No video

HASSAN GANTAAL - NAFTEYDAAY SII HUBQAADO ( Official Music Video 2022)

  Рет қаралды 336,452

Hassan Gantaal

Hassan Gantaal

Күн бұрын

Пікірлер: 164
@FuAad1
@FuAad1 8 ай бұрын
Si aad hirarkaa u dhaafto nafteydaay sii hub qaado rafaad badan oo aan soo marey hore u socod bay ii aheyd iyo dhiiri galin heestani 27/12/2023 waxan ku dhageysanayaa xili fiid ah wadanka italy 🇮🇹 ❤.
@blackisbeauty4127
@blackisbeauty4127 10 ай бұрын
Heestan wax aan dhageystay 9/17/22 Wax aan guubaabin uga dhigay walalshay oo noloshay meel aad ufiican ka gaadhay intaa wax ka sii fiicana hiigsanaysa. 10/25/2022 ayaan walalshay ugu tagey Jigjiga Ethiopia Airport Halkii ayaa Nin Askariya oo Airport joogay iyada madax ka toogtey aningana caloolshay iyi Lugata midiga iga toogtey. Walalshay halkii ayay ku dhimatay ana Waa ku lug waayay😢😢😢😢 Heestan caloolsha ayaa ugu xanuunta imika markaan maqlo waayo waxaad moodaa in aan sii ogaa markaan la haa “ Nafdeydaa sii hibqaado”
@mahamedabdi5026
@mahamedabdi5026 2 жыл бұрын
Heeskani wlhi waa dhiirigalin Cidkastana wukahadlayaa fanaankena mahadsanid🙏 1 erayadu wa cajiib 2 laxanku wa cajiib musigu wa cajiib Fanaan aan lagaari karin we love you my Brother gantaal🥰
@ma5897
@ma5897 2 жыл бұрын
Aduunyaduu waa hiraan hir Aadmigu uharaadanyahay Hilaac weeyan fogoo Nooluhu u hamuumanyahay 🙏😢📝
@gantaaltv
@gantaaltv Жыл бұрын
Isa socod wanaagsan saaxiibayaal deg deg laguma gaadho guusha,lagumana waaro. Dadaal waad sareyn waligaa.
@abdirahmanmohamed58
@abdirahmanmohamed58 Жыл бұрын
hayaanka bartaad qorshaysay wll wad mahadsantahay
@hollandada9957
@hollandada9957 Жыл бұрын
I have been following somali music for some time now. I think this guy works super hard than the rest. He has worked on himself tremendously hence the confidence and the charisma. I have never seen him complain, critizise and ill talk other people. Talent needs hard work. We need more people like him. Ten on ten on your hard work and motivation brother!
@muste996
@muste996 2 жыл бұрын
Gantaal really waa qiso dhaba markaaad muuqaaal Ka daawato waxaad fah mi macneheeda dhabta ah🥲
@bureeqoqaali4274
@bureeqoqaali4274 2 жыл бұрын
Majiira qof qarabadada ah oo aad ku neceeb aan waxba ku quurin aniga waan iska caafiye lkn wajigeyga wan ka qariya sii aan u badbado alle ha iga qabto heestan niyadeyda gooan hore gartay waxan ku garay ka hadleysaa
@abdijibarproduction3537
@abdijibarproduction3537 2 жыл бұрын
Heestani 20M ayay u qalantaa 💯🔥🙏
@nuuratanle6529
@nuuratanle6529 2 жыл бұрын
Ninkan codma dawato
@iskataxadar7325
@iskataxadar7325 2 жыл бұрын
Si aad hirarkaa ujeexdo naftayday sii hubqaado Big motivation word Big respect 🙏
@automobilesom2223
@automobilesom2223 2 жыл бұрын
Waa Xaqiiq Murtida Ey Kahadleesa 😍 heestan Walal Qaali Waxatahay Toosh Ifaya
