Maryan Mursal Ciise 🔥Iyo Heesta "BAXNAANADAYDII"

  Рет қаралды 71,110

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

HEES CUSUB
MUUQAAL XIISO LEH
HEESHA CUSUB
HEES SOMALI OO QORAAL AH
SOMALI LYRICS
HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
HEESO QAARAMI AH
HEESO KABAN AH
HEESO NON STOP AH

Пікірлер: 48
@CSeerbiya
@CSeerbiya 3 жыл бұрын
Erayada Yuusuf Aadan Alaale, Laxanka Siciid Xarawo 1974 meesha Adaa booday ciyaarta waxa ku daray Cali Sugule meesha sixidda u baahan waa " Baxnaanadaydii Barruu ka soo reyntaydii " macanaha Barri ayuu soo fiicnaan doonaa.
@nuurhubane
@nuurhubane 18 күн бұрын
Laxanka cabdikariin jiir. Kabanka siciid xarawo sas weeye sxb
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 3 жыл бұрын
Waa Mirihii Yuusuf Maaradoon Cali Laxankii Cabdikariim Faarax Qaareey Jiir T.Qabasho Radio Muqdisho 15 11 1969👍❤
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 3 жыл бұрын
Yuusif maaradoon waan maqlay inuu sameeyay heestan lkn yuusuf maradoon iyo yuusuf aadan ma isku mid baa
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 3 жыл бұрын
@@ahmedcabdirisaaq2402 maya waa laba Abwaan oo kala duwan✌
@bulaale
@bulaale 3 жыл бұрын
@@JugeQaaraamiMusic Yusuf Allale ayaa leh, hal baydna cali sugule. 1978 meelahaas weeye. Qaareey waraysigiisa orod dhagayso.
@aarbarigobolkaraga5356
@aarbarigobolkaraga5356 3 жыл бұрын
Waayo waayihii wacnaa waad mahad santahay zxb dadaalka aad ugu jirto soo noolaynta fanka soomaliyeed sharaf iyo karaamo korkiina ha ahaato maryan mursal ciise heesta baxnaano
@osmanaden2779
@osmanaden2779 3 жыл бұрын
Erayadii abwaan Yuusuf Adan Xuseen(Allaaleh)laxankii Cabdikariim Faarax Qaaray (jiir).
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 Жыл бұрын
Xarawo
@abdifatahmohamed64
@abdifatahmohamed64 3 жыл бұрын
WOW classic Heestani Mordhow Ma Maqal Mama Maryan Mursal Cafimad Cimri Dheer Cibaado San
@AhmedSaad-lq2bs
@AhmedSaad-lq2bs 3 жыл бұрын
Baxnaanadaydii Barruu ka soo rayntii Waa bar kuma taal Ereyada inaga saxa intaa Khayr Allah ha idin siiyee
@faisaladamcade903
@faisaladamcade903 3 жыл бұрын
Beer go' so rayntii wa bar kuma taal sidu soo qorrey aya saxan
@bulshadacusub
@bulshadacusub 3 жыл бұрын
BAXNAANADEYDII BERRUU KA SOO REYNTII WAA BAR KUMA TAAAL HEESTA BAXNAANO LABA BAYD HORE WAXAA SAMEEYAY YUSUF AADAN ALAALE CISMAAN ASKARI WALAALKII LAXANKII WAA CABDI KARIIM JIIR
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Arayada heestana waxa lahaa yusuf adan xuseen allaa le laxanka cikariin farax qaarey jiir 1975
@osmanaden2779
@osmanaden2779 10 ай бұрын
Erayadii Yuusuf Adan Allaaleh,laxankii Siciid Maxamed Xarawo 1972,sidaas ayay sax ku tahay.
@nuurhubane
@nuurhubane 18 күн бұрын
Laxanku waa jiir musigu xarawo
@TheMoemany
@TheMoemany 4 ай бұрын
The sadness not to witness this in my generation😭😭😭😭😭😭
@ahmedhusein9244
@ahmedhusein9244 11 ай бұрын
Heestan maryan musral sida ay ka shegtay iyadoo laga wareysanayo bbc somali waxay qiso ahaan quseysaa kala( tagii )ama furinkoodi guurkoda iyada iyo fananki weynaa Ahmed Ali egal
@adancubeyd6764
@adancubeyd6764 Жыл бұрын
Berrow kasoo reynteydii waaye sxb mahadsanid
@farhanshuuriye5060
@farhanshuuriye5060 5 ай бұрын
Laxanka waxa lahaa AHN e', C.Kariim-Jiir. ma lahayn Siciid Xarawo.
@aadannuuraadannuur2115
@aadannuuraadannuur2115 2 жыл бұрын
baxnanadey dii Barrow kasareyntiisii waa bar kumataal eheed ayaan filayaa inay tahay
@yaxyec4972
@yaxyec4972 3 жыл бұрын
Sida uu sheegay mulaxan cabdikariin jiir heestan (Adaa beeray jaceylka) waxaa curinteeda lahaa yuusuf aadan xuseen allaale halka beydka u dambeeya uu ku daray abwaankii weynaa cali sugulle heestan waxaa codka u sameeyay cabdikariin jiir 1975 halka muusiga iyo dhextaaladana uu ku laray siciid maxamed xarawo.
@maogtahay4999
@maogtahay4999 3 жыл бұрын
Yuusuf adan maradoon aun ayan ku maqli jirey heestan
@yaxyec4972
@yaxyec4972 3 жыл бұрын
@@maogtahay4999 wareysigaan laga qaaday jiir ayaan ka soo maqlay (daqiiqada 13:10) kzbin.info/www/bejne/aZywpYegiLqcjtU
@maogtahay4999
@maogtahay4999 3 жыл бұрын
@@yaxyec4972 cajiib ila malintay so baxdey wan oga yuusuf maradoon ku maqli jirey mala yuufyada iska galay odayga
