No video

#Waayojoog

  Рет қаралды 64,243

CBA TV

CBA TV

2 жыл бұрын

Waayojoog:- Halgankii iyo jabintii jeelka mandheera iyo sheekadii gaydhaha. qaybtii 5aad
Halgamaa C/raxmaan daahir caynaashe
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 110
@farahyuusuf3209
@farahyuusuf3209 2 жыл бұрын
Waxa ka muuqda akhlaaq wanaag iyp raganimo waa asalkii reer sheekh isaxaaq kuwa hadda jooga u sheega ee is caayaaya ee eryanaaya raggii xoreeyey ee sharafta u yeelay ay ku noolyihiin maanta ilaahaw ku daa ayamo
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 2 жыл бұрын
Gobtii sheekhu dhalay
@ahmedaweys9202
@ahmedaweys9202 2 жыл бұрын
Yaa la xoreeyay yaase wax xoreeyay
@NH-lb2tw
@NH-lb2tw 2 жыл бұрын
@@ahmedaweys9202 snm ayaa wax xoraysay faqash ayaayna ka xoraysay warku wa intaas
@CarroEdeg
@CarroEdeg Жыл бұрын
Waa runtaa Waa Gobtii Isaaq ,Cabdiraxmaan Daahir Caynaanshe waxuu Ii sheegay Tv yadana kasheegay Si hoosana aan u ogay Somaliland Mushahar ay leeday Malin kaliya umuu xaadirin, Maxamed Kaahin Wuu yaabay Markii Aabu Ugaynay Cabdiraxmaan Daahir Caynaanshe Oo musharax ah, inuu dhintay ayay ugu qorayd, waa shaqsi aad u aamusan oo aan hadal xataa ka jawaabin, waabu sheekaynayaaye, Aabahii Noloshiisha Qosol laguma arag, Isna Aamusane ayaa looyaqaan,
@CarroEdeg
@CarroEdeg Жыл бұрын
Cabdiraxmaan Daahir Caynaanshe waxuu Ii sheegay Tv yadana kasheegay Si hoosana aan u ogay Somaliland Mushahar ay leeday Malin kaliya umuu xaadirin, Maxamed Kaahin Wuu yaabay Markii Aabu Ugaynay Cabdiraxmaan Daahir Caynaanshe Oo musharax ah, inuu dhintay ayay ugu qorayd, waa shaqsi aad u aamusan oo aan hadal xataa ka jawaabin, waabu sheekaynayaaye, Aabahii Noloshiisha Qosol laguma arag, Isna Aamusane ayaa looyaqaan
@cabdilaahihayl522
@cabdilaahihayl522 2 жыл бұрын
Wariye marka waraysigani dhamaado waxaad hadana ka waraystaa mujaahidka laftiisa Taariikhdii Aabihii Daahir caynaanshe ((Daahir maqosleh))) Oo ahaa nin taariikh dheerle oo galay dagalkii 2 ee dunida
@abdi-nm2vy
@abdi-nm2vy 2 жыл бұрын
Dadkan noocana waraysiyadiisa soo badiya mahadsanid
@user-wx6in9ik1m
@user-wx6in9ik1m 3 ай бұрын
halgankii xalaasha ahaa SNM ❤️
@hanaaden9901
@hanaaden9901 2 ай бұрын
isheclesi qalbigoda iyo qolobtoda mide yaaaa Allah ❤❤❤❤❤
@mowlidodowaa4000
@mowlidodowaa4000 2 жыл бұрын
Adeer Cabdiraxm Dahir caynaashealle cimriga ha ku barakeeyo adiyo Aabo Dahir ba mujaahidin xalaala ayad ahaydene.
@NH-lb2tw
@NH-lb2tw 2 жыл бұрын
Caynashe xirsi miya mujaahidkan wallo?
@mowlidodowaa4000
@mowlidodowaa4000 2 жыл бұрын
@@NH-lb2tw may wa Gabdoon Dhamal.
