ANAGOO TODOBA NIN OO SNM AH AYAANU JABINAY GUUTO FAQASH AH QAYBTII 4 AAD

  Рет қаралды 157,157

SLNTV

SLNTV

Күн бұрын

Fadlan: Subscribe + Like + Share
Website:
Facebook: / slntvone
Ku Xidhnow Goor Kasta: Telefishanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kala Soco Warar iyo Barnaamijyo Ku Xiiso Galiya.

Пікірлер: 203
@mohamedjama6124
@mohamedjama6124 2 жыл бұрын
Alhamdulilah, I have no words to express your sacrifice for this country (Somaliland) and it’s people you will remain in our hearts and minds forever, God bless you we are proud of you and thanks.
@mahamudduale3294
@mahamudduale3294 9 ай бұрын
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@aidgab1196
@aidgab1196 2 жыл бұрын
Masha Allah Wa tariilhdii SNM iyo Halganka. Guul iyo gobonimo Somaliland Republic
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 2 жыл бұрын
Respect to this hereo and salute to SNM warriors we luv u forever SNM 💪💪👊👊
@edrisgabo915
@edrisgabo915 2 жыл бұрын
Masha Allah Guul iyo gobonimo Somaliland Republic
@Fahiimahindaleyla4kulmiye
@Fahiimahindaleyla4kulmiye 2 жыл бұрын
Maasha allaah 😍 😍 ilaahay ha ku xafido aduuun iyo aakhiro
@amrankhalid3354
@amrankhalid3354 Жыл бұрын
.Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@cookiebeerbeer2723
@cookiebeerbeer2723 2 жыл бұрын
Maasha allaah xaq u dirirka Snm Guuleysta geesiyada somalilland 💋💓💚❤💚💛🧡💙🤎 viva somalilland Cadowga somalilland ha dhaco
@mohamedabdullahi6510
@mohamedabdullahi6510 2 жыл бұрын
Ragii snm itii dhimatay allah ha,u naxariisto inta noolna allah ha xafido ixtiraam iyo sharaf qadarin iyo qiimo
@mohamouddguuleed1359
@mohamouddguuleed1359 2 жыл бұрын
Maasha Allah, Suldaan Maxamuud Axmed Xasan, mujaahid dhab ah Allow ku dhowr, u samir mujaahid wixii aad u soo rafaadey waan haynaa midhaheedii
@mohamedabdinour5077
@mohamedabdinour5077 2 жыл бұрын
Halkan waxa lagu xusayaa aabahay Cabdi Nuur Boobe aad baan ugu faraxsanahay in aabahay naf iyo maalba u huray qaranka Somaliland kuna shahiiday halgankii xoriyada lagu soo helay.
@arafaatabdirahmaan6165
@arafaatabdirahmaan6165 Жыл бұрын
Ala ha u naxariisto taliye cabdi nuur boobe waxa uu dhintay 1986 waxa uu ku dhintay go'ha operation uu taliye ka ahaa adeerkay ayay wada socdeen labadaba ale ha u naxariisto
@amrankhalid3354
@amrankhalid3354 Жыл бұрын
Aabo Ilaahay Jano Fardowsa hageeyo qabrigana haw Nuuro. Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin Wuxuu dhintay Geeri Xalaala Godka lagu Janee.
@amrankhalid3354
@amrankhalid3354 Жыл бұрын
@@arafaatabdirahmaan6165.Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@EmanAli-xp6kd
@EmanAli-xp6kd 5 ай бұрын
@cookiebeerbeer2723
@cookiebeerbeer2723 2 жыл бұрын
Viva Snm
@mohamedabdinour5077
@mohamedabdinour5077 2 жыл бұрын
Alle haw naxariisto aabahay Cabdi Nuur Boobe oo uu xusay iyo mujaahidiintii kale ee geyiga u qudh baxdayba AAMIIN AAMIIN
@maxamedsaleebaan3956
@maxamedsaleebaan3956 2 жыл бұрын
Aaaaaaamin
@Zihaam011
@Zihaam011 2 жыл бұрын
Mansha Allah Hambalyo Somaliland.
