Wadahadal.ayaan diyaar unahay,waliba Pl waxay diyaar utahay in meel fagaaro ah in lagu wada hadlo"

  Рет қаралды 3,214

Universal TV

Universal TV

Күн бұрын

Wadahadal.ayaan diyaar unahay,waliba Pl waxay diyaar utahay in meel fagaaro ah in lagu wada hadlo oo aan qarsoodi ahayn, haddaan qaldanahayna hanala qabto" Madaxweyne Deni oo sooxiray shirweynaha Nabadda ee PDRS

Пікірлер: 30
@alimaalin5974
@alimaalin5974 21 сағат бұрын
Maamulaka puntland dheh
@SA-pm1mu
@SA-pm1mu 22 сағат бұрын
Somaliland. Puntland. Aya. Ka shaqeesay. Iney fogaaytay Masmul goboleed. Madam weyne. Ma ahan
@FeysalNice
@FeysalNice 17 сағат бұрын
😂😂😂 waa been tiisa Markuu arkay in moqadisho Hub laga soo dejiyay ayuu leh yahay 😂Wada hadal ayan rabnaa 😂😂😂
@axmediimaan9722
@axmediimaan9722 22 сағат бұрын
Somaliland baa wlhi kaa dhaw, puntland waa dhibta kaliya ee somalia haysata ilaa shaqo laga qabtana wlhi somalia dagi mayso.
@MASKAXKOBCISBRAINDEVELOPMENT8
@MASKAXKOBCISBRAINDEVELOPMENT8 22 сағат бұрын
Wali ma waxaad u ciil qabtaa dhiiga reer Puntland?1991 maa kuu muuqada, ogoow waagaa Puntland ma dhisneen
@Cadar49
@Cadar49 21 сағат бұрын
Dowlad nimo tuugtuug laguma helo meelo badan waa in shaqo laga qabtaa guul Xasan Shiiq Maxamuud President
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 12 сағат бұрын
​@@MASKAXKOBCISBRAINDEVELOPMENT8Mooryaanku macno ma leh hadalkiisu waa uun mooryaan.
@IsmailMoalim
@IsmailMoalim 23 сағат бұрын
Mahadsanid
@hassanahmed6760
@hassanahmed6760 23 сағат бұрын
Guul madaxwayne Dani
@alifarah5262
@alifarah5262 22 сағат бұрын
''Hadaad ogtihiin wada ay Soaliland aaday" waan ay ka dhow yihiin caqliyadda xasideed ee qabiileed ee taal Puntland. Qaranka adinkaa y doontay Ethiopia taariikhdii Soomaaliyeedna BOOG u yeelay keenayna Ethiopia, waxaan idinku yar shinsiga Soomaalinimada. Madaxweyne Xasan waa ku saxan inuu idin fogeeyo sababtoo ah jinsiyaddan waxba idinkama faa'iideyso
@Blackiislo
@Blackiislo 22 сағат бұрын
Maamulkii Dani waa soo jilcay baahida wee soo Kar karisay welcome pack Dani 😂😂😂😂
@Cadar49
@Cadar49 21 сағат бұрын
Xasan Shiiq Maxamuud President
@SA-pm1mu
@SA-pm1mu 22 сағат бұрын
MAAMUUL. GOBOLEED. MADAXWEYNE. MA AHAN.
@saidmussa6461
@saidmussa6461 20 сағат бұрын
Dameerkani Hubka xassn Muufo la soo dagey ayaa uu ka sasay waana baqayaa kani waa Zinzibar Puntland meel xun buu geeyey
@saidmussa6461
@saidmussa6461 20 сағат бұрын
Shaley Carte ayaa loo noqonayaa ayuu lahaa Zinzibarkani maxaa maanta ka keeney waan soo laabtey Fuley Xaarweyne
@aliaden1807
@aliaden1807 14 сағат бұрын
Waliga runta cawada Ayad shegtey qoloyanga shoshlmidiyaha inlagaqbto wayo umada in Ben rad kahen ushegto
@SA-pm1mu
@SA-pm1mu 4 сағат бұрын
😂😂😂😂 pu tland. Daacish Somaliland alshabab. Imaaraad ba kuma. Algagixosada 1
@CabdulahiMohamedisaaq
@CabdulahiMohamedisaaq 22 сағат бұрын
Qof cod
@salaxmaxamedcismaansalaxma2929
@salaxmaxamedcismaansalaxma2929 22 сағат бұрын
war mahawiyu kabaqaya fulaygu
@YuleTaylor-l8g
@YuleTaylor-l8g 22 сағат бұрын
Brown Kenneth Thompson Shirley Taylor Helen
@hm1c586
@hm1c586 17 сағат бұрын
Ninyahow Runtii waxaad noqotay Walaalkiis Nin wax udiiday Walaalkiis Kursiga Ogoow Xilku waa merto Xassan shekha kiqayanay Balse Hamza Waa walaalka utanaasul Sentan uga kac
@ManSabriye
@ManSabriye 20 сағат бұрын
Hhhh markabka hubka ah o yimaaday mumaqlay wa isagan baqaye😂
@keysemuhyadin
@keysemuhyadin 13 сағат бұрын
Wax walba anaga waad qaldantihiin alshabab ayad ka xuntihiin somali oo dhan way Ina ogatay somali waydhaqaday laguma joojinayo
@Cadar49
@Cadar49 21 сағат бұрын
Faataale Beenaale waligaa waxaan dan shaqsiyan eheen ma rabtid
@libanomar9769
@libanomar9769 6 сағат бұрын
Dani binankadha naaga joog labadi sano ad maqnid guul iyo hormar badana la gari looma dhaama iyo is luug qabad unba haysan shale ayad Ethiopia oo cadowgina ah difaceysi oo ad huup kaso ibsate maxa laga xashiyaha cadoow kal kal aya tahi
@myg3400
@myg3400 12 сағат бұрын
Wacalkan hala dilo hana la musafuriyo medkisa hala geyo zanzibar wa jarrer nacalad hakugu dhacdo
@abdirahindahir4614
@abdirahindahir4614 11 сағат бұрын
Deniyow, soomaalida waxey is weydiineysaa markasta maxey puntland dawlad kastoo imaato dagaal ugula jirtaa?
@ibnuyussuf
@ibnuyussuf 22 сағат бұрын
Ninkan ma fogee yan la fogeeyn
@Cadar49
@Cadar49 21 сағат бұрын
Hhh waligiisna ma dhawa waa drama queen
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 224 МЛН
من أحداث 16 ماي بالبيضاء إلى خطة تسديد التبليغ
8:19
النفيسي: هل يتحد السنة والشيعة
6:46
الراصد للدراسات والأبحاث
Рет қаралды 52 М.