@abdirizakhassan1073
@abdirizakhassan1073 2 жыл бұрын
Asc. Aad iyo Aad ayan u mahadsantihii ee hore noogu soodaaya inta hadhey sheekada
@ahmedyasiin3329
@ahmedyasiin3329 2 жыл бұрын
asc cba fadlan 7 aad ifiso soo daaya
@mubarikabdi6588
@mubarikabdi6588 Жыл бұрын
Waa taariikh cajiiba oo ku haboon in buug laga qoro
@hanaaden9901
@hanaaden9901 2 ай бұрын
mash Allah Adeero ilahay ha ku xafido nin Aqlaqleh iyo Aragti fog weyan geeesiyadi snm godka lagu jane maxay dhiigodi iyo fantodi iyo nolishidiba u huren wadankuda halka manta nacasyo dhadhiya Ay faqsh o nolosha dadkoda marisay dabad u ruxayan Allow wadnken no xaafid dadkisan
@fatxicabdi2384
@fatxicabdi2384 2 жыл бұрын
Masha allah waa barnaamij mcn Runtii
@ykhalid182yusuf6
@ykhalid182yusuf6 2 жыл бұрын
Finland gaydha waxa nala siinjiray ciidanka isagoo buda ah Africa laga keena iyo dhamaleelka ba wa cunto fiican wali GMT markan tagayo wan cuna ana soo gurtay xaga meel layidha balay cabane ayuu ku badan yahay inta u dhaxaysa sayla
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 жыл бұрын
Oo Finland ma sida bay faqiir u tahay inaan usoo tahriibo baan rabee waad mahadsantahay sida fican ee aad u sharaxday, hadda ma tahriibayo gaydha iyo dhaameelka fresh ah organic baan halkan iskaga cunayaa intii aan Finland ku cuni lahaa isagoo lasoo qalajiyay,
@muawiyeawil8430
@muawiyeawil8430 2 жыл бұрын
@@dalaisacgibril5899 hhhhhjj tiinka ayaaba la iibiya ayaan maqlay
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 жыл бұрын
@@muawiyeawil8430 Tiinka waa run oo Morocco ayaa yurub oo dhan geysaa iyo Spain oo iyadna u ka baxo qeybaha aad u kulul,
@NH-lb2tw
@NH-lb2tw 2 жыл бұрын
@@dalaisacgibril5899 🤣🤣🤣🤣🤣🤣Nimco ayaad haysata waxaaga iska daaq midhiihi gobka iyo hohobta haka ilaawin waxii dheerad kugu noqda Finland usoo iibge
@mohamedmouse7227
@mohamedmouse7227 Жыл бұрын
@@muawiyeawil8430 haa sxb shalay ayaan tinka ku arkayey dukamada ogu waweyn fransiiska germalka wan ku arkey wlhi wan yabay marki igu horaysay
@dhimbiilyareofficial4157
@dhimbiilyareofficial4157 2 жыл бұрын
Masha allah Alle cimriga haku dheereeyoh mujaahid
@mohamedibraahim5390
@mohamedibraahim5390 2 жыл бұрын
Mahadsanid wax walba lama kashiifo
@NH-lb2tw
@NH-lb2tw 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣Ha sida lugaha loo farsameeyo mu kashifin geesi
@mrshabazg6647
@mrshabazg6647 2 жыл бұрын
Guul lama maroor sado hadaan Looga dhalan meel Mahad oo dhan rabi baa leh Kaso kowna snm intii dhimatay janatul fardawsa rabow gee inta noola cimri dheer iyo caafimaad sii Somaliland hanoo laato❤️
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin SNM ❤️❤️❤️
@cabdixaajicige9073
@cabdixaajicige9073 Жыл бұрын
1
@jamaalabdi
@jamaalabdi 2 жыл бұрын
Masha allah Mahadsanid Weriye ah Halgamaaga taariikhdii dalka loo soo maray
@khadarahmed9586
@khadarahmed9586 2 жыл бұрын