@shardiyare2662
@shardiyare2662 2 жыл бұрын
Maxamuud wadaad waa awowgay hooyaday abtigeed, waan ku faraxsanahay in aan daawado taariikhda halganka ee awowgay
@cabdikarimofficial4689
@cabdikarimofficial4689 Жыл бұрын
Suldan maxamud axmed xasan iminkw wa bahda dhaqanka somaliland alle haku xafido
@sumahwaagullweyn196
@sumahwaagullweyn196 2 жыл бұрын
Asc waa qiso aad iyo aad Cajiiba oo mudan in buug Lagu qoro MASHALLAH Noolow O'Day 😄
@amrankhalid3354
@amrankhalid3354 Жыл бұрын
.Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@cawilayaanle2440
@cawilayaanle2440 2 жыл бұрын
Geesiga...BIRTA...Ah. S N M... Guuul.
@fikradkorodhso2591
@fikradkorodhso2591 2 жыл бұрын
Mansha allah
@HassanMohamed-jq4xh
@HassanMohamed-jq4xh 2 жыл бұрын
Masha aĺah suldan mujaahid maxamuud wadad alle ha ku xaafido aabti
@Ahmad17056
@Ahmad17056 2 жыл бұрын
Mnsha allah Somalilnd Allow dhawr
@ahmeddirie1923
@ahmeddirie1923 2 жыл бұрын
Mashalah weye waraysiyadsn kama daalo badiya... weriye geesi ah baad tahay illaa caruurnimo illaa cawa oon 30 dhaafay waan ku daawadaa... qof dareen leh baad tahy lakin waraysiyada gobolada sanaag Burco iyo sool ragga joga ka duub waayo dhulkaas waa danbeeyaa cidi sheekoyinka jihaadka ma dubto
@samiraabdi5681
@samiraabdi5681 2 жыл бұрын
Masha Allah
@najahahmedali945
@najahahmedali945 2 жыл бұрын
ilahay geesinimo isaaq buu gaar u siiiyey laysma caasiyee
@amiinsaleban7908
@amiinsaleban7908 2 жыл бұрын
Mashalah raamaale waa melihi snm daganayd waxa daga habaryonis gumbuur runtii
@youzufahmed2809
@youzufahmed2809 2 жыл бұрын
Masha'a allaah, Muj, maxamud wadaad, waa taariikh mudan in la ogaado halgankii loo soo galay dalkan,
@abdicash8787
@abdicash8787 4 ай бұрын
Ilaahay how naxariisto intii nafta u hurtay dhulkan barakaysan , aamiin
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 2 жыл бұрын
Allay lehe Suldaan Waa Sidaan U Haystay Oo Waa Run Inuu Illahay Waday Halgankii Somali National Movement. Oo Aan Waxyaabo Badan Ka Ogahay. Alxamdu lilah Rabil Caalamiin. Nabad Gal Suldaan
@mohamedmire8646
@mohamedmire8646 2 жыл бұрын
Alla cimriga haw dheereeyo.
@xasanbatalale4494
@xasanbatalale4494 2 жыл бұрын
Allah hownariisto SNM inta dhimatay inta nool Allah cimriga cafimad ha dheraye dalkan waad usoo halgaanteen Allah haydiin xafado Halyay dhigoogi u horay guul rajanaya
@amrankhalid3354
@amrankhalid3354 Жыл бұрын
Geesigu marbuu dhintaa Fulahuna Boqol,jeer. Guulaysta. Aamiin guul Somaliland
@MohamedAbdullahiMohamedBiin
@MohamedAbdullahiMohamedBiin Ай бұрын
ILLAAHAY ayaa inoo dhigay biyaha kaligii dheh. Ka daa ILLAAHAY inaad cid ku lamaaneysid . Cid aan ILLAAHAY ahayna ha baryin❤
@ubaxiidalkeygow2381
@ubaxiidalkeygow2381 2 жыл бұрын
Xaq buu ahaa oo isku muqaalafo ayaad ahaydeen, Markasaa maanta kuwii leynooga dhigayaa walaalo. Illaahay haydin ka abaaliyo adigoo yar baad nafta noo hibeysee. Intii dhimatey Illaahay ha u naxariisto. Hadii maanta hableheenii iyo hooyooyinkeenii xoriyad ku noolyihiin.
