Wareysi Maxamed Mooge 1981

  Рет қаралды 48,265

Add-Tech

Add-Tech

3 ай бұрын

Пікірлер: 68
@OHH2004
@OHH2004 Ай бұрын
Maxamed Mooge Liiban Allah ha u naxariisto
@FarhanMohamed-up3kx
@FarhanMohamed-up3kx 2 ай бұрын
Mahamed Mooge liban fananka fananninta Allah u naxariisto amiin amiin
@Maxamuudburaale
@Maxamuudburaale Ай бұрын
Alllaah ha u na xariisto maxamed mooge wuxuu ahaa fanaan wayn
@MuuseBilciin
@MuuseBilciin 26 күн бұрын
Muuse 😊
@xafidcashuur1643
@xafidcashuur1643 2 ай бұрын
Alah h u naxaristo maxamed mooge wuxu aha abwan,macalin iyo fanan qimo badan waa labeenti umada somaliyeed
@CabdiraxiimXaashi-zo7jg
@CabdiraxiimXaashi-zo7jg 2 ай бұрын
Ilaahay Swt ha unaxariisto Maxamed Mooge Liibaan
@cabdilaahixiis8001
@cabdilaahixiis8001 2 ай бұрын
M.mooge wuxuu macalin fanaan abwaan laxamayste wuxuu ahaa nin dirir leh deeq leh dood leh alle janadiisa ha ugu deeqo
@wali5142
@wali5142 Ай бұрын
Janadii fardoosa allaha geeyo
@cumarcabdigaas5931
@cumarcabdigaas5931 2 ай бұрын
M.mooge will be alive
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 2 ай бұрын
Maxamed Mooge liibaan Nin isku darsaday Abwaan Macalin fanaan, Laxamiiste iyo Kabanka oo si heersare utumi jirey. Alla raxma.
@moremath3378
@moremath3378 13 күн бұрын
He has been doing it since he was 5 years old
@mohamedadowadan325
@mohamedadowadan325 Ай бұрын
Allah yaa raxma
@Axmedmaxamed-z5f
@Axmedmaxamed-z5f 17 күн бұрын
Allha ha unaxriisto aamiin
@hassanabdulahi2593
@hassanabdulahi2593 2 ай бұрын
Reer Waqooyi gacan baan u taagay waa dad jiro xaqiiqdii
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 2 ай бұрын
MAHADSANID
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 2 ай бұрын
ALLAHA u naxariisto fanaanka weyn ❤
@wilsanyasserwilsan370
@wilsanyasserwilsan370 2 ай бұрын
Légende Big respect allah hau naxariisto macalinka suuganta somalida aqoonyahan fiiryo dheer mhdsanid
@user-mw1ne3ru5u
@user-mw1ne3ru5u 2 ай бұрын
Reer woqooyigi xalaasha ahaa an lahayn dan an dan somaliyeed ahayn....hibo uu lahayo rabi haunaxariisto.
@waayeelcumar5546
@waayeelcumar5546 2 ай бұрын
Alle ha u naxariisto m mooge. Wuxuu ahaa qof qaali ah, waxà dishay soomaali illeen wàa indha beele. Qofba qofka uu kaqiimo badan yahay ayey dilayaan illaa hada.
@Shihaab464
@Shihaab464 2 ай бұрын
Somalia 🇸🇴 ma dhilin waxaa basaasay Basaaskii weynay Cali waran Cade oo ahay Ninkii labaad Ee CAD AMA sirdoonkii somalia 🇸🇴 ninka labaad ahay sorry iyo Rajiimkii Afweyne Siyaaad bare
@Eng_moy
@Eng_moy 2 ай бұрын
Waa waraysi taariikhi ah oo mar la arag ah ❤maxamed mooge liibaan❤
@s-hayna6421
@s-hayna6421 2 ай бұрын
Allaah SWT ha u naxariisto m mooge amen ya rab
@Axmedmaxamed-z5f
@Axmedmaxamed-z5f 17 күн бұрын
Aamiin
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 2 ай бұрын
Boqorka fanka ayuu ahaa M mooge
@husseinahmed7265
@husseinahmed7265 2 ай бұрын
Alla ha u naxariisto ❤
@mahdibiixi3512
@mahdibiixi3512 2 ай бұрын
