Waayojoog:- Qaybtii 7aaad Halgamaa Cabdiraxmaan Daahir Caynaanshe Maqosle

  Рет қаралды 86,245

CBA TV

CBA TV

Күн бұрын

Waayojoog:- Qaybtii 7aaad Halgankii mujaahid C/raxmaa daaahir caynaashe ( ina maqosle)
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 110
@melmi9330
@melmi9330 2 жыл бұрын
Ilaahay intii mujahidiintii dhimateyna ha u naxariisto inta noolna cimri dherer iyo cafimaad ha siiyo 💖💕💐🥀🌹SNM we love you ✋🙏👏👏👏
@BarwaqoCabdi-e8b
@BarwaqoCabdi-e8b 2 ай бұрын
Ammin🥵
@daauudaxmed4622
@daauudaxmed4622 2 жыл бұрын
Beryahaaba waan sugayey waraysigan Alla cimriga iyo caafimaadka haw barakeeyo Cabdiraxmaan
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 2 жыл бұрын
ilaahay hawnaxariisto mohamed ali iyo dhamaan mujaahid diintii o dhan
@cabdirashiidxuseen8042
@cabdirashiidxuseen8042 2 жыл бұрын
Waa barnaamij aad u faaiido badan , waana taariikh reeb , waad mahadsantihiin.
@sumahwaagullweyn196
@sumahwaagullweyn196 2 жыл бұрын
ASC MASHALLAH cabdirahman waa sheeko xariir waa alfu layla walayla Runtii waa sheekooyin cajiiba oo mudan in lagu qoro bugaag kuwii dhintay allah haw wada naxriisto Amiiin inshallah 🙏 ❤
@abdihakimmohamed2561
@abdihakimmohamed2561 2 жыл бұрын
Fakarkaas ayaan kula qabaa waliba in filim laga matalo.
@sumahwaagullweyn196
@sumahwaagullweyn196 2 жыл бұрын
@@abdihakimmohamed2561 Thank you waa sida weeye buug haka joro.
@jamaalabdi
@jamaalabdi 2 жыл бұрын
Waad nagu raajiseen cimrigiin ha raagee
@meryanismail3969
@meryanismail3969 2 жыл бұрын
Abdiramaan waxat sheekaduusu i xasuusa Wakhtiga uu ka sheekaynayo, waxaanu ka soo noqonay meesha la yidhaa anaya oo aan markii hore u qaxanay, waxaanu degnay meel u dhaw naasa hablood. Waxaanu ku tashaynay in marka gabalku dhoco ka taloowno laamiga ama wada berbera iyo Hargeysa u dhaxaysa, ragii nala socday waxay tageen magaaladii, inay wax raashin ah iyo wax ka soo helaan, waxaanu nahay dumar iyo carruuti uun. Markii cadceedu sii dhacaysay waxaa noo yimi niman dhawor iyo toban ah SNM ah, oo dagaal ku soo galay laamiga kolonyo baabuur ciidan ah soo gubagay sida ay noo sheegeen. Nimankaasi waxay wateen laba laba qori, iyo saacado iyo alaabo badan oo wada dhiig ah oy soo furteen. Way noosheegeen ciidanka ay yihiin iyo waxay soo dileen, dumarki caruurihii ayey mid waliba intii ay haystay soota ka xaday iyga oo u maleeyey faqash. Waxaa. Ku soo hadhnay anaga oo laba hablood ah, waxaanu siinay ragii sahaydii iyo biyihii sahayda aan u ditaarsanay. Ragaasi waxay noo sheegeen in nin laga dhaawacay oy kayn soo dhigeen. Ciidanka waxaa lasocoday nin dhego la,a. Habeenkiiba waanu guuray, waxaanuse dhexda kula kulanay ninki dhaawac ahaa oo dameer la soo saaray, dameerka waxaa laga keenay maygaagaha. Dadku ma garanyo isgaadhsiintay ay istcimaalayeen, waayo aad ayey reer baadiyuhu u la shqaynayey.
