Hassan Gantaal - Jawi Official Video 2022

  Рет қаралды 424,880

Waqal WStudío

Waqal WStudío

Күн бұрын

Hassan Gantaal
Jawi
Erayada & Laxanka: Sakariye Kobciye
Music: Beele
video & Camera: Lions Production
Vocal Rec: Khadar Waqal
Afro Waqal furinle Production

Пікірлер: 175
@Mahir52143
@Mahir52143 2 жыл бұрын
Sakariye kobciye runtii waa talented rabbi maskaxda ha ubarakeeyo👏
@ahmedkhadar2965
@ahmedkhadar2965 2 жыл бұрын
Ninka Fanka Somali Wax Kabadale , Zakariye Kobciye , Erayada+laxanka 💯Always Legend 🇸🇴💪
@caaliyafaray8553
@caaliyafaray8553 2 жыл бұрын
Niyada hadal jebiya oo💔 Waxa jiraa dhaawecee😥 Jawabaha aanku siiyo🤩 Hadaadan farxad jidhidhicin🙃 Jidhkaagu naxaris dareemin♥️ Waxkle anigaa u jeda🥺
@maryamaruun9686
@maryamaruun9686 2 жыл бұрын
👌👌👌👌👌👌👌
@dluula6707
@dluula6707 2 жыл бұрын
Jawaabaha aan ku siyo Hadaadan farxad jiricoonin Jirkagu naxariis dareemin Wax kale aniga u jeeda Zakariye kobciye 💥💯🙏
@abdikarimnor3861
@abdikarimnor3861 2 жыл бұрын
sakariye kobciye laga yaaab hesa shidan wan Ku dayay HASAN gantal LEGEND
@sharifahmed9925
@sharifahmed9925 2 жыл бұрын
Legend always Legend Sakariye kobciye Walle ninkaa gacan baan u taagy ani runtii
@hamzahoussein1513
@hamzahoussein1513 2 жыл бұрын
Tanii hees way dhaftay Zakarie kobciye allaha kusiyadiyo maskaxda mashallah
@naturelife8626
@naturelife8626 2 жыл бұрын
Zakariye kobciye ninka fanka somaliyed ugu saameyn ta badan heesta u miraheda leeyahy saameynyeeda laga gartaa Al abwaan zakariye kobciye wa ku taaganahy
@MrQaxwe
@MrQaxwe 2 жыл бұрын
Woow layaab 🔥 another level 💯 xasan gantaal legend keep going brother 👍 and Team waqal Studio 🎙 LEGENDS
@jakohussein2458
@jakohussein2458 2 жыл бұрын
Baadiyo to magalo Geeljire to fanaan The really life man always man
@BUUQ__SIRAATE
@BUUQ__SIRAATE 2 жыл бұрын
HASAN GANTAAL WELCOME BACK LIPAH ANOTHER APDATE💯📍✅📌🔥🔥🔥🔥🤴
@maxamedoday4250
@maxamedoday4250 2 жыл бұрын
Wax kale aniga u jeeda sakariye kobciye masha allah
@ismailqurbaawi7858
@ismailqurbaawi7858 2 жыл бұрын
Ereyo dhaxal gala Abwaan zakariye kobciye👏🙌🙌👏🙌
@OGAALSTUDIO
@OGAALSTUDIO 2 жыл бұрын
Keep going bro gantaal waxkale 👀👀👀👀👀👀👀👀
@nuuramukhtaar2350
@nuuramukhtaar2350 2 жыл бұрын
Ayyy besti fanan iyo waql hormar wacn my kings 🥰❤💫
@fadxixaashi4964
@fadxixaashi4964 2 жыл бұрын
WawawawawaW Xasan gatal intaa ilaa tagerataa like isar
@deeqofarxandeeqofarxan720
@deeqofarxandeeqofarxan720 2 жыл бұрын
Heees waxan lama oran karo wlhi masha allh gantal horay usoco😍
@ahmedmataan
@ahmedmataan 2 жыл бұрын
Legend's Gantaal +Kobciyo +Bele
@simanqurux5095
@simanqurux5095 2 жыл бұрын
Heestan wan ka helay lkn nin i qada ma haystee igu so duceeyay in an heli 😭😭😭😭
@abdulahikeno7092
@abdulahikeno7092 2 жыл бұрын
Iso qabo wll anaa ku qaadiye wa rajayn jnaa massagkayga aragto
@hamsaabdi1626
@hamsaabdi1626 2 жыл бұрын
Kusaliya Nabiga waa malin jimcaha SCW
@ifrahapdillahiciise8550
@ifrahapdillahiciise8550 2 жыл бұрын
Hassan gantaal heesti somaliland 💚💭❤ kaa sugaynaaa kumeeee
@mwobobiasroundup
@mwobobiasroundup 2 жыл бұрын
This is dope!!!!. Much love from Kenya!!. Proud our video producer Mr Dawn shot this!!.
