Salaad Derbi iyo Saynab Cige 🔥Iyo Heesta "JAALALLEEY"

  Рет қаралды 1,534,409

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

🌟Heestan waxa curinteeda laha
Abwaan Maxamud c/llahi ciise (Singub) AHN 1976
🌟Mulaxinka heesta
Salaad derbi
HEES CUSUB
MUUQAAL XIISO LEH
HEESHA CUSUB
HEES SOMALI OO QORAAL AH
SOMALI LYRICS
HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
HEESO QAARAMI AH
HEESO KABAN AH
HEESO NON STOP AH

Пікірлер
@abdiwaliceeblaawe8603
@abdiwaliceeblaawe8603 Жыл бұрын
Waa Ereyadii Singub basn filayaa AUN
@faisalosman9906
@faisalosman9906 Жыл бұрын
Allah ha u naxariisto Maxamuud Cabdillaahi Ciise Sangub
@caaishomahamed5562
@caaishomahamed5562 Жыл бұрын
Hadii aan jacayl jirin aduunyadu majoogteen💗❤ Tolow heesihii hore qof aanigu ahy oo dhageysta majiraa
@MohaRamadan-mk7py
@MohaRamadan-mk7py Жыл бұрын
Anaba joga
@khalidcwaliyuusuf6497
@khalidcwaliyuusuf6497 6 ай бұрын
Haa aniga wll
@Asmaaahmed-jc9eg
@Asmaaahmed-jc9eg 3 ай бұрын
Anigaa kula mid ah
@AwaysElmi-xb6rn
@AwaysElmi-xb6rn 3 ай бұрын
Hhhh mindhaa kali ayaad ku nooshahay oo wehel ayaad ka dhigtaa salaan sare Walaashey
@zaamabdirahman8335
@zaamabdirahman8335 3 жыл бұрын
Feedhii aadan laga jaray Markay kala jarmaadeen ilmadoodii jaw tiri Muxu jaahil ka ogyahay 20/7/2021 habenimo talado sogalayso Carmo Bari Puntland Somalia💗
@araleisak4048
@araleisak4048 3 жыл бұрын
Maxaad soo xasuusatay
@zaamabdirahman8335
@zaamabdirahman8335 3 жыл бұрын
@@araleisak4048 waayo waayo Huno
@mahadafrah5686
@mahadafrah5686 3 жыл бұрын
Abwaan sangub 2014 ayaan lakulmay mid kamid ah jamacadaha magalada muqdishu oo u lacture kulahaay asiga iyo abwaanin kle: 5mnt ayaan sigaar ah udhegeytay waxa ay ii eheed fursad iiga fcn wax bdn oo isoomary, waxyalaha uu malintaas kahadlay waxaa kamid ah codowgeena oo ula jeeday ethopia allow alle.
@foxybrown7575
@foxybrown7575 Жыл бұрын
2023, 05, 13, ANIGAA WAXAA JELADAA INEEY SOMALI HISHIISHAAYAN.
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 2 жыл бұрын
WAAW Cirku wuxu jeclada Onkod inuu jbda Dulku wuxu jeclada Inay xareedu jiiftaa Dhirtu waxay jeclata In ubax ku jaranyey Noolo wuxu jeclaada Naftu halkay ujeeda Jaba waxabu kow yhy Markad jinow uyeedhee Jaaley ugu dhawaqde Aanay odhan dheg ii jalaq Jaalaleey yaa jaalaley
@faysalmohmed1519
@faysalmohmed1519 Жыл бұрын
Jalaleey sxb
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 Жыл бұрын
@@faysalmohmed1519 Murti iyo cod iyo music iyo abwaanabavwaa dadki hore Hada wxa la joga aduunyo catoosh yidhi fananban ahy
@omarmohamed3292
@omarmohamed3292 3 жыл бұрын
Waa heestii iigu horeysay ee aan maqlaa, aniga oo baadiye ka imid ayaan radio Muqdishu ka maqli jirey 1974. 1974-1975 ayaan primo ka bilaabay Dugsiga H/Dhexe ee Xamar Jajab. Maxaan gu'yaal wacan soo joogaay! Haddii aan jaceyl jirin...
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 2 жыл бұрын
Waw masha Allah waa waayo waaayo
@omarmohamed3292
@omarmohamed3292 2 жыл бұрын
@@AyaanAbdirashiid4631 Olden is gold !
