Waligaa ma iswaydiisay qofka qora kitaabada quraanka ah ee aynu akhrisano | Cismaan Daaha

  Рет қаралды 41,293

Waaberi Media

Waaberi Media

Күн бұрын

Waligaa ma iswaydiisay qofka qora kitaabada quraanka ah ee aynu akhrisano | Cismaan Daaha
Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
Facebook: bit.ly/2JycRdj
Instagram: bit.ly/2TPlYrR
Twitter: bit.ly/3mOR27D
Muqaalo ku qancin doona:
- Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
- Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
- Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
- Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Пікірлер: 232
@uploadcentral8753
@uploadcentral8753 2 жыл бұрын
KITAABKA QURAANKA la saaxiib si aad unoqoto qof sharaf leh Aamiin
@xasancolaad1595
@xasancolaad1595 2 жыл бұрын
Ha alle h inaga mid dhigo
@xamseibrahim859
@xamseibrahim859 Жыл бұрын
Insha allh wllo
@Story_time1432
@Story_time1432 2 жыл бұрын
Rabbi ajar iyo saxanaad haka siiyo. Mid walba oo diin-ta Alle u gargaara Rabbi ayaa isna u gargaara oo Ka abaal mariya. Alle kuwa diinta ku dhaqma iskuna dhaqa ha inaga yeelo, allahuma aamiin 🤲
@user-yr5om8jv4b
@user-yr5om8jv4b 2 жыл бұрын
19 sano Sacuudigan jooga waligeyna ma maqlin ninkan kitaabkana waxaan uheystay in mashino qoran mashaa allaah waa nin nasiib badan
@abdirahmaanidirismaxmed7757
@abdirahmaanidirismaxmed7757 2 жыл бұрын
اللهم صلى وسلم على نبينا محمد وعلى آله وأصحابه وسلم
@abdirizakmohamed8346
@abdirizakmohamed8346 2 жыл бұрын
Salalahu caleyhi wasalam
@zakariyemaxmuudshiiq2788
@zakariyemaxmuudshiiq2788 2 жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم
@anisaahmedabdallah758
@anisaahmedabdallah758 2 жыл бұрын
Allahayoow qur'aan ka ilaah qofkii aan deyn isma doorsho wlhi arag iyo xoog😧ماشاءالله machines iyo si kale in loo qoraan aaminsanaa qur'aanka caafimaad ku joog dunida sh cusmaan idamka rabi🤲😍♥️👍👍👍
@Abdirahmansheikhsalad
@Abdirahmansheikhsalad 2 жыл бұрын
Maashaa Allaaah Muxuu nasiibsaday Aloow sidiisa cml noowanaajj Aaaaaaamiiin
@mahadomaxamed5413
@mahadomaxamed5413 2 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله الله يزيدك 🖤
@cabdifataaxkhadar3157
@cabdifataaxkhadar3157 2 жыл бұрын
Maanta kahor maan maqal wlhi Mawduuc aad u mihiima weeye wll aad iyo aad ayaad umahadsantahay ❤
@nasraabdullahi9406
@nasraabdullahi9406 2 жыл бұрын
May ma ogeen waa arki jiray lkn waxaasba kama fakari jirin si lamid ah waxaa u haystay in la daabaco Rabi haka abaal mariyo sheikh Ismaan Daha
@mmali9953
@mmali9953 2 жыл бұрын
Masha Allah sheikha Allah habarakeeyo
@ibraahimrasta3610
@ibraahimrasta3610 2 жыл бұрын
Waa bil barakeesan waxaan kaa codsanayaa inaad isooboqa to 😢🙏
@somaliman8162
@somaliman8162 2 жыл бұрын
ت
@abdishakuursabriakeynaan7228
@abdishakuursabriakeynaan7228 2 жыл бұрын
Ramadan Mubarak wll wxaa Kaa doneynaan in aad video ka Soo diyaaroso qisadii nabi daa, uud Cs mahd sand🙏🙏✨🌙jumca kr3ëm
@abdikanikhalif1031
@abdikanikhalif1031 2 жыл бұрын
Dadka kala nasiib badan dhulkana kala ayaan badan ilaahayoow khaatumo suuban ugu iyo janadaada ku abaal mari aabe cismaan daahaa aamiin aamiin aamiin
@MA-oo4hj
@MA-oo4hj 2 жыл бұрын
*Qofkii ugu Wanaagsana uguna kheyrka badna, uguna xishoodka badna, uguna akhlaaqda fiicna, uguna ixtiraam ka badnaa inta uu Ebbe abuuray waa Nabi Muxammad SCW❤️
@saidcarabosmaan4530
@saidcarabosmaan4530 2 жыл бұрын
Masha allah alle hakaa abaal mariyo sheikh
@adoontiale8944
@adoontiale8944 2 жыл бұрын
Masha allh tabarkallh shukran walal wali mamaqal shekhan ilaahy jantiisa hageeyo adigane ale hakusharfo amiin yaarabi 🤲🤲
@cabdiraxmaanaxmed652
@cabdiraxmaanaxmed652 2 жыл бұрын
Markii hore waxaan u haystay in la daabacay oo aan uga in koombuyuutar lagu qiray, waa arrin cajiib ah in sheekh gacantiisa ku qoray, ilaahay sheekhaas ha ka abaal mariyo Aaaaamiin.