@Kabaraayfilms
@Kabaraayfilms 2 жыл бұрын
Woof Cleek Nafteydaay Sii Hubqaado Codka Erayada laxanka Music muuqaalka Lagama Sheekeen Karo keep going bro
@apdalaawmuse7527
@apdalaawmuse7527 2 жыл бұрын
GANTALOW LODKAAGI SXB MAHAYO LANDHEERE MURTI WAA KAGA HARAY ADIGA IYO NIMCAAN HILAAC INOOLADA SXBAYAL,💎💎
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 2 жыл бұрын
Hassan gantaal waa fanaan iyo jilaa aan caadi ahayn 😋🔥🙏🙏
@Muhiima_sharaf
@Muhiima_sharaf 2 жыл бұрын
Maasha allah heestaan oo bilaa music ah ayaa nagu fiicnaan laheed waa dhiiti galin and Caadi eheen Gataal waan ku wadanaaa✨️✨️✨️❤️❤️❤️
@FaaisoCumar-xn1cz
@FaaisoCumar-xn1cz 5 ай бұрын
Heestan waxan ku dhageeysanayaa magalada muqdisho sanadku markow yahay 2024 sacaduna tahay 3:48 habeen nimo bishuna tahay marso 25 teeda anoo cid u shaqeeyo oo walhi xaalku igu xun yahay i.a waxan rajeeja marka labaad ee an heestan dhageeysan doono ano nolasha heer sare kagaaray iney noqoto walhi waxeey inoqotay dhira galin heestan i.a dadal wan ku kaaba hiigsigeeyga 😢🥺✅
@DeQowAbshirahmed
@DeQowAbshirahmed Жыл бұрын
Sxp hasan gantaaal wllhi tani hees ma,ahan waa qiso iyo xaqiiqoyin heeshaa noocaan noosoo badi please markaan dhagesto heesahaada waan qiiroda wxn mooda inaad aniga iigu talagashay taageernimo nafteeydaay sii hub qaado😭😭😭💪
@abdirashidelmi9693
@abdirashidelmi9693 2 жыл бұрын
Hala hala gantaal good picture codka inaba cadi ma ahan keep going lagend
@shaaficixasancusmaan1439
@shaaficixasancusmaan1439 2 жыл бұрын
Sida aad geel jiraha ugu so baxee iga gadan . the lagend is back
@dekasulebian1824
@dekasulebian1824 2 жыл бұрын
Fanaan ku dayasho mudan Dhamaan fanaaniinta kale waxan Leeyahay xasan gantaal ku dayda isaga ayaa ku dayasho mudane
@momohsin9073
@momohsin9073 2 жыл бұрын
Hambalyo 100K big legendhassan gantaal✌🏽
@mohadarwiizh1380
@mohadarwiizh1380 2 жыл бұрын
Hada uunbaan kaahayaa hees in lagu cesh ceshto uqalanta keep going pr0
@sakariyecabdi3865
@sakariyecabdi3865 2 жыл бұрын
Ogaadeen dheer udaa xariir axmed boqorka codka iyo suldaan seeraar iyo mukhtaar jigjigaawi iyo gantaal iyo qaarkale oo dhaadheer
@Wardi5584
@Wardi5584 2 жыл бұрын
Masha Allah, my favorite artist, really good artist, I have never seen before, my friend. 🙏
@qatarjilaal1814
@qatarjilaal1814 2 жыл бұрын
sxp gantaal laxankan maad kuso hestid laxankan iyo codkaga ayaa isleh sidaan u arkay mnshlh
@cabdiraxmaanshiine
@cabdiraxmaanshiine 2 жыл бұрын
My pro HASAN GALTAAL
@nadifodhalow5781
@nadifodhalow5781 2 жыл бұрын
I feel like this song is about me when I listen to be honest . I always think about myself how better my life and to be higher not to focus my time other people who don’t pay my bill just do me and my kids that’s it sometimes help my mom that’s all.
