
@omarhassan6299
@omarhassan6299 Жыл бұрын
Masha allah Abdillahi lijji in badan baan maqlay wakaa mujaahid ka saxdaa , nin baa ka maqlayay yidhi mujaahid baan ahaa oo Kaare ayaa ijiidhay gow now jow hahahhaha
@hassanibrahim1233
@hassanibrahim1233 Ай бұрын
Muuse Cabdi Cilmi waa saaxiibkay maalintii mujaahid Haragwaafi dhintayna waan wada soconay iyo maalmo kaleba
@jamaalabdi
@jamaalabdi Жыл бұрын
Masha allah Mahadsanid Weriye Abdirahman minute baa hadhay
@nafisamubaarigmubaarig6251
@nafisamubaarigmubaarig6251 Жыл бұрын
Rabbi haw naxariizto mujaahidiintii dhimaty inta nool caafimad iyo cimri dheer bn u rajaynya guulayzta
@abdikaniahmed3961
@abdikaniahmed3961 4 ай бұрын
Allahu akbar baaari weeyan adeer Allah dembigaga ha dhaafo if iyo aakhiraba guulayo mujaahid cabdilahi liji
@mustafemaxamed8253
@mustafemaxamed8253 Жыл бұрын
Barnaamijka waayo joog aadbaa uga helY wanan ku xidhNahay laakiin waxaan aad ujeclahy in laga sheekeeyo oparaahinkii haragwaafi ee xabashiga uu kala soo baxay cusbtaaalka burco iyo dilkii axmwd aadan
@hiigsimedia1892
@hiigsimedia1892 Жыл бұрын
Wll maxamuud wadaad ninka layidhaahdo ayaa hore uga sheekeeyey
@cabdirisaaqmaxamed3145
@cabdirisaaqmaxamed3145 Жыл бұрын
Waa labada arin ee aan in badan raadiyay ee aan waayay
@dacarabdi726
@dacarabdi726 Жыл бұрын
Haa wax badan ayaan ka maqalay liji,inuu ugu wada yaraa ayay sheegeen oo sidaa xabashidu liji ugu bixisay Geesi✊🏿🦁
@haweahmad-uu1po
@haweahmad-uu1po 3 күн бұрын
SNM guul❤
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
waa raga dhamaaday ee dagaalkii ku dhamaaday, 66 ilaa 68 ama 60, kii ragii dhashay intaa naafada ah ee dadka aan u egayn ayaa ka nool, ninku haduu dhaawacmo oo dhaawacmo, jihdkiisu wuu isbedelaa weyka muuqataa inta nool rafaadkii ay soomareen,
@keysemaxamedhgi664
@keysemaxamedhgi664 Жыл бұрын
Adeerkey allah yaraxma Cumar aw maxamed.cumar dhako finish dhawaan bey aheyd Wakhtigii Covd.19ka. Sarkaal khatara 13 jeer dhawacmey buu ahaa, Farxaan Aden siciid. Iyo walaalkii 1bil bey kala danbeyeen Snm ku geeriyodeen. 19 bishan lasocda ka qaybqaata Buuga Muj. Muuse wadaad Col iyo abaar) bey muj muuse mxmed x muuse
@xariirsheekhxasan1648
@xariirsheekhxasan1648 Жыл бұрын
Waa barnaamijyo xiiso bdan amakaag leh waan salamanca mujahidiita
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 Жыл бұрын
Snm 🙏 wxksto dhca wxd tihiin halyeeyo la holin waayay hadh-cadna guushii hantiyay , ninkstba hyska hadlee hubaal wa wllhi idin hilmami-myno hbn qudha 👈
@nimanabdi7032
@nimanabdi7032 Жыл бұрын
Wadanka rag badan Ayaa uso halgamay
@abdulahiguran4622
@abdulahiguran4622 Жыл бұрын
Alla fan weynaa
@jonathanabokor7691
@jonathanabokor7691 5 ай бұрын
Hooyada siilkeedi ina dhilo
@abwanmahiigan7666
@abwanmahiigan7666 Жыл бұрын
Maanta waxa dalka haysta booyadii baho iidor ama.maryo alool siilanyo muuse sabayd geenyo shiximan waa ragii kamerda isdab waday ee marna qamriga ku cabi jiray herer iyo dirdhaba 1988 ayuu hal maalin hargeisa sabayd keenay muuse maantana caruuro iska mudaharadaya oo sacbolya ayuu xabd ladhacay
@hadafbeegsade
@hadafbeegsade Жыл бұрын
Geesi geeesi dhalay, waxaa aaad ucaaawisay nolosha miyiga. Waaaar somalilandow Reeeeer miyigeeeeenu waaa mujaahidiinta rasmiga ee dalka xoreeeyay. Ilmaaadeerayaaaal reeeer miyigeeeena kawarhaya.