@yaasinsiciid5252
@yaasinsiciid5252 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@anwarmohamed2105
@anwarmohamed2105 8 ай бұрын
dareen noocee ah ayay u samaynaysaa markuu walaalkaagii kaa yaraa halganka ugu jiro si Jeelka uu kaaga soo furto halgan dheer oo boqolaaal km kasoo bilaabay aad si kedis ah gidaar ugu wada gabataan ma filimantii la daawan jiraybaa show noloshuba waa film reer daahir caynaashe dhamaantood alle ha u naxariisto mid dhintay iyo mid noolba
@abdiqanihandule7811
@abdiqanihandule7811 2 жыл бұрын
Waraysiga mujahidkan ima dhaafo sawir fiicanbuu kabixiyaa wixii dhacay
@fatxicabdi2384
@fatxicabdi2384 2 жыл бұрын
Waa Weraysi aan sugo oo aad u mcn weeye
@HAYKAL377
@HAYKAL377 2 жыл бұрын
Saan u sugayey waan daalay hadan heleyo meel an idinka soo waco waan idinsoo wici lahaa
@Hmm-malek
@Hmm-malek Жыл бұрын
Boook ayaa laga qoray taariikhdan hadaad ubaahantay waad helaysa
@mustafeyousuf2842
@mustafeyousuf2842 2 жыл бұрын
Alle haunaxariisto intii dhimatay
@abdilaahijaamac6644
@abdilaahijaamac6644 2 жыл бұрын
Mashaballaah allaw idin xafid dhamantiinba My Dhiigayga adeero snm
@abdikarimmaxamudali7344
@abdikarimmaxamudali7344 2 жыл бұрын
Thanks zxP 👑👍
@jamaalabdi
@jamaalabdi 2 жыл бұрын
Ina Gumeed Chance helay baa idin helay ragga wax baa lala qabaaye miyaa Hubka lagala baxsadaa. Please maalmaha uu maqnaanaayo barnaamijku soo gaabiya Xaraarad baad nagu disheene Abdirahman Dahir Aynashe waa Cabqari garanaya sida dadka hadalka loo deeq siiyo waana nin degen Weriyuhuna waa Libaax aan sheekada qalin daar ku samaynany markaa labadiinuba waad mahadsan tihiin Allah ha idin xafido wllyaal
@Hmm-malek
@Hmm-malek Жыл бұрын
Hadaad xiisaynayso taariikhdan oo qoraaal ah boook ayaa laga qoray oo lasoo bandhigay caaawa hargaysa hordhiciisi
@himilofishingcompany2565
@himilofishingcompany2565 2 жыл бұрын
Habeenadan oo dhanba waa la sugaayey mujaahid ka. Aad ban ugu mahad celinayaa cba tv Iyo mujaahidkaba
@muktargiireh4160
@muktargiireh4160 2 жыл бұрын
Abdirahmn waa tariikh yahyn runsheega fadlan ila dhamdki halganka waa inuu noo taxaaa
@jamamuse
@jamamuse 2 жыл бұрын
@@muktargiireh4160 inadahir. Caaynashe. Wasa. Ciyaala. Milatarigii. Jaa. Waran. Dhee. Barigii. Siyaad. När. Aadoonayseen. Inaad. Dishaan. Sheekadaa. Waydii. Saba. Och. Sirta
@abaadiribraahimmohammed5327
@abaadiribraahimmohammed5327 Жыл бұрын
Ina s h aarub o caa n teen waan salaamayaa hadduu noolyahay buurhakabaan joogaa oon u dhashay markii hore
@nimoyousufomer430
@nimoyousufomer430 2 жыл бұрын
Waad la soo raagtay
@Am3n26
@Am3n26 2 жыл бұрын
Weriye Nasir Mahadsanid sxb
@melmi9330
@melmi9330 2 жыл бұрын
Maasha’allaah Ilaahay haku xifdiyo mujaahid waxaanu ka mid ahayn dadkii dagaalku ku qabsaday Hargeysa ee qaxay, aad ayaan u qiirooday oon uga mafsuuday sidaad noogu waramayso,inaad xusuusato iyo inkale mooyee UNHCR ayaan u shaqayn jiray Hargeysa camp abokor ayaan ku soconay oo UNITED NATIONS ku naga kaxeyneysay marka waxaad bodyguard kiisa ahayd pilotkii Cawil gaadhigii UNta ayaa nala raacdeen
@muawiyeawil8430
@muawiyeawil8430 2 жыл бұрын
Oo cam abokor iyo dulcad malaga dhoofi jiray.
