Waayojoog: Itoobiya way haysay xogta saraakiisha Soomaalida oo dhan.. Halgamaa Gamboyare Q2ad

  Рет қаралды 66,638

CBA TV

CBA TV

Күн бұрын

Waayojoog: Itoobiya way haysay xogta saraakiisha Soomaalida oo dhan.. Halgamaa Cabdirisaaq Gamboyare.
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 55
@cabdirisaaqdaahir7884
@cabdirisaaqdaahir7884 Жыл бұрын
Sxb Naasiraw Qaabka aad u duubto iyo xiiso galinta goosgooska ahba kaaga.mahd naqynaa balse mujaahid gamba yare mujaahidinta aan aad uga baahanay Taariikhda uu hayo ayuu ka.mid yahee noogu dhakhso.
@cabdicasiisxassan9472
@cabdicasiisxassan9472 4 ай бұрын
Xadiisk.dhagaysta.daaroodaw
@abdirshiidmaxamed6730
@abdirshiidmaxamed6730 Жыл бұрын
Waar Weriye Wax Correct ah Soo Dhig sidani Waa Silice Waaxay War Editing professionel Howshan U dhiibta brother
@mohamedahmedmohamed1587
@mohamedahmedmohamed1587 Жыл бұрын
Ma qabiil uun bay ka sheekeyn qolyahanni. Cajaa'ib. Walaahi aad bay isu qiima tireen.
@moeawale4891
@moeawale4891 Жыл бұрын
Cabdow canfari maahayn ee wuxu ahaa nin hereri soomaaliya oo mukhaabarada oo mareexaan sheegan jiray sidaan maqlay. Ilaa hadana wuu nool yahay markii ugu dambaysay 20021 kii oo xerr sufiya ayuu ka tirsan yahay. Waa nin aad u sheeka badan oo shaydaana barjaha jaadkan macalin ku ah
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
manaanka dadka sheeshu dhalay ee saxda ah waa latusaa markay werweraan, xaaraanta iska ilaaliya iyo dulmiga reer sheekh isaxaaq hadaa tihiin dadka ha doonanina ilaa laydinka gardaraado mooyee marka laydin soo doonto wax iska celiya balse baadil haku soconina
@ugaasduceysane4442
@ugaasduceysane4442 Жыл бұрын
Asc crisaq hadalkiisa waxaan u ka faiidnay inqabyaladi babi isay qarankii somaliyeed hadana SNM kumeey waana qaadan
@namiin3034
@namiin3034 Жыл бұрын
Editing labadan video wa disaster, qof wax editing iyo producing wax ka og soo shaqaalaysiiya.😮🙄
@NasriIbrahem-sj9lm
@NasriIbrahem-sj9lm Жыл бұрын
Isaaq beentiisa wuu iska dhagystaa walhi Imikana ina khalifbay la yaabanyihiin muxuu dadkiisa ugu hadlyaa bal kawaran dawladii inaga dunty yaa loo xidhi lahaa😂
@user-id6ei4ij5p
@user-id6ei4ij5p 8 ай бұрын
Ribaarto.kumzando.ayaa.la.odhan.jiray.halka.diyaaradaha.laga.maamulayey
@cabdiqanimaxamed6594
@cabdiqanimaxamed6594 Жыл бұрын
Waar ma na maqlay waxan yaree aad noo qadhiidhayso naga daaa oo wax hagaagsan doo geli
@ahmedabokor7851
@ahmedabokor7851 Жыл бұрын
Faadumo Tigero Eedaday❤
@CabdiKarar-zl2ql
@CabdiKarar-zl2ql Жыл бұрын
好5
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Жыл бұрын
NAAGA WAALAN OO FAAQASHATA UU BAASASI JEERTYE BEEYE AHEEYDE😂😂😂😂😂😂😂😂
@orobleh77
@orobleh77 Жыл бұрын
War ninkaan been baddaana: Diyaaradaha ka qeybgalaayo 21 October looma oggoleen in ay hub saarnaadaan
@mmcc4347
@mmcc4347 Жыл бұрын
Hub ayaa saaranba muu odhan
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
dee waa dawlad daarood hugaaminayay oo bilaa birayg ahayd ee ma dawlad baa colaad bay abuureen oo itoobiyay weerereen sirtoodoodina axmaaradaa haysay saqjaamiin
@user-ep4hv6kf2s
@user-ep4hv6kf2s Жыл бұрын