@DULMIDIIDTvDULMIDIIDTV1
@DULMIDIIDTvDULMIDIIDTV1 Жыл бұрын
Asal asal Fanku waa u dhalasho ee layskuma dirqiyo
@Abdihakeindhaye
@Abdihakeindhaye 2 жыл бұрын
The best Singer hasan gantaaal
@mustafemaxamuud7383
@mustafemaxamuud7383 2 жыл бұрын
Fanaanka istelka fananinta ax yaa hees
@saboismail4776
@saboismail4776 Жыл бұрын
Waa dhirigalin hestani thanks wlkay culayskasto oon daremayo wan ku nafisa hestan💕
@abdirahmanibrahin2598
@abdirahmanibrahin2598 Жыл бұрын
Xasan gantaaal heestan lamasoo dajin karee waa sideee
@abdiqays7830
@abdiqays7830 2 жыл бұрын
Halkeedii baa dhigtay lipaaaaax👌👌
@mankawajeer6403
@mankawajeer6403 Жыл бұрын
Eeeish The whole song is all about focus, focus and focus. The black eagle is motivating and giving guidance in life. Never give up is the message. Shukran brother
@ibrahimjelle1255
@ibrahimjelle1255 Жыл бұрын
Meshan wa wajir county I know it very well and i remember the day...
@apdiazizmohamedhaashi5945
@apdiazizmohamedhaashi5945 2 жыл бұрын
Goat Gantaal
@AZFAATOFFICIAL
@AZFAATOFFICIAL 2 жыл бұрын
Hasti lagudube wajer walahi wa heer calami keep going Al fanane✋🎧✅
@wardhaglowstar9986
@wardhaglowstar9986 2 жыл бұрын
alahi waqooyi bari ney tahay waa gartay moodi
@last_king392
@last_king392 2 жыл бұрын
Another level of Hassan gantaak keep going zxp
@garaadjamac4120
@garaadjamac4120 Жыл бұрын
Fanaankaan wuxuu la kulmayaa hoos u dhac faneed, heesihiisa xitaa wagaan 150k ma gaareen
@Muhiima_sharaf
@Muhiima_sharaf 2 жыл бұрын
Heestaan hadaan 1m gaarsiinkaro waan gaarsiin lahaa
@maalmo2454
@maalmo2454 Жыл бұрын
Eeshcala sowd iyo midho naftayda si hubqaado😍👏👏👏👏👏
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 Жыл бұрын
Xasan gantaal fanaan aan taageero
@ansalabdikadir5889
@ansalabdikadir5889 2 жыл бұрын
The one and only my brother ❤️ keep going 👍
@boodaayeboy4987
@boodaayeboy4987 2 жыл бұрын
Oppop waa hees tilmaan iyo dhiirigalin iskugu jirta🔥🔥thanks❤❤
@deqahgodey5998
@deqahgodey5998 Жыл бұрын
What a motivational song 💯👏🏾👏🏾You need to create documentary of your life 🎉Sending love from Boston, Mass #LegendHassanGantal#GodeyGang ❤️💙💚✊🏿
@najiibhassan
@najiibhassan 2 жыл бұрын
Legend horay u soco mesha Naga shid
@souadelmi5470
@souadelmi5470 7 ай бұрын
machallah wa1 hees dhigrigalin ah
@axmedbebe7016
@axmedbebe7016 2 жыл бұрын
Abwaanka shanta somaliyed abdirishiid dhagajilac caaaqilka💯💯💯🖤🖤🖤🙏
@osmanoska2116
@osmanoska2116 Жыл бұрын
Si aad hirarkaa u jeexdo Naftaydaay si hubqaado
@khadraabdi5101
@khadraabdi5101 2 жыл бұрын
Another level xasan gantal horay usoco
@omaribrahim5264
@omaribrahim5264 2 жыл бұрын
This is another level. Karaaco hawlahaaga hirgili….