@amrankhalid3354
@amrankhalid3354 Жыл бұрын
Waa rutaa walaal halgankani wuxuu ahaa Xaq Xaqana Ilaahay ayaa uhiiliya Allaa mahadle guul Somaliland
@zadaammagafe596
@zadaammagafe596 2 жыл бұрын
Alle haku xafido ader
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 2 жыл бұрын
SNM GUUUUUUUL SNM GUUUUUL SOMALILAND GUUUUUUL
@amiinsaleban7908
@amiinsaleban7908 2 жыл бұрын
Faisal xabaal marwaa waa adeerkay runtii wuxu ku dhashay hargesa wAxa dhalay cidagale isna waa hyoonis wa adeerkay alla muxuu snm uso halgamay lkn maanta wu nolyy wuuna qurxonyy runtii mashalah
@ahmetakram1488
@ahmetakram1488 2 жыл бұрын
Masha Allah ale cimriga ha u barakeeyo
@khadarahmed1898
@khadarahmed1898 7 ай бұрын
HA RAACININ ILAAHAY WAXBA .....NINKAA INTAA HALOO SHEEGO..MA JIRTO WAX AWLIYO LAYIDHAAHDO OO WAX IDIN TARI KARAYSAY . .OO AAN ILAAHAY AHAYN .........SUBXAANALLAHH
@hassanyusuf4494
@hassanyusuf4494 2 жыл бұрын
Weynaa abaalkay ku leeyihiin dalkan iyo dadka Somaliland. Alla Haw naxariisto intii shahiidday, inta noolla Ilaahay caafimaad iyo cimri dheer hawgu deeqo SNM
@cookiebeerbeer2723
@cookiebeerbeer2723 2 жыл бұрын
👍
@amiinsaleban7908
@amiinsaleban7908 2 жыл бұрын
Mashalah somaliland mashalah isaaq mashalah snm
@hassanibrahim1233
@hassanibrahim1233 2 жыл бұрын
Qansaxaa ILLAAHAY baa beeray Suldaan ee kelmadaa dib uga noqo wax waliba qadarka Rabi ayay wax ku noqdaan
@burco7626
@burco7626 2 жыл бұрын
SNM,THANK YOU ❤💚💭
@yastomohamed7408
@yastomohamed7408 2 жыл бұрын
illaahow somaliland noo ilaali adaa awood lehee
@amrankhalid3354
@amrankhalid3354 Жыл бұрын
.Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@muktarcapitano9513
@muktarcapitano9513 2 жыл бұрын
Dhulka sida mujaahidku u yaqaan maanta inta utaqaan way yar tahay . Adeerkarkay aadan garoof iyo mujaahidiinta dhamaan Alle ha u naxariisto
@asmacabdirashiid8151
@asmacabdirashiid8151 2 жыл бұрын
Waa.geesi
@hanaaden9901
@hanaaden9901 19 күн бұрын
mash Allah halkan ilahay watu Ahan lkn ilahay iyo Awliyad wa khalad ilahay wax laguma labeyo wa shirkiga An lasamaxin hak tobad keno wariyahuna mu wax usheego
@Awonugaaal
@Awonugaaal 7 ай бұрын
waa dad duurka galy sidii ay dalkoda udifaacan mantana daaray kunasanayan
@maxamedabdi4161
@maxamedabdi4161 2 жыл бұрын
Geesinomo isaaq
@axmednasteex2114
@axmednasteex2114 2 жыл бұрын
Waaa sugaynayaa q 4aad
@sadaamsadaam6143
@sadaamsadaam6143 2 жыл бұрын
WAR WAXAAN WAA DAGAAL SOKEEYE WAAANA XAARAN
@ismailmohamed7789
@ismailmohamed7789 2 жыл бұрын
Maha Allah somaliland gull iyo gobanimoo lojojinmayo ciid kasta o kasohorjeda qadiyada iyo qarannimada qaranka somaliland xadudaha somaliland wa muqadiis wa lamatabtan somaliland waxay ledahay haal cadowuu wayo wa somalikushega konfured kkkkkkkkkkkkkk jecliyaa markuu jaboo cadowugaa rer somaliland somalikushega konfured kkkkkkkkkkkkkk wan kuraxaysta markuu jaboo cadowugaa rer somaliland somalikushega konfured Cidanka qaraanka somaliland waxan leyahay habalyoo habalyoo habalyoo guul iyo gobanimoo
@mohamedabdullahi6510
@mohamedabdullahi6510 2 жыл бұрын