@mubarikdekhaybe612
@mubarikdekhaybe612 Жыл бұрын
Wlhi Waa Runtaa Indr Hadaanay Ragaasi Naf iyo Maalba Duldhigeen Halgankeenaasi Meelna Muu gaadheen Allow Unaxariiso intii ku Naf Weyday Inta Noolna Ee Meelahaa ku Silicsana Aynu ka War Hayno Ragaas Waynu ku Gumownee
@saeedbuni8104
@saeedbuni8104 Жыл бұрын
Allah akbor
@mubarikdekhaybe612
@mubarikdekhaybe612 Жыл бұрын
Rageedi Alle Cimriga iyo Caafimaadkaba Haku Dheereyo Mujaahid
@yasin9603
@yasin9603 Жыл бұрын
Gobaa nool waa isaka xaal aduun aduun aduun aduun shalay manta maaha ku ilow Somaliland guul ku waara yeelaa wuu ilaawaa la yeelaa ma ilaawo
@LONGESTCOMMENTGETSPIN
@LONGESTCOMMENTGETSPIN Жыл бұрын
Masha Allah Allah ha ku jazai siyo sidad dalkaga u difacday
@dhimbiilyareofficial4157
@dhimbiilyareofficial4157 Жыл бұрын
Alle cimriga haku dheereeyo mujahid
@cadnaannew.suhaibhrrehurre6399
@cadnaannew.suhaibhrrehurre6399 Жыл бұрын
Kuwa maanta joogow wixii dhacay dhugo majirto dib unoqosho
@Mamar6310
@Mamar6310 Жыл бұрын
Waa kaas ragii rag ahaa maanta dhinac zuur aan waxba ogayn khaatiyaan laga joogaa
@user-gx2kz9fo8b
@user-gx2kz9fo8b Жыл бұрын
Gun xun ayaa idiin heshi waa yahuud wxs madad walalhoda ah ayey leynayan 😢😢😢 wlhi waan ka xumahay wilal somaliyed in wilal kale somaliyed layan 😢😢
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 Жыл бұрын
16 jirka mnta joga jiirkuu ka baqaa kkkkk jiilashu kla geesisan
@memhassan
@memhassan 11 ай бұрын
Qisada mujaahidkani ka sheekaynayaa waa sax anaa kamid ahaa musa dable oo ah nin isaxaaqa halkaa uu sheegay ayaa lagaga tegey taliyihii ciidankaa watay oo ku shahiiday dagaalkaas waxa la odhan jiray cabdi nuur allah yarxamu must dablana bil kadib ayaa isagoo lugi goantahay nalooogu keenay halkaanu deganayn xorfada ilma cawaale
@faysacaydid9083
@faysacaydid9083 Жыл бұрын
Guul
@tilahuneadane4302
@tilahuneadane4302 Жыл бұрын
Alle haku dAYo mujahid😢
@muktargiireh4160
@muktargiireh4160 Жыл бұрын
Waxaa layaab ah ma iygoo afar nin ah ayay 9:30 ila 6:00 fiitnimo dagalmyen waa masalo lalayaabo taasi lkn cabdilhi liji waa mucjiso isagoo labada gacmodba ka jaban ayuu dagalmyay nin adayg dheh Lkn pleas muuse dable warysi kasoo qaad
@cookwithme8048
@cookwithme8048 Жыл бұрын
Faqashtii uraysay ayaaa ragaa laayay alxd guulayata tolow ragaas hada ma lahelayaaa
@asmaahmed5010
@asmaahmed5010 Жыл бұрын
Subxanlha allow u naxriisto intii dhiimataaay 😢 una danbi dhaafaa
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 Жыл бұрын
Raggaa haddii uu jifadooda ama qabiilkiisa la weydiiyo waxaan shaki kujirin inay meel ubadnaanayaan, ina Aadan gooraan oo dabagorayaale ku dhintay Habarjeclo reer Raage.