@aminam1429
@aminam1429 2 жыл бұрын
where is this?
@LionsProductions
@LionsProductions 2 жыл бұрын
Thanks brother
@LionsProductions
@LionsProductions 2 жыл бұрын
@@aminam1429 Nairobi kenya
@hamdiahmed4923
@hamdiahmed4923 2 жыл бұрын
Ninka laye an taageero❤️❤️ legend
@nasroahmed8730
@nasroahmed8730 2 жыл бұрын
Asli qali wan kuwada habo mcn adi iyo Ina ader ka hassan
@dhiicegiir361
@dhiicegiir361 2 жыл бұрын
Iga dagtay tani gantaal fanan jira💟
@suldaanupthiali1325
@suldaanupthiali1325 2 жыл бұрын
layaab lyaab waqalka 🙄🙏🏿💜💕
@xaaworuush7239
@xaaworuush7239 2 жыл бұрын
Gantaal abtigay. ❤️erayo dareen gooniyaa lehe🔥🎸🎻🎺🎷❤️
@zayidali8789
@zayidali8789 2 жыл бұрын
Ninkan Video Yada Halooga Hadho
@topazlaqchannel9394
@topazlaqchannel9394 2 жыл бұрын
Cesh calaa hees waaye Hasan gataal keep going bro...
@AbdirizakYAdde
@AbdirizakYAdde 2 жыл бұрын
Legend always Legend sakariye kobciye❤❤
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 2 жыл бұрын
Waxkale anigaa ujeeda♥️🥰
@cabdiqadir5401
@cabdiqadir5401 Жыл бұрын
Xasan gantaal horey pro
@khadrafarah9023
@khadrafarah9023 2 жыл бұрын
Wow bom bom❤❤🌹 jumca Mubarak thamaantiin
@nasabkooshin6081
@nasabkooshin6081 2 жыл бұрын
Willkeena Hassan gantaal, Ogaadenimo ❤
@nimcaanabdirahman4228
@nimcaanabdirahman4228 2 жыл бұрын
😂😂😂
@lacagleofficial
@lacagleofficial 2 жыл бұрын
Heesihii hore, kuwii dambe iyo kuwa aroos intaba oo BILAA MUSIC ah kanaalkayga kasoo daawo adigoo mahadsan 🙏
@abdirahman-24-u6e
@abdirahman-24-u6e 2 жыл бұрын
The one And only lagend Gantaal❤🥰 Khadar Waqal🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@ismaaciilcaaqil289
@ismaaciilcaaqil289 2 жыл бұрын
Zakariye kobciye wan sii yaabaa ani ❣😊
@sakisom1
@sakisom1 2 жыл бұрын
Kobciya kaa maqna nio hadaad heshay heestaan ka rabay 🏃‍♂️🤸‍♂️🤸‍♂️
@almas8915
@almas8915 2 жыл бұрын
Gantal Hesti sland baa ka sugana 🙏waqal hore u soco huuno❤👊
@zuuzuuu1238
@zuuzuuu1238 2 жыл бұрын
Zakiriye kobciye inuu lahaa laxanka horaaaba ka fahmay runti
@aichadarar678
@aichadarar678 2 жыл бұрын
Can’t this beat 🔥 all the way from Djibouti 🇩🇯✌️horey usoco Waqal team
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 Жыл бұрын
Xasan gantal big legend 🙌👏💙❤
@moneyboyofficial5654
@moneyboyofficial5654 2 жыл бұрын
Waqal tii hormartey iyo heesaha xulka ah so guud biso keep going an dhaha sxb pin ii dheeh abti sakaria nolow waliga🥰😍😍😍 hasaan hore uu soco sxb
@ahmedabdulqadir7227
@ahmedabdulqadir7227 2 жыл бұрын
Waa iga gadan taahy heesta hassan gantaal eesh calaa fanaan
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 2 жыл бұрын
Wow amazing song very nice waqalka hit song 💯💯🔥🎶🎶🎹
@xariircabdi4029
@xariircabdi4029 2 жыл бұрын
Woooopw waqal vedio go forward first massage
@ifrahapdillahiciise8550
@ifrahapdillahiciise8550 2 жыл бұрын