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 Жыл бұрын
@@muawiyeawil8430 : cawil cadami Burhan waa ninkii afduubay Somali airline 1985
@Qosolmedea165
@Qosolmedea165 Жыл бұрын
Walaley adiga qudhadu taariikh wad so ban dhigtey alle hakaa abaal.mariye
@abdirahmansheekh5525
@abdirahmansheekh5525 2 жыл бұрын
Waa barnaamij qiima badan
@mr_maxamed987
@mr_maxamed987 2 жыл бұрын
La so dhakhso barnamujka
@maxamedibraahim5638
@maxamedibraahim5638 2 жыл бұрын
Asc wllo waxan idinka codsaney in aad noola soo dhakhsataan qaybaha danbe
@abdiali2312
@abdiali2312 2 жыл бұрын
Thanks wan raagsanayey malmahanba
@bosszaki9861
@bosszaki9861 2 жыл бұрын
CBA TV, barnaamijkan sumcad badan bay ka heleen, dabcan Views badan way ka helayaan. Waxan idiin soo jeedin lahaa bal sooyaalka labada dhinac ba ka joogsada, waxan uga jeedaa bal soo waraysta dawladdii hore saraakiisheedii iyo dadkii markaa talinayay, haddii ay suurtagal tahay. Waxani waa taariikh soomaaliyeed. Waana in wax laga bartaa khaladaadkii hore loo galay.
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 2 жыл бұрын
Oo maxaa laweydiiya dalki iyo dadkiiba wey bi iyeene
@bosszaki9861
@bosszaki9861 2 жыл бұрын
@@rahmaahmed1836 Dadku isku wada mid maahayn, waxa jiray dad badan oo damiir ku danbeeyay, tusaale waxa kuugu filan ragga mujaahidkani ka abaal sheegtay. Markay ugu yartahay dhacdooyinkan SNM wariso ha xaqiijiyaan ama ha buriyaan. Wuxu hadduu taariikh yahay in RUN laga sheegaa qumman. Muj. Cabdiraxmaan Caynaanshe wuu ku ammaanan yahay Waraysigan.
@malinmogdi2418
@malinmogdi2418 2 жыл бұрын
Asc suldaan"
@mowledciise1271
@mowledciise1271 2 жыл бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin ya rabi
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Жыл бұрын
Thank you for your bravery. With out you Somaliland Would never exist.
@geeleckariimaydid6193
@geeleckariimaydid6193 2 жыл бұрын
My hero ilaahow ku xafid
@sharmaarkeali2392
@sharmaarkeali2392 2 жыл бұрын
Wlhi barnaamijka waayo joog wa barnaamijkii iigu xiisaha badnaa ee aan abid daawado
@mowledciise1271
@mowledciise1271 2 жыл бұрын
Fii amaani laah...nabada qab ku soo noqada ...insha Allah
@abdi25channal93
@abdi25channal93 2 жыл бұрын
Alle intii dhimaty ha unaxaristo
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 Жыл бұрын
Waa faqash3
@NaimaHussein001
@NaimaHussein001 Жыл бұрын
CBA aad baad umahadsantihiin❤
@axmednasteex2114
@axmednasteex2114 2 жыл бұрын
NINKII GEEL WARKIISA RAADIYA
@shaaficioadymaxamuud6624
@shaaficioadymaxamuud6624 2 жыл бұрын
Cabdinasir inaadeer ku soo dhakhsada Bilaa calayk
@axmeddaahir9459
@axmeddaahir9459 2 жыл бұрын
Qudhmis + faqash == qaran dumay Kugu dhimay oo kaadhimay 🙁🙁
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 2 жыл бұрын
Haa heey qaybtan wan sugaynay
@mohamedismail3648
@mohamedismail3648 2 жыл бұрын
Walaal faysal xbaal mariwaa soo kaxeee
@mohamoudmohamed9996
@mohamoudmohamed9996 2 жыл бұрын
Mujaahid Faarax Ifiso, waad iska dayseen miyaa qaybtiisii 7aad. Cajiib.