@hassanmohamed900
@hassanmohamed900 2 жыл бұрын
Waa sanadkii Aan dhashay 1975
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 2 жыл бұрын
@@hassanmohamed900 masha allah 🙏 ♥
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 7 ай бұрын
Wali ma joogtaa xamar jajab iyo labada buundo dhexdooda waa meeshan ku soo korey allow alle 🇸🇴❤️
@Cawil.Gaashaan
@Cawil.Gaashaan 4 жыл бұрын
Feedhii Aadan laga jaray, markay kala jarmaadeen, ilmadoodi jaw tiri, muxuu jaahil ka ogyahay Alloow kuu naxariisto Abwaan Maxamuud Cabdullaah Singub, Allaah hanoo xafido Zaynab Cige iyo Salaad Maxamed Shardi {Salaad Darbi}
@halganshacabmedia3451
@halganshacabmedia3451 4 жыл бұрын
Like isaar Halgan shacab media wll qaali
@drjimalehaibejama7257
@drjimalehaibejama7257 4 жыл бұрын
Inta Ka Daawatay 2020 Gudihiisa Ama Dabadii Soo Duceeya Inuu Allah Inoo Sahlo Hamiyadeena Incha Allah Dhamaanteen Iyagana Allah Haw Naxariisto
@abdulkadirjalaqo9765
@abdulkadirjalaqo9765 12 күн бұрын
Heestani waxa ay si haboon u qeexday waxa uu 'jacaylku' yahay. ❤
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 3 жыл бұрын
CABDULLAAHI IISE SINGUB ABWAANKII REER JARAR GOB NASABA
@raghedanan3959
@raghedanan3959 3 жыл бұрын
Yaa Sallaam….! Waxaas ayaa Hees lagaa dhahaa. Dhago waxay jeclaadaan Jano loogu baaqaa. Indho waxay jeclaadaan Qurux inay u jeedaan. Hadal waxaad jeclaataa Inuu xubin ku joogaa. Ana waxaan jeclaadaa Inaan kula jalbeebaa……!!!!!
@salimsos6931
@salimsos6931 2 жыл бұрын
Saaxibkeyga Rumaad. Oo safar aan isla marney.
@usaamemaxamuud21
@usaamemaxamuud21 4 ай бұрын
Jawaabti cilmi iyo qeys muxu jaahil ka ogyahay ❤ Dadka dhahayo jaceel wax jiro mahin baan u gartay
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Dhagahu waxay jecladan jano loogu baaqaa.. Indhuhu waxay jecladan Qurux inay u jeedaan😊
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 3 жыл бұрын
CLLAAAHI SINGUB ABWAANKII REER DHBUUUUUUR ERAYADA
@abdimaxamed3454
@abdimaxamed3454 4 жыл бұрын
Qaranbuu ahaa waxa waxan soosaarayay iyo dadkan xulka ah xiligaa qofwalba iskamaheesaynin
@maxamedmaxamuud7157
@maxamedmaxamuud7157 4 жыл бұрын
Xaqiiq waaye
@cabdirashid3039
@cabdirashid3039 4 жыл бұрын
Muubarig hilaac
@cabdirashid3039
@cabdirashid3039 4 жыл бұрын
Mursal muuse ❤❤❤🥰🥰
@tallman6660
@tallman6660 4 жыл бұрын
💞💕💝
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 3 жыл бұрын
odaygu xaaji sangub iidoorka wuu istiraami jiray sirtaan ogaaday illeen labadii xaasba iidooooor abwaanku nin culus
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 3 жыл бұрын
waayna dhaleen xataa aabihii ayay dhaleen siduu sheegay
@shoombe2148
@shoombe2148 4 жыл бұрын
Jaalaleey waxay ku jirtay riwaayadi xuud baa liqay jaceylka 1975 sanadkaas waxay noqotay heesta 3aad ee ugu dalabka badneyd radio muqdisho 1- waxaa noqday soo noqo adoo nabada oo ay qaado hiba maxamed 2- waxaa noqday mininkiina oo ay qaadaan tubeec & magool waad ku mahadsantahay heestan oo dhameystiran oo fasiix ah waxaan ku galay degmada cabdulcasiis 3 -shilin ayaa lagu daawanayey tiyaatarkan 5-shilin ayaa lagu gali jiray
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
@Shoo Mbe Wuxuu ahaa sicir wanaagsan ka jaban kan tiyaatarka ku dhowaad 45%. Waad ku mahadsan tahay xusuusta aad nala wadaagtay. Kaambo Amxaaro xaafad dad ilbax ah degganaayeen.