Maashaalaah fanaankii waynaa ee Maxamed Mooge Liibaan, Alleh ha u naxariisto
@nathra7351
@nathra7351 2 ай бұрын
Shimbir baa fanaan ahaa laba walaalaha ah ee ilmo mooge waxaa Fanaan gaa. Axmed mooge lkiin fanka wuxuu u galay qadiyada isaaqa maxamed moooge
@muse-deeqwarsame917
@muse-deeqwarsame917 2 ай бұрын
Mxed mooge illahy ha u naxariisto. Fanaan wax tusid iyo guubaabo iyo hornarka umada somaaliyeed ayuu fanka ugu jiray.
@hodhare961
@hodhare961 2 ай бұрын
Waagaa ma dhalan ifkana ma joogin, illaahay ha u raxmado. Ninka waraystay ii sheega
@hoodoibraahim7721
@hoodoibraahim7721 2 ай бұрын
Alloow u naxariiso aaamiin yaa rabbi🤲
@munaqaali4556
@munaqaali4556 2 ай бұрын
Allah yaa u naxariisto yasmiin abaheed maxamad mooge
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 ай бұрын
AHUN امين يارب العالمين
@warkamaanta4728
@warkamaanta4728 2 ай бұрын
Waa Radio Kulmis
@jamaabdihassan268
@jamaabdihassan268 2 ай бұрын
Allah unaxaristo wareysigan malinta u bixiyay ma dhalanin waxu ahaa xigmad socoto dadki hore qiimo iyo dad nimo ayay lahayeen
@user-ks7oc1bz1e
@user-ks7oc1bz1e 2 ай бұрын
Allaha naxariistii jano ha ka waraabiyo,Dadkii wacnaa horay u dhamaadeen.
@mohamedshampao495
@mohamedshampao495 2 ай бұрын
Yaa Allah Raximulaah EEBOW ALLOW Janoo Fardowza Ku Maneeyso Mohamed Mooge Liban Ayoub Aaamiiin Aaamiiin Alfaatax TaqabaLaaah SCW SCW SCW SCW
@faizasaid3803
@faizasaid3803 2 ай бұрын
Amiin ya Rab
@shakirasmart7030
@shakirasmart7030 2 ай бұрын
Illaahay ha u naxariisto M mooge liiban
@hhaji6556
@hhaji6556 2 ай бұрын
Illaahay naxariis waasaca hasiiyo, abwaanka, isaga, iyo kuwobadan ayaa haday maanta, ogaanlahaayeen sida loogu ciyaaray wadankii soomaaliyeed sida layeelay qaranimadii way muraara dilaacilahaayeen.
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 2 ай бұрын
Waa 1981 kiii, wareysi lala Qaatey wax Fahma arinku waa Archive,ka documentary. Wax fahma Allah yaraxma Mxamed mooge libaan,
@FadumiinaAbdulahi
@FadumiinaAbdulahi 2 ай бұрын
Allah ha unaxaristo dambigisa Allah dhaafo🤲😢
@amaljamaa8478
@amaljamaa8478 2 ай бұрын
Ilaahey janadii naxariis haka waraabiyo qabriga rabi 😂unuuro
@mahamedaxmed6817
@mahamedaxmed6817 2 ай бұрын
Mujaahid maxamed mooge liipan
@user-ce6io3je4n
@user-ce6io3je4n 2 ай бұрын
رحمت الله عليه واسكنه الجنه
@MohamudDahir-du7jt
@MohamudDahir-du7jt 2 ай бұрын
Wiu dhammaanayaa mana aha wax dhammaadkiisa la.gaarayaa wax is keenaya ma.aha . Kuwa heesaya hadalka ayaa laga habaaray
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 2 ай бұрын
Soomaaalidii Dhabta ahayd Ilaahay haw Naxariisyo
@user-fk9zn4vp2x
@user-fk9zn4vp2x 2 ай бұрын
Allah ha una xariisto
@mohamedshampao495
@mohamedshampao495 2 ай бұрын
Alfaanan Macalin Abwan Mohamed Mooge Code kiisi waa Miide anne laa xiiso dhici karin 100 sanao ee ....
@Cabdilaaahidaahir
@Cabdilaaahidaahir 2 ай бұрын
😊😌😌❤waankahelay
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 2 ай бұрын
Illahow u naxariiso
