No video

HASSAN GANTAAL - AMAANO [OFFICIAL VIDEO] 2022

  Рет қаралды 431,231

Waqal WStudío

Waqal WStudío

Күн бұрын

Hassan Gantaal
AMAANO
Erayadii iyo Laxankii: Abdishakur Badmadow
Music: DJ Adam
Camera: Khadar Waqal & Lions Production
Editing & Vocal Rec: Khadar Waqal
Afro Waqal Furinle Production
Special Thanks
Abdi Rahman Esian
Maxamed Abdi Xakiin
Cain
xariir axmed, suldaan seeraar, gulled simba, najma nashaad, hodan abdirahman, mursal muuse, abdikarim ali shaah, sharma boy, somali msuic, heeso, cusub

Пікірлер: 224
@anshaxphotographer8752
@anshaxphotographer8752 2 жыл бұрын
Allah ku seeyo Awlaad baari hadaad ku saliso nabi maxamed scw scw scw 🥰🥰
@user-dy5uo8sc1r
@user-dy5uo8sc1r 2 жыл бұрын
عليه افضل الصلاة والسلام❤💖
@faizaadan4243
@faizaadan4243 2 жыл бұрын
عليه الصلاة والسلام
@samsamahmeddubad5989
@samsamahmeddubad5989 2 жыл бұрын
Salaahu calahii wasalam salaahu calahii wasalam salaahu calahii wasalam
@abbassalah3867
@abbassalah3867 2 жыл бұрын
Scwscw
@HaniHani-cm5ji
@HaniHani-cm5ji 2 жыл бұрын
Scw scw
@hamzikofficial3096
@hamzikofficial3096 2 жыл бұрын
nabigeena aan ku salino wallhay dhamanteen SCW SCW SCW 💯💯💯😪💯
@sandirelajeemis9172
@sandirelajeemis9172 2 жыл бұрын
Niyow meel laga heesayo somaalay xaad nabiga magaciisa ugu so qaadan subxanallh
@ismacilrashid1979
@ismacilrashid1979 Жыл бұрын
Scw
@Dirgax-bn1xq
@Dirgax-bn1xq 2 жыл бұрын
Qof kasta oo qoralkan aqriya alle hadafkiisa ha ufudeyo insha Allah akhiro io adunba.
@abdukadirdahir8818
@abdukadirdahir8818 2 жыл бұрын
Inaad qof israacisaaa noloshu way adagtahee Amaanaan loo baqeyn bal hoo abidkaa lahow 🖇️💋❤️🔐❤️‍🩹
@Hassan_Gantaal
@Hassan_Gantaal 2 жыл бұрын
Waad ku mahadsantihiin dhamaan sida wanagsan eed uga falceliseen shaqadan aan aniga wax soo saaraha weyn ee Khadar wada qabanay…#team Gantaal hoos igasoo raaca 🙏 kzbin.info
@mohamedcabdiwade5036
@mohamedcabdiwade5036 2 жыл бұрын
Xubnaha arageyga iyo indhaha Hoo iga gudoon qalbiga adigaa lehe Kuqoro waxaan maydhmi karin Anoo idil maamuloo Utali farxadeyda kali Macaan amateetka iyo Hurdada igala wareeg Inaad qof israacsidaa Noloshu weey adagtehee Amaanan loo baqayn Bal hoo abidkaa lahaw 🥺🥺🥺🥺🥺😭 Waaxyahan ka itaalsadiyo Ililaha hoo iga gudoon Dareemahan kugu egee Aloosan dartaa jahee Jacaylka abaabuloo Arimi waad mudan tehee Dhigaa kuma eega ee Abqaal rajo aan hadhayn Inaad qof is raacisaa Noloshu weey adagtehee Amaanan loo baqayn Bal hoo abidkaa lahaw
@khadaribrahimqays4869
@khadaribrahimqays4869 Жыл бұрын
Thanks wllo
@mohamedmursal1135
@mohamedmursal1135 2 жыл бұрын
Xubnaha aragayga iYo Indhaha hoo iga gudoon Qalbiga adigaa lehee Kuqoro waxaan maydhmikarin ❤️
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Inaad qof israacisaa Nolasha way adagtahee Amaan aan loo baqayn Bal hoo Abidkaa lahaaw!! gantaal & badmadow 🔥
@AhmedMohamed-td3cw
@AhmedMohamed-td3cw 2 жыл бұрын
Hurdo qof laga qaaday ayaa dareemi karo marka heesta qaar danbigooda ayey wataan Caafimaad ka waxaa dareemi karo qof xanunsan 🥲🤯
@Abdullaahi_Ali_Abdi
@Abdullaahi_Ali_Abdi 2 жыл бұрын
Jacayl buuraha qotoma Dhirir iyo balac ka wayn Ayaa beerkiyo jirkeyga Bogeyga ku beeratee Miyaadan i baaniheeyn? #Qore #abdullaahi ali abdi. ❤❤❤😚
@munasar10001
@munasar10001 2 жыл бұрын
MUSIGA IYO LAXANKA ISMALAHA. WAXBADAN BAA QALDAN ' CODKA WAA OK INTAKALE OOOOOOOOOOOOOOOO
@waxgaradnageeye5994
@waxgaradnageeye5994 2 жыл бұрын
Eshcalaa ... Abwan sndka Badmado .. Muscian of the match Dj Adam .. H.G golden voice Artist .... best ever somali Producer " Waqal" Keep it 💯💯
@farxaancumar6120
@farxaancumar6120 2 жыл бұрын
not only what made sweet song. but the legand dj adam is a great part of it. keep dj adam wllky
@nuuremohamud4311
@nuuremohamud4311 2 жыл бұрын
Go forward Abtii hassan gantaal hees iyo badh. You're ultralegend uncoo gantal.