@axmedilaysahmedgmail1318
@axmedilaysahmedgmail1318 4 жыл бұрын
Replies
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 4 жыл бұрын
Qarigii jacaylka ayay ku jirtay sida aan filayo.
@burcaawidb5170
@burcaawidb5170 4 жыл бұрын
MAAHA QABRIGII ,WAA XUUD BAA LIQAY JACAYLKII, INKASTA OO AY XILLIYO ISKU DHAW SOO WADA BAXEEN.
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 4 жыл бұрын
Waa saddexda fanaan een ugu jecelahay. Waa Kaariye, Tukaale iyo Singub. Rag badan oo media lagu wadwaday baa jiray. Balse waxa fiican dadkaa sheega. Ilaahay saddexdaba ha u naxariisto. Xasan Great, Jiir iyo Salaad oo laxan Ada lahaana way nool yihiin cimri iyo caafimaad.
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 3 жыл бұрын
JAAAALALALEEEE WAXAA SAMEEYAY JAAAAAAHUURKII WAYNA LAANDHEEERE SINGUB
@abdikarimsouleimansaid3695
@abdikarimsouleimansaid3695 3 жыл бұрын
Hees ka xigmad iyo laxan macan lagama dabaa samayin doonoo😍aniga waa ii qiso iyo jcl ax
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 3 жыл бұрын
ABWAANKA OGAADEEN WAA UU NOOSHEEGAY ERAYO QURXAN THANKS ABWAANIINTA DAAROOD
@abdirizakariif9884
@abdirizakariif9884 Ай бұрын
Rabbi ha unaxaristo abwanki riwayadan sameyay abwan sangub iyo fananinta inta dhimatey
@CiiltireboyCiiltireboy
@CiiltireboyCiiltireboy 11 ай бұрын
Salaad Maxamed Shardi Ceyr Xasan Aadan Samatar Ceyr Xaliimo Qaliif magool Ceyr Sacdiyo Siman Ceyr Qaali Ladan Ceyr Abwaaniinta Ceyr Waxas Kamida Xasan Jaceyl Dhamaanna Waa Cabsiye iyo Yabadhaale m,a
@MohamedElmi-ly1dv
@MohamedElmi-ly1dv 6 ай бұрын
Plz sacdiyo siman iyo qaali ladan ka saar dad isku qalmo ba isku meel lagu qoraa 😂😂
@anissahassan9932
@anissahassan9932 2 жыл бұрын
1 millions vieuws mudugboy and Seinab vice 🇩🇯🇸🇴💕🌸👍🌷
@hamsahali4558
@hamsahali4558 3 жыл бұрын
Heestan waxay ku jirtaa Riwaayadii la odhan Jiray XUUD BAA LIQAY JACAYLKI Waxaan Alifay Ilaahay ha U naxariistee Abwaankii Waynaa ee maxamuud Cabdilaahi ciise(Sangub)
@Cawil.Gaashaan
@Cawil.Gaashaan 4 жыл бұрын
jabba waxaa u kow yahay, markaad Jinow uyeedhee, jaalley ugu dhawaaqdee, aanay oran dhag ii jalaq Alloow kuu naxariisto Abwaan Maxamuud Cabdullaah Singub, Allaah hanoo xafido Zaynab Cige iyo Salaad Maxamed Shardi {Salaad Darbi}
@abdiabdi3597
@abdiabdi3597 3 жыл бұрын
Galab Jimce ah oo roob yar ka da'ay Xamar Xaafada Hodan farmashiye Barwaaqo 1989 ninkii timaha ii jarayay ayaa aad u dhageysanayay waxa jiray 12
@ridwanruuxiofficial8967
@ridwanruuxiofficial8967 2 жыл бұрын
Farmashiga barwaaqo sharoobo maqdis igusodhiib
@abdisamedomar1557
@abdisamedomar1557 3 жыл бұрын
Mazha allaah fanaanintu waa fanantihii hore aduunyow xaalkaa,be. Dowlad la,aantuna waxay sabab tey iney cidwaliba izka soo heezto