Ragaa wixii ka nool aad iyo aad ayeey umahadsabyihiin wixii shahiideyna allah ha,u naxariisto sharafta aynu maanta haysano iyo gobanimadeen somaliland iyo dadkale oo badan ayey u soo dagaalameen gabyaagii ina nuur fadal wuxu
@amiinsaleban7908
@amiinsaleban7908 2 жыл бұрын
Barnamijka waxay ku dhahen qabiilka hashegin lkn wuxuba snm u shegay iyo degankaba wA habaryonis runtii mashalah habaryonis wAA ISAAAQ MASHALAH SOMALILAND MASHALAH ISAAQ
@updimuze9428
@updimuze9428 2 жыл бұрын
Wad xanunsaneysa
@amiinsaleban7908
@amiinsaleban7908 2 жыл бұрын
@@updimuze9428 adaa xanusanya anigu runtaan sheegay ee madadkii lagu bakhtin jiray sigaarka ayaad kaso jeda
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky Жыл бұрын
Haduu reer sheegay waxba dhib ahi kuma jiraan. Kuwo badan oo HY ah iyo Kuwo CM ahba waan maqlayaa magacyadooda waase Gobanimo hadii aanu ilamaadeeradii HJ xaqirin.
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 2 жыл бұрын
WAA HALYEEY NINKANI, INKASOONAN AQOON. SHEEKADIISU WAA MID XIIAO LEH
@ismailaymankuulismo6313
@ismailaymankuulismo6313 2 жыл бұрын
Ninkan waa nin cise muse ah waxay is xigeen muj.xamud
@somalilandwaaqaran5949
@somalilandwaaqaran5949 2 жыл бұрын
Alhamdulilaah alamahadii wataa muqata gushii ay gadhsiyeen dadkoda oo manta ku nool farxad iyo nabad ay snm gadhay dhamaan shacabka somaliland marwalba udecaya snm dhamaan allow janadada ugu deeq amiin.. garahaan mahamad wadaada oo alle kusimay guusha snm inuu ilaa maanta alle tusay sababta ay ujahatameen inuu alle tusay barwaqada dadka somaliland allow janaada ugu deeq
@amrankhalid3354
@amrankhalid3354 Жыл бұрын
.Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@saeedabdi3816
@saeedabdi3816 2 жыл бұрын
Shkhii Gaalkacayo Maxay Isku Yihiin
@shakoofficial2054
@shakoofficial2054 2 жыл бұрын
Sheka playlist usameeya
@amrankhalid3354
@amrankhalid3354 Жыл бұрын
Godka lagu wada janee geesiyaal ayayayay ahaayeen guul noo hurseeday.
@rashidnaleye2002
@rashidnaleye2002 2 жыл бұрын
Geesi
@mohamedmuse311
@mohamedmuse311 2 жыл бұрын
Anaguu waxaan odhan jirnay Qudhmis hebel waa qudhmis
@gulledabdi1221
@gulledabdi1221 2 жыл бұрын
Maa weelada isaaqa SNM war ileen tano kale 7 nin ayaa guuto kdhan oo ciidan ah jabine wuxu ma caruur ayuu la hadlayaa
@abdiqaniismailmohammad6452
@abdiqaniismailmohammad6452 2 жыл бұрын
Laxay adoo kale ma fahmi Karo ninkii naf Raba caraar SAA U fahan
@abdilahiyouseph2642
@abdilahiyouseph2642 2 жыл бұрын
Snm ba way tiro yaraayeen markey jabiyeen ciidan 100k ilaa 80k ah taasi waxay cadeyn utahay dulmigu sikastoo uxoogweynyahay xaqoo daciif ah inuu jebinkaro
@fuaadyaasiin
@fuaadyaasiin 2 жыл бұрын
Waraysiga waad ku dheeraysay inaad sadex habèen aad waraysato ayey ahayd wax badan ayuu ka tagay
@fardusaw9688
@fardusaw9688 2 жыл бұрын
Inalilawainalurajucun ilhayow u naxariiso intii ku dhimatay xorayntii somalilan taasay dadka qaarna wali hunguri kaga jiraa faqash oo iminkana macangagii dhintay kuu u adeerka ahaa kursigii ku fadhiyo. Waa halkii abwaan dheege xaytina ceshada reer somalilan daarahaa aad dhisateen yaan marlabad la idin ka dumin.