@Master__Bvlogs
@Master__Bvlogs 2 жыл бұрын
DJ ADAM Always On 🔥🔥🔥 His Music.💯👌
@mohamudabdimohamed9235
@mohamudabdimohamed9235 2 жыл бұрын
Dad io Dhamac wye heestan Long time Hassan gantaaL 🙏👑
@qurayshaaxmed2512
@qurayshaaxmed2512 2 жыл бұрын
Waa so radiyay heesta😢🥰
@salmaandaauudfaarax2804
@salmaandaauudfaarax2804 Жыл бұрын
Dareen miyaa ku haya
@mumtaazfeizal994
@mumtaazfeizal994 2 жыл бұрын
Hda ado dhageysanaya comment akhrisaneyso like
@daahiromarduurgal855
@daahiromarduurgal855 2 жыл бұрын
Inaad qof is faacisaa Nolosha way adagthy Amaan lo baqeyn Bal hoo Abidkaa Lahoow 👌👌👌
@habiibaawale2097
@habiibaawale2097 2 жыл бұрын
The last song the best hassan gantaal waakuu taaganahay laandheere ✌️❤️
@IrshadHassan-ys5wg
@IrshadHassan-ys5wg Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤
@lacagleofficial
@lacagleofficial 2 жыл бұрын
Waqal best somali producers.
@mohamedmowlid7239
@mohamedmowlid7239 2 жыл бұрын
Another level hassan Gantaal
@ayanlediriye9369
@ayanlediriye9369 2 жыл бұрын
Hestan deserved 1m and more🔥
@sheekha.
@sheekha. 2 жыл бұрын
Millions dear
@jirrowsultan652
@jirrowsultan652 Жыл бұрын
My fav song,, deserved 1m
@xamzamaxamed2575
@xamzamaxamed2575 2 жыл бұрын
Aqal ninkii dhisaa kaweyn abwaan cabdishakur badmadow 👍👍👍
@saidabdullahi5682
@saidabdullahi5682 2 жыл бұрын
Waaw Abwaan BADMADOW Eryada Lagu Garimayno Iyo Dubista Iyo editka Waqal🔥🙏
@guledibrahim2128
@guledibrahim2128 2 жыл бұрын
Wowww another level legendary Hassan Gantaal 🔥🔥🔥🔥🔥🥶🐐🙏🏽❤️ and love it 😊 beautiful song ever
@zalma1437
@zalma1437 2 жыл бұрын
Another level waqal and h gantaal❤
@mursalchannel5003
@mursalchannel5003 2 жыл бұрын
Qalbiga Adigaa lehee Kuqoro Waxaan Miirmi karin Best Sowt Super X Gantaaal
@farhaanmahdimuhumed2598
@farhaanmahdimuhumed2598 2 жыл бұрын
Legend alweys legend GanTal🤴✊
@abdiaziizshidane5992
@abdiaziizshidane5992 2 жыл бұрын
Legends baa is helay Badmadow aaden galtaal waqal 🙏🙏🙏🙏
@safiirka5141
@safiirka5141 2 жыл бұрын
Qalbiga ku qoro waxaan maydhmi karin 🔥🔥🔥🔥
@somaliyameni202
@somaliyameni202 2 жыл бұрын
Waqalka shaqalka another level 🙌🙌🔥🔥🔥❤
@mahamedabdi5026
@mahamedabdi5026 2 жыл бұрын
Landhere meqa fanan aya isku qabiiltihiin me #xariir_axme_xasan_gantal_suldan_seraar_ilkacase_qays_mahamed_kaadhere_bashiir_jaawi_iYo kuwa kalo badan landhere iso dhaha pls😂
@qayzofficial
@qayzofficial 2 жыл бұрын
Hasan gantaal nin Culus waqal studio another level
@mahadiadawe
@mahadiadawe 2 жыл бұрын
Hees Iyo Bar Thanks Gantaal And Waqal Caadi Maahan
@calidarus6243
@calidarus6243 2 жыл бұрын
Mcn ambatedka iyo hurdada igala wareeg💯gantaal
@karinaali63
@karinaali63 2 жыл бұрын
Legend badtahay always xassan gantal horey u soco brother
@qamarpoi4411