@abdimahamad3197
@abdimahamad3197 2 жыл бұрын
Mashalla
@libanali1626
@libanali1626 2 жыл бұрын
Cabdiraxman Gunti nabi iyo garab Eebbe
@mohamedibraahim5390
@mohamedibraahim5390 2 жыл бұрын
Sxb wad igala raagtey codsi doon taariikhda ninka la yidhahdo faarax dheere wuxu aha mujaahid wax badan qabtey
@CabdiraxmaanMasale-ut3eg
@CabdiraxmaanMasale-ut3eg Жыл бұрын
Waallo
@abwanmahiigan7666
@abwanmahiigan7666 2 жыл бұрын
Nio mesha riwayda kadaya 1 saac iyo 30 daqiiqo kasoo dhiga ugu yaran documentry ga
@ismaciilxaashi9599
@ismaciilxaashi9599 2 жыл бұрын
Hi
@abduahmed9380
@abduahmed9380 2 жыл бұрын
Dad ayaa iminka SNM ka qajila oo ceeb u yaqaan, qaar yirahda ilma maxamed ayaan xaal siinayaana way inaka soo dhex baxeen
@Mamar6310
@Mamar6310 2 жыл бұрын
Maslax baa la odhan jiray qorigaa beel csfdaha ahaa
@ahmedomar2274
@ahmedomar2274 2 жыл бұрын
Aad baanu idiinku mahadnaqaynaa waraysiyadiina taariikhiiga ah
@hoodoayaanle5447
@hoodoayaanle5447 2 жыл бұрын
Waar heedh dee 8aad meeday?
@user-zl9tr1qk2z
@user-zl9tr1qk2z 2 жыл бұрын
Qaybta kale kusoo dhakhso
@abdi-nm2vy
@abdi-nm2vy 2 жыл бұрын
Mujaahidkan warbixintiisa aad baan u jecelahay waa dacad, goob jooge aan waxba buumbuuninayn ee ka waramaya wuxuu usoo joogay taarikhdu dhadhan gaara ayay leedahay marka aad sideeda uga waramayso
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 Жыл бұрын
Waa basaas
@xamsexassanaar4425
@xamsexassanaar4425 2 жыл бұрын
Waad la soo raagteen!
@mohamedjamma3279
@mohamedjamma3279 2 жыл бұрын
Ninkan mujaahidka ahi waxiisu waa waaqic xaqiiq ku salaysan waxaanu u soo tebinayaa qaab deganaan badan oo bilaa caadifad ah sida ka muuqata waraysiyada oo dhan alle ha kaa abaalmariyo halgankaad umadaada ugu gashay jeel iyo dhawac kuwii dhintay ee kula midka ahaana alle janoyinkiisa ha ku casuumo, waxaan ka arkay inuu U marag furay Mujaahid Taliye Faarax Ifiso oo isaga iyo M Kahin mooye ragay isku aaga ahayeen aanay qirin ama xusin isagoo sheeganaya mooyee
@dr.basheahmed7069
@dr.basheahmed7069 2 жыл бұрын
Hubka kaynta lagu rogay siday qoryo fudud uga waayeen ma miinooyin iyo wada bambooyin bay ahaayeen?