@ahmedaadan6842
@ahmedaadan6842 2 жыл бұрын
Waan Ku saamalaylay sheekadiisa waan Ka helay lanbarkiisa isoo sheega
@youngboy5293
@youngboy5293 2 жыл бұрын
Mujaahid waxaa ah qofka u dagaalama asigoo wata calam islam si ay kalimada Allah kor u noqoto inta kale oo kasoo hartana waa sheeko baraley
@amiinsaleban7908
@amiinsaleban7908 2 жыл бұрын
Snm Mujahideen ayy ahayen runtii waayo dalkoda malkoda dumarkoda intaba wA laga qaday awod dawladed aya lo shegty isaaq ilaahay wuxu yidhi marka lagugu yimado naftad malkaga xaskaga dalkaga dagalan wa ta snm mashalah somaliland mashalah isaaq habaryonis o so dagalmy hy
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky Жыл бұрын
Maxaa faqash jabtay kala tirsanaysaan, waa wax ciilane
@mohamedjama6237
@mohamedjama6237 2 жыл бұрын
Muuselu
@xamseinacarte7643
@xamseinacarte7643 2 жыл бұрын
waad mahad santihiin tv qaranka burahaaa bari sifiican udhagaysanaye bal galbeedka burhaaa lagalay soo dhiiig
@isseyare837
@isseyare837 8 ай бұрын
Waa dad aan 1988 taariikh aan ahyn aan la'hayn 😂😂😂😂😂😂
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 жыл бұрын
Shahiid nool baad tahay
@kaydosmaaan7645
@kaydosmaaan7645 2 жыл бұрын
Waxa u ahaa halgan naf hurud ah rag iyo dumar dad wada geesiyaal ah
@nouhmire9546
@nouhmire9546 2 жыл бұрын
muj maxamuud wadaad waa ragii safka hore aan ka bixin waad le heshay taarikh dhaxal gal ah buu jiilka danbe u reebay
@amiinsaleban7908
@amiinsaleban7908 2 жыл бұрын
Mashalah somaliland mashalah isaaq mashalah habaryonis runtii
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 Жыл бұрын
​@@amiinsaleban7908 kkkjkj qabilka mado waayn ayad soi gashay wadigan meel walba ku qoraye haday ado waay mu shegten kuma dafirayan hade amiin
@khadraabdirahman6791
@khadraabdirahman6791 2 жыл бұрын
Intake sheekada aadbaan u xiisanaayaa tixgelinayaa Allaah cidaan ahayn lama baryi karo.
@iraadhuruusecoliraad1734
@iraadhuruusecoliraad1734 5 ай бұрын
Walaahi bee beega ku layjireen sidii arigii u fiirso waxaay leeyihiin hegel waa dhintay hegel waa dhintay waa waa nasab Dhiman kķkkkkk
@jiijodaqere8881
@jiijodaqere8881 2 жыл бұрын
Shahiid miya nin ku dagalamayo qabiilo
@khadraabdirahman6791
@khadraabdirahman6791 2 жыл бұрын
Taasi waa shirki wayn hadaad maantaa iyo maalmo kaleba badbaaday maanta toobadkeen.