@mohamedabdirazak4649
@mohamedabdirazak4649 2 жыл бұрын
The one and only Hassan gantaal
@aadanasensio2352
@aadanasensio2352 2 жыл бұрын
Legend HG is back
@masagoofficial2362
@masagoofficial2362 2 жыл бұрын
Nin tagay my sami
@ferihasayit
@ferihasayit 2 жыл бұрын
First 😇
@abwaanjannaale
@abwaanjannaale 2 жыл бұрын
Waa hees aad amin badan gelisay waad ku mahadsantahay
@cabdishakuur7367
@cabdishakuur7367 2 жыл бұрын
Best alfanan Hassan gantal ♥️♥️♥️♥️♥️♥️ keep goin my dhiga
@muwado1434
@muwado1434 2 жыл бұрын
Fananku wuxu idin shegaya inuu ku nolaan jiray miyiga dhalaad dheer ka dib wakaa magaca leh Dadalaa wu garaaa
@mohammedabdullah3063
@mohammedabdullah3063 2 жыл бұрын
Yes sir nefteydaay sii hubgado I love it
@libanmohamed269
@libanmohamed269 2 жыл бұрын
legend gantaal cod dagan laxan qurxoon iyo heeso macnaan baad leedahay. horay usoco
@abdirisackmohamedsalah1515
@abdirisackmohamedsalah1515 2 жыл бұрын
Qiyaas bal inta jeer een ku ceshceshtay heestan! Cajiib
@nuuratanle6529
@nuuratanle6529 2 жыл бұрын
Gantaal in the legened
@yayamuse4743
@yayamuse4743 2 жыл бұрын
26-9-2022 gantaal ano waxworsheynayaa
@jasminej6281
@jasminej6281 2 жыл бұрын
Wow love the song
@aadanali7575
@aadanali7575 2 жыл бұрын
ᴀɴᴏᴛʜᴇʀ ʟᴇᴠᴇʟ ᴡʏᴇ 👍 ᴋᴇᴇᴘ ᴜᴘ
@ismahaanaxmed4674
@ismahaanaxmed4674 2 жыл бұрын
Waxaan hees lama dhihi karo 🥰🥰🥰🥰
@souadsiman_official9559
@souadsiman_official9559 Жыл бұрын
Machallah waa hees iyo badh waliba dirigalin aah
@samiiralfa
@samiiralfa 2 жыл бұрын
Horey usoco zxb waliga haniyad jabin
@ariaspence267
@ariaspence267 Жыл бұрын
Always one of my favorite singers
@sundusxasan5065
@sundusxasan5065 Жыл бұрын
Ujedku halkuu tilmamay Hayanka bartaad qorsheysay Hanfaa losii maraye Si aaad hirarka ujexdo Naftayday isii hubqado
@ibrahimabshir7311
@ibrahimabshir7311 3 ай бұрын
Wwwww wa run
@mohamedfoodcade4393
@mohamedfoodcade4393 Жыл бұрын
Waa Hees Xanbarsan Dhiiro galin Fanaan sare
@Amiinadam10
@Amiinadam10 2 жыл бұрын
Hasanow fanka walal isaga bax waxba lama joogtid wlhy
@mohamedmukhtar8609
@mohamedmukhtar8609 2 жыл бұрын
"Eesh calaa Hees dhabacsan ,, Laxan, midho, xulka xulkiisa,,,, Heesihii Gantaal hadda layaaa
@siciidmuuse6057
@siciidmuuse6057 2 жыл бұрын
Woooow keep goin pro hasan gantaal wankuwataaa
@mohamedaliosman2134
@mohamedaliosman2134 Жыл бұрын
I'm becoming addicted to song, listening it more than 10 times just in a couple of hours . It's based on true history and motivational song for everyone having dreams. Yes You can and keep your heads up guys
@cabdiwaaxidaxmed6165
@cabdiwaaxidaxmed6165 2 жыл бұрын
Noolow inta nolol jirto my bro ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@amaadin12
@amaadin12 2 жыл бұрын
beautiful video,our cultute still a live..
