No video

Saalax Qaasim Iyo Hibo Nuura 🔥Iyo Heesta "QALANJO"

  Рет қаралды 230,300

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

🌟Heestan Waxa Curinteeda Lahaa
A/ Cabdillaahi Diiriye Sooraan AHN 1979
🌟Laxanka
U/ Saalax Qaasim Naaji.

Пікірлер: 44
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Heesaha jiim laxameyay +iyo kuwa kabanka utumaayo oo mucjisada ah Noo soo raadi wll like tana iisara
@maguled
@maguled 2 ай бұрын
Ruwaayaddii "Dhedo roob noqon weydey", haddaanan khaldanayn, curintii Abwaan Cabdillaahi Diiriye Sooraan A.h.u
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Ama Tuma Ama Ha Rumayso Shacabka Soomaaliyeed Wallaahay Waa Waa Walaalo
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 2 жыл бұрын
Abwaanada Isaaqu waa heer sare... Talada aan qandoodee Aan qawda ku hayaa Qotadeedu dheeraa Insha allaahu waan qaban
@mohamedalis5864
@mohamedalis5864 2 жыл бұрын
Saalax qaasim naaji Hibo nuura allah labadaba cimraga haw barakeeyo 02/12/2021
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 2 жыл бұрын
Erayadii abwaan cabdilaahi diiriye sooran
@osmanaden2779
@osmanaden2779 Жыл бұрын
Riwaayadii Dhedo roob noqon weyday 1980,fikradii abwaan Cabdilaahi Diiriye Sooraan.
@curadacida7127
@curadacida7127 2 жыл бұрын
Xaqiiqatan waxaa aad u wanaagsanaan lahayd in waraysi laga qaado saalax qaasim naaji waayo waa nin samayn wayn ku leh dhan waliba oo fanka ah haday ahaan lahayd fanaan. Laxamayste. Jilaa. IYO sidaan filayo curinba Alle Cimriga Inta uga hartay cimaado ha ugu qatimo
@user-lw1bc1hy1z
@user-lw1bc1hy1z 9 ай бұрын
Sx
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Xusuus Of Soomaaliya
@hamzemohamud9169
@hamzemohamud9169 9 ай бұрын
"Kalgacaylku waa Qani Caashaqa ka qara weyn." Ereyadaasi abwaanku siday u mug weyn yihiin, waxay muujinaysaa sida dadka badankiisu aanay u kala garanaynin Kalgacayl iyo Caashaqa.
@alisaid2008
@alisaid2008 2 жыл бұрын
Mirihii c.d.sooraan laxankii s.qaasim codka hibo nuura iyo s.qaasim
@hazzan
@hazzan 2 жыл бұрын
Cod saafi ah hibo codkeedu mar walba waa cod kusoo jiidanaya
@mohamedhusseinfarah7517
@mohamedhusseinfarah7517 2 жыл бұрын
Ilaahayow xifdi danbi dhafaa iyo wanaag ayaan u rajaynayaa dhamaan umadayda somaliyeed Nabadu wax kasya waa ay qurxisaa
@user-lw1bc1hy1z
@user-lw1bc1hy1z 8 ай бұрын
Alahuma aamin in sha alah walal Somalia
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Dhaliyarooy Dalka Idinka Illaahay Lugu Abuureey Aamina Tariiib Dhaliyarooy Aamina Dalkiina
@badrinour6288
@badrinour6288 2 жыл бұрын
Hobolo mug weyn eebe ha idin xifdiyo🥰🎸🎸❤️
@abdiahmedsxiiba8063
@abdiahmedsxiiba8063 2 жыл бұрын
Macana
@abdiahmedsxiiba8063
@abdiahmedsxiiba8063 2 жыл бұрын
Masha
@abdiahmedsxiiba8063
@abdiahmedsxiiba8063 2 жыл бұрын
Wekomo
@abdiahmedsxiiba8063
@abdiahmedsxiiba8063 2 жыл бұрын
Jacala
@moustaphatafo979
@moustaphatafo979 Ай бұрын
Riwaayadii dhado roob noqon waday iyo curintii AHUN Abwaan Cabdillaahi diiriye (Sooraan)
@user-vi1sk9tm4z
@user-vi1sk9tm4z 2 ай бұрын
waa ruwaayadi dhodo roob noqoan wayday waxaa curiyay cabdilaahi diiriye sooran waxaa lagu dhigay tiyaatarka hargaysa1980 habeenkii toos ayaan u daawanaayay (yaa hargaysadii horaay)