@ahmedhaybe4060
@ahmedhaybe4060 2 жыл бұрын
Magnolia
@abdifariid1289
@abdifariid1289 3 жыл бұрын
Riwaayadii xuud baa liq liqay jacaylkii ayaan u malaynayaa
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 3 жыл бұрын
Waa sax weeye
@mohamuudmohamed7988
@mohamuudmohamed7988 3 жыл бұрын
Waqtigu waa 31/12/2003 goobtuna waa isbital madiina idaacaduna waa codka horn afric saacaduna waa 11:27PM barnamijkuna waa caweyska baakaay habeenkaa waxaa iga geeriyotey anisa oo aheyd gabadha kaliya een ugu jeclaa walalahay
@hadraawialihussein9789
@hadraawialihussein9789 3 жыл бұрын
ALLE HA UNAXARIISTO IYADA IYO INTII ISLAAMA OO DHINTY
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 3 жыл бұрын
wwwww gobta habarjeclo fanaanadda ugu cad cad zaynab cige iyo zalaad laandheere hawiye
@burhaan-ducoqabem.3863
@burhaan-ducoqabem.3863 4 жыл бұрын
Axdigii Xuseen jirey Mulliyina ha jabin tidhi Iil innay u jiifaan Muxuu jaahil ka ogyahay?!💔
@axmedgaabow1162
@axmedgaabow1162 Жыл бұрын
Galab Salado ah Oo cirku Daruur Ku waran Tahay Aniga iyo Zxb igu qlia Axamad kaysi Aya Ku marqamaya Heeskan Aad ka u macaan Run ahanti Fanku waa Fankii hore
@anisacabdirahmancabdi9145
@anisacabdirahmancabdi9145 4 жыл бұрын
Hesaba kuwan hadena aheyn maba dhagesto dambiga allaha no dhaafe
@zakimoha6061
@zakimoha6061 3 жыл бұрын
Wlhiii warn hes waa ku wiii hore murti iyo nuxr dreen dad gilinaayo waaye dambigena alaha dhafo
@anascabdirazaaq248
@anascabdirazaaq248 4 жыл бұрын
RABOOW unaxariiso abwaan singub
@axmadyare9155
@axmadyare9155 4 жыл бұрын
Amin
@Cawil.Gaashaan
@Cawil.Gaashaan 4 жыл бұрын
Cantar jiibintiisii, Cabla jalalowgeedii, jirrabkiyo dhibkii helay, muxuu jaahil ka ogyahay. Cantar iyo Cabla waa Lammaane Carbeed oo dhanka jacaylka caan ku ahaa sida Layla iyo Qays ama sida Hodan iyo Cilmi Alloow kuu naxariisto Abwaan Maxamuud Cabdullaah Singub, Allaah hanoo xafido Zaynab Cige iyo Salaad Maxamed Shardi {Salaad Darbi}
@takeoffemi8259
@takeoffemi8259 4 жыл бұрын
Alayacisinka hees iyo bar hadii aan jecel jirin aduunka🌍 ma jogten Anigo jecel ihaayo dhagasanaya😢 Jecelkeygana iga dhertahay🇸🇦
@7hffffygg154
@7hffffygg154 4 жыл бұрын
macnow😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@fanwaafankiihoreamabaricis3963
@fanwaafankiihoreamabaricis3963 3 жыл бұрын
Woooooow fan waa fankii hore🇸🇴🍇💘💗❤💟❣🙏🎁💘💞💓💝
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 2 жыл бұрын
Wa lo diday inu gursado heskan qadayan axsan ruwayad ahead
@qaasimi21
@qaasimi21 4 жыл бұрын
Heestan oo abbaareysa islamarkaana u jwbeysa kuwa aaminsan inaanu jaceylba jirin , weliba ayado tusaale loo soo qadanayo lamanayaal jcylka tusaale dhaxal-gal u ah,sida Ceebla iyo Canatara, Xuseen iyo Mulliyo.