@qamarpoi4411 2 жыл бұрын
Xasan Gantal Jahur Man Go forward 🙏🔥✌
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 2 жыл бұрын
Legendär Gantaal ✅✅✅✅✅✅🤙🤙💪💪🙏🙏👊👊👊👊
@sakariyesayid
@sakariyesayid 2 жыл бұрын
waxaaan hees maahade😅❤️💯🙏🔐nice voice and action
@anuushwacays4883
@anuushwacays4883 2 жыл бұрын
Qalbiga adigaa leh ku qoro waxad doonto qof wax jecel unbaa fahmi kara😓😓😓😓
@ilyaasafraxculaad2771
@ilyaasafraxculaad2771 2 жыл бұрын
Inaad qof is raacisaa nolashaa wa adagtahee amanan lo.baqeynin bal.hoo.abidkaa.lahow
@mohauniquetech4410
@mohauniquetech4410 2 жыл бұрын
Heesta iyo erayada iyo music wa macaan ma aqaano waxay 200k xita u gaarin . Hadu fanaan laandheere ah qaadi Laha xiligan 3 million views bu Heli laha iyo Ka badna @Guuled simbe
@adnaali5078
@adnaali5078 2 жыл бұрын
Qalpiga hoo iga gudon ❤️✌️😘
@abdirahman-24-u6e
@abdirahman-24-u6e 2 жыл бұрын
The one and only lagend Gantaal🥰🔥 Waqal🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@abdielmi6521
@abdielmi6521 2 жыл бұрын
Joog dheere best Stell legend Hassan gantal
@iamsharmakeabdi7233
@iamsharmakeabdi7233 2 жыл бұрын
Erayada %95 Laxanka %90 Musik %95 Codka %90 Video recording and edit %100 Labiska and director %95 Keep going Hassan and waqan+DJ Adam and badmadaw
@taifaderow2643
@taifaderow2643 2 жыл бұрын
Waqal studio best one also Hassan gantaal legendary ❤❤🥰
@aleelapowy9682
@aleelapowy9682 2 жыл бұрын
Vidioga Qatartisu wata blse hes matalo mesha🥺
@therealgoat96
@therealgoat96 2 жыл бұрын
Heestan Dabkaan Ka Riday Hees waydhaaftay Tani #Gantaal 🔥
@mohamedafgaap804
@mohamedafgaap804 2 жыл бұрын
Hasan gantaal Fanaan qaran ayaa tahay What is the music
@nuuramukhtaar2350
@nuuramukhtaar2350 2 жыл бұрын
Ayyy wax kle ❤💫🤴🇬🇲
@sharmarkedulmidiid9044
@sharmarkedulmidiid9044 2 жыл бұрын
THIS ONE GOES TO MY PLAYLIST
@shukriali8450
@shukriali8450 2 жыл бұрын
Boqorka codka. Kugu tilmamay
@xamiidboy
@xamiidboy 2 жыл бұрын
Ereyada Abdi shakuur Badmadow Laxankq Abdi shakuur Badmadow Music legend dj Aadam Codka Hassan gantaal
@jimcaalesaleebaan1902
@jimcaalesaleebaan1902 2 жыл бұрын
Biidkan ku haysataa dayax usio vaxy hargysa aadan dj💥
@abdisalambarqadle1310
@abdisalambarqadle1310 2 жыл бұрын
Wow axsan hees keep shining gantaal
@saladmohamedali3820
@saladmohamedali3820 2 жыл бұрын
erayada waa kuwa muujina dareen ama baaq .balse habka dance aya qilaafay heesta any way well done . heeswaliba waxe leedahay habloo muujiyo dareenka ee xanbaarsantahay . intakiliya fanka kamaqan ayaa erayo iyo qaab bandhiga o is qilaafsan
@amino4593
@amino4593 2 жыл бұрын
Another level this song 13/7/2022 ❤❤❤👈
@SAIDGALER
@SAIDGALER 2 жыл бұрын
Wow nin culus hees shidan
@achrafmoha2877
@achrafmoha2877 2 жыл бұрын