@habsathehambarte1498
@habsathehambarte1498 2 жыл бұрын
Legend keep rocking
@8dsomalisongs319
@8dsomalisongs319 2 жыл бұрын
💯💯💯
@ruqiyaali-ql8fd
@ruqiyaali-ql8fd 10 ай бұрын
My best friend❤
@abdiwaasacqorshe7195
@abdiwaasacqorshe7195 2 жыл бұрын
#Super Star Gantaal.🥰❤💥
@rodaismail8151
@rodaismail8151 2 жыл бұрын
You are right do not let others put you behind. Dream dream and make it true
@fatimavlogs6356
@fatimavlogs6356 Жыл бұрын
Tnks for dhirigalin tda (nafteyda si hub qaado )
@farhankasim2748
@farhankasim2748 Жыл бұрын
Waa hees dhiiri galin & gubabina, Waxan dareema farxad & dhiiri galin markan dhagaystaba Mahadsanid bro Xasan gantaal 🌺🌺
@cabdishakuur7367
@cabdishakuur7367 2 жыл бұрын
Best hasan gantal
@khadrocilmi4807
@khadrocilmi4807 2 жыл бұрын
Waaaaw Thans walaalkey gantalka 2022
@qamarpoi4411
@qamarpoi4411 2 жыл бұрын
The One An Only gantal
@wadanigadhabtah6794
@wadanigadhabtah6794 2 жыл бұрын
My ina adeer
@nuuramukhtaar2350
@nuuramukhtaar2350 2 жыл бұрын
Basti fanan ❤️😍
@Kingnasser7
@Kingnasser7 2 жыл бұрын
As always from 2018 to nów his Voice amazing Gantaal waaye🫡
@abdullahiahmedisse
@abdullahiahmedisse 2 жыл бұрын
Abwaan dhagajilic wax. Kale waaye
@JubbaFilm
@JubbaFilm 2 жыл бұрын
Waa kaa LEGEND!!
@kaderabdi4336
@kaderabdi4336 2 жыл бұрын
Ma allah gantaal
@MaiPro24
@MaiPro24 2 жыл бұрын
Hees ni weyn 👏
@libanfarole3969
@libanfarole3969 2 жыл бұрын
Mansha Allah well done abtii
@masalanimedia2559
@masalanimedia2559 Жыл бұрын
Legend and one of a Kind 👏
@mahadocadey9240
@mahadocadey9240 Жыл бұрын
Keep going
@xubiqaali4443
@xubiqaali4443 2 жыл бұрын
Legend keep going 💪
@kingfaibaofficial8047
@kingfaibaofficial8047 2 жыл бұрын
RER WAJIR LIKE IYO SUBSCRIBE 👋😂
@abdulahimohamed8910
@abdulahimohamed8910 2 жыл бұрын
Beautifully
Hassan gantaal iyo Malyuun maanka-INAKEEN (OFFICIAL VIDEO)
3:43
Hassan Gantaal
Рет қаралды 920 М.
HASSAN GANTAAL -Markaad ila joogtid (OFFICIAL Music  VIDEO)
4:48
Hassan Gantaal
Рет қаралды 494 М.
SPONGEBOB POWER-UPS IN BRAWL STARS!!!
08:35
Brawl Stars
Рет қаралды 23 МЛН
If Barbie came to life! 💝
00:37
Meow-some! Reacts
Рет қаралды 79 МЛН
Please Help Barry Choose His Real Son
00:23
Garri Creative
Рет қаралды 23 МЛН
NAFTAYDAAY | XASAN GANTAAL | HCTV MUSIC 2019 HD
5:01
Horn Cable Tv
Рет қаралды 267 М.
HASSAN GANTAAL  KAAMILA OFFICIAL VIDEO
4:39
Hassan Gantaal
Рет қаралды 111 М.
Hassan Gantaal -Qaali-Luula (Official Music Video)
5:36
Hassan Gantaal
Рет қаралды 8 МЛН
Nimcaan Hilaac & Ahmed Rasta | Soomaalinimo | officiall Music Vedio
5:19
Ismail Dannan ft Ayanna - Kaalay Official music video
4:56
Ismail Dannan
Рет қаралды 10 МЛН
Hassan Gantaal | CALAF |  (MUSIC VIDEO) 2018 4K
7:28
Raage Abdi
Рет қаралды 3,1 МЛН
Hassan Gantaal Ft Xariir Ahmed: Gacal (Official Video)
3:16
Hassan Gantaal
Рет қаралды 792 М.
naftaydaay xasan gantaal
5:02
bariido news
Рет қаралды 52 М.
Samiir Zaam  Saaxiibtinima Igu Wayne  OFFICAIL VIDEO MUSIC 2022
4:21
Samiir Zaam
Рет қаралды 5 МЛН
SPONGEBOB POWER-UPS IN BRAWL STARS!!!
08:35
Brawl Stars
Рет қаралды 23 МЛН