@cabdoocismaansaalax8883
@cabdoocismaansaalax8883 Жыл бұрын
Waxay ku wacan tahay marka aad qof interview la yeelanayso inaad kasoo horjeesato
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 Жыл бұрын
Ha iloobin taariikhta
@sahalcali4196
@sahalcali4196 Жыл бұрын
Dhibtaasoo dhanba wadanka loosoo maray markasay Ragna rabaan inay kuciyaaraan aan waligood xabad usooridin
@mustafeqiimeeqofkaagasilag1346
@mustafeqiimeeqofkaagasilag1346 Жыл бұрын
14/08/2022 Waa Habeen Txusid mudan Oo
@abdilaahijaamac6644
@abdilaahijaamac6644 Жыл бұрын
sxb Muuse dable Doon iyo Qisooyinkii Madax diin Xaliimo dhego la Ha iliqin
@cabdirisaaqdaahir7884
@cabdirisaaqdaahir7884 Жыл бұрын
Mujaahidka Dagaalkii buuraha maad waraysatid
@khaalidbinuwaleed8103
@khaalidbinuwaleed8103 Жыл бұрын
Ninka taariikh waydii aanad aad dabo ka daa arinkaa hadii aan la isku hyasn wax dhacdayna ahayd dhaaf ninkii ba wuu yaabay ma c, i.d baaf tahay
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
Shahiid nool baad tahay
@abdinaasirugaaska1760
@abdinaasirugaaska1760 Жыл бұрын
Halgamaaaa muuse fablaa hadhay
@hamseibrahim7840
@hamseibrahim7840 Жыл бұрын
Wlhy nin adeyg bu ah
@abwanmahiigan7666
@abwanmahiigan7666 Жыл бұрын
Mujahid liiji libaax soo jabay
@jaamacfaarax2375
@jaamacfaarax2375 Жыл бұрын
Waar ma dhagaxbaad noo karinaysaa caawa kkkkkkk
@thetruth1924
@thetruth1924 10 ай бұрын
Markii hore wuxuu yidhi waxba ii meeygeeysan. Ka dibna waryahaa afka u galiyay in sigaar isha lagaga bakhtiiyay. Markaasuu yidhi haa yoo ishaba weey i cadaatay 😂😂😂. Hadana waxa laascaanood lagu sameeynayana waa xaq miyaa?
@NimcoCabdi-ve2qn
@NimcoCabdi-ve2qn 3 ай бұрын
M.a
@user-ey2hk7zu7b
@user-ey2hk7zu7b 10 ай бұрын
Geesiyaal.bay yihiin❤❤❤❤
@larsmartinjohanssonjohanss115
@larsmartinjohanssonjohanss115 Жыл бұрын
”Waan dhiig baxay, haddana waan dagaalamay” Waar ardaydii caafimaadku meeday, halkan isku qay qabadsiiya?
@axmedshugri8553
@axmedshugri8553 9 ай бұрын
Mujahid Cimidher iyo Cafmad ban ilahay kaga Baryaynayna Adiga iyo inta Kalaba
@user-yj9ii2cu6q
@user-yj9ii2cu6q Жыл бұрын
Asc😢😢😢😢😢
@somalilnddhalad8157
@somalilnddhalad8157 Жыл бұрын
Ku dhakhso
@KamaalaxmedCali
@KamaalaxmedCali 11 ай бұрын
Maalintaa waan badheedhay alana wuu ibadbaadiyay
@user-mx5gk8ly5s
@user-mx5gk8ly5s 7 ай бұрын
Muuse dable Soo warayso
@cabdiaadan5237
@cabdiaadan5237 Жыл бұрын
13:16 wuu naxay marku yidhi maad dishen dhawaca😂😂
@ShabcaanKayse-ww6dl
@ShabcaanKayse-ww6dl Жыл бұрын
😢 on
@ismailibrahimmohamed3124
@ismailibrahimmohamed3124 Жыл бұрын
Muuse bixi xaguu joogay berigaaa
@jamacsalaad4833
@jamacsalaad4833 Жыл бұрын
waxaan filayaa ninkani wuxuu ka mid ahaa guuradii tawakal ee khayarta ahayd
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 Жыл бұрын
Ha illbin3taariish
@raxaabmooge6712
@raxaabmooge6712 7 ай бұрын
Labadii nin ee dhaawaca ahaa meel ay ku dambeeyeen geeri iyo nololl musheegin
@xariirsheekhxasan1648
@xariirsheekhxasan1648 Жыл бұрын
Wariye aad iyo aad baan kuu bogaadinayaa ,
@jibriilmaxamed8709
@jibriilmaxamed8709 Жыл бұрын
Walee dagaalkaa shinbiraale Ayaan ku jiray,runbuu sheegay,dhaawacii badh baanu ka nimi,dhimasho iyo dhaawac 27 ayay ahaayeen.