@mustafemk829
@mustafemk829 2 жыл бұрын
tariikh iyo Rag Raga ayaad aheydeen intii dhimatey ilaahey hawnaxariisto xaafadkasta oo somaliland ah waalaga dareemaya aniga awoowgey iyo 2 Abtiyaashey ah ayaa ku dhintey ilaahey hawnaxariisto
@ahmedaadan6842
@ahmedaadan6842 2 жыл бұрын
Kam xiiso dhaco suldaan wadaad
@abdikarimabdiibrahim3962
@abdikarimabdiibrahim3962 2 жыл бұрын
Sheekaba sheekadii hore kasii daran markaad dhagaysato mujaahidiintii SNM iyo adventure-koodii. Walee raganimo waataa.
@jaamaccabdi3361
@jaamaccabdi3361 2 жыл бұрын
Geesi geesi dhalay qaarbaa odhan doona waa dhab ama ama ha
@yusufdhimbil7367
@yusufdhimbil7367 Жыл бұрын
Isaaqo wageesiyan wlahay
@onkodhilaac3516
@onkodhilaac3516 2 жыл бұрын
RAAAAMBO XITAA FILINKIISI SNM BAA KA QATARSAN
@xamsetalazame7762
@xamsetalazame7762 2 жыл бұрын
Mujaahid cisi iyo sharaf ku noolow
@khadargeljire1153
@khadargeljire1153 5 ай бұрын
Rag raga wadankan soo xoreyay alle abaalkiina jano ha ka dhigo
@ahmedabdi3780
@ahmedabdi3780 2 жыл бұрын
illaahay kalidii ayaa wax qabta cid kalle haku lamaanayn adeer illaahay u toobad keen waa dambaabtaye..
@allaahuakbar6762
@allaahuakbar6762 Жыл бұрын
Geesinimo waataa kuwani way isdhiibi lahaayeen
@iibgeeyeonlinemarket1210
@iibgeeyeonlinemarket1210 2 жыл бұрын
Shirkaasi waxa uu ahaa kii dad wada socdaan islaqatan kii ugu xumaa waayo siday u dhacda nin kula dhimanaya dhawaciisa dil
@JamaTarabi
@JamaTarabi 2 жыл бұрын
Haa, waa sidaasi aad carabaabtay Mujaahid, maanta dalkeenii oo xor ah ayeynu si fiican u maamuli kariwaynay oo aynu ku mashquulay Maandooriyeyaal uu ugu daran yahay Jaadku, JSL na waxay tahay Muqbaarad ay iska leedahay Itoobiya. Waa bilaahi towfiiq 🤔🤔
@adanakalb8708
@adanakalb8708 Жыл бұрын
Malaha Dee sixirkan sac da lagu sheegayaad taqaaneen
@osmanyusuf8236
@osmanyusuf8236 5 ай бұрын
7 600 askari a adkaatay kkk waa seekp kale
@mohamedmuse311
@mohamedmuse311 2 жыл бұрын
Aduun odayaasha isaaqa ee SNM maxaa ka been badan xataa yuhuudaa ka yaabtey markay yidhaahdaan waa Lana xasuuqay anigu iyagoo ilowsan waxay jabhada qudhmistu ka sameysay magaalada cad dila borame
@ahmedhassanhassan4469
@ahmedhassanhassan4469 2 жыл бұрын
Suldaan militariya kkkkk
@nasragulled2811
@nasragulled2811 2 жыл бұрын
Mujaaahid????????????????????????
@shacbanaden9274
@shacbanaden9274 2 жыл бұрын
tacshiirad macneheedu waa baas ,ama xabado daran doorriya.
@hasanfidhin3
@hasanfidhin3 2 жыл бұрын
XAsan falka
@ahmedaadan6842
@ahmedaadan6842 2 жыл бұрын
Ninkan waa raadiyaa
@LJama6119
@LJama6119 2 жыл бұрын
kkkkkk balkaa intuu la'eg yahay iyo beenta uu caruurta u akhrinayo. mujaahid ma ahee waa nin daalim ah.