Number one baan ahay barnamujka markasta
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 2 жыл бұрын
Ma khadar ibtilaa
@ismailibrahimmohamed3124
@ismailibrahimmohamed3124 19 күн бұрын
Ninkii ugh aqoon iyo akhlaaq aftahanimo badnaa intaa snm waraysigooda daawaday
@hoodoissa9727
@hoodoissa9727 11 ай бұрын
Masha allh alle haku xafido adeero
@yastomohamed7408
@yastomohamed7408 2 жыл бұрын
mujaahidka waan salamayaa
@khadarmaxamuud882
@khadarmaxamuud882 2 жыл бұрын
@naasir kolombiya qaybaha waad gaagaabisaa imika barmaamijka dheeree. Mahadsanid
@axmednasteex2114
@axmednasteex2114 2 жыл бұрын
GEYDHU WAAA MARAAGA
@nabadoonahmed5124
@nabadoonahmed5124 2 жыл бұрын
m a horta nin kani waaaa nin degen oooo bini aaadam nimada wax kagaranya waaaana nin abaaaalkiiii u gala ka abaaal marinaya runtiii ninkan waray sigiiisa sifcn baan usoo dhamaystay raga nimada laguuu sheeegayaaa maaha mid afka uuun laga sheeegteee waaaa udhalasho ninkan runtiii kartidiisa waaan u hayaaaa libaaax cabdi raxmaaan nin ragaad tahy intaad nooshahay gobo nimo kunoolow sharafi korkaaga ha ahaaato libaaax
@arafaatabdirahmaan6165
@arafaatabdirahmaan6165 2 жыл бұрын
Meel macaan ayuu ku jaray caawa. Intii maxamed cali jeelka kala baxayay ayaa hadhay
@mukhtaarguraase486
@mukhtaarguraase486 2 жыл бұрын
Walee waayo joog waa kan
@axmedeid3406
@axmedeid3406 Жыл бұрын
Ax wllhi anigu halgankaa maan jirin lkn madheera ayaan ku soo gaadhay dusheeda iyagoo baybayadu yaaliin iyo miinooyin badan.
@mohamedabdiibrahim8094
@mohamedabdiibrahim8094 2 жыл бұрын
ilahey cimriga ha ku dheereyo
@Walish-px7mq
@Walish-px7mq 2 жыл бұрын
Waaba iska qayilnay!
@mowledciise1271
@mowledciise1271 2 жыл бұрын
Masha Allah.....ha guushii ayaa zo dhaw.....wayakaa hadaba wanakaa....,
@jiifdiidjiifdiid9736
@jiifdiidjiifdiid9736 2 жыл бұрын
Wariyahan waaba itxaan Halkay u macaan tahay buu ku jarayaa
@NH-lb2tw
@NH-lb2tw 2 жыл бұрын
Ha waa sidii mosalsalka oo kale🤣abdinasir film ayuu dawada badan kolay
@mustafajoof8317
@mustafajoof8317 2 жыл бұрын
Waad ku mahad sanid tahiin lkn soo badiya taariikhda snm
@fantasticboy9435
@fantasticboy9435 2 жыл бұрын
Legend
@mohammedzuleiman9222
@mohammedzuleiman9222 Жыл бұрын
Aad ban u hambalyeenaya Sida wacan eed xilka isaga saarteen, Balse Waxaad u shegtan mujaahidinta buunbuuninta badn iney IsKa daayaaan •
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 2 жыл бұрын
Dhameel weye qar ba dhemaal soo qooraya war dadkan afsomaligi ka lumay xagay ku xidhanayen war wa dhaameel iyo gaydhe
@NH-lb2tw
@NH-lb2tw 2 жыл бұрын
Wallo dhameelka wan garanaya oo geedka qudhaca ayuu ka baxa lakiin gaydhe waa ii hada waligay hawd kama maqal
@abdihamidahmed2129
@abdihamidahmed2129 2 жыл бұрын
Jeel aam ku jiray waxaan cuni jirnay caleenta dhirta qadhaadh
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 2 жыл бұрын