Legend hassan gantal keep going bro
@khadarmaxmuud8152
@khadarmaxmuud8152 2 жыл бұрын
Waqalkeyga keep going ❤️🤍💚💪♥️🤍💚💪♥️🤍💚💪💪♥️♥️🤍💚💪♥️🤍💚💪♥️♥️♥️ guuuuul
@j.m.m1291
@j.m.m1291 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@naajiyare680
@naajiyare680 Жыл бұрын
Oh mg god waligaa qof ha is raacin😂😂😂😊
@nageeb-mohamed
@nageeb-mohamed 2 жыл бұрын
Nice song al fanaan hassan gantaal Legend🦁🔥
@abdiriyalkhalif4927
@abdiriyalkhalif4927 2 жыл бұрын
Gantaal
@abdiriyalkhalif4927
@abdiriyalkhalif4927 2 жыл бұрын
Ketiyow
@ahmeyabdikolon5413
@ahmeyabdikolon5413 2 жыл бұрын
Cabsi cabsi waye wlhi. .. hestaan xanun bey nagukacinesaaa
@mubarakubdulqani7468
@mubarakubdulqani7468 2 жыл бұрын
Legend DJ Adam
@AdeshTourTour
@AdeshTourTour 2 жыл бұрын
It's so nice but it could be more best if Hariri ahmed could take this song because it's going with his voice.
@mataanyare611
@mataanyare611 2 жыл бұрын
1m ka badan ayey uqalantaa hestaan ❤️
@mustafemahamed277
@mustafemahamed277 2 жыл бұрын
Hasan gantal legend keep going
@alizuper1023
@alizuper1023 2 жыл бұрын
Legend xasan🔥
@rufaciterso2409
@rufaciterso2409 2 жыл бұрын
Hees way dhaftey 🥰
@laxawofficial3693
@laxawofficial3693 2 жыл бұрын
Khadar waqaloow salaan iga hoo wll 💚💚💭❤️❤️
@jimaale3095
@jimaale3095 2 жыл бұрын
Waqal on fire
@safiyohd7744
@safiyohd7744 2 жыл бұрын
Iga gadan runtii inaa qof isracisaa nolashu wey adagtay ax
@rahmacadey1107
@rahmacadey1107 2 жыл бұрын
Legend Hasan Gantal 💯🔥🔥
@ameennikke
@ameennikke 2 жыл бұрын
WAQAL STUDIO 🎙️🎙️🎙️🎙️ 1.1K iyo 10 minutes layaab layaab from Finland 🇫🇮
@Uknownw
@Uknownw 2 жыл бұрын
Mitä siellä suomessa voidaan 😄🤣
@mohamednasir8838
@mohamednasir8838 2 жыл бұрын
best hess Hassan Gantaal
@nimo4971
@nimo4971 Жыл бұрын
Best voice hassan gantal
@halimahilowle9987
@halimahilowle9987 Жыл бұрын
Kuu qoraay waxan meyarimin abiid
@KING-ADNAN
@KING-ADNAN 2 жыл бұрын
HASAN GACNTAAL💪 WAQAL STUDIO👑BOQORTOYO FAMILY
@maxamedhassanindho9678
@maxamedhassanindho9678 2 жыл бұрын
Waqal Stodio keep going 😍🥰🥰🥰💯💯💯
@adiirie7998
@adiirie7998 2 жыл бұрын
Laxankay kadhimatay heestu. Erayadu aad bay uwacyihiin
@aziizamohamoudmahdi
@aziizamohamoudmahdi 2 жыл бұрын
His voice😣🤴🏽
@abdulahiabdirahman7053
@abdulahiabdirahman7053 2 жыл бұрын
Hooriska xariir miyaaa
@NajiibMaxamuud-rd2rn
@NajiibMaxamuud-rd2rn 2 ай бұрын
best song❤
@carafadaleeli272
@carafadaleeli272 2 жыл бұрын
Xassan nin aan ka jeclhy ma jiri inuu qarxaa BUC of his Entergy
@NimcaAliMigil
@NimcaAliMigil 2 жыл бұрын
Walalow qof uu sheega muu wayey wiilkan inu ciyarta garaneyn maxa waye dansikan qasabka ah subxanallah
@hodanduale8280
@hodanduale8280 2 жыл бұрын
Camera maanku wuu la socdaa wuu jarjarayaa kkkk
@maviopio6642