Taariikh xumadiisa muxuu iska sheegi nin wadankiisii khaa imay oo cadaw jaajuus u noqday
@user-ol2kp6ld6x
@user-ol2kp6ld6x 3 ай бұрын
WARYA WAAAXID DAAROOD WAAD ISKA CADAHAY EE MA MARLABAAD AYAAD KUFSI RABTAA😂😂
@mohamedhamudyasin1465
@mohamedhamudyasin1465 Жыл бұрын
Taariikhda wa laga boobay ninkan , jabahadaha fulayga ayaa guusha qaata waligeed.
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Ай бұрын
😂
@mmcc4347
@mmcc4347 Жыл бұрын
weriye su'aalo wax laga faa'iido weydii waa sanadkee markaa fasaxa loo diiday taliyaha c cirku heshiiska gaarka ah la galay
@dacarabdi726
@dacarabdi726 Жыл бұрын
Qaybtan waa sawdigii soo Galiyay Maxaa kaga soo Celiseen nio,caaddi noogu soo Daaya ama Naga Daaya nio
@sahrakadawo9110
@sahrakadawo9110 Жыл бұрын
Hilibkiisii buu cunay nin hagraday dhikiisee heegan muu ahaadoo ogaansho 😮😮
@cabdalesiciid8043
@cabdalesiciid8043 Жыл бұрын
Qaybtan waadku soo celiseene Aawey qaybtii sedexaad
@maxamedxadhigle3975
@maxamedxadhigle3975 10 ай бұрын
ninka ugu been badan iidoir uguna faan badan yaa kaa caqli xun
@barniabdirahman6475
@barniabdirahman6475 Жыл бұрын
NAALAD. KUUKUU. DHAADE. WAA. TUUGE. QAAN. WAADAN. 33 SANO. AYAAD. AYAA. DOOLAD LAAN. NAA DHIIGTEN. QAARAN. KEENII. SIIDA. UQAAYANTE UMAADA. SOOMAALIYED. AYAAD. QAAYEMENESA. EE. SIIYAAD. MAADAN. QAAYAAMEN
@maxamedcali4363
@maxamedcali4363 Жыл бұрын
Naga daaya dee 15 daqiiqo oo aan qeybtii hore ku daawanay baad nagu soo celiseene
@Dophill260
@Dophill260 Жыл бұрын
Cadowga gudaha still
@mahmoudibrahim9026
@mahmoudibrahim9026 4 ай бұрын
Yaanay ku wasine iska jir hooydaa wase😊
@mohamedfarah5700
@mohamedfarah5700 Жыл бұрын
Been badanaa waa wax marqaasan
@saiddheeredheere9072
@saiddheeredheere9072 Жыл бұрын
Abti maxaaa ku helay sownakiii barnaamijkan dhegeysaney maxaad kusoo biirisey immka why
@yaakcon
@yaakcon Жыл бұрын
Aabahaa nacalaa kuyaal idoor iyo munaafiqnimo iyo been waa yaahuud reerkan. Inta uu goostay oo isaga sirta baxshay ayuu leeyahay xogbay naga hayee. Waa la ogaa Somaliya teey ku dhigtay Ethiopia ilaa ay hubkoodii iyo rasaastii ka carareen.
@LJama6119
@LJama6119 Жыл бұрын
Sheydaan baa riyada tusay. Ilaahay kuma tusayo riyo dhulkaaga iyo dadkaaga looga baxsanayo oo loogu magangalayo gaalo si ay kuu hubeeyaan oo aad usoo weerertid dalkaaga.
@MrAliyassin
@MrAliyassin Жыл бұрын
Sootii gaaladii loo wada galay walaal
@mohamudalbashiir4333
@mohamudalbashiir4333 Жыл бұрын
Waraysigan waa nagu bar jartaaa sxb markasta hadda kan horaaa u so daysey mar labaad waa ku so celisey
@deeqfarah-vm3vi
@deeqfarah-vm3vi Жыл бұрын
Shaydaan baa qarxiyay taayirada riyadana kuugu yimi ilaahay khawaarij Uma gargaaro
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Жыл бұрын
QAAXBAD IDINKA KHAWARIJE Afqadmuuni 😂😂😂 shydanku Waa noocaga
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
1983 waa markii dhibaatadu gaadhay shicibka somaliland siiba isaaq ilaa iyo ninkii reer miyga ahaa ee xoolo dhaqatada ahaa dhibkaasi waa gaadhay burco iyo hargaysana bandoo baa lasaaray, markii hore madaxda isaaq iyo ganacsada oo keliya baa dareemay dhibta laynagu hayay balse markii saraakiishu talaabeen shicibkii baa la cunaqabateeyay