Gaydhe wa midho ka soo baxa geedka maraaga la yidhah dhaameel geedka qudhaca wa midho ka soo baxa qofki reer somalilnd ah ee miyiga soo maray wuu garanaya kuwo halkan dheemaal ku soo qoraya ayaan arka kkkkkk
@miiganenuurbh6023
@miiganenuurbh6023 2 жыл бұрын
Ma gaydhaha Mise dheemaalka waa 2 geede ka lacuni karaana waa dheemaalka gaydhaha sida shaaha ayaa loo karsadaa wuu fiicanyahay
@hamze5225
@hamze5225 Жыл бұрын
Labadaba wala cuna pro wakhti aan ree mii Ahaa oon adhiga u luli jirey ama u daadin jirey waanu cuni jirney dhameelka iyo gaydhahaba
@sahmed2060
@sahmed2060 Жыл бұрын
si fiican baad dadka u waraysataa
@farxaanosmanjamac2134
@farxaanosmanjamac2134 2 жыл бұрын
Sawirka meesha saaran gaydhe maaha ee waa quule
@buuxciise1382
@buuxciise1382 2 жыл бұрын
saxib wad mahad san tahay wax kale uumaan soo gelin waraysigana ma dawan Lkn waxan usoo galay midhaha ii muuqda iyo magaca Aan is lahayn oon is laha bal dadka dawan doona inyaro fariina u reeb mise adaba shegay Mahad sanid wllky lkn quulaha ama dadka qaarba sidy u yaqanan garanuug geedka jeerinka la dhaho ayu ka baxa maah'maah ku sabsan jeerinka ayaba jirijirtee jeerin lagamana duso lagamana boodo miyay ahayd tolow waxan khalday ka raali ahada 😇🙋‍♂️
@abdilaahijaamac6644
@abdilaahijaamac6644 2 жыл бұрын
Mashaballaah Hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo allaw ku xafid adeero
@mustafemaxamedxuseen7666
@mustafemaxamedxuseen7666 Жыл бұрын
Heshiisku wuxuu dhacay 1988kii bishii afraad 20keedii,gudahana waxa laysku soo shubay, may 27,iyo 31 may.
@cabdisheekhidiris6566
@cabdisheekhidiris6566 2 жыл бұрын
Masha alla guulbay kusoo dhamatay waxad xidh natanba
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 Жыл бұрын
Debed baan ku maqnaa abtigaay daahir cananshe cilmi xareed ala ya raxma iyo hooyo oo ahayd Ina xuseen cajab xareed
@abdurahmandahir3675
@abdurahmandahir3675 Жыл бұрын
Aamin Aamin walaal Alleh ha naxariisto waalidkeen
@abdillahibasheabdi4904
@abdillahibasheabdi4904 Жыл бұрын
dhaameel/abqo qudhaca ayaa bixiya kan waa midhaha maraaga waana gaydhe
@RasmiTV24
@RasmiTV24 2 жыл бұрын
Halgan noocaasa ayaa dalka loo soomaray
@abwaandaajiyeofficial3377
@abwaandaajiyeofficial3377 2 жыл бұрын
Weriyan markastoon arko coldoonbaam xasuustaa
@axmednasteex2114
@axmednasteex2114 2 жыл бұрын
FADLAN WAX NOO RAADISAN NINKII GEELE MEESHA UU KU DANBYEEY IYO SAWIRKIISA CIDDA UU AH
@saleebaannuux6869
@saleebaannuux6869 Жыл бұрын
Majeertaan buu ahaa wuu dhintay
@abdirahmanabukar438
@abdirahmanabukar438 2 жыл бұрын
Cabdi Karim waa Cabdi Karim Xaaji Saciid
@mustafeyousuf2842
@mustafeyousuf2842 Жыл бұрын
Asc
@jamaalabdi
@jamaalabdi 2 жыл бұрын
Allah macaanaa meesha ay ku go'day mahadsanidin ❤️❤️❤️❤️
@axmednasteex2114
@axmednasteex2114 2 жыл бұрын
FADLAN WAX AAD RAADISAN NINKII MAXKAMADDA BADBADAAR HAYST
@cabdikariinmaxamed4177