@Mohamed_A_Alpha
@Mohamed_A_Alpha 2 жыл бұрын
Mahadsanid inbadan pro
@mohamedabdalla3384
@mohamedabdalla3384 2 жыл бұрын
haa waan maqlay cuthman daha allaha barakeeyo
@jamalmohamedabukar9794
@jamalmohamedabukar9794 2 жыл бұрын
Markii igu horeeyay aan maqlay kitaabka quranka in ruux gacantiisa uu ku qoray, waxaan ka maqlay sh.mustafa xaaji ismaaciil ; adna faafaahintaa nasiisay ❤ Shukran
@Mulla-alyusufi
@Mulla-alyusufi 2 жыл бұрын
M.a ilaahay ajark iyo xasanaad haka siiyo waa wax aad loogu farxo wuxu xataa ka far quruxbadan yahay computerada
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 2 жыл бұрын
اللهمَّ صلِّ على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما صليتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد. اللهمَّ بارِك على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما باركتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد»
@dahiryareali7678
@dahiryareali7678 2 жыл бұрын
Mashaa Allah Wlle waad mahanatahay wiligay waxaan u haystey Kitaabka qur,aanka in mashiino lagu qoraayo Shiekh Cismaan Daaha ALLAH to save him if Allah wills
@xasancolaad1595
@xasancolaad1595 2 жыл бұрын
May lkn alle ha ilaaliyo shiikhas cimriga ha u barakeeyo
@kaltoumhoussein8395
@kaltoumhoussein8395 2 жыл бұрын
MachaAllah tabarakAllah allahuakbarr jazakallah kheyr cheikh osman daha😭😭😭😭🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍
@ahmedqadar6227
@ahmedqadar6227 2 жыл бұрын
Mashaa-Allaah,Xaqiiqadii Hore Umaanan Maqal Magaciisa,Ajar & Xasanaad Allaha ka Siiyo Sheikh Osman,Sidoo Kale Soo gudbintaada Barnaamijkan Waaberi Media Waad ku Mahadsan-tahay Bro A/ rahman,jzakalaah Qayr
@funy194
@funy194 2 жыл бұрын
Aniga waxaan moodi jiray in mashiin lagu qorii jiray wlhi ilahay sheikh khayr ha siiyo masha Allahaa
@qurayshmaxamud1458
@qurayshmaxamud1458 2 жыл бұрын
Mnsh allaah allaha xifdiyo sheekh Isla Hada staan gacanta ku hayaa kitaabkii
@calixasanxaaji2338
@calixasanxaaji2338 2 жыл бұрын
In badan baan iswaydiiyay lkn sidaan ma moodayn masha allh. Alaha ubarakeeyo cimrigiisa
@ilyaasguled7315
@ilyaasguled7315 2 жыл бұрын
Waxan u maleyn jirey mashiino in lagu qora lkin qof uu ilaahey barakeeyey baa qora mchhlh
@Turjumaanka
@Turjumaanka 2 жыл бұрын
Mashiino waa lagu qora.. Lkn hibdisida farta ayuu daahqaaday 👥👥ama farta quraaka lagu daabaco ayuu asagu dadka baray
@deeqomaxmuud5416
@deeqomaxmuud5416 Жыл бұрын
Yaa Rabbi Ilahow naga dhig kuwo barta kuna dhaqma Qur'aanka
@goojeyare6542
@goojeyare6542 2 жыл бұрын
Allah ka abaal mariyo sheekh osman daaha
@masteraxmedyare8954
@masteraxmedyare8954 2 жыл бұрын
Maa sha ALLAAH haka ajar siiyo aamiin
@isxaaqboorow3457
@isxaaqboorow3457 2 жыл бұрын
Masha alh ilahay cimriga ha udhereyo shiikha
@aasiyaahmet7442
@aasiyaahmet7442 2 жыл бұрын
Mark hore asc wl cabdirahmn mark xigt ramdnk Kareem Dabcan hadan Ka jawabo suashd haa wan maqlay inu yahy qorag kitabk qurank cisman daah Lkn xog badn oo aanan Ka aqon bn Ka Barty manty video aad Nala wadagtay shukrn inbdn allh Ku xafido walo Keep going mark wlb khayr badn wan Ku rajnaya😍
@yacinosmanRabileh
@yacinosmanRabileh 2 жыл бұрын
Masha Allah Allahou Akbar amin amin
@abdirahmanmuseali9852
@abdirahmanmuseali9852 2 жыл бұрын
Maya, Hadaa ii kow ah. JasakumuLLAHU Kheyran.