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 2 жыл бұрын
Ku mahadsanid sxb taana waanu kaa haynaa
@mustafeali617
@mustafeali617 10 күн бұрын
27.8.2024. Hy getting there.
@MohamedBashirAhmed
@MohamedBashirAhmed 2 ай бұрын
Okibar bal Erayadan muga wayn ee uu abwanka sameyay ila eeg walee Somali waxay abwaana soo marenba maanta fanki wuu gablamay illahay AuN abwaan cabdillahi diiriye sooran iyo intii abwanin somaliyed ee geeriyotayba dhamantood kuwa noolna hanooo daayo
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Waayo waayo aad baad u mahsantahy Waxan ka mid ahay dadka aadka kugu xiran horahay usoco
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 2 жыл бұрын
Bal xikmadaa socota ila eega abwaaniinta Somaliland cidina Af Soomaaliga murtidiisa kuma gaadho. Weligood ma sameeyaa wax bilaa macna ahaa sida:" bakar bakar baabuurka ijooji " kkkkkkk
@baylebilaal9103
@baylebilaal9103 2 жыл бұрын
fadlan noo baadha heestii saafi ducaale ee salaaan macaan
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Long Live Of Soomaalian And Country
@nasserhassan3023
@nasserhassan3023 3 ай бұрын
Hibo nuura eedo hanbalyo
@cumargeeddi8013
@cumargeeddi8013 2 жыл бұрын
Ya salaam hiba nuura iyo saalax qaasin
@khadarmaxamuud1235
@khadarmaxamuud1235 2 жыл бұрын
Original hhhhh...sax
@HolaFarh
@HolaFarh 2 жыл бұрын
Xasuus. 12-3-2021. Iyo Maraykanka. Heesta Waxaa Jiraya erayo culus
@saalimtrt7209
@saalimtrt7209 9 ай бұрын
Fml ❤️
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 2 жыл бұрын
20/12/2021 waaayo waaayo
@fankasomalida274
@fankasomalida274 2 жыл бұрын
Wwwwww waayo wayo
@mahamudafrah4852
@mahamudafrah4852 2 жыл бұрын
Asc. Aad ayaad u mahadsantahay. Waxaan rabaa mu'alifka hees. Haddii aad kari karto mar walba soo raaci qofka alifay. Mhdsnid
@ahmedismaeldjama606
@ahmedismaeldjama606 2 жыл бұрын
Waa Cabdillahi Diriiye Sooran AUN iyo riwaayadii dhado rob noqon weyday 1981.
@billefarah7483
@billefarah7483 2 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴❤️❤️👑👑
@mahadmaxamedcumar8573
@mahadmaxamedcumar8573 2 жыл бұрын
Sawirada labada fanaan sax ma yihiin mise waa khalad
@axmed_deeq
@axmed_deeq 2 жыл бұрын
Haa waan kuu hubaa kolay anigu.
Heestii in,jacaylku halis,yahay   Hibo nuura iyo bacal,waan
11:17
Sahardiid Ahmed
Рет қаралды 8 М.
BAXSANEEY HARGEYSAAY. LEGEND SAALAX QAASIM NAAJI
15:01
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 943 М.
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 46 МЛН
Bend The Impossible Bar Win $1,000
00:57
Stokes Twins
Рет қаралды 40 МЛН
When you discover a family secret
00:59
im_siowei
Рет қаралды 32 МЛН
Khadra Daahir Cige Iyo Saado Cali Warsame 🔥 Iyo Heesta "DHULKAN KALA FOGAADAY"
11:06
Saalax Qaasim Naaji Iyo Hibo Nuura Maxamed 🔥Iyo Heesta "KA BUL DHEH"
7:05
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 81 М.
Ahmed Gacayte Amina Abdilahi
8:38
iraad2011
Рет қаралды 461 М.
Cabdikhadar X Laari Iyo Hibo Nuura 🔥Iyo Heesta "SEEG SEEG"
9:43
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 523 М.
Saalax qaasim iyo Hibo nuuro || ka bul dheh with lyrcs
8:40
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 164 М.
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 46 МЛН