@hamseibrahim7840
@hamseibrahim7840 Жыл бұрын
Rasaad bay ahayn iyo bomb booyin
@ykhalid182yusuf6
@ykhalid182yusuf6 2 жыл бұрын
1/7 idhaafin
@abdirahmanibrahimmuse5534
@abdirahmanibrahimmuse5534 2 жыл бұрын
Waan idin salamy weriye nasir iyo mujahid Abdirahman waxaad waydisaa hubkii xaguu ku danbeyey aadban idiin salamayaa qaybaha danbana noogu soo dhakhsada
@abdimaxamed3919
@abdimaxamed3919 2 жыл бұрын
Bilaa caleeg harajin taxanaha
@abdia4527
@abdia4527 2 жыл бұрын
iidoor waa wada faanayaan
@cabdijamiilcabdilaahi1144
@cabdijamiilcabdilaahi1144 2 жыл бұрын
Abdirahmaan waxaad moodaa in waxbadani kamaqan,yahay sidii uu jeelka ujebiyey mahamed Ali
@salahhassan50
@salahhassan50 2 жыл бұрын
Waxad ka warantan C/raxman maxamed case Ina koosaar Sumuli
@abdimajiid1456
@abdimajiid1456 2 жыл бұрын
sumuli maaha ee waa sumuni
@zaki_smail_1988
@zaki_smail_1988 2 жыл бұрын
Mujaahidnimaddii miyaad kala masuugtey. Jabhadda Ogadeniyaa ayuu is ugu yeedha Halgamaa, SNM waa mujaahidiin.
@farduusibraahim6597
@farduusibraahim6597 2 жыл бұрын
Waa halgankii xalaasha ahaa geesiyaashii SNM xasuuqii dadka somaliland lagu hayey ayay kadagaalameen guushiina ilaahay wuu inasiiyey guuuuuul SNM guuuuuul somaliland 1982 ilaa 1991
@mohamudyousuf8649
@mohamudyousuf8649 2 жыл бұрын
odayaahii Hargeisa ,, ee idinla xidhnaa, waxba noogamasd shergin Abdirahmaanow
@abdurahmandahir3675
@abdurahmandahir3675 2 жыл бұрын
Waan xusi doonaa intaan xasuusto haddii Alleh idmo.
@mustafecabdi550
@mustafecabdi550 2 жыл бұрын
meeday q9aad
@mustafecabdi550
@mustafecabdi550 2 жыл бұрын
Xilimad soogalinaysaa Q9aad
@jimalehjamaali1281
@jimalehjamaali1281 2 жыл бұрын
Aadan warabe ma aadan maanyaraa
@omardhaanto4021
@omardhaanto4021 2 жыл бұрын
kani taariikh ma hayo kulaha xuseen dheere hargaysu u kacay maxamed calina burco waa taariikh shakhsi lagu amaanayo laakin nin sacad muusa ii waramay raga hargeisa u kacay waa sadex ciidan 1.sayid cali sacad muuse 2.sancaani arab 3.barkhad ciidagale waxaas oo mujaahida maaha inaad libintooda qariso adoo amaanya laba shakhsi oo xataa qabiilkodu meesha ka dagaalamin
@ibnumohamed9407
@ibnumohamed9407 2 жыл бұрын
Indr kadaa snm ha qabyaaladayn walahay sidaa uu u shegaya waa dhab ragan uu xusayna xusen dhere iyo maxamed cali iyo reerkooda markaynu isaaq ahaan shegayno walahay hadanay garxajis iyo sarakiishoodu dagalkii snm aanay inoo bilabin inaanaynu faqash ka adkaaneen tusaala ahaan saraakiishi inoogu badnaa rer sheg isaxaq garxajis hy bay ahayen hawlgalada faqash lagu wiiqay saraki shooda hogaminaysay bayskii snm dagalka ka soo qadi jirtay waa degankooda Xuduuda dher ee hawdka gashamo aware abokor markaa wll kaa ha xaqirin guushisa waad la lede
@khcducaale1794
@khcducaale1794 2 жыл бұрын
Halganka
@khcducaale1794
@khcducaale1794 2 жыл бұрын
Waa dhacado xanun badan
@isakahmet
@isakahmet 11 ай бұрын
Ninkay odaygii waa sheeko yaqaaan, hadalkiisa hal erey ku dhaafimaayo, dadka noocani waa cajiib
@jiifdiidjiifdiid9736
@jiifdiidjiifdiid9736 2 жыл бұрын
Siciid Sara kac Garanay maxmuuud kii maalintaad Jelka Ka Dhacdeen kusoo qabtay mee Maxaabiistii
@DavidEric1
@DavidEric1 2 жыл бұрын
Abdirahmanoow hadii hadalkaa aad sheegayso eed leedahay SNM regime ayay la dagaalaysay uu run yahay 2500 kii Qof ee kalabaydh. Gabiley. Dila iyo borama lagu laayey maxay ahaayeen ma regime ayay ahaayeen ? Bal noga Jawaab
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 2 жыл бұрын
Caddayn baa la rabaa sidaa uu wax u caddaysanayo. Wax lagugu yidhi iyo caaddifad aan jirin baad wax ku waddaa
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 2 жыл бұрын
@@DavidEric1 Markaana Ilaah baad been u sheegtay. Waa inoo qiyaamaha .