@axmedxasan3089
@axmedxasan3089 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaal anigu waxaan moodayey in computer lagu qoray maashaa allaha allaha barakeeyo sh osman dahay iyo adiga oo wax wanaagsan marwalba nala wadaagaba
@iskaciyare1075
@iskaciyare1075 2 жыл бұрын
Maansha Allah , Tabaarika Allah , jazakumu Allah Khayre brother 🌹
@AhmedHassan-yu2oy
@AhmedHassan-yu2oy 2 жыл бұрын
Allahayow ilaa aad bedelkiisa noo heshid hanaga qaadin
@clrashidcabdi9853
@clrashidcabdi9853 2 жыл бұрын
مشاء الله حفطه الله الشيخ
@aadanmohamedhassan7799
@aadanmohamedhassan7799 2 жыл бұрын
Masha allaah Masha allaah masha allaah
@duniyobotaan3378
@duniyobotaan3378 2 жыл бұрын
Sheikh ossman daaha allaha barakeeyo
@kamaalyare1155
@kamaalyare1155 2 жыл бұрын
Horta Yaraantaydii Waan Ku Arki Jiray Magaca Wxaana Moodi Jiray in Laga Wado Saxaabigii Weyna Ee ( CUSMAAN BINU CAFAAN ) Alle Haka Raali Noqdee Maadaama Uu Ahaa XAAFID Qur,aan Aniguna isagaan Moodi Jiray in Laga Wado Lkn Maantaan Ogaaday in Shiikha Qora Magaciisa La Yiraahdo Mansha Allaah Allihii isku Kay Rakibaan Ku Dhaartee inaan La Moodin inuu 60 Jiro iskadaa 80 iyo 90 ,Eee Waa NAF Alle Karaameeyey Oo KITAABKA Alle iyo HADALKA Alle Qoritaankiisa Ku Weynaaday Mansha Allaah Allow Aduun iyo Aakhiroba Kii LIIBAANA Ka Yeel Anagana Kuwii Ku Dayda Oo Wadada Shiikheena ( CUSMAAN DAAHA ) Maray Oo Kle Kuwa Mara Naga Yeel Aamiin Aamiin Yaa RABBI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@princesssaymo2468
@princesssaymo2468 Жыл бұрын
الله يحفظه ويدخله الجنة🤲🤲🤲
@hasanhabane8315
@hasanhabane8315 2 жыл бұрын
Masha allah jazaa kalaahu khair yaa sheikh guul wagering media
@hasanhabane8315
@hasanhabane8315 2 жыл бұрын
Waberi media guul
@nimcocumar1619
@nimcocumar1619 2 жыл бұрын
M.A Alle ha barakeeyo sheikhena barakaysan 🥰🥰🥰🥰
@sacdiyasiman1348
@sacdiyasiman1348 2 жыл бұрын
Msh Allah Labo kitaab oo iyaalaba Waan fiirsha kumana arag Msh Allah Illahy ajar iyo xasanaad haka siiyo
@zainabmahamed1042
@zainabmahamed1042 2 жыл бұрын
Manshaa aloow ajar iyo xasanaad kasii 😭😭😭😭
@mohamedabdullahiisse6350
@mohamedabdullahiisse6350 2 жыл бұрын
Masha allaha allaha usiyadiyo cimriga iyo cibadada
@yaya_______boss
@yaya_______boss 2 жыл бұрын
اللـہـــــــــــــــــــم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك.❤
@susuusiman256
@susuusiman256 2 жыл бұрын
Masha Allah Tabaraka Allah
@kunnaayeofficial1322
