WADDO CUSUB OO MUHIIM AH

  Рет қаралды 15,543

GOONLE VLOGS

GOONLE VLOGS

Күн бұрын

Пікірлер: 67
@abuhanaan9009
@abuhanaan9009 5 ай бұрын
Allah ha barakeeyo Maayar Mooge iyo asxaabtiisa la shaqeeyaba run ahaantii magaalada way qurxiyeen
@SamiraAhmedFarah
@SamiraAhmedFarah 5 ай бұрын
Waxaad ka sarata xaramka waxaad ku badasha baxsanayaa Hargeisa waayo xaramka Waa baykii illaahaya waan jecelahayaa Hargeisa ❤❤❤❤❤
@GOONLE24
@GOONLE24 5 ай бұрын
Sheekh ma waydisay wali ?
@XHARGEISA
@XHARGEISA 5 ай бұрын
Manshalah wllo caalin keep going
@GOONLE24
@GOONLE24 5 ай бұрын
Ada mudan saam.
@user-os76x6
@user-os76x6 5 ай бұрын
Noolow maayir mooge guulayso insha allah
@AbdiEgal-wl5iq
@AbdiEgal-wl5iq 5 ай бұрын
Masha Allah Tabarakallah ...Keep the good job!🎉❤
@IsmaaciilCabdi-oj9mu
@IsmaaciilCabdi-oj9mu 5 ай бұрын
mansha alaah alaah ha barakeeyo inta wax ku darsarey iyo dawlada hoose iyo maayir moge dadkeenu waxey ubaahan yihii hogaamiye wanaagsan mahadsanid walaalo
@GOONLE24
@GOONLE24 5 ай бұрын
Ada mudan.
@yazissa6411
@yazissa6411 5 ай бұрын
MaashaAllah beautiful work ❤❤❤
@Caasha739
@Caasha739 5 ай бұрын
Masha allah
@MariamElmi-b3f
@MariamElmi-b3f 5 ай бұрын
Maasha’allaah tabarakallaah Ilaahay ha xifdiyo the Mayor and his team 🎉🎉🎉🎉🎉💐💐💐💐💐🥀🥀🥀🥀🥀🥀🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷
@GOONLE24
@GOONLE24 5 ай бұрын
Amin Mahadsanid.
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 5 ай бұрын
Masha Allaah Maxamud haybe wa xaafadayadi
@abshir1974
@abshir1974 5 ай бұрын
Manshala walaahi waa highway slow barakee mayor team
@shamsojama9804
@shamsojama9804 5 ай бұрын
maansha allaah ❤
@saciidguuled2398
@saciidguuled2398 5 ай бұрын
Maanshalla waa wado wanaagsan waxaan odhan lahaa wadada calaamada Dhexe ee wadada kala qaybinasa ee labad haad sii gaadhi I ilaashato haadkiisaiyo calaamado boodhadhka muujinaya xawliga socodka la ogol yahay in gawaadhidu ku socoto
@hargiesa_gira
@hargiesa_gira 5 ай бұрын
ilaaheen haynuu calfu inagoo nabada.
@hassanhussein6110
@hassanhussein6110 5 ай бұрын
inshallah nice vedio ............................. i am watching you from Abu Dhabi
@GOONLE24
@GOONLE24 5 ай бұрын
Thanks and welcome
@halimaaden275
@halimaaden275 5 ай бұрын
Mash Allah good job 👏🏾 ❤🎉
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 5 ай бұрын
MAANSHAALLAH BEAUTIFUL NICE WORK ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 5 ай бұрын
Maanshalaah caalin nin adag yarkii wuu ka badiyay
@GOONLE24
@GOONLE24 5 ай бұрын
Ka yar waxan qorshaynaya inu mo Farah badalo . Miyaan la baratami kara ?
@maxamedxuseen4049
@maxamedxuseen4049 5 ай бұрын
Hargeysa niman baa ukacay waxqabadku dhab kayahay alle raali haydinka nodo mayor mooge team.
@hyusuf2207
@hyusuf2207 5 ай бұрын
Masha Allah 💖
@ahmedmohamud9167
@ahmedmohamud9167 5 ай бұрын
Waar like iyo sheerta si gobonimo leh usoo daadiya 👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👍🏼👌🏼
@cartancartan8452
@cartancartan8452 5 ай бұрын
Mnsha Allah
@hassanmahamoud1673
@hassanmahamoud1673 5 ай бұрын