@CBA_TV
@CBA_TV 2 жыл бұрын
Qaybtii 6aad kzbin.info/www/bejne/eYHOd32Xosd3Z80
@muqtaar5322
@muqtaar5322 2 жыл бұрын
Beelcad
@mariamsaeed7538
@mariamsaeed7538 2 жыл бұрын
Kuwii xasuuqay Rayadkii Hadaaftimo,Yube,Carmale iyo Jiidali Waxay ahaayeen SNM Kasoo warama?
@muawiyeawil8430
@muawiyeawil8430 2 жыл бұрын
Maanan maqal snm ayaa wax laysay hadaad war kahayso nalawadaag.
@bosszaki9861
@bosszaki9861 2 жыл бұрын
Geesigii Maxamed’ Cali weli taariikhdiisa mucdeedii cid ka warranta ma hayno!
@abshirmadoobe5595
@abshirmadoobe5595 2 жыл бұрын
Haa wlhi wali wax taariikhdiisa si gooni ah uga waramaya maan arag lkn qofkasta oo taariikhda snm laga warysanayo wuu kusoo daraa ninkaasi legend buu ahaa waliba dhaqan wanaagsnaa
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 2 жыл бұрын
Kkkkkkkk abdirahman sheekada qoriga
@CabdiraxmaanMasale-ut3eg
@CabdiraxmaanMasale-ut3eg Жыл бұрын
ABc
@sharmaarkeali2392
@sharmaarkeali2392 2 жыл бұрын
Xasan dayax noogu xeji
@khadarmaxamuud882
@khadarmaxamuud882 2 жыл бұрын
Naasir kolombiya sxb nagadaa kolba inyar ayaad noo qadhiidhaysaa. Bal qaybta danbe uun kusoo dhakhso
@ykhalid182yusuf6
@ykhalid182yusuf6 2 жыл бұрын
Se maxamuun soo qabo
@abaadiribraahimmaxamed7096
@abaadiribraahimmaxamed7096 2 жыл бұрын
Waartaariikhda somaliya black list kaga taalaan jabhad qabiil taariikh ma noqoto waxay lsmid tahay dagaaladii qabaailka war kale ma heysaan
@abshirmadoobe5595
@abshirmadoobe5595 2 жыл бұрын
Anagu waanu ugu tala galay inaanu taakhiirda Somalia Black list ka galee adigu imaka baal cad gal oo hagaaji waataae
@faisaabbdirahman722
@faisaabbdirahman722 2 жыл бұрын
Wa siday kula tahay
SHAPALAQ 6 серия / 3 часть #aminkavitaminka #aminak #aminokka #расулшоу
00:59
Аминка Витаминка
Рет қаралды 2,3 МЛН
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 27 МЛН
How Strong is Tin Foil? 💪
00:26
Preston
Рет қаралды 147 МЛН
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 41 МЛН
Barnaamijka Xusuus Reeb : Faarax Siciid Sugule ( Ifiso) PART 1
49:41
Horn Cable Tv
Рет қаралды 316 М.
Mujaahid Doolal Oo Ka Waramay Hawlgaladiisii Ugu Adkaa
29:58
SAAB TV
Рет қаралды 108 М.
SHAPALAQ 6 серия / 3 часть #aminkavitaminka #aminak #aminokka #расулшоу
00:59
Аминка Витаминка
Рет қаралды 2,3 МЛН