asc teacher abdi rashid i am very supportive and i like your programs
@rabiicabdilahi84082 жыл бұрын
❤
@abdifanta60652 жыл бұрын
Nabigeena scw baa wax walba noosiii sheegay awooda muslimka inaysoo labanayso oo an furan doono roma insha alllah sidoo kale si walba ha ahato hubkaan culus aad arkaysaan ugu dambey waxaa lagu dagaalami donaa seefihii.
@Real_nadiir2 жыл бұрын
You deserve more views bro Make video everyday
@xasan.krn1xasan.krn122 жыл бұрын
Abdirashid waad Naga so dahday Mal Mahan dhan wn ka warsugeynay dunida buuq ayey ku jirta ee noo badi wlh xita medi ma shego xogta ad no fa ideyso thnks
@abdimalickadan94762 жыл бұрын
Argagaxisada waa maraykanka sadam xussein alaha unaxariisto
Waxan dadkii ugu horeyay ee markad hawshan biloday kula bilabay cabdirashid bro dadaal oo ka si badi bro
@ahmedomar81092 жыл бұрын
Muuqaalka sidaan ka arko aad ayuu u xiiso badan yahay runtii sidda arko maxa yeelay waa 30 minutes lknse hadda hurdo iheyso beri subax daawana insha Allah ustaad Allah ku barakeeyo.
@quruxsan2872 жыл бұрын
@LM ani iyo adi isku mid baan nahay😁
@Saara6042 жыл бұрын
@LM isku mid nhy walashey iga damisay xalay inta ku seexday🤣
@ismailjamal93302 жыл бұрын
vry beatfull messege
@deeqxuseenhaybe88062 жыл бұрын
proud this channel 💫💯
@rabiicabdilahi84082 жыл бұрын
Wllkie Abdi raShitt Keep UP😇😇
@akra54t4grrashid42 жыл бұрын
Mahadsanid
@khalidkorea8032 жыл бұрын
Love iizar wallø
@abdifitahjeko2 жыл бұрын
videogaan waa ku seexanaa caawa thnks❤️
@quruxsan2872 жыл бұрын
Sidoo kale ani xittaa
@abdifitahjeko2 жыл бұрын
Wlh ninkaan madxiisa Ads dhan isaga xiray Videogiisa caawa suu umacaa lee waa seexan waaye xitaa ❤️
@quruxsan2872 жыл бұрын
@@abdifitahjeko aniga xittaaa Americana aad ayaan usii nacay markaan dhageystay video gaaan ilaaahay haka qabto america umadiisa
25:37 Pakistan Waxa ay KU edeysay Marekan Inu Xarumahi Pakistan ee melteriga iney Sawiro uga qaten Diyarado Darons ah KADIBNA Usama bin ladin oo meel dhawarka Dambe Xaruun Ciidan Hoy Qarsodi kaga dhumalesan nahey Balashudo uga so daten Pakistan Ila iyo Hader jwb xita lama sin oo ah XADGUDUBKA DALKEDA AYADON LA WEYDIN AMARNA LAGA HEYSAN GOOB MALATARI NA DIYARADO DARONIS AH KU DUL DULEN SAWIRO NA MAMKA KA QATEN!!!!!
@muhiyadinmohamed39982 жыл бұрын
Wakhtiga inoo yaree aad bad ubadisee
@libanhussein9782 жыл бұрын
Taariikhda Muhiim ah, una baaahin in dib noo xasuusisaan
@herofliveTV2 жыл бұрын
U.S.A time is over it's your upside down.
@arahman36552 жыл бұрын
zodiac signs ka soo hdal mzuul
@qalbitaajiracadmy35762 жыл бұрын
Door bileed iska caabiyeen america waa ku jabay
@axmedcabduqdir36922 жыл бұрын
Somali kasoohadal duulaankii 1993 balck hown down
@G-dirir_bulgaz2 жыл бұрын
Mareykanku waa jaahil u haysta inaanay dadku caqli lahayn sidiisa oo aan la arkayn waxkastuu maldaho
@cabdulwehab51662 жыл бұрын
M tuug wyeh ddkah wuu dhimay ILAHAY cadowga Islamka kaqabtoh
@Sam_Saylici2 жыл бұрын
Waxa wili layaab igu ah awoodi Iraq wakhtigas ay lahayd sidi laga filayay mayna noqon xita iska caabin adag ma samayn si fududna aya lagu burburiyay mida kale Osama Bin Ladin wuxu aha qorshaha wadamadan lagu burburiyay wuxuna la shaqeynayay isla Maraykanka umana arko geesi diin iyo dal u dagaalamayay magacisa aya malaayin dad aan waxba galabsan lagu layay
@abdullahijama55022 жыл бұрын
innocent people with injustice war they waged endless wars barbaric wars in western jingoism
@abdullahijama55022 жыл бұрын
innocent people with injustice war they waged endless wars barbaric wars in w