@kunnaayeofficial1322 2 жыл бұрын
عثمان طاه حفظه الله ورعاه
@siciiddaahir9882
@siciiddaahir9882 2 жыл бұрын
Alle cimri dheer hasiyo shikha
@fatimoali2240
@fatimoali2240 2 жыл бұрын
M.a allh Ha xifdiyo❤️💯
@xamdigallad3730
@xamdigallad3730 2 жыл бұрын
Masha allaah ilaahay ayaa xafiday marba haduu daris ladahay kitaabkii ale
@hawoawadan8568
@hawoawadan8568 Жыл бұрын
Ilaahay indhihiisa ha u daayo
@mohacade2703
@mohacade2703 2 жыл бұрын
ما شاء لله ❤️
@saidsamatar612
@saidsamatar612 2 жыл бұрын
Macha Allah que t Dieu t benisse
@xigmadahena
@xigmadahena 2 жыл бұрын
Mulkan wa ii ga duwan yahay muqalada kale masha Allah
@muxamad8022
@muxamad8022 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaal waa qodob muhiim ah qodobkaan
@najmaegal6731
@najmaegal6731 Жыл бұрын
Allow daa xadarda ismalmka masha Allah wa marki igu horysy een arko ninkan alle rali ha ka ahde
@ifrahqaali5532
@ifrahqaali5532 2 жыл бұрын
عثمان طه الله يرحمك 🙋‍♂️🙋‍♂️
@mohamoudgurreh949
@mohamoudgurreh949 2 жыл бұрын
Waligay ma maqal shiikhan ALLAAH ha xafido..........aamiiin aaamiiin.......wuxuu qabtay shaqo nin nasiib badan hello ayuu qabtay waana kitaabka ALLAAH
@loneliness7873
@loneliness7873 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله ❤❤
@salahdiindamal3325
@salahdiindamal3325 2 жыл бұрын
Quraanka kariimka en gacanta lagu qoro wan ugay lkn Sheekh manta egu horeysa runtii
@inanabiadam8766
@inanabiadam8766 2 жыл бұрын
Mzha Allah Ale ha barkeyo Amen 🤲
@axmedculujoog3421
@axmedculujoog3421 2 жыл бұрын
Maan aqoon in kitaabka gacanta lagu qoray sidoo kale iigu horaysay ee aan maqlo sh cusmaan daaha
@ayaanibrahim3491
@ayaanibrahim3491 2 жыл бұрын
Aniga waa markii igu horeysay ee aan maqlo in Kitaabka gacsnta lagu qoray walib Sheekh qoray nool yahay mahadsanid Waberi media
@abdulwaliyusuf2558
@abdulwaliyusuf2558 2 жыл бұрын
Rabi ajar haka siyo shekha
@shaqalecabdikariim9233
@shaqalecabdikariim9233 2 жыл бұрын
Mashaalah noosoo badi muuqaalada noocana
@kingkhadarfilms5445
@kingkhadarfilms5445 2 жыл бұрын
Masha allah alow janada nago kulmi inta diinta la saaxibka ah Ameen Yaa rabi 🤲🤲
@cismaanmaxamed5257
@cismaanmaxamed5257 2 жыл бұрын
Waaan maqley lkn wax bdn baan ka faiday thank you teacher c/rahmn
@shindonunowhussein9312
@shindonunowhussein9312 2 жыл бұрын
Masha Allah jazakallah
@khadarjama2831
@khadarjama2831 2 жыл бұрын
Ilahay ajar iyo xasanad hasiiyo Amiin.
