Waayojoog: Mucjisooyinkii Baaska ee dagaalkii SNM ee buuraha 1984.

  Рет қаралды 31,894

CBA TV

CBA TV

Күн бұрын

Пікірлер: 31
@hassantaawar8554
@hassantaawar8554 Жыл бұрын
Mujaahidiinta intii dhimatay alle ha unaxariisto inta dhibatada dhaawaca iyo tan caafimaad lanool ee darxumaysana ilaahay haka dulqaado dadwaynuhuna ha dareemaan in ay iyaga u waayeen nafta iyi laxaadkaba
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 Жыл бұрын
Abdirisaq gambayare adeero Ilaahay cimri dheer haku siiyo long life adeero
@talentfilmz7026
@talentfilmz7026 7 ай бұрын
Mujaahidka waan salaamay iyo tvga geesiyada dalka u soo halgamay maanshalla tvg bariga codka afrika waan salaamay markaa waxaan soo jeedinayaaa taakulo sanduuq in loo sameeeyo halgamayaashii snm si dadka inta ka nool loo taakuleeyo wixii dhintayna caruurtoodii iyo eheladoodii lagu caawiyo maanshalla guuul guuul qaranka somaaliland
@napexpresscargo6669
@napexpresscargo6669 Жыл бұрын
CBA TV ACWW SALAAN KADIB WAALAGARAN WAAYAY SIDA AY ISUGU XIGAAN TAXANAHA ABDIRISAQ GANBAYARE
@abdirahmanxuseen8199
@abdirahmanxuseen8199 Жыл бұрын
Mucjisooyin hadaad sheegteen hadee nibiyo sheegta Ilaaahay mucjisooyinka waxa aw siiyaa anbiyada iyo mursaliinta oo kaliya xagee baas mucjiso ku yeeshay ama snm ku yeelatay Subxaanalaah
@ahmedsaedyusufahmednur1640
@ahmedsaedyusufahmednur1640 2 ай бұрын
Cabdirisaaq gamba yare waa nin habaryoonisa oo reer caynaashe ah
@rabiicweli850
@rabiicweli850 Жыл бұрын
Qeebtii kale nooso daya PL. 🙏
@leed.duulaa3794
@leed.duulaa3794 4 ай бұрын
Dadkaan waa dad ayagoo soo jeeda riyoonaya,,war waligiin haku riyoonina waxaa la yiraahdo Land 🇸🇴 ayaa Soomaaliya ka talinaya
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 Жыл бұрын
habar yoonis waa reer miyi geelay ah intaa halgan bay ka hadlaan xukunkana ma gaysaan baa layiri
@abwaandhako9195
@abwaandhako9195 Жыл бұрын
libaaaax labo maaha
@allaahuakbar6762
@allaahuakbar6762 Жыл бұрын
Qaybtii shanaad aaway wariye
@mukhtarshahmedabdi6020
@mukhtarshahmedabdi6020 Жыл бұрын
Qeybtii xalay halkaad ku joojiseen baad isna ku joojiseen, ee soo daa taxanaha cusub ee caawa
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 Жыл бұрын
Yaad u halgantey cigaal baa la xiray haye soo isagu idinma gumayn hadal iyo hunguri
@Yedo25254
@Yedo25254 Жыл бұрын
Ninkan waa halyeeyadi la dagaalamay dhiigyacabkii Siyad Barre balse wuxuu wali rumeysan yahay midnimada somaliya iyo in Hargeysa, Burco iyo Berbera kamid yihiin somaliya. Somali diidka Garabka Muuse Biixi aya afduubay hadafkii xalaasha aha Ee SNM. Waqooyi galbeed guul
@maftuuxmediapro3626
@maftuuxmediapro3626 Жыл бұрын
Ninkani waa maktabad alla maxaa cilmi ku duugan iyo qisp waar ninka taarikhda iyo waayaha soo maray inooga reeb bi, waaye naasirow waa c risaaq gabayare wlhy waa warac warac dhalay
@health6398
@health6398 Жыл бұрын
Maxaad soo kordhideen waaba intii horeed soo jarteene
@raage6364
@raage6364 Жыл бұрын
Qaybo cusub miyaad ka hayn tan sownagii maanta daawanay maxaad kagasoo cel celin
@Apdilaahiawaalerooble123
@Apdilaahiawaalerooble123 Жыл бұрын
Gadaal ubaxdeen qaybkale aawey
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 Жыл бұрын
Maxaa rag soo maray markaasay maanta reer hebel iyo nin kala qaybinaaya dhegaysanayaan, Waxaan ujeedaa kuwaas xukunka jooga ee awoodooda isugu geeyay inay ummadda kala qaybiyaan.....!!!!.
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 Жыл бұрын
halgankii habar yoonis nuux baadto baa ka fiican
@abdimalikali9993
@abdimalikali9993 Жыл бұрын
Intii hore unbaad kusoo celiseen
@Shacayb-o8m
@Shacayb-o8m 8 ай бұрын
Allah dhibaa loo maray dalkan
@moahmed1502
@moahmed1502 Жыл бұрын
ptao73
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 Жыл бұрын
Waxbaa kaaqaldamayyy tii xalayyy uunbaad kusooo celeiseyyyyyyy
@larsmartinjohanssonjohanss115
@larsmartinjohanssonjohanss115 Жыл бұрын
Beentii iyo huuhaadii Garxajis. 2023 bey la soo taagan yihiin baas baa jag jag yidhi!
@ahmedosman91
@ahmedosman91 Жыл бұрын
Hooyadaa siilkeedii baa jag jag yidhi hadaa lagugu soo maqanyee wax iska celi
@abdirahmanxuseen8199
@abdirahmanxuseen8199 Жыл бұрын
Kkkkk kkkkk sheekadan inay been tahay shaki kuma jiro iidoor mucjiso inoo sheegto ayuu marayaa
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 3 ай бұрын
runta ku dhibayse faqash yahaw xaranta lagu dhalay​@@abdirahmanxuseen8199
@ifraahcige5750
@ifraahcige5750 Жыл бұрын
wadku socelisen waside
А я думаю что за звук такой знакомый? 😂😂😂
00:15
Денис Кукояка
Рет қаралды 4,9 МЛН
كم بصير عمركم عام ٢٠٢٥😍 #shorts #hasanandnour
00:27
hasan and nour shorts
Рет қаралды 11 МЛН
Can You Find Hulk's True Love? Real vs Fake Girlfriend Challenge | Roblox 3D
00:24
Barnaamijka Xusuus Reeb : Faarax Siciid Sugule Ifiso PART 2
56:54
Horn Cable Tv
Рет қаралды 380 М.
عسير: التاريخ غير المكتوب | بودكاست فنجان
3:43:37
إذاعة ثمانية
Рет қаралды 11 МЛН
Wareysi: Ku Saabsan Dagaalki Buuraha ee 1984-Kii
1:09:31
SAAB TV
Рет қаралды 376 М.
А я думаю что за звук такой знакомый? 😂😂😂
00:15
Денис Кукояка
Рет қаралды 4,9 МЛН