@osmanyusuf8236
@osmanyusuf8236 Жыл бұрын
Maanta 2023 ayaa laascaano madafiic lagu garaacayaa 40 sano kadib maxaan caqli ah oo aan faa iidnay
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 Жыл бұрын
Oromo, Canfar, Jaarso cid walba way gelaysaa, weer ILLeeyn Annagaa wax aragnay....!!!.
@namiin3034
@namiin3034 Жыл бұрын
Ciidankii AUN Mohammed Cali 50% Jarso iyo oromo bu aha haadad wax ka og tahay SNM way ku jireen, Sacad muse na may sheeganay ee waxay ahaayn bay ku faanayeen, somali abaalaawe.
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Жыл бұрын
Ninkani ma samaroon baa? Lahjadiisa aa tii samaroonka ah
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 Жыл бұрын
Waa nin Muuse Cabdalle ah, Habaryoonis......!!!.
@KAMAALSHAH-sc9ms
@KAMAALSHAH-sc9ms Жыл бұрын
Malaha dee waad waalanthaya ma nin aan isaaq ahayn ayaa snm ka tirsanaa
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 Жыл бұрын
@@KAMAALSHAH-sc9ms : Colonel Siciid Cali Giir (ALLAYAA-RAXMU) nin Dhulbahante ah ayuu ahaa Bah-Ararsame, Abdirahman Cali Farax oo isaguna Colonel ahaa oo maanta nool, Dr Thani oo maanta nool isaguna nin Reer Borama ahaa, Rag aad utiro badan oo Majeerteen ahaa oo ka xishooday inay ninkii Cadowga ahaa Dib isugu dhiibaan oo ku biiray ama kamid noqday SNM sidaasna uga tirsanaa ilaa iyo dhammaadkii halganka hubaysnaa, labadaas nin ee aan kuu sheegay waxay ahaayeen saraakiil iyo ninkaas Dhakhtar ka ahaa laakiin rag askarta caadiga ah kamid ahaa ayaa jiray oo timahaa ka badnaa....!!!!. Naceyb ayaa kaa buuxa laakiin ma garanaayo waxa kugu kallifaaya, waanad la dhimanaysaa keliya....!!!.
@mmcc4347
@mmcc4347 Жыл бұрын
​@@sahalmohamed3477waa reer caynaanshe ninkani
@faaidyusuf1695
@faaidyusuf1695 Жыл бұрын
Inkastood burburkii qaranka kamid noqotay hadana runtii waa wax fiican inaad qirtaa ninkii wax kusiiyaa inuu kuyeelanaayo
@somnews6954
@somnews6954 Жыл бұрын
Iidoorow wax aysan gaaladu rabin masamayn karteen Somalidana inaaney waligood dad jira noqon baa loogu talo galay macal adigaagan iidoorka ah inaad ka baxdo qaarada oo aad dhamaato ayay rabaan sxb
@AhmedAli-fb7ub
@AhmedAli-fb7ub Жыл бұрын
Gaalada aad sheegayso adigaa ka xun,
@sheekowadaag1234
@sheekowadaag1234 Жыл бұрын
Adunka nin walba waa danaystaaye adna danayso oo yaan la isku mashquulin
@ifraahcige5750
@ifraahcige5750 Жыл бұрын
wxd. moda incidanki maqlayo isu ugagabsanayo😅
@kamalyusuf6211
@kamalyusuf6211 Жыл бұрын
Cabdoo magaacaa canafartaa xoogo uul baxaaada
@moeawale4891
@moeawale4891 Жыл бұрын
Cabdow Hereri NSS ayuu aha mareexaan ayuu sheegan jiray ilaa imikana wuu noolyahay oo sheekh xerow ayuu iska dhigaa. U sheega sidaa reerkani waxba ma ogee.
ОБЯЗАТЕЛЬНО СОВЕРШАЙТЕ ДОБРО!❤❤❤
00:45
GIANT umbrella by Tsuriki Show
00:15
Tsuriki Show
Рет қаралды 6 МЛН
XABSIGA ALAM BAQA (The end of the World) - Daahir Mire Jirbiil - Qaybta 2-aad
19:06
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 11 М.
ምስራሕ ከሊኦምኒ ። ጌታቸው ረዳ
10:49
Feleg Media Network
Рет қаралды 3,5 М.
Cabdulqadir Dhaqane - Kummuu ahaa Ulaax Faarax Raage
35:34
HANOOLAATO
Рет қаралды 22 М.