Janiska ugu badan dhankeyga🙂 Hadaanan dhankaaga joogin💑 Adiga ku jilicsananin🥺 Wadnaha iga goo'judhiiba🫀 Ka jeedsana ani xagayga🤨 Ax-Yaa Hees
@xamiidboy
@xamiidboy 2 жыл бұрын
Hassan gantaal waa fanaan sax ah
@amansanabdi4688
@amansanabdi4688 2 жыл бұрын
Ehelka fanka E cashaqa zakariye kobciye 🥰💕💛💕💓💕💓
@mohamedabdulkadir4085
@mohamedabdulkadir4085 2 жыл бұрын
Zakariye kobciye 👌👌❤
@abbasjeeri7331
@abbasjeeri7331 2 жыл бұрын
another level superstar gantaal
@ahmedeidyaasin6568
@ahmedeidyaasin6568 2 жыл бұрын
Zakiriye kobciye 😍😍
@sharmarkedulmidiid9044
@sharmarkedulmidiid9044 2 жыл бұрын
wax kale gantaal legend aan is weediis laheyn
@abokorabdi174
@abokorabdi174 2 жыл бұрын
Legend xasan gantal fananka ugu jonsan fananinta lakn labiskaga inaga sax nio
@muhsin9712
@muhsin9712 2 жыл бұрын
Gessiga somalia
@mubarakmohamed2501
@mubarakmohamed2501 2 жыл бұрын
fanaanimadii oo qof ah wllahi
@hawosaid9305
@hawosaid9305 2 жыл бұрын
Janiska ugubadan dhankayga hadan agtada jogin ❣❣❣❣❣❣
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 2 жыл бұрын
Waan kaa haynaa Hassan gantaal
@billychongin1869
@billychongin1869 2 жыл бұрын
I don't understand the language but i felt in-depth of the song....kudos buddy, i love it
@abdallaali3863
@abdallaali3863 Жыл бұрын
Let me translate it
@kiindhaladabdulla444
@kiindhaladabdulla444 2 жыл бұрын
Hees badh❤🙌
@lamafilaanmedia5809
@lamafilaanmedia5809 2 жыл бұрын
Waqal studio keep going 🎙
@caishaabdirahmaan6598
@caishaabdirahmaan6598 2 жыл бұрын
Somali tube waqal studio
@Mocishqii
@Mocishqii 2 жыл бұрын
Malin islinaa 2022 /2 labada bishaa may malin eiid farm hargaysa to Boramaa hadad dhagaysanayso liveka isaar
@hersifarah5391
@hersifarah5391 2 жыл бұрын
What a song, The meaning heavy than gold, this song is the best, i love it. Keep.going HASSAN.
@secret.history777
@secret.history777 2 жыл бұрын
Jawi cashaq on the beat waqal studio
@abeydaqane6849
@abeydaqane6849 Жыл бұрын
Xariir axmed aya leh so ma aha hassanow
@ahmedsoomaali9422
@ahmedsoomaali9422 2 жыл бұрын
Axsan Hees🥺
@mohamedabdi08
@mohamedabdi08 2 жыл бұрын
what really belongs to you, you will never lose. I miss u, Ux🧸❤️🥶🥶🥶
@FaysalHaye-cr5qu
@FaysalHaye-cr5qu Жыл бұрын
Asxan hees weeye
@abdirizakliyo
@abdirizakliyo 2 жыл бұрын
Is back Hassan gantaal
@MaxamedcaliMuuse
@MaxamedcaliMuuse Жыл бұрын
Lagan xasan gantal qalbi xabxab
@khadiijahusein3137
@khadiijahusein3137 2 жыл бұрын
Tani hees waa dhaftay ax ax ax 🥰maskaxdey kaso Maxatay alla dhaafo
@aktarsharmaarkeofficial3837
@aktarsharmaarkeofficial3837 2 жыл бұрын
ILAAHAY DANBIGIISA hadhaafo ISAGA IYO HOYADIIBA qofka HAL subiskareeb IISAARA EE WLSHY ama wllky EE somaalyeed
@modernxaliimo4731
@modernxaliimo4731 2 жыл бұрын
Ninkaan waa nin qurxoon MashaAllah lkn waa cusbo laawe. Waxbaa ka maqan.