Maayer mooge wadooyonka hajoojiyo oo ha sameeyo biriijka ku saldhida new hargeysa
@abuhanaan9009
@abuhanaan9009 5 ай бұрын
Labadaba samee maad tidhaahdid sawdiga ninka weyna maxaa kugu dhacay
@Gobanimo-gy8gd
@Gobanimo-gy8gd 5 ай бұрын
Maasha Allah ❤
@ImanAli-mb2gb
@ImanAli-mb2gb 5 күн бұрын
Sidaa Libaax
@somtech2422
@somtech2422 5 ай бұрын
Sxp bal wadada 150 ka soo duub ❤
@abuhanaan9009
@abuhanaan9009 5 ай бұрын
Marka aqoonsiga aan helo ahi insha allah inoo ordi doonaa
@AwillYeey
@AwillYeey 5 ай бұрын
Mooge?
@mychannel-bq1mq
@mychannel-bq1mq 5 ай бұрын
150 ka waa wadada ugu weyn Ee Hargeisa 3 sano oo ina Mooge Xil Hayey waan dhisayaa ayuu leeyahay bale kuwa deegaankiosa ku yaala er aan cidi a daganayn ayuu dhisaa
@sadamyusuf8676
@sadamyusuf8676 5 ай бұрын
TAN mooge ma dhisin ee lacagtayada ayaan ku dhisnay ...ee dawlada hoose shaqo kuma laha ...walow ay qayb yar oo kooban ku leedahay ... Laakiin wadada 150ku waa wado mihiima lacag badana u baahan ...hadii la dhisi lahaana waan jeclaan lahaa Ku darsoo wadada 200 sow laydiinma dhisin ...anaga taayada 200 soo arrag yaahuu
@SanaagSomaliland
@SanaagSomaliland 5 ай бұрын
Dee kuwa deegaankiisa deegaankiisa ayaa lacagta bixiyay. Orod oo lacagta biixi deedna bal arki waa wax qabad.
@Saciidawjamac
@Saciidawjamac 5 ай бұрын
asc warninyaw miisiga maad iskadeysid dadbadan oo kudaawan laaha miisiga ayan kugu naceen
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 5 ай бұрын
ADEER WADADII 150 ka EE HIGH WAYGA AHAYD CAR HA SAMEEYO KAN YAREE IS DAAWANAYA
@sadamyusuf8676
@sadamyusuf8676 5 ай бұрын
SOW TII 200 LAYDIINMA SAMAYN ...ANAGANA TAAYADA 200 HALA SAMEEYO ADEER
@jamalali3280
@jamalali3280 5 ай бұрын
Mayorkan waa in la bedela waxa oo laga fadhista waayo danti garxejiska ayuinbu dhisay habar awalay toosa war waxan aan qabyaalabada baranayniin ayaa nala dhashay kaca saacad muusow ilmaaderayaal
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 5 ай бұрын
Sawkan yarku laamigii murxiyay waa in jeelka la geeyo 😂😂😂
@GOONLE24
@GOONLE24 5 ай бұрын
Ma aragta?
@cige12
@cige12 5 ай бұрын
150 ayuu dhisi waayay lacagtii xaafadooduuu ku dhisay waa in lacasilaa khayin weeye
@sadamyusuf8676
@sadamyusuf8676 5 ай бұрын
Sow 200 laydiinma dhisin ...kaalay taayada 200 soo arrag ...😂 inkastoo wadadan aanay dawlada hoose shaqo ku lahayn
@sismail120
@sismail120 5 ай бұрын
Wadadu way fiicantahay laskiin laakiin laakiin laguma xisaabtamin nabadgelyada Madaarka iyo diyaaradaha duulaya ama degaaya waa dad aan ka yaabay ,Security umaba qorna umadan faanaysaa Si fudud baa madaxwaynayaasha iyo sufuuda loo toogan karaa ku darsada xisaabta
@GOONLE24
@GOONLE24 5 ай бұрын
Waayo maxad aragty trump ayaan la sigaye madaxwayne Africa joga hadalkisa daa .
@khadaribrahim6418
@khadaribrahim6418 5 ай бұрын
Codkaaga garnay goonle
@rashidnoor3970
@rashidnoor3970 5 ай бұрын
Hadhisan bal dadkasi ha arkanwanaga dawladnimadu waxay tahay ale ha jeclaysiiyo dalkoda qabyalada xuna haka masaxo
@iftahh9154
@iftahh9154 5 ай бұрын