@smeshcel3025
@smeshcel3025 Жыл бұрын
Thank you adeer❤
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 Жыл бұрын
wale allah dile ayaa dhinta haday arsaqadi ku laban tahay dhiman maysid
@calikaaficaweercali8346
@calikaaficaweercali8346 Жыл бұрын
37:13 su,aal aanu fileeyn
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 Жыл бұрын
Dhabtuu sheegayaa
@cabdilaahioodweyne2734
@cabdilaahioodweyne2734 Жыл бұрын
,wwritow mawaxaad 5ahày Ina ildheere?
@abdi25channal93
@abdi25channal93 Жыл бұрын
Wariye qaran ayaad tahy libx barnajmuyaad noso badi wll ragu siduu ujaby ee dhalintu wax hakabartee
@mariamsaeed7538
@mariamsaeed7538 3 ай бұрын
Soomali 3 falaagooyin baa ka kacay waqtigii kacaakii Bare. Waxay ku salka ku hayeen Qabiil udiri . Mid Guul gaadhay majirto.
@saidabdi73
@saidabdi73 Жыл бұрын
Warbal waxa naga soodaaya
@faysacaydid9083
@faysacaydid9083 Жыл бұрын
Adke
@maftuuxmediapro3626
@maftuuxmediapro3626 Жыл бұрын
Waar ku soo dhakhso
@leylapalmqvist3943
@leylapalmqvist3943 Жыл бұрын
Xabada adoo siijeeda ayey kugu dhacday xaga dambe markaa waad baxsaneysay
@mmcc4347
@mmcc4347 Жыл бұрын
Xabbad baanad waxba ka aqoon mxd ku ogaatay inay xagga dambe kaga dhacday marbaa jirta lagu hareeraynaayo oo dhinac walba ay kaaga imanayso
@Hamzepoi
@Hamzepoi 10 ай бұрын
war ninka maad cadi uwaraysatid
@ahmedrooble8396
@ahmedrooble8396 Жыл бұрын
Waxaan iyo Kanadan. AyAA ragii jabhada ahaa hawiye Soo mareen. NUUC kasta DAGAL dhawac IyO dhimasho Soo Maren hawiye mana ka SHEKEYAN ? DADKU kala Cali BADAN ???? DADKAAN ISAAQ waa dad. Bilaa Cali ah oo hadana faan badan oo been badan
@mmhhgg22
@mmhhgg22 Жыл бұрын
Waar kan wariyhu xoolaysanaa, marka hore ba habayac buu u eekaa
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 Жыл бұрын
Waar ilmaadeerayaal Bahasha Biyo nagaga dara oo Beenta yara Qurxiya
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 11 ай бұрын
Ala maxay iidoor iyo mareykan iskumid.yihin been sidaasan yeele intaan ka booday hadana wakaasa ilma yaroo jamaahiir ah ayay ka ordayaan fuleynimo
@ibrahimyonis
@ibrahimyonis Жыл бұрын
Kkkkkk yara sug
@ismailjama178
@ismailjama178 Жыл бұрын
Runtii ma dhamaan halganku ilaa Ictiraafka la helo.Waxse wax laga xumaado ah maanta in madaxdii wadanku dadka dushiisa isku heystaan, iyagoon aragtidoodu kursi yar dhaafsaneyn. Dhalin yarooy yaan la idin kala qaybin,
@Cirguje2
@Cirguje2 Жыл бұрын
Waa runtaa walaal dagaalku muu dhamaan inta Somaliland citiraaf helayso laakinse labadan nin ee hogaamiya xisbiyada mucaaridka matala xagay joogeen markii umada reer Somaliland la xasuuqayay (waa kabo qaad faqash)
@AliAhmed-rv4yd
@AliAhmed-rv4yd Жыл бұрын
Waa run dhibaato badan ayaa loo soo maray, kuwaa u soo maray ayaanan ka mid ahay. lkn waxaa dhaxlay oo maalaya kuwii laga xoreeyay qaar ka liita. Maanta ayaanay ugu daran tahay ee heeryada Muuse jaahil iska rogga.
