Waayojoog: Taxanaha Halgamaa Maxamed Cali Qaybtii 7aad - Halgamaa Yuusuf Maydal ayaa ka waramaya.

  Рет қаралды 42,374

CBA TV

CBA TV

Жыл бұрын

#Waayojoog: Taxanaha Halgamaa Maxamed Cali Qaybtii 7aad - Halgamaa Yuusuf Maydal ayaa ka waramaya.
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika #CBATV

Пікірлер: 46
@talentfilmz7026
@talentfilmz7026 4 ай бұрын
Alle ha u naxariisto adeero mujaahid maxamed cali waxaan salaamay mujaahis yuusuf maydal ilaahay abaalkiina ha idin siiyo anaguna waan idiin haynaa abaalka aad wadanka aad u gasheen
@cabdikarimofficial4689
@cabdikarimofficial4689 Жыл бұрын
Wllo waxad soo diyarisaa ninki ethopianka aha ee harag waafi kala baxay jeelka burco iyo sidoo kle xalqadan socota e maxamed cali oo aan rajeynayo in aad kuso gebgebayn doonto maxamed cali iyo halku ku dhintay iyo sidu u dhintay hore usoco waa barnaamij aad iyo aad u fiican
@Cirguje2
@Cirguje2 Жыл бұрын
SNM inta dhimatay illaahayow u naxariiso inta noolna illaahayow caafimaad iyo cimridherer sii ilaahayow adiga wayn oo waaxid ah
@abdilahiabdi93
@abdilahiabdi93 Жыл бұрын
CBA TV Ninkaa HADHIWAA geeri iyo nolol bal ka wardoona Marxuunka cid aan isaga ahayn aqoon uma lahee. Mahadsanidiin
@abdiqanihandule7811
@abdiqanihandule7811 Жыл бұрын
Mansha Allah
@maftuuxmediapro3626
@maftuuxmediapro3626 Жыл бұрын
allow unaxariiso mujaahid maxamed cali iyo majaahidintii kalaba
@suhaibawkeahmed3161
@suhaibawkeahmed3161 Жыл бұрын
Msha Allah.
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 Жыл бұрын
Daahir Yare alla ha unaxariisto 2sano kahor ayuu dhintay isagòo gashanle sare oo boolis ahaa 4raadii hore ayuu ahaa Reer Gabiley ayuu ahaa.
@xamdaziciid7466
@xamdaziciid7466 Жыл бұрын
Masha allh allaw unaxariso muj maxamed cali
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 Жыл бұрын
ilaahay hawnaxariisto dhamaan mujaahidiintii
@abdihiis5017
@abdihiis5017 Жыл бұрын
Alle haw naxariisto dhamaantood,yusuf meydal cumar aadbaad u mahadsan tahay,runtii waa taariikh fiican
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Жыл бұрын
Msha Allah. from saylac ❤👮🏼
@hamzaahmed7811
@hamzaahmed7811 Жыл бұрын
Asc wariyaha CBA waxaad soo diyaarisaa taariikh aad u mihiim ah oo Loo baahnaa runtii, waanaad ku mahadsantay alle ha u naxariisto mujaahidiintii ku dhimatay dib u xoraynta somaliland inta noolna alle cimriga iyo caafimaadka ha u siyaadiyo aamiin aamiin, waxa aad waraysataa oo maxamed cali si fiican isna u soo wada shaqeeyeen sidaa uu kuu sheegay mujaahidku xasan maxamed ubaxle xasan ganey oo isna haya taariikh Fara badan, mahadsanid
@shaaficiibraahim6095
@shaaficiibraahim6095 Жыл бұрын
Alle ha,unaxaristo muj maxamed cali
@ahmetfarah3189
@ahmetfarah3189 Жыл бұрын
Inder faysal xabaal mariwaa ama muuse dable soo warayso
@abdirshiidmaxamed6730
@abdirshiidmaxamed6730 Жыл бұрын
Muse wadaad dhe iyo xabaal mariwaa. Weykujiraan wareysiyadoodu
@daahirtaliye2165
@daahirtaliye2165 Жыл бұрын
Fadlan tarikha mujahid cabdi jalax sida ugu dhakhsaha badan nogu so bandhig
@ismacilabdi784
@ismacilabdi784 Жыл бұрын
Sxp noo soo Dadaji waraysiyada snm wan raagsana xiiso gaar ahna wuu inoo leyahay hadanu nahay dhashii snm
@husseinmohumed282
@husseinmohumed282 Жыл бұрын
Aad ayaan idiin salaamayaa adiga iyo mujahidkaa weyn ee yuusuf maydal cumar, mujaahidku waa nin taariikh fiican leh sidoo kle xog badan ka haya dhammaan dagaalada snm la gashay ciidankii dawlada soomaaliya.
@maxamedclaahiayaanle3369
@maxamedclaahiayaanle3369 Жыл бұрын
Allle haw naxariisto isaga iyo intii so halgantayba
@daahirtaliye2165
@daahirtaliye2165 Жыл бұрын
Wa tariikh wacan ee no dhamaystir
@xaajishiineaxmednuur
@xaajishiineaxmednuur Жыл бұрын