@iibgeeyeonlinemarket1210
@iibgeeyeonlinemarket1210 2 жыл бұрын
Kol hadii aanad run iyo beentoona goob joog u ahayn adaa beenaale ah
@khadarhaybe127
@khadarhaybe127 4 ай бұрын
Hooyada ana wasa
@Abdirashidcalanle
@Abdirashidcalanle 4 күн бұрын
Daalin waxa ah ka dhul aanu lahyn ku dhinta sida ciidanki faqashta
@DonaldClark-p1h
@DonaldClark-p1h 26 күн бұрын
Harris Linda Hernandez Jennifer Moore Brian
@saiddubed
@saiddubed 2 жыл бұрын
Waar ninkan waraysigiisa noo dhamaystir
@husseinabdille
@husseinabdille 2 жыл бұрын
Kkkkk
@AbdiMuse-kb6fz
@AbdiMuse-kb6fz 4 ай бұрын
Mujaahid maxamud wadad ahna suldaanka guud ee beesha abokor cise -ee cise muse
@isseyare837
@isseyare837 8 ай бұрын
Allah maxay khiyaali ku nool yihiin 7 nin baa guuto dhan jebisay😂😂 Ciyaalkii say waxaas ugu akhriyayeen bay asaagood ka reebeen Intaasi taariikh kuu noqon maysee wax kale keen Hal qof oo taariikh lahaa oo 1988 ka horeeyay ma lihidin
@mohamedmuse311
@mohamedmuse311 2 жыл бұрын
Maanta diyaaradihii turkigaa Soo socdee wax iska celiya jabhadii TPLF ee kaaraha idiin Soo siisay waa la cabay Qudhmistana waa la heemin doonaa
@27May1988
@27May1988 2 жыл бұрын
Niyow tol miyaanad ahayn, waar waan is dhiibaynaa intaanad Drone keenin ee naga qalee noh.
@omardiin358
@omardiin358 2 жыл бұрын
diyaaradda ma siilkii hooyadaa ayaad ku kaxayn? bal kaalay waayee, walaahi waxaanaan afka gus kaa galin ibnu xaaraan
@alxamdifurniture2241
@alxamdifurniture2241 2 жыл бұрын
Ana wxn sugi kari la ahay inta wallaweyn cagta aan so marinayo xamarna dhulka aan laso simi doono ilay sidaa idinka dayn maynee dalkayagii aad demised iyo dadkayagii wallee in aanan ilaa mar dhulka idinla sino aanan seexanayn
@abdilahiyouseph2642
@abdilahiyouseph2642 2 жыл бұрын
Hhhhhh faqash masidii bey ciil uqabtaa kuwii hore laleefay kumaad tusaale qaadane bal adigu sooraac xaarlow bal waxaad bedesho
@jiifdiidjiifdiid9736
@jiifdiidjiifdiid9736 2 жыл бұрын
Waar Qaybtii labaad meeeday
@Yedo25254
@Yedo25254 Жыл бұрын
Beenti Oo SNM ah
@mohamedabdi4519
@mohamedabdi4519 2 жыл бұрын
Shirk Baan u jeedaa Shiikh isxaaq Guul ma keeno Ninkii Waxa Aamina Ama Yidhaahda Diintiisa Shaki baa Dul Yaal Guusha Alle Baa bixiya Ciduu doonu Siya shiikh Isxaaq Waxba kama Oga Waxa Dunida Ka Socda waaba Hadu Jiraye!?
ТИПИЧНОЕ ПОВЕДЕНИЕ МАМЫ
00:21
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 1,3 МЛН
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 8 МЛН
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 13 МЛН
Barnaamijka Xusuus Reeb : Faarax Siciid Sugule Ifiso PART 2
56:54
Horn Cable Tv
Рет қаралды 377 М.
DAGAALKII 77 iYO QISOOYIN YAAB LEH
4:31
Abdirahman mahir
Рет қаралды 1,8 М.
BARNAMIJKA TAARIIKHDII SNM IYO DILKII JAHAAD(MUUSE WADAAD )
21:58
TASHAD MEDIA
Рет қаралды 85 М.
Waayojoog: Halgamaa Faarax (IFISO) Q6aad.
30:17
CBA TV
Рет қаралды 106 М.
ТИПИЧНОЕ ПОВЕДЕНИЕ МАМЫ
00:21
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 1,3 МЛН