@maviopio6642 2 жыл бұрын
Team gantal waa laga qaylayay
@maxamedcabduqadir4505
@maxamedcabduqadir4505 2 жыл бұрын
Wan kaa hayaaa 👌👌
@dareenjaceylchannel8158
@dareenjaceylchannel8158 2 жыл бұрын
February 1m❤
@ezmarkhan9197
@ezmarkhan9197 2 жыл бұрын
Qalbiga Adiga lahe ku qoro waxaan meyrma karin
@cabdimuuse7805
@cabdimuuse7805 2 жыл бұрын
Hasan fanaan tagay 🩳🧥
@abdikadirlyrics
@abdikadirlyrics 2 жыл бұрын
Gantaal Inthe BUILDING
@_faatax
@_faatax 2 жыл бұрын
fanku iska yeel yeelid ma aha ee waa u dhalasho qasab ku noqoshada fanaan waxay socon kartaa waqti gaaban fanku isagaa u yeedha dadkiisa
@hunooyofficial5403
@hunooyofficial5403 2 жыл бұрын
Waaaaaaaaaaaw best song ❤️❤️😘😘😘😘
@kamusabdi3921
@kamusabdi3921 2 жыл бұрын
Gan tan keeb going
@Dirgax-bn1xq
@Dirgax-bn1xq 2 жыл бұрын
Mcn amatedka io hurdada igala wareeg.
@mjmusic4686
@mjmusic4686 2 жыл бұрын
Legends xasan gantal Alwes
@xaawodhiin5804
@xaawodhiin5804 2 жыл бұрын
my king 💯👍❤♥❣💕💌
@daahiromarduurgal855
@daahiromarduurgal855 2 жыл бұрын
Wa ikana Xaajiyo 🤗
@barwaaqoaboole6512
@barwaaqoaboole6512 2 жыл бұрын
Dj adam
@mursalabdirahim1255
@mursalabdirahim1255 2 жыл бұрын
@gantaal Music hees iyo badh 🎧🎶
Hassan gantaal-hablaha dunidoo dhan (official video)
3:53
Hassan Gantaal
Рет қаралды 246 М.
CABDI YARE FT SAGAL HALDHAA - JANNADA KA SAKAW - OFFICIAL VIDEO 2024
5:19
Parenting hacks and gadgets against mosquitoes 🦟👶
00:21
Let's GLOW!
Рет қаралды 13 МЛН
娜美这是在浪费食物 #路飞#海贼王
00:20
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 6 МЛН
How I Did The SELF BENDING Spoon 😱🥄 #shorts
00:19
Wian
Рет қаралды 37 МЛН
КТО ЛЮБИТ ГРИБЫ?? #shorts
00:24
Паша Осадчий
Рет қаралды 3,8 МЛН
HASSAN GANTAAL -Markaad ila joogtid (OFFICIAL Music  VIDEO)
4:48
Hassan Gantaal
Рет қаралды 494 М.
Hanad Bandz - Saameyn (Official Music Video)
2:41
Hanad Bandz
Рет қаралды 2,6 МЛН
Hassan Gantaal - Jawi Official Video 2022
6:24
Waqal WStudío
Рет қаралды 420 М.
XARIIR AHMED | INDHO LOVE | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:36
XARIIR AHMED
Рет қаралды 1,2 МЛН
HABOON NUURA | IMAAD CAJABIN | (OFFICIAL MUSIC VIDEO) 2024
4:13
Haboon Nuura
Рет қаралды 656 М.
LIIBAAN DOOR | NOOLOW KALIGAA XORNIMO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
4:45
KASKEY PRODUCTION
Рет қаралды 2,7 МЛН
MAXAMED MAANDHAYE TACAB OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
5:03
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,1 МЛН
Ma aqoon jacayl - Hassan gantaal (Official Music Video 2023)
3:44
Hassan Gantaal
Рет қаралды 1,5 МЛН
SAALAX SANAAG-ISMAAN DHAAF-OFFICIAL VIDEO 2023
5:09
Saalah Sanaag
Рет қаралды 12 МЛН
Parenting hacks and gadgets against mosquitoes 🦟👶
00:21
Let's GLOW!
Рет қаралды 13 МЛН