@aliashour4810
@aliashour4810 2 жыл бұрын
الله يبافيك خير
@aidarusasad2220
@aidarusasad2220 2 жыл бұрын
mnsha allah sxb mhdsanid
@caaqilaskar6125
@caaqilaskar6125 2 жыл бұрын
Haa waxaan ka maqley sh.mustafe x.ismaaciil kadib ayaan magaciisa ku arkey kutubka quraanka Waadku mahadsantahey sida aad nooguso gudbisey جزاك الله خير
@cabdiraxmansaalax8732
@cabdiraxmansaalax8732 8 ай бұрын
Mashalaah ❤Mashalaah
@Amiisha1030
@Amiisha1030 2 жыл бұрын
Mashallh illahy swt ajar iyo xasanaad allaha kasiiyo
@muxiyazimp4512
@muxiyazimp4512 2 жыл бұрын
Masha allh alow noo xafid kitaabkena
@cabdixakiinnuur6145
@cabdixakiinnuur6145 2 жыл бұрын
نعم سمعت قصة هذا الرجل المبارك
@umumaxamedamiin2185
@umumaxamedamiin2185 2 жыл бұрын
Maya ma ogeen muuqaallo iyagoo ladaabacaayo lee ayaa arkay jasakallah
@abdirahman8954
@abdirahman8954 2 жыл бұрын
0:10 Yeah__I know before Told You that.. CUSMAN DAHHA♥️🥰
@sakariyenaymar1439
@sakariyenaymar1439 2 жыл бұрын
Masha allah alle haka jaasimario
@elmihussein3718
@elmihussein3718 2 жыл бұрын
Maansha allaah Hambalyo barkalaha
@princesssaymo2468
@princesssaymo2468 2 жыл бұрын
Mashallah illahay ha xifdiyo shekha
@axmedcade2992
@axmedcade2992 2 жыл бұрын
Maashaa Allaah
@Mawahib215
@Mawahib215 2 жыл бұрын
Wallahi cawa aya ii maqal ah m.a
@xoghayechannel9513
@xoghayechannel9513 2 жыл бұрын
I am first waabari media waan ku salaamay wll 😍🥰
@maheeramohammad2691
@maheeramohammad2691 2 жыл бұрын
Masha Allah
@maxamuudsiciid5582
@maxamuudsiciid5582 2 жыл бұрын
Rabi ajar iyo xasanaad ha kaa siiyo
@ibrahimmohamed982
@ibrahimmohamed982 2 жыл бұрын
Masha allah, manta kahor ma maqal mahadsanid bro
@luqmnmohamod3940
@luqmnmohamod3940 2 жыл бұрын
masha alah
@adonallah
@adonallah 2 жыл бұрын
Mardhow ayaan maqlay shekhan shekh Mustafa Ayan kamaqlay markii igu horaysay ajir allaha kasiyo shaqada uu diinta u qabtay
@maxamedcabdirahman942
@maxamedcabdirahman942 2 жыл бұрын
May mishin ayaan u malaynaaya jazaahulahu khayr
@zakarieabdukadirmohamed6187
@zakarieabdukadirmohamed6187 2 жыл бұрын
Mashaa Allah
@cabdiladiif5387
@cabdiladiif5387 2 жыл бұрын
Wlhi waa cajiib Alla cimriga haw dheereyo cibaadana haka aqbalo waligayba ma maqal
@ardoali9558
@ardoali9558 2 жыл бұрын
Jizakumullaah
@sadaamhassan3988
@sadaamhassan3988 2 жыл бұрын
Masha allah
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 87 МЛН
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 164 МЛН
Пройди игру и получи 5 чупа-чупсов (2024)
00:49
Екатерина Ковалева
Рет қаралды 4,2 МЛН
Meet the one boy from the Ronaldo edit in India
00:30
Younes Zarou
Рет қаралды 19 МЛН
qisadaan xanuun ruuxi ah ayaa looga cafimaday ee yey kudhafin
17:50
Fadumo qalbi wanag 21
Рет қаралды 2,8 М.
What's happening in Myanmar | Civil War Story | Faisal Warraich
29:22
Faisal Warraich
Рет қаралды 176 М.
Qisada Cajiibka ah Ee Xajaaj Iyo Ibn Jubayr dhex martay.
11:41
Waddanka ugu Waalan Afrika | Zimbabwe
10:09
ITAAL MEDIA
Рет қаралды 44 М.
MUCJISADA QUR'AANKA IYO SAYNISKA: SHINNIDA IYO NOLOSHEEDA
9:26
idaacadda buuloxuubeey
Рет қаралды 210 М.
Sirta guusha japan | Dhambaal 4
10:22
Waaberi Media
Рет қаралды 63 М.
Ma Taqana Afar 4 Kitaab Ilahaay Soo dijiye ?
14:37
Hoyga Xadiiska Rasulkeena scw
Рет қаралды 1,2 М.
Maalinkii ay Cilmiga u adeegsadeen Gumaysiga | Dhinaca kale |
12:22
Может быть ты знаешь что надо делать?🤯
0:16
Oh No! My Doll Fell In The Dirt🤧💩
0:17
ToolTastic
Рет қаралды 9 МЛН