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
Dadkii ugu wanaagsana qarnigii tagay Dhamaantiin ilahay rali haydinka ahaado
@khalidcwaliyuusuf6497
@khalidcwaliyuusuf6497 6 ай бұрын
Aamiin 😢❤
@Cartan7
@Cartan7 4 жыл бұрын
Cilmi Bodhari magaciisu waxaan ka maqlaa erayada heesaha somali hal-abuur tilmaan
@Geedi143
@Geedi143 3 жыл бұрын
Waliba heesaha jacaylka ah
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 жыл бұрын
Hestaan wexey riyo igu celine somalia ala yaa igu so celiya somalia o nabada sida yurub
@anissahassan9932
@anissahassan9932 2 жыл бұрын
1 millions vieuws I am listening at 23.10 saalad darbi and Seinab cige two legends mashallah keep going forward💜💕🌸🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@yaasmiinhaybe9069
@yaasmiinhaybe9069 2 жыл бұрын
Asc wllo
@bisharGellowMahad
@bisharGellowMahad Жыл бұрын
Hello from Seoul south Korea
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 3 жыл бұрын
QOLYAHAN REER GUULEED ALLAMAGAN IYO HAARUUNKU WAA JAAAAHUURRO LAHUBO
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 3 ай бұрын
Wa hEEyE maya wa maya, waxbadan badan baba aqoidEE Ya Noocyo kala duwan arimo kala cayn shuqul layskuma lehba.Reero familiessss familyy.islaaam somali wadajir muqtishooy
@bashkabarre6625
@bashkabarre6625 3 жыл бұрын
Jallayal Rag iyo dumar Midna inaanu Kali jirin Miyuu muran kajooga? Aniga maya 2021💓
@mazzikatya
@mazzikatya 4 жыл бұрын
Beste somali classic musical 😍😍😍😍👍❤ waxaas heeso ah yaa slaam
@abdihassan5118
@abdihassan5118 3 жыл бұрын
Waayo waayo ruwaayadaan waan galay
@armashow329
@armashow329 8 ай бұрын
I’m listening 17/Feb/2024 walina waxey u muuqataa iney hadda soo baxday mana ka daalo dhageesigeeda
@Ibrahim-ox5du
@Ibrahim-ox5du Жыл бұрын
Woow waa hallaasi iska dheg!!
@itsmilee1
@itsmilee1 5 ай бұрын
Ana waxaan jeclaada inaan kula jalbeeba❤Zd❤20 April 2024
@abdulahiyare9034
@abdulahiyare9034 4 жыл бұрын
Dhagi waxay jeclaadaan jano loogu baaqee indhu waxay jeclaadaan qurux in ay u jeedaan Ana waxaan jeclaadaan inan kula jalbeebtee
@saeedfarah2093
@saeedfarah2093 4 жыл бұрын
Moxo ka wada jalbeebtee
@abshircarab18
@abshircarab18 3 жыл бұрын
@@saeedfarah2093 clshn kula sheekesto
@fatimayusuf8655
@fatimayusuf8655 4 жыл бұрын
Wlhy hesi horo xigmadbay kahad lijireen
@ubaxaadan3515
@ubaxaadan3515 4 жыл бұрын
66
@mohamedaxmed3619
@mohamedaxmed3619 3 жыл бұрын
Xasuus hore baan galay iyo jclki hore oo clfku na kala waday💔
@xasanxuseen9897
@xasanxuseen9897 Жыл бұрын
Waa fanaaniin qaaliya
@Salahfarah1
@Salahfarah1 Жыл бұрын
Salaaad darbi allah ya kariim❤️
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 3 ай бұрын
Fanku waa farxad
@tallman6660
@tallman6660 4 жыл бұрын
Hadii aan jaceel jirin aduunyada ma joogteen
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 3 жыл бұрын
Ana waxaan jeclaa inana kula jalbeebee
@barkhadmaxamed7799
@barkhadmaxamed7799 3 жыл бұрын
Waa hees aad ufiicAc muxuu jaahil ka ogyahay
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 2 жыл бұрын
Soomaaliyi marbay aragtay quruxdeeda dabadeedna indhahay isku qabsatay.