@cabdikariinmaxamed4177 Жыл бұрын
Music xagee laga Tumaya😅
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 2 жыл бұрын
Dhaameeel wa qudhaca geedka la yidhah midhaha uu bixiyo oo reer somalilnd uun ba garanaya waxi miyi soo maray gaydhe geedka maraaga la yidhah ba biciya marka kuwa dheenaal soo qoraya qar wax garanaya maha dheemaal wa marka qofku maalinti qoraxdu markay kulushay socdo aya la yidhah wuu dheemaalay ama wuu baqoolay
@bashirmohamed474
@bashirmohamed474 2 жыл бұрын
Gaydhe waa geedka maraaga sxb dhaaameel waa qudhaca xubinmale
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 2 жыл бұрын
Siwacan baad usharaxday ninyow dhalinta maanta joogta afka way ka aradan yihiin dhameel.bey dheemaal leyihiin gaydhay hadana dhameel kusheega yaan
@ykhalid182yusuf6
@ykhalid182yusuf6 2 жыл бұрын
Ax nebiyee marka meesha ku jarto 🤣🤣🤣🤣
@sumahwaagullweyn196
@sumahwaagullweyn196 2 жыл бұрын
ASC mujahid cabdirahman waxa soo martay waa qiso cajiiba ku haboon in buugaag laga qoro Runtii nimankasi dhib iyo dhaawac aya soo maray illahay haw cawadoo 😠 😡
@nasraabdi2286
@nasraabdi2286 2 жыл бұрын
😭 😭 😭
@Am3n26
@Am3n26 2 жыл бұрын
Weriye sare Nasir Colombia
@janodoon6938
@janodoon6938 2 жыл бұрын
Legad cainazhe
@ahmedhussein9662
@ahmedhussein9662 2 жыл бұрын
Gaydhaha Dhameelka Miyay Reer Hargaisa U yaqanan
@NH-lb2tw
@NH-lb2tw 2 жыл бұрын
Maya wallo gaydhaha maraaga ayuu ka yimaada dhameelkana qudhaca
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 2 жыл бұрын
Ka waran yabaalkaaga kkkkkk
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 2 жыл бұрын
Dhaameel geedka qudhaca la yidhah buu ka soo baxa gaydhe waxuu ka soo baxa geedka maraaga la yidhah reer waqooyiga uun ba fahmaya ama dadka reer somalilnd
@abwanmahiigan7666
@abwanmahiigan7666 2 жыл бұрын
Mujahid Ahmed mire /Burco 27 /1988 Mujahid mohmed ali /Dabies 28/1988 Mujahid xuseen dheere/29/1988 Mujahid xuseen dheere 31/1988/ hadana gurmad ugu baxay hargeisa MUJAHID MOHMED ALI 4/ July jabintii mandheera second pirsonbreak Maryo aloolow waan idin garcinya walee maalin dhaw langabyo baho iidor
@abdilaahijaamac6644
@abdilaahijaamac6644 2 жыл бұрын
Adigu ibnu xaaraam ayaad tahay waayo SNM waa isku mid lkn adigu ciyaalkii faqashtu nagaga tagtay ayaad tahay
@abwanmahiigan7666
@abwanmahiigan7666 2 жыл бұрын
@@abdilaahijaamac6644 baho iidor iyo garxjis dheh isaaq majiro sxb baho iidor waa lariixay waana lawsaya dhawan hooyada isaaq wasye
@sakadaadhigaofficialtv1952
@sakadaadhigaofficialtv1952 2 жыл бұрын
adoon yahaw imka is xoree horta adoon inaaa tahay md ilwdy
@abwanmahiigan7666
@abwanmahiigan7666 2 жыл бұрын
@@sakadaadhigaofficialtv1952 baho iidor waa lariixay kkkkk arab langab futo awal futo xun ciid kle sheeg 13th November markii aay dhaman lahyd beenta iidor waa wakhtiga
@mowledciise1271
@mowledciise1271 2 жыл бұрын
Kkkk....