7 MUCJISO EE DUNIDA KAJIRA AYAAN 8 KAGA DHIGI LAHA MUJAAHID MAXAMED CALI
@maxamedclaahiayaanle3369
@maxamedclaahiayaanle3369 Жыл бұрын
Raga qaranka u so halgamay ee maskixiyan ah mujaahid isku daya in aad daryeeshaan ax ax walahi erayga waan ka naxay mujahid ka wareeray ee mujahid yuusuf sheegayo
@youzufahmed2809
@youzufahmed2809 Жыл бұрын
Xabashigii burco lagala baxay soo raaci barnaamijkan AHN Mxd cali
@zainabhassan2075
@zainabhassan2075 Жыл бұрын
Waxaad soo waraysataa cabdi maxamed Ibrahim (cabdi baasuuke) oo kunool daba goryale
@gudbifariinta3958
@gudbifariinta3958 Жыл бұрын
Dadka Afsoomaaliga kuhadla.
@Ahmedmustafa329
@Ahmedmustafa329 Жыл бұрын
Alle ha unaxariisto dhmn SNM intiii dhmatay muj maxamed cali mucjiso ayuu ahaa
@ibraahimmohamed6424
@ibraahimmohamed6424 Жыл бұрын
Alle hawnaxariisto maxamed cali
@jimcaalesaleebaan1902
@jimcaalesaleebaan1902 Жыл бұрын
Mujaahid qilya alle hadhowre
@maftuuxmediapro3626
@maftuuxmediapro3626 Жыл бұрын
maajahid maxamed cali waxan uaqaana mucjisadii snm lixlana waxan uqaana aabihi snm
@maweldahir6203
@maweldahir6203 Жыл бұрын
Daahir Muxumed Cige (Daahir Yare) Alle ha u Naxariisto
@dhudimaxamed3274
@dhudimaxamed3274 Жыл бұрын
Alaahi raxme reer xareed
@daahirtaliye2165
@daahirtaliye2165 Жыл бұрын
Mujahidkani tarikh badan ayu haya
@abdirshiidmaxamed6730
@abdirshiidmaxamed6730 Жыл бұрын
Allah Yarxma Muj.lixle ninka soo Raacaa SNM. Waa Muj mhmed cali.
@Yedo25254
@Yedo25254 Жыл бұрын
SNM 2 ayaa hadda loo baahanyahay si kaligii taliya Muuse biixi dadka looga horleexiyo
@dhudimaxamed3274
@dhudimaxamed3274 Жыл бұрын
Waka ragi rag aha Yuusuf maydal Alaha ka Raali noqde waa mujaahid waliba abqari ah oonad hadalkiisa ka dhargayn taxane ka same yuusuf mise reerki maaha kkk
@dr.basheahmed7069
@dr.basheahmed7069 Жыл бұрын
Qoladaa reer rabaso ee uu sheegayo Mujaahid Yousuf maydal Cumar Saajid godgod wuxuu ahaa miinaystihii ugu khatersanaa SNM waana Col.Yousuf Abdi Oday walaalkii oo isna bari dhawayd dhintay Allaah haw naxariisto dhamaan Mujaahidijntii SNM
@ykhalid182yusuf6
@ykhalid182yusuf6 Жыл бұрын
Saas ayay malin waba loogi dul ciyaaraya waxaan ku waynay dadkii nagu qaliya ciro faysal wali wax ayaan dhawrayna nin aan wadankan udhiban in uu yidha Somaliland ma jirto waxay ka dhigantahay dadkaa dhintay wax u dagalamayee aya la dafiray xagna waxaan u leenahay inaa madax ka togano wixi abashay dhimadhadooda dafira
@AliOmar-te4wu
@AliOmar-te4wu Жыл бұрын
Maxamed ali yarki walal ki aha ee burco duray lagu qabtay hadana lasidayay warayso marku liixle lajogay ee dagalku dhacay
@munasagal2496
@munasagal2496 Жыл бұрын
Kaa yare maxamed walal ahaayeen sowka ku dhimanaaya dagaalka jebinta jeelki mandheera, waana wiilka ugu hor dhimanayo.
@ruqiiyacawiil9116
@ruqiiyacawiil9116 Жыл бұрын
Badow ayay ahaayeene inay biyo iyo timir qaatan ayay ahayd jabhaddu markay raashin helaana cunan siddi asxaabtii marna soomaan marna qadaan marna
@daahirtaliye2165
@daahirtaliye2165 Жыл бұрын
Waxad no waydisa mujahidka aqonti Uu ukalaha mujahid cabdi jalax
@abdinasirdubad4840
@abdinasirdubad4840 5 ай бұрын
Taariikh da been ha ka sheegin Laanqayrta waxa beskeeda Abaaulay Daahir Colow ma siday tahay ugu waran hadii kale taariikh da ha qaldin sxb
@MsaAli-vr1nb
@MsaAli-vr1nb Жыл бұрын
waar maxaad ugu hadlaysaa sida reer koonfurnata oo aad u leedahay in aynnu samayno adigoo ujeeda in aannu samayno. ninka weriyaha ah ee ku horfadhiya miyuu howsha kugula jirey mise waad u warramaysaa
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 11 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 114 МЛН
Советы на всё лето 4 @postworkllc
00:23
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,8 МЛН