@ibrahimabdillahi6548
@ibrahimabdillahi6548 4 жыл бұрын
ina lillah wa ina illahou rajicoun / zeinab cige / Rabi u naxarisoo / amin
@husseinabdille
@husseinabdille 3 жыл бұрын
Walal way noshahay lakn alaha uwada naxariisto inti muslim
@box5319
@box5319 3 жыл бұрын
😂😂🏃
@AhmedHassan-bq9zz
@AhmedHassan-bq9zz 2 жыл бұрын
Derbi iyo seynab cige waa waaberi❤️❤️❤️❤️
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 3 жыл бұрын
FANAANIINTII QARANKII BURBURAY WAAAH WAAAAAH
@maogtahay4999
@maogtahay4999 4 жыл бұрын
Ha jabe shaki ya jalaleey maxan dooney original keeda mahadsanid ustaad waayo wayihii wacnaa
@barkhadahmed
@barkhadahmed 2 жыл бұрын
Cirku wuxuu jeclaa onkod inuu jibaadaa Dhulku wuxuu jeclaadaa in xareedu jiiftaa Dhirtu waxay jeclaata in ubax ku jaran yahay ana waxaan jeclaada inaan kula jibaadaa Axyaaa murqaaan
@abdirahmanmuhudin5543
@abdirahmanmuhudin5543 Жыл бұрын
Dadki hore dhaxal bey nooga tageen, toloow anaga maxaa uga tagi doonaa da,yarta naga dambeyno 😮..
@ifk02
@ifk02 8 ай бұрын
Suaal fiican lkn jawaab looma hayo
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 3 жыл бұрын
INAADEERKAY SALAAD SHARDI ASAL WAA REER CEEELBUUR
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 3 жыл бұрын
INA ADEERKEY!!! KA DAA! KK KU EKOW"ISLA CEELBUR BANU,,,,
@aliiadan
@aliiadan Жыл бұрын
Hees waa dhaftey waxaan
@cumarj1226
@cumarj1226 4 жыл бұрын
Dad waa dadkii hore Saynab iyo salaad hees macaan
@maxamedaadan9002
@maxamedaadan9002 4 жыл бұрын
fanaaniintu waakuwii hore xigmadina waatii hore
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 3 жыл бұрын
HEESKAN IIDDOOR DAAROOD IYO HAWIYAA IKU ARKAY AGA EGASH
@qubqac9913
@qubqac9913 3 жыл бұрын
kuwa tumayana waa reer koofur , gibilcad
@gacaltoyog41
@gacaltoyog41 3 жыл бұрын
Ninkii Taakeeye Ahaa Xiligaan Fanaan Miyuu Ahaa🤣 (Istaqfurulah)
@quruxsan3304
@quruxsan3304 3 жыл бұрын
Hhhhh heesahan way kugu baxda miya
@gacaltoyog41
@gacaltoyog41 3 жыл бұрын
Hhhhhhh aad iyo aad sister
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
@@gacaltoyog41 Taakeeya mxaa meesha keenay Huno Halkaas maan fahmin?
@oladahmed8997
@oladahmed8997 4 жыл бұрын
Waah waah waxasa heesa
@ikraanmaxamed1457
@ikraanmaxamed1457 3 жыл бұрын
hees wa heesihi hore ishcala
@user-horo
@user-horo 2 жыл бұрын
Taloow yaa jooga 2022 oo ciidul fidiri ah oo ila dhagaysanaya heestan kasoo hadhay maalmihii wacnaa ee tagay?
@hibo271
@hibo271 2 жыл бұрын
That's somail guy
@somalitoday4962
@somalitoday4962 3 жыл бұрын
Ereyadii Sangub Aun Laxankii Salad Darbi
@MIRALUUL979
@MIRALUUL979 4 жыл бұрын
Mid kamid ah heesihii aan ku indha furtey
@abdishakourshakti7364
@abdishakourshakti7364 3 жыл бұрын
Wow Waxaas Heeso Ka Ahaa
@mohamedaynab2595
@mohamedaynab2595 3 жыл бұрын
Wa singub aun
@BashiirSalad
@BashiirSalad 3 жыл бұрын
Heestaan Riwaayadii Xuskii Jacaylka ayay Ku Jirtay Saan Filaa
@Kader.Arab4336
@Kader.Arab4336 7 ай бұрын
Allow abwan maaha abwaan singub AHN
@mustafexirsi
@mustafexirsi 2 жыл бұрын
12.12.2021 caawa waa ii habeen qaraam.
@halganshacabmedia3451
@halganshacabmedia3451 4 жыл бұрын
Waan ka helay heestaan like ayaan saarey anna like ta hala igu caawiyo
@ilyaas3017
@ilyaas3017 4 жыл бұрын
Feedhik aadan laga jaray
@albaninixassan1514
@albaninixassan1514 3 жыл бұрын
Magool
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 3 жыл бұрын
AGA JIRRID LAGAMA BEERMEEN
@taaxoibuaadam59
@taaxoibuaadam59 3 жыл бұрын
Heestii heesaha iga dheh
@Isgokumaxrizzeditz
@Isgokumaxrizzeditz 2 жыл бұрын
Hadii aan Jacayl jirin Jagi lama cayaareen... Erayga Jagi muxuu ka tarjumayaa....?