@yaxyec4972
@yaxyec4972 3 жыл бұрын
@@maogtahay4999 waa macquul sxb kollay hadii la waynaado xusuustu way iska sii adkaataa.
@abdikarinadan7063
@abdikarinadan7063 Жыл бұрын
Abwaan. Maxamud Tukaale Cismaan.
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 3 жыл бұрын
Heestan waxaa erayada lahaa yuusuf maaradoon laxankana c/kariin jiir
@qamarhassan9244
@qamarhassan9244 2 жыл бұрын
Waayo wayihii wacnàa
@hah7064
@hah7064 3 жыл бұрын
Heestan waxaa midhaheeda sameeyey Yuusuf Aadam Xuseen(Allaalle). Waxaana laga sameeyey jacaylkii Maryan mursan iyo Axmed Cali Cigaal sida uu suxufigii weynaa ee Maxamed-Rashiid Sh. Xasan ku soo bandhigay barnaamijkiisii SAHAN 2. Barnaamijkaas Sahan1 iyo Sahan2 websiteyada qaar buu ku jiraa halkaa ka xaqiiji.
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 Жыл бұрын
Waar wll barnaamijkaa meel kasta waan ka baadhay ee halkeen ka heli karaa ood ku aragtay
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii yuusuf aadan alaale laxankii c.jiir codka maryan mursal
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 3 жыл бұрын
Baxnaanadaydii barruu kasoo rayntii waa barkumataal
@mahadmaxamedcumar8573
@mahadmaxamedcumar8573 3 жыл бұрын
Erayada iyo laxanka ku dar ustaad
@maogtahay4999
@maogtahay4999 3 жыл бұрын
@@waayowaayihiiwacnaa aniguba yusuf maradoon ku maqley
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
@@maogtahay4999 Maradoon kooxdii Horseed wuu ahaa aun kaddib markuu ka wareegay Waaberi.
@maogtahay4999
@maogtahay4999 3 жыл бұрын
@@roblemaer4834 horseed wan ku maqli jirey lkn waaberi ayan ku arki jirey isago wax la jilaya oday gaaban hangoolka ma dhigi jirin ayaan xasuusta
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
@@maogtahay4999 Kooxdii Xoogga inuu ahaa baan maqlay ka hor Waaberi. Jilaa iyo riwaayad sameeye labadaba wuu ahaa.
@bulaale
@bulaale 3 жыл бұрын
@@waayowaayihiiwacnaa yusuf Aden Allale weeye, inkastoo bayd ka mid ah uu sameeyay Cali Sugule. Cabdikariim F Qaareey weeye Laxanku. Waraysiga heesta youtube ayuu ku jiraa.
@abdiwalimuse5112
@abdiwalimuse5112 Жыл бұрын
Asc
@guledwalqiye23
@guledwalqiye23 11 ай бұрын
@qadarahmed6859
@qadarahmed6859 2 жыл бұрын
Adaa buuqa sameysta hadana diida bulaanka
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 3 жыл бұрын
Erayada heesta yaa iska leh oo sameeyey?
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 3 жыл бұрын
Waa Mirihii Yuusuf Maaradoon Cali Laxankii Cabdikariim Faarax Qaareey Jiir T.Qabasho Radio Muqdisho 15 11 1969👍❤
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 Жыл бұрын
Axsan Sowd
@mawliidseed3993
@mawliidseed3993 3 жыл бұрын
Maryan mursal ciise
@AlikaysaAli
@AlikaysaAli 6 ай бұрын
Hee
@abdiwalimuse5112
@abdiwalimuse5112 Жыл бұрын
Cibado suuban
| MARYAN MURSALl CIISE |Qumanaa inanku | BY QARAAMI LYRICS
7:04
Qaraami Lyrics 🎶
Рет қаралды 8 М.
ala nimanku wa nacaban korino maryan mursal
9:26
Mohamed Hussein
Рет қаралды 54 М.
ТИПИЧНОЕ ПОВЕДЕНИЕ МАМЫ
00:21
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 1,1 МЛН
Зу-зу Күлпаш 2. Интернет мошенник
40:13
ASTANATV Movie
Рет қаралды 558 М.
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 20 МЛН
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН
Khadra Daahir Cige 🔥Iyo Heesta "ALLAY BADAY JACAYLKEE"
13:08
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 893 М.
Axmed Cali Cigaal Iyo Maryan Mursal Ciise 🔥Iyo Heesta "HAYGU DHAAFIN HAWLAHA"
6:58
Maryan Mursal Heestii Markii Aan Ladnaan Jiray.
5:33
Kornel Ali Garat
Рет қаралды 4,1 М.
Maryan Mursal Hees Leebkii Jaceylka by Deeyoo.com
7:26
Deeyoo Media
Рет қаралды 231 М.
Xasan Adam Samatar Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥 Iyo Heesta "SAYLO GUYAAD BADAN"
10:23
Maryan Mursal Ciise
5:19
IBO-FURE
Рет қаралды 33 М.
Maryan Mursal ciise Dhibaatada adduunyada lyrics original
8:10
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 13 М.
Amina Cabdilaahi & Axmed Cali Cigaal | Ambabaxay
11:07
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 185 М.
ТИПИЧНОЕ ПОВЕДЕНИЕ МАМЫ
00:21
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 1,1 МЛН