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht 2 ай бұрын
Alla how naxariisto
@abdiali7666
@abdiali7666 2 ай бұрын
Somali dib u soo marimaayo mohamed oo kale
@mohamadaminomarmahad4216
@mohamadaminomarmahad4216 2 ай бұрын
Somali waa dadkii hore hadalna waa intee yiraahdeen
@add-tech
@add-tech 2 ай бұрын
Ujeedada Heesta KEEP 9:55
@yayeboosh9556
@yayeboosh9556 2 ай бұрын
Naxariis iyo Janno Waarta Alla ha siiyo, Macalin, Siyaasi, Faylasuuf , Wadani, Fanaan, Mulaxmayste. MML. Maxamed Mooge Liiban❤.
@odowaboqore249
@odowaboqore249 2 ай бұрын
Ninka waraysanayaa waa reer bari waxaad ka garanaysaa lahjediisa
@MuuseBilciin
@MuuseBilciin 26 күн бұрын
Mareysi 15:35 15:36
@husseinabdille
@husseinabdille 2 ай бұрын
Majerten iyo isaaq sanadkas beerka iska jeclaayen tolow manta maxa isku diray
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 2 ай бұрын
Ahu waxa uu ahaa waqtigaas SSDF. Beeshiisu hargaysa iyo burco ayay waxay ka lahaayeen bulsho bile, bulsho bile alyacni kacaan bay ahaayeen. Ninkaan reer SSDF waxay u yaqaaneen beel toosiye. Waa ninkii iidoorka indhaha u kala furay.😂😂😂😂
@nathra7351
@nathra7351 2 ай бұрын
Daarood baa diley oo cadaabta ku tagey
@abdiismailkaarshe6065
@abdiismailkaarshe6065 2 ай бұрын
Allah dilay.
@khadranur3973
@khadranur3973 2 ай бұрын
L
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 2 ай бұрын
MIYUU SOO NOOLAADAY MISE AAKHIRO AYAAD KUSOO WARAYSATAY WARIYAYAASHU WAX KASTA WAY SHEEGAYAAN
@husseinahmed7265
@husseinahmed7265 2 ай бұрын
Adaa wax kasta iska sheegaya maxaad ka hadlaysaa dee waa waraysi 1981 baa lagu yidhi
@alisaid1214
@alisaid1214 2 ай бұрын
Mujaahid maxamed mooge Abwaan Heesaa Macalim Halgamaa Ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo
@munaqaali4556
@munaqaali4556 2 ай бұрын
Wuu noolaa 1981
@raxmakhadar2137
@raxmakhadar2137 2 ай бұрын
Wll wax hubi wakhtiga waraysigani waa 1981 wuuna noolaa markaa
@bardehanad4919
@bardehanad4919 2 ай бұрын
Allaha u naxariisto halgamaa run ah ayuu ahaa.
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 18 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 34 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 7 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 3,7 МЛН
Riwaayadii Caanka Ahayd 🔥 "DAB JACAYL KARI WAA" Iyo Iidhehdii Loo Sameeyey
6:30
Reer burco ethiopia iyo soomaliya  kee ayay jecelyihiin🇪🇹🇸🇴❤️❓
13:20
Maxamed Mooge Liibaan | Shiilka Caashaqa -  (Kaban)
8:58
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 82 М.
Gudo-galkii SNM Ee Hargeysa Oo Xogo Cusub Laga Helay 36 Sano Ka Dib
16:08
Cumar Dhuule Cali Waraysi Xiisa Badan
29:52
Hoodo Show
Рет қаралды 18 М.
Sugaantii Cismaan Diiriye Kulane [ Carrabay ]  iyo Heesihii Maxamed Mooge
9:05
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 13 М.
MAXAA KA JIRA IN QOYS YH AHAA OO IS QARINAYAY AY MUQDISHO KU NOOLAAYEEN?
28:16
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 18 МЛН