Habar Jecloha iska qabato Ninka gaaban iyo Ninka Cas .
@mustafexasancalikaabanka4332Ай бұрын
xasan yare waanu badalnay suldaan nooma aha waa huwan
@khmahamed2569Ай бұрын
Nooca baas balayidhaa waruntii caliye
@abdiaziizahmed7827Ай бұрын
GOORMA AYEY HABARJECLO IYO HABARYOONIS TOL NOQDEEN
@BatutaMediaАй бұрын
Walee saxaafadii rasmiga ahayd waatan, buna la isma amaahinayo, waxbana la isuma qarinayo. Mujahid Cali Duul duul garanayo waxaanu codsanaynaa in maalinta la ina aqoonsado aad soo wada istaagtaan team Cirjiidh oodhami bartaa waa in aanu idinka aragnaa, waanu ina hayaa walhtigaasiye
@MaxamudIbrahin-l1qАй бұрын
Mujaahid cali duldul runta ayan kugu jec lahy allaha ku xafido buufi cayayaanka
@jamalibrahim2472Ай бұрын
Habar jeclo Hada nahay wadani waynagu so duule hala iska ceeliiyo Waxa Kala meel ha la iska dhiigo
Nin liita oo cuqdadi laasataa lulayay ciilkii dheh
@qaniahmed9241Ай бұрын
Dawlada Somaliland hasoo dhoweyso Ruushka waa dawla Saaxiib wacan oo ka wanaagsan Maraykanka midabada badan e heshisyadisu wada Yacyacoodka yihiin.
@AbdikarimAbdi-t2pАй бұрын
Adeer Cali slm c❤ iyo abtiba
@farhanqalib2028Ай бұрын
Waa cali huuro wuxuun xeeri oo dadka kaxishood oo beenta jooji iyo cufiga ku haya waad bugtaa cali caa af huuro
@ifrahiman3883Ай бұрын
Awow sheikh isakhaq wuxu aha khabiir strategy yedeed wayo inamdisi ayu qarna bari jooga yidhi qaarna galbeed u direy markasey sidi dowladaha is baladhiyeen oo waliba reer kale anu taraxiin intey dagan ee isku xidhidhsan.
@AbdiHassan-ln2edАй бұрын
Ali waa khabiil!! Tii reerah local political and the Geo-politics we shld welcome Russia 🇷🇺 too
1962 dheh first contact ka dib markii JFK u diiday in uu hubeeyo Somalia...RW CCSharmarke. wuxuu soo maray Qahira oo xidhiidh la lahayd Moskow. si loogu jiheeyo safkii Ruushka W.A.Dibedu wuxuu ahaa CA Ciise
@TaaroAliАй бұрын
Waar sulaadin may ahayne waa dhuuni raac hunguri cadayaala lkn shacabkaa cod bixiyayaala ee waakaase bal gacmaha noo qabtaan cidan ay u raxlaynayaan waa tay eedaan haday cod naga sii sidaan marka laga reebo inta ay iyagu dhaleen ee guryaha u jooga hadaba waa inoo codka?
Misleading and ambitious confused attitudes have no good intentions.
@SomalilandHargeisa-of5ngАй бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@faisalosman9906Ай бұрын
да здравствует Россия
@faisalosman9906Ай бұрын
Ha Noolaato Russia
@faisalosman9906Ай бұрын
Da Zdravstvuyet Rossiya
@hiddowacan811Ай бұрын
Huwan iyo hadhaa faqash wadanibaa kusifoobay nijaas nijaasi dhashay weeyi waana in maxkamad lasoo taagaa ururka jar iska xoorkaa iyo huubada ku huursan
@aminaosmanawad8575Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@XuseenCalancasАй бұрын
Ruushku waxyaabaha uu kaga tegay waxa kamida kumanaan tan oo ah macdanta yuraaniyamka aho kayd a
@سلامأدم-س9مАй бұрын
Cawa mawaxaa lawayay quraradii kululay m musow udir haka amusodadkee
@cabdulaahixasan6256Ай бұрын
Madaxweyne Poutine wa geesi lkn maraykanku wa qashin ay ka buuxan qowmuluud sida ilhaan cumar oo kale inaga fogeeya. Waddamo dhawr ah oo afrikaan ah oo saldhigoyo siiyay waxay nasiib u heleen hubki ugu casrisana iyo tobabar tayaysan oo heer caalami ah. Maraykanku wa TUUG wuxu u socda gumeysi cusub inu cida soo dhawaysata dul dhigo wlhi wa jaanis in ruushku rabo inu dhulkeena saldhig ku yeesho.
@Shukri20267Ай бұрын
Kkkkkkkk Ina-Kaahin miyiu layn lahaa Fahiima iyo Raxma-yar.idinka ka danbeeyeue
@Jumu-rb5biАй бұрын
SSB Soo maha degaan HJ Hawd WA maxay HJ Sanaag Erigabo cirjidhow talking about? Caynabo county to buhoodle precincts are mainstream HJ backbone degmooyn HJ Hawd tuugna ma hadekaru.
@AbdirisakHasanahmedАй бұрын
RUNTAANU KUGU KU ADINTAA CALOW ILAHEY CIMRIGA IYO CAFIMAAD KABA HA KUU SIYAADIYO