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 4 жыл бұрын
Jaalalleey waa hees qaali ah
@istarlinfarah8861
@istarlinfarah8861 4 жыл бұрын
Waxay ahay xasuus qaaliya sangub alaha u naxariisto silsiladii ruwaayadahii qabrigii jacaylka xuud baa laqay jacaylka iyo xuskii jacaylka xasuus erayadii uu dhihi jiray sangub jacaylkii bar aan xabaalay barna aan xuudka siiyay ayaan caawa xusayaa
@ibrahimabdillahi6548
@ibrahimabdillahi6548 4 жыл бұрын
Salaad darbi ay Allah soo hadey
@walicadefarah5598
@walicadefarah5598 3 жыл бұрын
ACWW Fan shaqo ma ahee bal inta idinka nool Ale u tooba keena intaa àan geeridu idinku imaan Aduun Marti baa lagu yahay waa Daar àan lagu waareyn markuu moowdka Ku asiibo oo maro cad laguugu duuduubo lagu aaso magac baa kaa hara maalinta ay maro Ku saaraan dhabtii xaqa Alaha idin tuso Alaha idin soo hanuuniyo walaalayaal thanks lot and bye
@yussufbitilmari4940
@yussufbitilmari4940 4 жыл бұрын
waaw waaw hees cajiib ah
@abdullahiguled
@abdullahiguled 4 жыл бұрын
Ereyadii AHN Mohamoud abdullahi SINGUB
@cabdihassan3084
@cabdihassan3084 4 жыл бұрын
Wahwah fanaaniintii hore
@maxamedxirsi3464
@maxamedxirsi3464 3 жыл бұрын
Hadii Aan JacaYl jiriN jagi Lama ciyaaren axYaaaa heso xusuus mudan
@foxybrown7575
@foxybrown7575 3 жыл бұрын
2021,03,31, 2021, 01,APRIL., JUNE, 08, 2021. JALAA LEE, SOMALIYOOOOOOOOOOW. ANIGA WAXAA JEECLAHAAY NABAAD.
@cabdiqodax
@cabdiqodax Жыл бұрын
Cabdi wali cabdilaahi
@cabdiqodax
@cabdiqodax Жыл бұрын
Cabdi wali cabdilaahi
@XasanC.raxmaan
@XasanC.raxmaan Ай бұрын
Maxamuud claahi ciise singub qaryaan qalanbaawi halabuur somaliyeed reer dalal guuleed reer dhicsaw. Reer cigaal dhicisaw waxa amaan ii ah ... inaan abti u ahay .. oo dhashay cibaado xayd xirsi xuseen abokor reer yuusuf iyo anigoo rer samatar ah
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 320 М.
Seynab Cige iyo Salaad Darbi
8:30
Ahmed Tooyo
Рет қаралды 2 МЛН
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 18 МЛН
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 29 МЛН
Xasan Adam Samatar Iyo Shankaroon Axmed Sagal 🔥Iyo Heesta "HUBSIINO"
9:19
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 636 М.
Xasan Adam Samatar Iyo Xaliima Khaliif Magool🔥 Iyo Heesta "CAASHAQA ISKA ILOW"
11:16
Heestii:- CEEL- BUUR
10:35
Hal Abuur channel
Рет қаралды 75 М.
Hibo Nuura iyo Saalax qaasim heeskii Kalgacalku waa qani .
13:10
ABSHIR SALAH
Рет қаралды 70 М.
Seynab Ciga & Salaad Darbi | Heestii Jaalaleey | Hees aad u Macaan
10:41
Maxamed Axmed Kuluc 🔥Iyo Heesta "JEEDAAL"
9:44
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 1,1 МЛН
salaad maxamed shardi salaad  darbi  naruuro  kaban  ah
10:01
SHARDI OFFICIAL
Рет қаралды 35 М.
Сломала Свой Фотошоп С Помощью ИИ
0:19
Голову Сломал
Рет қаралды 2,9 МЛН
Best funny game 😂#shorts
0:28
Funny TV
Рет қаралды 42 МЛН