@bashkaahmed789
@bashkaahmed789 2 жыл бұрын
Sakariye kobciye abaha laxanka gantaal lagend
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Жыл бұрын
Lgend❤
@cabdiqadir5401
@cabdiqadir5401 Жыл бұрын
Hees calaa hees
@anabhassan9211
@anabhassan9211 2 жыл бұрын
Markaan dhageestay hresta Wllhi waan murugooday
@mahamedabdi6000
@mahamedabdi6000 2 жыл бұрын
Xasan gantaal My brother malayziya ayan kukulanay bri hore
@vdjbrownskin
@vdjbrownskin Жыл бұрын
This is a killer
@saedff2262
@saedff2262 2 жыл бұрын
Wooow another level
@maryamissa5199
@maryamissa5199 2 жыл бұрын
Waw Hassan Gantaal legend....just beautiful❤️❤️❤️👍👌
@nimcomohamed1161
@nimcomohamed1161 2 жыл бұрын
Waqal WStudio Maxa Ku DhacaY Soo tii maraysay 1.23M Maxa Dib Uso celiyay Ee ka dhigaY 1.3m bisinka 20k Ayaa Laga goostay
@Jeesto-Jiiro
@Jeesto-Jiiro 2 жыл бұрын
Hassan Gantaal the best singer of this Somali generation. Seriously It is another level
@anazahmed3420
@anazahmed3420 2 жыл бұрын
another level♥️Hasan gantaal
@ahmedfiiraan3383
@ahmedfiiraan3383 2 жыл бұрын
Hasan gantal hesaHagu xagayiga Wayi Ka gadan Yihiin
@abbassalah3867
@abbassalah3867 2 жыл бұрын
Jawaabaha aan ku siiyo hadaadan frxd jiriconin jirkgu nxariis daremin waxkle kobciye
@amalali6668
@amalali6668 2 жыл бұрын
Wx kale gataal layabay🥰🥰🥰🥰💃🔥
@mohamedHassan.M
@mohamedHassan.M 2 жыл бұрын
Horay u soco 🇸🇴❤️
@khadarmohamed7554
@khadarmohamed7554 2 жыл бұрын
jacylka badani waa dhibatoo waatii la odhan jiray ubaxaba biyaha badan, waa ku dhintaa
@AyaanAEiltireh
@AyaanAEiltireh 6 ай бұрын
❤❤❤ARILOVE YOU JE T'AIME habibi habibi je t'aime toi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@beensawiabdi
@beensawiabdi Жыл бұрын
25/03/2022 wax u diray Xaskayga yado qora ah hadan marka u tagay wan wada dhagaysan jirnay hadana Kaligay aya dhagaysanaya Sow xalad maha Bal iso duceya daba Igu shidan oo qarba idibin Dabyeyay ani iyo xaskayga 😢 Qalbiga murug daremaya 💔19/05/2023/12:28 manta Bari siday noqon Ale og
@jamactelloofficiall8022
@jamactelloofficiall8022 10 ай бұрын
Ale haku sikhro😅
@aftabnoor9426
@aftabnoor9426 2 жыл бұрын
Booom waiting
@ahmedjabiibo6264
@ahmedjabiibo6264 2 жыл бұрын
Beele 💯💯💯💯💯💯
@maxamedmacallin1
@maxamedmacallin1 2 жыл бұрын
Muuqalka Waqaleey ma idinkaa duubay?
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 2 жыл бұрын
Wa sheeko ee hees ma aha
@abdirahiinbashiir1334
@abdirahiinbashiir1334 2 жыл бұрын
Waa mandhow Waad heeso xumaatee
@8dsomalisongs319
@8dsomalisongs319 2 жыл бұрын
Waah waah ☺️
@lamafilaanmedia5809
@lamafilaanmedia5809 2 жыл бұрын
Hasan gantaal Jawi kale
@rasmireysofficial4470
@rasmireysofficial4470 2 жыл бұрын
Keep going my friend
@amaliathatgirl9248
@amaliathatgirl9248 2 жыл бұрын
Wow mashallah I love this song
HASSAN GANTAAL- kalgacayl haba (officiall video ) 2021
3:58
Hassan Gantaal
Рет қаралды 393 М.
Зу-зу Күлпаш 2. Бригадир.
43:03
ASTANATV Movie
Рет қаралды 714 М.
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 16 МЛН
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,8 МЛН
naftaydaay xasan gantaal
5:02
bariido news
Рет қаралды 54 М.
ADAN GALAYDH | NIMCO | New Somali Music Video 2019 (Official Video)
5:27
HASSAN GANTAAL - AMAANO [OFFICIAL VIDEO] 2022
4:30
Waqal WStudío
Рет қаралды 435 М.
Maxamed Bk - Inan yahay adan ka helaa (Official Video) HRGSA
6:50
Vos Somali TV
Рет қаралды 4,5 МЛН
HASSAN GANTAAL - NAFTEYDAAY SII HUBQAADO ( Official Music Video 2022)
5:43
Hassan Gantaal_najaynaa song 2022 (official video)
4:48
Hassan Gantaal
Рет қаралды 170 М.
Зу-зу Күлпаш 2. Бригадир.
43:03
ASTANATV Movie
Рет қаралды 714 М.