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 жыл бұрын
Mujaahidiinta SNM wixii ka nool ee hadhay waa Shahiid nool oo janno ayaa sugaysa, ninkasta oo dilay 1 askari oo faqash ah waa Ehlu janno waxay u dhigantaa adiga oo Dilla 100 Alshabaab ah Koonfurta Soomaaliya
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 2 жыл бұрын
Dhaameel weye maha dheemaal kkkkk dad an afsomali garanayn ba halkan ku soo qoraya dheemaal oo macno kale ah dheemaal wa socdka maalinti markay qoraxdu kulushay la dheemaalo lkn dhameel wa midhaha geedka qudhacu bixiyo ee ka soo baxa afka reer waqooyiga weye ama afsomaliga saxda ah ee reer waqooyi wana dhaameel gaydhe isna wa afwaqooyi waxana weye midhaha u bixiyo geedka maraaga aya gaydhe la yidhah sida u barta
@miiganenuurbh6023
@miiganenuurbh6023 2 жыл бұрын
Saxiib socodka la socdo inta u dhexaysa casar ilaa duhurka waxaa layidhii dheelmasho bil natal waan sii dheelmanayaa ama xoolaha ayaaba layidhaa soo dheelmi lakiin midha geedka cudhucu bixiyo waxaa layidhaa dheemaal
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 2 жыл бұрын
Dhaameel gaydhe aya la yidhah dhaaameel weye maha dheemaal kkkk dheemaal wa marka qofku milicda oo kuluul u dheemaalo lkn geedkan dhaameel ba la yidhah
@ahmedcabdirisaaq6539
@ahmedcabdirisaaq6539 2 жыл бұрын
Haa wll waa runta labada kalmadood way isku eegyihiin kolba kaad ujeedo waa lagula fahmaya. Dheemaal(socodka milida lasocdo ee dheer sida baqoool ookle) iyo dhaameel(midho) Marka labada waa la dhihi kara
@mowlidmohamed8671
@mowlidmohamed8671 2 жыл бұрын
Sawirkan ka muqda muuqaalka maaha ;Gaydhe ; ee waa Dheemaal. Labaduba waa midho ay dhirtu bixiso. Gaydhaha waxa bixiya geedka "maraaga; ,halka dheemaLkana uu bixiyo geedka "Qudhaca; ahi. Markaa sawirku waa dheeemaal.
@buuxciise1382
@buuxciise1382 2 жыл бұрын
maha dhameel wa quule jeerinka ayuu ka baxa dhameelku wa wax yaryar
@mowlidmohamed8671
@mowlidmohamed8671 2 жыл бұрын
@@buuxciise1382 horta waxa jira wax la yidha Af- guriyo oo ah siday u Kala duwanyihiin deeegaanada somalidu ama ah lah-jed . Oo shay deegaan wax loooga yaqaan ayaa mid kale si kale looga yaqaan, haddi aynaan taa ku Kala duwaneyn. Waxa an sheegayaa waa run oo muuqaalka waxa ka muuqda waa Dheemaal ee maaha Gaydhe wllo.. Bal soo faah faahi waxaa aad ku doodeyso.
@buuxciise1382
@buuxciise1382 2 жыл бұрын
@@mowlidmohamed8671 walale waxan ku idhi wa run dhameelna maha gaydhuhu waxa uuka baxa geedka maraaga la yidha dhameelkuna geedka qudhaca la yidha quuluhuna gedka jeerinka la yidha waxanna wa quule gaydhana maha dhamelna maha qalocan ay u samaysan yihiin midhuhu ayey iskugu eegyihin wayna kala waweyn yihiin
@mowlidmohamed8671
@mowlidmohamed8671 2 жыл бұрын
@@buuxciise1382 Waxa laga yaaba Dheemaalka ayaynaan isku wax u Aqoon wllo.
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 2 жыл бұрын
Fucking Music kkkkkkkkkk
@Mamar6310
@Mamar6310 2 жыл бұрын
Yusuf ismaciil ahn wuu dhintay faqashtii baa dishay ISAGA IYO inankiisii cawar wuxuu arab saman GAALALAAYE WALALKIIS BUU HAA MARKII SNM MANDHEERA KA BAXDAY BAY FAQASHTII DISHAY AHN
@abdurahmandahir3675
@abdurahmandahir3675 2 жыл бұрын
Alleh ha naxariisto, wuu na caawyey intii karaankiisa ahayd.
@jiifdiidjiifdiid9736
@jiifdiidjiifdiid9736 2 жыл бұрын
Waar niyow xasan Dayax na warayso
@hadafbeegsade
@hadafbeegsade 2 жыл бұрын
Ma maclinka, hadduu yahay waraysiyadiiisu youtubeka way ka buuxaan.
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 7 МЛН
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 39 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 27 МЛН
MUJAAHID XASAN DAGAALKII 77 EE SOOMALIYA IYO ITOOBIYA
14:05
Abdirahman mahir
Рет қаралды 7 М.
Dib U Milicso: Dhacdooyinkii Yaabka lahaa 1984-1988
42:09
Dhamays Media Production
Рет қаралды 60 М.
SNM HISTORY
1:32:23
Saxafi Cabdi Cumar
Рет қаралды 53 М.
Barnaamij ku saabsan Jabintii Jeelka Mandheera 1983-kii
1:13:41
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 7 МЛН