Dadki ayaad ka farxisay ee Alle noloshadoo dhan ha farxiyo lamiyadu waa waxa ugu qurux badan baladka la ogow mersha biyeediga hadi kale horey u baba aysa!!!
@GOONLE24
@GOONLE24 5 ай бұрын
Mahadsanid.
@abshir1974
@abshir1974 5 ай бұрын
Wadada waa in lagu daraa biyo mareenadii Manshala oo ciyaalkan meel ayku ciyaaraan loo smeyo. Dadkii baabuurta la ordi jiray way jiidhi
@hargiesa_gira
@hargiesa_gira 5 ай бұрын
maxaad noo tusi wayday maqaaxida naasa hablood ee ku taal kaallinta shidaalka laas geel ee saaran wadada 200?
@GOONLE24
@GOONLE24 5 ай бұрын
Maqaaxida iso sheeg aan soo duubee si wanagsan iigu tilmaam!
@ahmedgaileh
@ahmedgaileh 5 ай бұрын
MUCAARIDKU WAXAY ODHAN DOONAAN: “MAYORKU MUXUU WADDADDA U DHISAY, WAXAA LA DHISI LAHA MARKA UU CIRRO NOQDO MADAXWEYNEH !!!!!!!!!!!!
@shamsojama9804
@shamsojama9804 5 ай бұрын
Mucaradku way ku faraxsan yihin in mayar xisbi mucarada kaso baxay magalada qurxiyo doxyadi iyo cashurti dadka ee kulmiye cuni jiray ilaahay ba nagaso gadhay
@ahmedgaileh
@ahmedgaileh 5 ай бұрын
@@shamsojama9804 MAYOR MOOGE MUCAARIDKU WAY DIIDEEN INUU NOQDO MAYOR DABADEEDNA WUXUU QAYLO DHAAN U DIRTEY MADAXWEYNAHA JAMHURIYADDA MUDANE MADAXWEYNE MUJAHID MUSA BIXI CABDI OO MARKAAS U HIILIYEY OO KURSIGA UGU FADHIISIYEY SI SHARAF IYO MUDNAAN LEH.
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 5 ай бұрын
Dadko maxay madaarka agtiisa u dagaan aduunka madaarada lama ag dago
@GOONLE24
@GOONLE24 5 ай бұрын
Wa a halka llogu jecelyay !
@Ducaysane29
@Ducaysane29 5 ай бұрын
Madaarku sida kuwa Caalamka ah ee Mashquul ka badan maaha. Galin ka hore unbuu shaqeeyaa waana ilaa tobaneeyo diyaaradod. No problem
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 5 ай бұрын
@@Ducaysane29 imika uun ha eegin mustaqbalka
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 5 ай бұрын
@@GOONLE24 wa qalad aduunka wadko waxay ugo neceb yihiin in aye agdagaan laamiyada wawawayn iyo airport ka
@Ducaysane29
@Ducaysane29 5 ай бұрын
@@nuurnuuraan8624 Sida Aduunka ma rabnaa inaan u noolaano horta? Waa Maya?
@fighterforlife5284
@fighterforlife5284 5 ай бұрын
Garbage 🗑️! They need to do better
WADADA CUSUB EE WADNAHA HARGEISA. #2024
11:01
GOONLE VLOGS
Рет қаралды 19 М.
Aragsan Village Hargeisa
16:01
Sultan_bulshaawi
Рет қаралды 46 М.
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41
“Don’t stop the chances.”
00:44
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 62 МЛН
Une nouvelle voiture pour Noël 🥹
00:28
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 67 МЛН
Waxaan booqday meelaha taariikhda leh ee magalada Qaradho 😱🥶
11:04
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
|| BAKI || AWDAL SOMALILAND IYO DALXIIS QURUX BADAN
22:49
Khadar Omar
Рет қаралды 8 М.
Riwaayad Jabuutiyaan  Hooyo ayaa Tiri
21:42
Universal TV
Рет қаралды 158 М.
SUUQA UGU QURUXDA BADAN #somaliland .
9:35
GOONLE VLOGS
Рет қаралды 22 М.
Sheekada Nolosha Sahra Cumar Dhuule "Wareysi aad u xiiso badan"
27:53
Xogmaal Media
Рет қаралды 112 М.
Rugsan village Hargeisa
21:22
Sultan_bulshaawi
Рет қаралды 7 М.
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41