@cabdimohamed2605
@cabdimohamed2605 Жыл бұрын
Waa runtaa e xagaynu Mar labaad isku bahaysanaa qolyaheenii s kasoo hadhka ihi an halgan dambe bilawnee
@khadranur3973
@khadranur3973 Жыл бұрын
Waa runti geesinimada waa lo dhashaa waa nin garxaajis ma huono ayda moodaya
@alphamale5802
@alphamale5802 Жыл бұрын
Dalka waanad joogine reer tolkaa uu dagaalamey eh.
@cabdirisaaqdaahir7884
@cabdirisaaqdaahir7884 Жыл бұрын
Baryahaba wan dayeyny
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 Жыл бұрын
Wariye aad u liita,taariikhda wuu boodayaa
@ahmedyasiin3329
@ahmedyasiin3329 Жыл бұрын
barnaamij walba dhexda ayaad ku jaraysaa sida ifiso ma qosle xagar
@tollmanshow5514
@tollmanshow5514 Жыл бұрын
Bal beenta day wuxuu ku leeyahay anaa labada Gacmood ka Jaban baan labo qori watay Ta labaad anagoo afar nin baan ciidan na diliwaayeen
@garxajis615
@garxajis615 Жыл бұрын
ILAAHAY HADU LABO IDINKU YAHAY WADAN BAAN IDIN DILI KARIN EE ADEER
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 Жыл бұрын
Kula yabi mayo wxd tahay kuwa tiktok ku dhex dhashay kkkk ragg bydn cidla iska helin musasad baa afka kgu jirta
@calibashiirwarsame3335
@calibashiirwarsame3335 Жыл бұрын
Beenbadana isagoo labo gacmood kajaban buu labo qori qaatay
@farhiyakahib4435
@farhiyakahib4435 Жыл бұрын
Waar nacasyo iska amus raagi hore magadhaysane wa Raagi dhulkan aad ku raxaysanayso dhibka usomaray ee dhiigoda u huray
@tollmanshow5514
@tollmanshow5514 Жыл бұрын
Hhhhh wata aanla yabanahay
@ahmedadamn1341
@ahmedadamn1341 Жыл бұрын
Soo daa doofaaro meel ay joogeen iyo wax lasoo .maray aan ogayn ayaa wadankii xukuma
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
Axmed Adamn kuwa aan wax ogayn ee wadanka xukumaa waa kuwee?
@ahmedadamn1341
@ahmedadamn1341 Жыл бұрын
@@ijoxasan9132 nuux baasto Maxu usoo maray dhib
@ahmedadamn1341
@ahmedadamn1341 Жыл бұрын
Biriqbiriqdaa yari way istaagi hadhka cad ayaa walaahi hargaysa laysku gawrici walaahi
@Cirguje2
@Cirguje2 Жыл бұрын
@@ahmedadamn1341 ciro iyo ina waraabe maxay u soo mareen wadanka ilaa maanta ayay kabo qaad faqash yihiin
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
@@ahmedadamn1341 nuux ma aqaan anigu balse ninkii mareexaan amaanayay sow matihid, maxaa nuux iyo naaleeye kaa galay
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 16 МЛН
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 22 МЛН
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 12 МЛН
Daawo mid kamida mucjisooyinkii  mujaahidiintii  Ururkii SNM
30:34
WaayoJoog  Qaybta 1aad Halgamaa Yuusuf Ganaje
36:21
CBA TV
Рет қаралды 32 М.
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 16 МЛН